Gabadh 7dan calaamadood leh hadaad haysato waligaa haka tagin!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2021
  • #ardaageena #cilmi #nafsi
  • Zábava

Komentáře • 57

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety +45

    Gabadha wanaagsan waxa lagu garta
    1 dulqaadka
    2 dhiri galin
    3 daacadnimo
    4 cafiska badan
    5 garasho ayay leeday
    6 naxariis ayay leeday
    7 farxadda badan
    Qoraa abdalle caddo xigasho ayan jamac ( ardaageena )

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Před 2 lety +45

    Dumarka somaliyed oo dhan baa dahab ah walahay..
    I love them
    Qurux
    Daacad iyo
    Diinba waa 100 boqol..
    Allaw noo dhawr

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 Před 2 lety +4

    Ayaan jaamac nuux illaahay ha ku xafido walaashey

  • @abdisalaamciidjamac6605
    @abdisalaamciidjamac6605 Před 2 lety +5

    Si wayn ayaan kugu xidhanay guulayso

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 Před 2 lety +4

    Wankula socdaa my sister like_ta makula garab maro waana Ku tageraa ❤💕👏
    Karaamo korkaga ha ahaato
    From kenya gobalada somalida NFD

  • @alidahirmohamed7574
    @alidahirmohamed7574 Před 2 lety +1

    abaayo mahadsanid

  • @hassanabdi7189
    @hassanabdi7189 Před 2 lety +1

    Masha allaa

  • @maxameddeeqaxmed6530
    @maxameddeeqaxmed6530 Před 2 lety +1

    Mahadsanid walashay ayaan dhalad keep going sister

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 Před 2 lety +2

    Mashaa Allah wllo

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety +2

    Aad ugu mhdsanty ayan wll Alle haku barakeeyo Wll

  • @ugbaadabdi9870
    @ugbaadabdi9870 Před 2 lety +1

    Ayaan dhalad thanks wll shy

  • @cabdirisaaqcambe6467
    @cabdirisaaqcambe6467 Před 2 lety +5

    Intaba wan ku arkay gacalisadayda hala qodob mooyee wana qodobka garashada oo shaafto bay intaa igu haysaa aad baad u mahadsantahay ayaan dhalad mawduuc aan in badan sugayay baad kasoo hadashay❣❣

  • @mxamuudsuuxaay6928
    @mxamuudsuuxaay6928 Před 2 lety +5

    Gabadha waxa lagu dorta
    1 diinta
    2 nasabka
    3 qurux
    4 maal

  • @nadiifocali3038
    @nadiifocali3038 Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @qadar6641
    @qadar6641 Před rokem

    Gabadhaan rabo in la ii sheego waan kadhanahay

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 Před 2 lety

    Ayaan hore u soco wll🥰🙏

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 Před 2 lety +2

    Masha allah allah haku barakeeyo aqlikaaga saliimka ah mcnto aniga waan cusbahay cawa ayaan kuso biiray channelkaaga runtii waanka helay wax yaalaha aad so galisay masha allah xayaati horay usoco allah haku barakeeyo 🤲❤❤💖😘😍😍💯😘

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 Před 2 lety +1

    Masha allh abayo plz ii soo boqo CZcams keega ina shergareey plz asxabta ismoojiya

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Před 2 lety +5

    Lamaantaydu way leedhaya kuli waan ka helay dhamaan 😂waa ku jecel hay midhaydii ❤❤❤

  • @sharmaarkemahamuud4352
    @sharmaarkemahamuud4352 Před 2 lety +3

    Anigu adigaaban ku doonayaan kwrn

  • @muhimfaysal6979
    @muhimfaysal6979 Před 2 lety

    Aadbad igu weyntay sister Geep goin

  • @zermuniir5720
    @zermuniir5720 Před 2 lety +1

    Really wlhy

  • @sheekooyin784
    @sheekooyin784 Před 2 lety +1

    U

  • @amaalcqaadir4922
    @amaalcqaadir4922 Před 2 lety

    Thanks wlhi

  • @jaweriamohasalah966
    @jaweriamohasalah966 Před rokem

    Ayan janac nuux ayaan dhalad horay usoco xbbti fikirkaaga saliimka ah ayaan jeclahy masha allah tabarakallah

  • @kingmk7615
    @kingmk7615 Před 2 lety +3

    Wlal Adoo Raliya Whatsapkaga isoo dir

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 Před 2 lety

    xayaakallah walal.❤🖤

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před 2 lety

    Masha allah wlashy nolow

  • @richhome3678
    @richhome3678 Před 2 lety +1

    Mar ayeey isoo martay gabadh aad ii dhiirigelisa laakiin calafkaa iga qaaday

  • @khaalidawyuusuf8517
    @khaalidawyuusuf8517 Před 2 lety +1

    Well done noo soo fara badi arimaha dumarka ileen waa qaybka mida nolosha

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 2 lety +2

    Cafis iyo dulqaad haddi ninka laga waayo reerkasi ma dhisnaanayo laakinse gabadha dulqaad la'aan iyo yooyotan ba waa lagu wadi karaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety +1

    gabadhu dhimrinta badanema waxa kuu jilcinayso kuuna fududaynayso arimaha aanan ala qaad iyo eraytantooy iyo baas sheeg ahayn ee khayrsheegto dabacsan ah ku farxadaysa.naaguhu

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety +1

    Naagaha ama dumartaay.dumar u sidataay ama wax dheer.naagu waa nafla aan iyo nolol la aan iyo nabadba.

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Před 2 lety +2

    Qodobka garashada leh waa sababta aan ku weydiinin wax dhacaya am xidhidhadadad💋💋thanks you my doctors of relationship between humans 😂miss ayaan kaaba💋❤

  • @zadaammagafe596
    @zadaammagafe596 Před 2 lety

    WalaaL Qalpi wngzn
    GuulaYzo😍

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Wae barnsmij wax tar naaguhu ama dumaryaashu u u leh mashalah, waxi privacy ah ama xaasadu yar gooni u ah layskuuguma wanaagsameeyo oo naaguhu waxyaalahaas iskuma ogola iskumana quuraan.waxi guud haa.

  • @gigi89gigi17
    @gigi89gigi17 Před 2 lety +1

    Don't believe what she saying 100% it is not true

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Marwa yar aa lay dhahaa waan aqooday fahmayna.lakiin rag iyo dumar baynu nahay waana kala caynbaynu nahay.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety +1

    Nicmaturabi.

  • @mubaarikjammacmuuse9657

    Wad mahasantahay

  • @ikramhassan2073
    @ikramhassan2073 Před 2 lety +2

    Waxa raga hanagu maqashiin waa doqoniiimeeee

    • @maxamedxasan7484
      @maxamedxasan7484 Před 2 lety +1

      Malaha maad fahmin hadalka mise adiga sifooyinkan iska waayey hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Saxsax.ihihiiii.tilmaamahayga weeye.dumar daryeelayaal iyo xog ogaaliin.inkastoo naagoo dhan ma aha, laygumana diiqoodo lagumana caajiso ee hee waa la ii riyaaqaa la joogeyga iyo layguna farxaa xiiso iyo xamaasad dheeraad ah layga helaa aan dumar badan laga hellin jeernaba
    .ihihihi

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    asww, waatan khadraay gabadha wanaagsan yaryar nicmaturabi haa.iyada

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 Před 2 lety

    Runtii waxa runa Gabadhu hadayna Dulqaad lahay oo khilaaf yar ama Khalaf ini dhex imaado ku dulqadan waxa Qasaba Inaad Kuba Kala Tagtaan midaasi waana Dulqaad la,aanta dumarka mida awaan kugu racsanahay

  • @faraxdagan7507
    @faraxdagan7507 Před 2 lety +2

    Alx