kalluunka nooca soomaalidu u taqaano "Gus-Badeedka", (1KG) waxaa lagu iibiyaa lacag ka badan $100

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 08. 2024
  • kalluunka nooca soomaalidu u taqaano "Gus-Badeedka", (1KG) waxaa lagu iibiyaa lacag ka badan $100

Komentáře • 35

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 Před 3 měsíci +10

    ASC wall ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA AAN KACABSANO NABIGANA AAN KU SALINO SCW KADIB kaluunka waa irsaaqad ALLAH nagu irsaaqey ee magaca haka xumeynina

  • @afraxyare
    @afraxyare Před 2 měsíci +2

    Fadlan Qajaar Badeed dhaha. Magacan kale hala dhaafo waa aqlaaq xumo .

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l Před 3 měsíci +3

    Jabuuti 1991kii baa badeeda laga xaluufiyay, berigii hore xeeliga badda buu daadsana

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Před 3 měsíci +2

    Gus maxaa loogu bixiyay gusba uma eka rooti qoyday ayuu shabahaa

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S Před 3 měsíci +1

    Cajiibsana meshu

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 3 měsíci +2

    Kkkkk magackale ma uwaayeen

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 3 měsíci +3

    War Alle Kaxishoda Oo Magaca Kabedela Xayawaan Alle.

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 Před 3 měsíci

    Mashlhaa ❤

  • @Gar-sheeg
    @Gar-sheeg Před 3 měsíci +1

    Waligey ma arag

  • @homesports8346
    @homesports8346 Před 3 měsíci +1

    Waa Gus badeed iyo Siil badeed hahhaha

  • @abdalledallo
    @abdalledallo Před 3 měsíci +1

    Mxaa ka da’aya

  • @Saamiya630
    @Saamiya630 Před 2 měsíci

    Wiswis waaye waxaan

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 3 měsíci

    Rooti baad mooda

  • @MohissFoodspice
    @MohissFoodspice Před 3 měsíci

    Aryadahee ma tihriqi ayaa iib ah!!!

  • @munirkh
    @munirkh Před 3 měsíci +4

    Bahalkan aad buu qaali u yahey Norway 1 kg waa 1000 $, waxa cuna Raga. Magaca ka bedela 😂😂

    • @AbdulaahiabdikarimAdam
      @AbdulaahiabdikarimAdam Před 2 měsíci

      Wallo aniga jooga meshan lacag kama joogo

    • @munirkh
      @munirkh Před 2 měsíci

      @@AbdulaahiabdikarimAdam1000 dolar baa la siya 1 kg norway

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Před 3 měsíci +1

    ISKU DAY IN AAD QABOOJISO NOOCYADDAA KALLUUNKA OO DHAN FADLAN ISTICMAAL QABOOJIYAAL. && SOLAR SYSTEM. WAA WAX AAD U FUDUD. GO HEAD. !!!!!!!!! ...

  • @mahadfarah
    @mahadfarah Před 2 měsíci

    1kg waxaa lagu gadaa china 850 dollor qofka soo qabta lacag yar baa la sinayaa adunka waa la kale macaashayaa

  • @Shamso697
    @Shamso697 Před 2 měsíci +1

    Magac waa in laga badalaa😂😂

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Před 3 měsíci

    Wuu dhardhareerayaa maxa ka si ah maxase lagasameeyaa

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Před 2 měsíci

    Wuxuu u egyahay dixriga gala geedaha markey bololaan

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 3 měsíci

    105 dollar qaali maaha kulahaa

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 3 měsíci +3

    Somalidu magac bixin xumaa😂😂😅, lkn nimcada eebbe arka subxanlh😊

    • @mussejama311
      @mussejama311 Před 3 měsíci

      Intee la aaday!!
      Magaca waa baxay.
      Warkale majidho

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před měsícem

      waligaa ma isticmaashay? 😂

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 3 měsíci +1

    Kkk Cambaar badeed ma jiraa
    Siil badeed oron mayno

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 3 měsíci

    Waar waxan kaluun maaha Ee waa roodhi Qoydey

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 Před 3 měsíci

    Oo waxay roodhi ayaad modaaye maxaa kaluun ahna