Nin Soomali ah oo Europe so nacay kadib africa uso guuray 🇬🇲 Gambia

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 05. 2024
  • Cumar waa nin Soomaali ah oo u guuray dalka Finland dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya ka dhacay, wuxuuna hadda u guuray Gambia oo uu ganacsi ka bilaabay 🇬🇲.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 55 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

Komentáře • 292

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Před měsícem +116

    Fadlan 5kun Like 👍🏾 iyo a Share
    Omar number kiisa: +220 947 0568
    Omar TikTok kiisa: www.tiktok.com/@kingmediaak47?_t=8m9xIPUO5jc&_r=1
    Maxamuud waxaa jooga Gambia waa kaas: www.tiktok.com/@sebastianthetraveler8?_t=8lzzL2gUnTd&_r=1

    • @quenmaida1376
      @quenmaida1376 Před měsícem +5

      5k iska dayee 30k ayaad u qalntaaa wll

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před měsícem +1

      Nambarka omar what's up kuma shaqeynayo

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man Před měsícem

      ​@@saadhussein5466 ma la hadli lahayd

    • @salmanuura5947
      @salmanuura5947 Před měsícem +1

      Next visit angola 🇦🇴

    • @Samatardahir-ty4sf
      @Samatardahir-ty4sf Před měsícem

      Geedi sahan sxb aad baan ku salaamaya barnamijy yadada waan aad baan ula socda marka sxb waxan raba in kula soo xidhiidho oon arin iyo meel aad sagsay wax ka weeydiyo xalken kala soo xidhiidha sxb ii soo sheeg please

  • @Munazar74
    @Munazar74 Před měsícem +48

    Dunidan Masoo Marin Rux Ka karamo Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed
    💚ﷺ💛ﷺ

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 Před měsícem +96

    Ninkaa Alle ganacsiga ha u barakeeyo

  • @mohamedkajiado8820
    @mohamedkajiado8820 Před měsícem +42

    Qof walboo soomaali wax walboo uu rabo oo kheeyr ah ilaah haa siiyo

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 Před měsícem +30

    Somaalia waa dad deeqsi yaal oo is marti soorka ku wanaagsan, masha alah
    Lkn siyaasi ma gudbi ah oo calooshis u shaqeyste ah ayaa u kala waramay

    • @FootballHighlightsForYou
      @FootballHighlightsForYou Před měsícem +1

      Beentaa, waa dad xoolo

    • @abdikfilabile270
      @abdikfilabile270 Před měsícem +2

      Siyaasiga waxa Qabiilka ku difaacayaa waaa anaka hadii uusan difaaca nagu haysan hamayn nagama uuusan macasheen

    • @SOM-CODE
      @SOM-CODE Před měsícem

      Waa marka ay wadanka ka baxsan yihiin

    • @Faisal_cade
      @Faisal_cade Před 29 dny

      @@FootballHighlightsForYoulol naga daa ciyaarta

  • @user-sy3bk1in5s
    @user-sy3bk1in5s Před měsícem +6

    Waa laysku soo noqon wixii nool aduunyada'e I.A🇸🇴 Bogeyna Burcad alle ha isku mariyo" Idam Alle

  • @shamismohamed6846
    @shamismohamed6846 Před měsícem +35

    Asc dhamaan, waan u ducaynaynaa Cumar & intii soo haajiray dhamaan XOOGIISA & XOOLIHIISA & AWLAADIISABA ALLAHA U BARAKEEYO.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před měsícem +21

    Somalida Gambia na wan salamaya ❤👍

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před měsícem +31

    Geedi sahan man of the year 2024 🥈

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 Před měsícem +13

    Manshallaha brother nin samir badan baa tahay Allah swt business kaaga Allah ku Allah ku barakeeyo Rizaaq waasaac Allah kaga dhiigo Amiin Yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @user-pi1yf4kp7l
    @user-pi1yf4kp7l Před měsícem +21

    You are the best yutuber all somali .. gedi saha.n

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid56 Před měsícem +38

    Somaliyey ninkan gedi sahan chanan kisa wad ku xidhantihin hdna inta wlhy 2m uqalma cid macayo siyasad maka hadlo hdana???

    • @TalaaboDheer
      @TalaaboDheer Před měsícem +2

      somalida maanta dhibta ka jirta xitaa subscribekii ba 4.5 lagu kala hela kkk

    • @Gmaaad
      @Gmaaad Před měsícem +1

      Kkkkkk alxamdulilah anigu cudurka qabiilka waka fiyoobahay

  • @munaissa81
    @munaissa81 Před měsícem +4

    Anigu dumar somaliyed ban ahay odaygayga waa from Gambia alhamdulillah dukankaan wan xasustaa waxaa la igu soo dhaweyay dukaan somali leh baan ku geynenaa lakin markaan tagay walalkaan ma arag. dadka gambia waa dadka ugu fiican aadna u dagan si an ilawin bey isoo dhaweyen mashallah

  • @abdullahiaweys3197
    @abdullahiaweys3197 Před měsícem +5

    Masha Allah Mahadnid geedi sahan iyo walal cumarba wuuna samray waxa samirku keeno ayaa na laga baran karaa kulankiina
    Aad iyo aad baadna u Mahadsatiin walaal. 🙏🙌🙌🙌🙌🙌

  • @taajir_
    @taajir_ Před měsícem +6

    waa nin maskax baddan. Allaha u barakeeyo businesska. Aniguna hadda America inaad iskaga tagaan rabaa oo Gabon ayaan u socdaa insha Allah.

    • @ayaancnasir5971
      @ayaancnasir5971 Před měsícem +1

      Gabon ma africa wll ? Ma meel ganacsi fiican baa

  • @Waris668
    @Waris668 Před měsícem +4

    Allaha barakeeyo soomaalida halkaa noloshooda kumaareynaya way dadaalayaan

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před měsícem +13

    Geedi sahan waa mujaahid meel walba wuu na tusaa Well done mujaahid

  • @mohamedElmi-sb8bb
    @mohamedElmi-sb8bb Před měsícem +4

    To summarise what Omar says is simple Africa is Gold .

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před měsícem +10

    ALLAH ha idin barakeyo 2 business AMEEN.

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 Před měsícem +3

    Anigu maraykan baan 18 sano jogay hada Somalia 7 sano joogo. Haybad waxad ku leedahay dalkaga hoyo Allah somali mideeyo 🇸🇴

  • @abdifatahnur6155
    @abdifatahnur6155 Před měsícem +3

    Nin wanagsan waye Alle habarakeyo, sidu kale mahadsanid sxb Gedi Sahan

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Před měsícem +10

    masha allah somalida allah ha caawiyo

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před měsícem +4

    Machaallah illahay ha uu barakeyo
    Geedi sahan mahadsanid meel walba adunka wad martay
    Qurbuhu kontroll kooga aya badan oo stress badan illahay dhulki hooyo nabad ha nogu ceeliyo ishaallah

  • @menhee7408
    @menhee7408 Před měsícem +2

    Allaahu akbar allaahu akbar alxamduliaah alxamduliaah

  • @adamfarah7638
    @adamfarah7638 Před měsícem +1

    Geedi sahan mahadsanid.
    Ninkaasi alle ha u barakeeyo ganacsigiisa.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před měsícem +2

    Masha Allah waa hamigayga sandals soo so do insha alaah❤🇸🇴🇺🇸

  • @aishachannel4805
    @aishachannel4805 Před měsícem +5

    Masha Allah Allah ku barakeyo ganacsigada

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 Před měsícem +1

    Mahadsanid Geedi sahan Mogadishu ayaan kaa soo salaamayaa, guuleyso adiga walaalka kale

  • @NadarDahir
    @NadarDahir Před měsícem +2

    Masha allah waa nin qalbi furan allah ubarakeeeyo gaancsiga

  • @FAYZal70000
    @FAYZal70000 Před měsícem +6

    Very interesting topic and I enjoy watching this mashallah

  • @halimasultan03
    @halimasultan03 Před měsícem +63

    A lot of people are starting to leave the life of the west for Africa. I left America and moved back to Somaliland. But still people are rushing to the west

    • @drmohamadomar1289
      @drmohamadomar1289 Před měsícem +6

      May Allah grant you success and make you firm when faced with tests.
      A lot of people go with the right intentions but run back as soon as they are tested by Allah.
      The test is brief but the enjoyment is much longer.

    • @free-thinker1046
      @free-thinker1046 Před měsícem

      Somaliland is shithole

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt Před měsícem +8

      Walalo the reason why they are rushing to go to wastern country is because africa there is no opportunities for youth imagine how many moms suffer in all somali regions there is no health for poors no work for youth

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 Před měsícem +8

      Welcome to somaliland 🇸🇴

    • @naleyeabdi8003
      @naleyeabdi8003 Před měsícem +1

      The reason of rushing into Europe is to get a passport and earn capital from Europe so that you can start a business and if the business go into bankruptcy, you have the chance to go back to Europe and get money to restart the business in Africa.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před měsícem +1

    Ma sha alla Geedi sahan mahadsanit ❤❤👍

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Před měsícem +1

    Well done geedi sahan bro keep uo the good work somalis are proud of u

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 Před měsícem +1

    Waa nin daacad ah oo caqli badan mashalah ilaahay habarakeeyo

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 Před měsícem +5

    Mashallah Omar ❤

  • @user-oh7tk4zf8t
    @user-oh7tk4zf8t Před měsícem +1

    Maashaa Allah geedi sahan mahadsanid qeyb kalena kusoo dar

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Před měsícem +1

    Thank you gedi sahan for your time all weys great video ❤❤❤

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před měsícem +3

    Cajiib 🙆‍♂️😂
    Waa Nin Waayo Arag ah runtii 👏🥰
    Hore usoco bro 🙏

  • @ahmedhonest32
    @ahmedhonest32 Před měsícem +1

    Mansha allah geedi sahan waxad noheysa shaqo muhiim ah alle hakubarakeyo walal sido kale qof kasto hamigisa alle haurumeyo

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Před měsícem

    Ma sha Allah tabaarakallh congratulation Omar Allah ha ku barakeyo arsaqda amiin amiin brother keep going brother 👍👍👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹🌹🌹peace and life Gambia 🇬🇲

  • @hakeemshady
    @hakeemshady Před měsícem

    Masha Allah keep going Omar

  • @ibrahimaden3454
    @ibrahimaden3454 Před měsícem +2

    allaha ubarakeeyo gacansiga waa walal qalbi wanaagsan runtii

  • @ibrahimmohamud4320
    @ibrahimmohamud4320 Před měsícem +1

    The best of geedi sahan keep going bro maashaallh ❤

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t Před měsícem

    Maasha alaah,ilaah,,ha,u,barakeeyo,❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle Před měsícem +5

    Muuqal heersare weeye saaxiib 🎉

  • @user-bt8mf1lj5h
    @user-bt8mf1lj5h Před měsícem +2

    Mahadsanid sxb

  • @osmanmohamed6882
    @osmanmohamed6882 Před měsícem

    Amazing interview. Mashallah. We need more Small businesses in Africa

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 Před měsícem

    Manshalah great show sxb

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 Před měsícem

    Geedi Sahan mahadsanid sidoo kale yarka ganacsadaha ah

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 Před 27 dny

    Abaayo Allaha kuu barakeeyo ganacsikaaga

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Před měsícem +4

    Waa kaaga mahad celinayaa geedigaada waxan kaa baranaa wax badan

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 Před měsícem

    Masha’Allah congratulations ❤❤❤

  • @user-vq9ds6ih2x
    @user-vq9ds6ih2x Před měsícem +1

    Keep going pro

  • @cabdirisaaqciise4228
    @cabdirisaaqciise4228 Před měsícem +2

    Geedi one love❤

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Před měsícem +1

    Mel ana ami iyo cadalad kala danben jirin xata kolistaha kama yelayo in u ado somalia dadka jogo badanna dan un ba ku haydo ama kentay no landhere no langab or 4.5 cidwalbo somali mxd ah seef ma ahan i amiin somali hada ka maranto ad mel wax ad cunto mel ad sexato iyo dintada muslimka ad xur utahy heleyso ka qaley xiso yusa kuso qadan o yana muqalo lacag laga saneynayo lugu so sirin fadlan mel walbo halis ah ka jog somalia hada tahy wan ku jeclahy ❤😢

  • @badr3628
    @badr3628 Před měsícem

    jazakAllahu kheyr

  • @Somaliweynn
    @Somaliweynn Před měsícem

    Walalka ganacsada ah waa qof qalbi wanag San he will be success he’s wealthy empire in Sha Allah.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před měsícem

    Ma Sha ALLAAH TabaarakAllah

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 Před měsícem +2

    Alle haku barakeyo

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein Před měsícem +1

    Legend Geedi Sahan

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o Před měsícem

    Masha allah ❤ waa barnaamij qiimaleh

  • @AbdiHakiim-ff3sn
    @AbdiHakiim-ff3sn Před 11 dny

    masha allah ninka isku hamibaan nahay legend 😊

  • @user-pi5zh5cs4r
    @user-pi5zh5cs4r Před měsícem +8

    Cajiib! Anigu waxaan ahay dadka weli europe ku jira waxa loo yaqaan "vicious circle" ee uu ninkan soomaaliyeed tilmaamay. Ilaahay si ka fiican noogu bedel.

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man Před měsícem

      Africa imow sxb aniga Zambia baa jogaa shaqo la'aan baahsan baa inagu haysa Ani iyo dhalinyaradda ila midka ah

    • @user-pi5zh5cs4r
      @user-pi5zh5cs4r Před měsícem +2

      @@TheReal_Man oo haddii shaqo la'aan baahsan Africa idinky hayso maxaad markaa anigana iigu yeeraysaa, masha la'aanta ayaad rabtaa inaan qayb ka noqdo?!

    • @SoccersmileTV
      @SoccersmileTV Před měsícem

      @@user-pi5zh5cs4r😂😂😂 kly africa nio

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 Před měsícem

      ​@@user-pi5zh5cs4r kkkkkk aan isla jabno weeyi xaalku

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Před měsícem

    Maasha Allaah ninkaan nin daacad waaye, business ka Allaah ubarakeeyo.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před měsícem

    Masha allah alaha business haubarakeeyo

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před měsícem +2

    Masha allah

  • @Hussein_alrashiid
    @Hussein_alrashiid Před měsícem +4

    geedi sahan inader moroco ayaad dadka beri hore dadka u soo sahamisay oo ay wada aaden mantana mawxad rabtaa inay gambia aadno hhhhhh kaftan waaye zxpow guulayzo

  • @user-tw4nh3ds8e
    @user-tw4nh3ds8e Před měsícem

    Geedi your legend

  • @YoungAbdo
    @YoungAbdo Před měsícem

    Alla haku barakeeyo ❤

  • @asha4283
    @asha4283 Před měsícem

    ManshAllah 😊

  • @AadanMaxamed-px3no
    @AadanMaxamed-px3no Před 29 dny

    Ninkaa ilaahay ha ubarakeeyo ganacsigiisa

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Před měsícem +6

    Nolosha yurub waa adag marka loo eego qofku marku islaam yahay waayo ugu yaraan waxaa wad milmaysa ama caruurtaada ayaa lumaya ama xaaskaaga

  • @shakibahmed5470
    @shakibahmed5470 Před měsícem

    Feeding sahan adiga iyo Cumarba waan idin salamayaa horey usoco sxb

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Před měsícem +1

    Masha allah mini market super market store and shop

  • @daadirmohamed6580
    @daadirmohamed6580 Před měsícem

    What a legend 💪🏾

  • @user-jt6rz9sj8t
    @user-jt6rz9sj8t Před měsícem

    Waa ladhacay ninku

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před měsícem

    Geedi sahan best vloger 🎉

  • @huseinmahamedomar8787
    @huseinmahamedomar8787 Před měsícem

    Geediyow soo badi muuqalada

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 Před měsícem

    Masha allaah ❤❤❤

  • @keykey2594
    @keykey2594 Před měsícem +2

    Waxa ugu muhiimsan oo uu ninkan haysto oo ufududaynaya wax kasta waa passportka finland oo xita hadu khasaaro wuxu ku laabanaya finland. Inta waxa dheer waa nin ladan oo reerkiisa oodhan ba Europe jooga. Marka khiyaaliga yaan lagu sirmin siiba dadka aan passport European ama American ah haysan. Somalidu waa tuugo been badan. Ninka wuxu leyahay Europe waa soo nacay, lkn passportka finland bu haysta oo uu meel walba ku tagayo, oo xita marku khasaaro wuxu ku cararayaa finland, si lacag uso helo, passportkana uso cusbonaysisto lkn uma quuro inu dhaho waa mahadsanyihiin wadamada Europe ee naso dhaweyay ee lacagta iyo sharciga nasiiyay.

  • @husseinmiami
    @husseinmiami Před měsícem

    Baraka allah

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 Před měsícem

    ما شاء الله

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 Před měsícem

    Ilaahay haku amansado wadankiina wax idiin dhamo maleh hal malina laga aruursan kara wayo awood kuma lihid wadan shisheyo

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před měsícem

    Masha Allah ❤❤❤

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před měsícem +7

    Xataa geedi sahan wuu dhoofayaa markaasay anaga Afrika ballo noogq dhogayaan ku cayaadhay habayn walba anoo San Francisco dhex taagan baa ku riyoodaa lkn sariirtayda calyadaa oo meel ilaahay og yahay taala baan subixii kasoo toosaa inkastoo aan salaada subax haleelo alx taasna waa deeq alle❤

    • @mahadfarah
      @mahadfarah Před měsícem

      Saxiib meshada ayad ka sameyn kartaa nollol wacan adunka wax ugu wacan cibaadada aad masajidka jameecada ku tukato san farasisco lagama bello Midaas qorshe samee oo fadhiga ka kac lacagta ku imanayso san farasisco ku samee ganacsi

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 Před měsícem

      @@mahadfarah mahadsanid wlle lkn xataa anoo hada shaqeeya meelay ka baxdo ma aqaan waxaan shaqeeyo saasoo ay tahay single Baan ahay yaab war ninyahaw meel halkaanaa qiyaame ku sugaynaa adna ganacsi samee baa na leedahay alla ilaahay muxuu wax ujeedaa Allaahu akbar waa cibaadaysanaaaye alaha cibaadada noo aqbalo wlle aamiin waxkale oo aan dhahno garan maynee

    • @mahadfarah
      @mahadfarah Před měsícem

      @@abdullahiahmed581 wax yar ee heshi allah ayaa lagu mahadiyaa sadaqana waa laha baxshaa wardigana waa la badiyaa inshallah qayar badan ayad helaysaa

    • @Amn09888
      @Amn09888 Před měsícem

      ​@@abdullahiahmed581 soo arag yurup io maraykan inaynan waxba yaalin ayaad soo arki ..oo wadankaagi ayaad kusoo noqon + cunsuriyad amni la aan jawi xun etc

    • @Amn09888
      @Amn09888 Před měsícem

      Mida San francisco waa magaalada khaniisiinta io danbiga .... Magaalooyinka kle ayaa dhaama

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před měsícem +1

    Africa is the land of opportunity

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Před měsícem

    Alle habarakeeyo

  • @mohamedsdiaby
    @mohamedsdiaby Před měsícem

    Welcome to Gambia my Somali bros and sisters 🙏🏿

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před měsícem

    Masha Allah

  • @JamaalAbdirzaksaid
    @JamaalAbdirzaksaid Před měsícem +1

    coming soon 200k 🎉

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před měsícem +2

    Masha allah keep going bro waxwalba dadaal iyo adkeesi rabta 🙏

  • @user-bt8mf1lj5h
    @user-bt8mf1lj5h Před měsícem +3

    Gambia omara badanaa geedi sahan wadama badan oo aanan ategin ayaanu kaa baranay

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před měsícem +1

      (MASHA”LLAH TABARAKA”LLAH)💖🌺🌹💕🌹dheh!! CARABKU WAA HALIS!!

  • @m3gisnametv582
    @m3gisnametv582 Před měsícem

    Bro nigeria next ka dhig

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f Před měsícem +1

    Dalka hooyo dhista
    Ku kalsoonaada dalkiina
    Diyaar ma u tahay wiil Gambian ah in aad abti unoqoto .
    Dalkiina dhista

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před měsícem +1

    Legend geedi sahan 🫡

  • @user-xd5jv8ck5t
    @user-xd5jv8ck5t Před měsícem

    Ninkaan waa hanti somaliyed m.a waa nin waaya arag ah iiman wanagsana leh guul baa ku rajaynaya wll

  • @maxy201
    @maxy201 Před měsícem +4

    @Geedisahan I was in the Gambia in the early 2000s as a medical researcher. There's a good friend of mine who's famous Gambian that would love to show you around Banjul. Let's know if you would like his details (if you're still in Gambia).

  • @mejaljananka4358
    @mejaljananka4358 Před měsícem

    Masha allh

  • @omarishirwa
    @omarishirwa Před měsícem

    Good program

  • @handle737
    @handle737 Před 22 dny

    Ninkani anigaa si daacad ula shaqaynayaa inshallah