2 Sano ayuu Shaqada Dahab Doonista Ku Jiray Waxa Uu Helay mudadaasi Dahab Gaadhaya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2022
  • ★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
    FOLLOW ME on Social Media
    ➜ / abdirahmanelsar
    ➜ / abdirahman.elsar
    ➜ / elsarmedia
    ➜ / abdirahman.elsar
    Website ➜ sanaagmedia.com
    chat.whatsapp.com/CuEDnfbeM7S...
    WhatsApp: #+252634333309
    #Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

Komentáře • 67

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 Před rokem +24

    Aad baan oogu farax sanahy in shakhsi somaliyeed ka shaqaysto nimcada dhulkiisa rabi hakuu barakeeyo wll

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 Před rokem +3

    Mashalah waa nin wanagsan Alaha u barakeeyo Xoogiisa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 2 měsíci +1

    Aad baan ugu faraxsanahay qof soomaali ah oo khayraadkii dalkiisa baadhanaya ilaahow shisheeyaha nooga ilaali

  • @AliYusuf1
    @AliYusuf1 Před rokem +1

    Masha Allah, Eebe ha ku barakeeyo

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Před 2 měsíci +1

    Wa kah ninka raaga ah dhulkisa hoos ugu furaysaday allaaha ku siiyo mid malaayin ah insh allah

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 Před rokem +7

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'"

  • @user-qv3ji6dx2s
    @user-qv3ji6dx2s Před 9 měsíci +1

    Masha allah adeerkiey alleh Haa kuu sidaayo

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před rokem +4

    Nin raga oo shaqaysanaya. 👍👍👍👍👍👍👍

  • @cabdallasahal628
    @cabdallasahal628 Před rokem +2

    Masha allaah
    Wadani kunoolow
    Cidaada hooyo

  • @Malik3544
    @Malik3544 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah Tabarakalah lakin shirkadaha Ajanibta ha nalaga qabto si dadka ugu faa’ideestan waxa Alle ku maneestay

  • @aydarusahmedosman4088
    @aydarusahmedosman4088 Před 2 měsíci +1

    300 ee uu sheegay ma gram baa mise waa lacag ahaan

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed8741 Před rokem +2

    Dahabka yaa godadka ka gurtay markii hore?

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před rokem +1

    waa mashiinka odayga videoga sito

  • @dhabahaye
    @dhabahaye Před rokem +2

    Isagaaba Dahab guranayee muxuu kawarka hore iska hagaajin waayey 👄

  • @CabdulahicabdiKeynaan-sz2lc
    @CabdulahicabdiKeynaan-sz2lc Před 2 měsíci

    Sxp anaa kuwa hayo intee kala soo xiriiraa

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 Před 2 měsíci

    War waxan shaqo mahane khabiil iyo personal ka daaya ee dowlad dhisitaanka xooga saara

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 měsíci

    3 sano kadib aqoonta aan u yeeshay macdanta
    Hada waxay baadhayaan waa gold Neget ✨️ hadii ay baran lahsayeen ka shaadhaynta ciida dooxyada

    • @someditins
      @someditins Před 8 dny

      Zxp dahabka la shandheyo xage laga hela Somalia kan waa mid aad uraqiisan wax ficana ma helaañ

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 7 dny

      @@someditins doixdayada merlaha biyo qabqntinka ah ciida niista dooxa hadii la shasndheeyo wuu ku jiraa lkn ishu ma qabanayso
      Waxakaloo la samayn karaa gebiyadaa ay ka qodayaan ciidaa ayaa la soo guraa oo meel aad ugu talo gashay lagu shubaa biyana lagu furaa ilaa ciidu ka galayso shaandho wayn

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před rokem +1

    gpx 4500 detector ayaan hayaa qofkii raba waa ka iibinayaa qiimo jaban waa 3000 qiimihiisa waxaan kasiinayaa 2000 wax yar ayaan isticmaalay

    • @hanadmohamed7989
      @hanadmohamed7989 Před 11 měsíci

      Sababta aad dahab ugu baadhan wayday waa maxay ileen lacag badan baad ku shaqayn lahayde mise waxba waad ku wayday oo saacad ka fiican baad heshay

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 2 měsíci

    Maxay Maamulada Somaliyeed macdantaa u soo saari waayeen!

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 2 měsíci

    Mishiinka halkee laga helaa dahabkase yaa iibsada

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 Před 2 měsíci

    NINKAN ALJAAZIRA MIYU U SHAQEYAA WARIYE O AN SHALEY TELEFISHANAKA AN KAA DAWDEY BU U EGG YAHAY YAMAN BADA CAS

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 Před rokem +1

    Imisa ayaa la siistaa Saacadan dahabka sheegeyso ?xaggeese ka helnaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před rokem

    CHINES AYAA Gurta BIIXI handaraab DICTATOR AYAA ruqsad siiyey

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před rokem +1

    War ilkaha maad ka samaysatid kkkkkklk

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před rokem +1

    Dhul Usan Laheyn Ayu Baaranaya

    • @abdikanikayse5312
      @abdikanikayse5312 Před rokem

      Oo yaa le markaa

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 Před rokem +2

      dhulka ma qiyaamaha ayaad la sugaysaa irzaaqada dadka haka xumaan

    • @hanadmohamed7989
      @hanadmohamed7989 Před 11 měsíci

      Xaasidnimadi oo qof kkkk dhulka yaa leh markaa ma adiga sow somali maha ninku ma dahabka uu baadhanayo baad ia xun tahay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před rokem +2

    Saacad lama yidhaa hhhh Metel Detector baa la yidhaa

    • @noahD1636
      @noahD1636 Před rokem +2

      Adigu ingriisi baad ku sheegtay. Af qalaad aqoon miyaa. Mean comment . The man is making a living from his hard sweat. Shame on you. La madre dei cretini é sempre incinta.

    • @shiresmotivation1390
      @shiresmotivation1390 Před rokem

      Brother bal erey bixin soomali ah u hel ...

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před rokem

      @@shiresmotivation1390 Bir sheege ama Dahab sheege laakiin ogow waxaa afka somaliga ku yar kalmadaha gaar ahaan kuwa xaga farsamada Technician

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 7 dny

      @@shiresmotivation1390 dahab sheeto

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 7 dny

      Mahasanid sida fiican aad u sharaxday jazakalaah

  • @joe-wc1je
    @joe-wc1je Před rokem

    Jooji wararka noocasa

    • @youroubawilnour9446
      @youroubawilnour9446 Před rokem +1

      Waayo

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 Před rokem +4

      Waa dadka wanaagu dhibo ee haday qof walalkii oo wax u kordheen arka naftu Ka baxdo

    • @Yaabkayaabkii
      @Yaabkayaabkii Před rokem

      Kan Joe la baxay. Yaabka yaabkii. Maxaa kugu dhacay. Miyaa lagu bedelay. Intaad JOOJI LEEDAHAY diinta ku dhaqan oo magac islaama la bax.

    • @hanadmohamed7989
      @hanadmohamed7989 Před rokem

      Wanaaga ku dhibaya ma dhulkad leedahay adigu

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 Před rokem

      xaasid dadku ha ceesho ma aakhiraa laga faaiideysan dhulka aan dawlada lahayn

  • @aydarusahmedosman4088
    @aydarusahmedosman4088 Před 2 měsíci +1

    300 ee uu sheegay ma gram baa mise waa lacag ahaan