Daawo Abwaan Nageeye oo Fariin Cajiib ah Farmaajo Hargaysa uga soo diray

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • ★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
    Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Komentáře • 321

  • @faisoosman4652
    @faisoosman4652 Před 4 lety +18

    Waa dad yar intaa fahmi karta somali nimada iyo abwaankan sugaantiisa, long life bro, I am with you

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 7 lety +6

    *Next Präsident* 🇸🇴🇸🇴 geesi geesi dhalay 🇸🇴🇸🇴

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 Před 7 lety +40

    Nageeye waa nin rageed aan runta la baqin

  • @abdishakurahmed792
    @abdishakurahmed792 Před 7 lety +10

    Marqaati waxaan ka ahay, inaad ka runsheegtay oo aadan baqaylin murtidii alle kuugu deeqay oo aad gudatay waajibaadkii kaa sarnaa inaad u gudbiso mushtamaca aad ka dhalaty waa soomaaliye alle ha ku barakeeyo nin waxbadan fahmayaa tahaye alle haku xifdiyo iinshaa allaah.

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 Před 7 lety +15

    viva all Somalia one love all one Somalia my brother be life🌹🎁🌹👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋

  • @safiyagabowafrax8866
    @safiyagabowafrax8866 Před 7 lety +8

    masha allah gesi ilxun alle kuma toso cadawgaga hos

  • @liibaanmohamedabdulle5717

    wllh waa maskax caafimaad qabta wanku aaminsanahay Abwaaaaaaaan da'yar bad tahay wuun kasoo baxay MD FARMAAJO Iyo XUKUUMDIISA mahadsanid ABWAAANE

  • @ibrahimawil319
    @ibrahimawil319 Před 3 lety +5

    Dabdhilfyada cadow iyo munaafiqinta alow jarmaajo ka hay aamiin aamiin

  • @rahmamursal8261
    @rahmamursal8261 Před 7 lety +12

    mashllh wllhi warunta allaahayow noga dhig wan kafileynaye ✊✊✊👏👏👏👏👏wll ii nolaaw

  • @zihaamabdi5377
    @zihaamabdi5377 Před 7 lety +6

    masha Allah aleylehe waa nin cajib ah allah ha xifdiyo dadbaan wanaaga jecleyne

  • @runsheegmedia470
    @runsheegmedia470 Před 7 lety +6

    masha Allah Allah ha Ku Barakeeyo maskaxdaad

    • @abdiqaniali349
      @abdiqaniali349 Před 7 lety +1

      Mohamed Osama

    • @maryanmu4611
      @maryanmu4611 Před 7 lety +1

      mashaa allh mashaa allh afkga cana laguqabay walal cadawga alha kaa qabto

  • @fatimaahmed8813
    @fatimaahmed8813 Před 7 lety +4

    reer xasaro waxaan ku jeclahay kanoo kale ayaa ku jirra. noolow wll :)

    • @hudah236
      @hudah236 Před 7 lety

      Zahra
      Waa runtaa, lakiin waa boqolkiiba mid .

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Před 10 měsíci +2

    Badanaa ALSHABAB IN EEY NOQDAAN DALINYARADA QARKOOD SHISHEEYA WADANKOODA JOOGA NECEBKIISA IYO REER GALBEEEDKA MADAXDEENA KUD DIHI KARIN DARTEED AYEEY UGU BIIRAAN.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Před 4 lety +2

    abwaan nageeyi halyay somalinimo ayaan ku taageerayaa allaah haku xafido dadkeenana allaah hafahansiiyo

  • @zoyahfosita3579
    @zoyahfosita3579 Před 7 lety +11

    Thanks brother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @issadin8698
    @issadin8698 Před 7 lety +5

    MashA Allah Somalia waa 👌

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 Před 7 lety +3

    alow kudaa walal nageeye mashaallah garadkaga eebe hakuusiyadsho aloow ku garan sii farmaajo murtidaas

  • @nimcociise7587
    @nimcociise7587 Před 7 lety +27

    kan waa geesigeesidhalay

  • @nasramohamed781
    @nasramohamed781 Před 10 měsíci +1

    Tolow hada maa la sixray Allahayoow soo hanuuni

  • @cabasyare1090
    @cabasyare1090 Před 7 lety +2

    maaansha allah abwaaan jira hadlkagu runtii waa faseex caqliga ilahy ha ku siyaadiyo

  • @mohalabo2035
    @mohalabo2035 Před 7 lety +3

    Allaha KU barakeyo abwane

  • @asdaahirsoomaalia2572
    @asdaahirsoomaalia2572 Před 7 lety +4

    masha aallaah wiil soomaalia dhab ah waaye

  • @apdirahmaan2345
    @apdirahmaan2345 Před 10 měsíci +1

    Nageeyo to Arsenal here we go😅

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Před 10 měsíci

      Wallahi wiilkaad maskax wayn baa saaran wuu soo laaban cayayaanku ma fahmi karaan asna kuma dhex noolaan karo somalida daciifka ah

  • @najmudiinibnuhussein2624
    @najmudiinibnuhussein2624 Před 7 lety +3

    masha Allah waa loo dhasha wadani
    guuuul guuuul somaliya insha allah

    • @iidfarax5320
      @iidfarax5320 Před 2 lety

      Maaaashaaaaa Allaaaah Alle habarakeeeyo wiilka waaan kufarxay

    • @ismailh6518
      @ismailh6518 Před 10 měsíci

      ​​@@iidfarax5320 haye doqonow maanta ma ku farxi

  • @siradahmedguled8849
    @siradahmedguled8849 Před 3 lety +1

    il iyo ilaacaba allah kahaya nageeye yare amin amin

  • @umxassan4039
    @umxassan4039 Před 7 lety +11

    mash Allah afka caano dhaey ah halgu qabto noolow abwaan gabaygaan hala Shar gareyo aqiyaarta

  • @eglandcadey6702
    @eglandcadey6702 Před 7 lety +1

    nageeeeeeeeye abwaaaan qaaliya oo soomalinimo jecel ishii buktaay kubikaacso

  • @abdullaahimohamedosmaan5664

    thnks nageya wll alha noo ka dayoo abwan khtr aha ayaa thy dalkisa dintisa iyo dadkisaba ka nxya alow somalia u hili adiga hila iyo hoba awodeee

  • @user-mu9vm4jw8t
    @user-mu9vm4jw8t Před 7 lety +3

    maasha alaah wllo alaah haku xafido

    • @baaruudsaleeban23
      @baaruudsaleeban23 Před 7 lety

      kkkkkkkkkk wllhi ayaan kudhaarteeh imalihin mardabeeh la midoobah koofur hanoolatoow somalinand

  • @sucdijama3653
    @sucdijama3653 Před 7 lety +2

    masha Allah beatifull

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 7 lety +1

    masha Allah guul runloow, abwaan sharafleh

  • @xassancabdi7078
    @xassancabdi7078 Před 3 lety +1

    Sad baadtiri mahadsantahay abwaan

  • @myusuf951
    @myusuf951 Před 7 lety

    kii Ethiopia ku dhashay ee daroor ku dhashay baa saas u nacay
    saa mid hargaysa ku dhashay
    baa Ethiopia ku fanaay thanks
    nageeye wiil ciidagale Wayne
    viv somaliya

  • @habibaali8992
    @habibaali8992 Před 7 lety +5

    mashallah 👏👏👏💕💕💙👑☝☝☝👌👌✌✌👍👍👍👍

  • @princessputland6043
    @princessputland6043 Před 7 lety +1

    marwada xuseen habaryar geesi baatahay waxgarad ah

    • @fowsiyoadan9464
      @fowsiyoadan9464 Před 7 lety

      mansha Allah illahay ha Ku xifdiyo waxaad tahay dadka aysoomaaliya maanta ubaahan tahay sidii dhalinyaradii SWL uma baahnin xoolahan gaaladu suudadka usoo galisey eedadkiina iyo dalkiina baabiya laguyiri ilaahayow naga qabo xoolahaas amiin

  • @muntasabdi4880
    @muntasabdi4880 Před 7 lety +1

    waaaw allah rali kaa nooqoy masha allah ilahey haku barakeyo amiiin yarabi

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 Před 3 lety

    ASC Mansha Allah Nageeye Allaha Ku xafido,Somali oo dhan ayaad u wada digtay.Thanks

  • @faysalkayd6965
    @faysalkayd6965 Před 7 lety +1

    Maanshaa Allaah Waa Suugaan cajiib ah, Wadani wadani dhab ah, caqli hibo rabbi ku sii noolow Aduun Aaakhiraba. waa madaxdii beri miskax fariid ah.

  • @tmmme
    @tmmme Před 7 lety +1

    uga dig wllky
    maashaa Allah
    geesinimadi soomaali kumaqli jiray wataas
    Rageedii baatahay abwaan

  • @husseinomar2521
    @husseinomar2521 Před 7 lety +8

    Maasha allaah waa gabay aanan maqal dhawaanahan oo digniin iyo wacyigilin intaha eey dhameystiraranyahay. Nageeyow afkaaga caano lagu qabay

  • @Abdirazak
    @Abdirazak Před 3 lety

    Guuleyso abwan

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Před 10 měsíci

    I support him.

  • @mahamedyusuf1189
    @mahamedyusuf1189 Před 7 měsíci +1

    Subxanallah 😢 Hadslkiisa hadoow Rumooway oo eey Seylac Xaraasheeyne. Muusoow kuma cafindoona maantaad kufaar ii jabisee. Xabashi baa burburin xaramka waa tuu rasuulka csw inugu yiriyee .Maantee rabtaa geeysi sidii Khalid ibnu waliidee. Eeboow adaa xaakim ehee xakumee dunida aan joogee, xoog i sii aan ku ilaasho Xaram kaagee.

  • @sawdahussein3045
    @sawdahussein3045 Před 2 lety

    Mashallah abwan naageeye Allha ku Xaafiido walal

  • @xombi3446
    @xombi3446 Před 3 lety +1

    Asc mam imaanka iyo aqliga illaahey hakuu barakeyo halkaas kahey inta somalinimada jecel ayaa ku gabartaagan noolow

  • @bashirsheikhabdullahi4052

    maashaa-allah. Waa inan dhalinyaro lkn ilaahey ku manneystay caqli iyo aragti dheeri ah oo ku saadaalin karo mustaqbalka iyo dananaha ummada wax sare u qaadi karo iyo wax hoos u dhigi kara. Abwaanka waxa aan ka codsanayaa in uu xikmadda ilaahey uu siiyay uu ku baarujiyo ummada sida ay isu jecladaaan, hormarinta dalkoodana ay shaqeeyaan...

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 Před 3 lety

    Nageeye ilaahey haku daayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍💕💕👍🇸🇴🇸🇴💕💕

  • @ijaboaxmar5757
    @ijaboaxmar5757 Před 7 lety +2

    Mansha Allah ilahay haku xiftiyo walal Amiiin

  • @hodanahmed2576
    @hodanahmed2576 Před 7 lety +1

    geesi guulyso

  • @kingazlamahmedanaani4232
    @kingazlamahmedanaani4232 Před 7 měsíci +1

    7sano ka hor waxuu ka hadlay baa manta dhacday indheer garad weeye

  • @sayidcali4323
    @sayidcali4323 Před 3 lety

    Masha alllh nageeye ilaahay ha xafido geesi geesi dhaley

  • @zahraabdi5456
    @zahraabdi5456 Před 7 lety +4

    Masha Allah TabarakAllah! BarakAllahfeek my dear brother that's great advices.....🤗🤗🤗🤗🤗✊✊✊

  • @najmaaliahmed2619
    @najmaaliahmed2619 Před 7 lety +4

    farmaajo ilhay cimriga haku dhereyo we love you ❤❤👑

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 Před 7 lety +7

    ❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍✌✌✌ Somalia guuul guuuul

    • @munaadan2673
      @munaadan2673 Před 7 lety +4

      maashallah maashallahu maashalh maashalh maashalh maashalh maashalh

  • @dayebelmi2575
    @dayebelmi2575 Před 3 lety

    Msha allh ku barakeyo run ahanti dire ban gala marki ad so hadal qadayna wan kugu darxay nolow abwan nageeye isha allh mid ban noqonayna somali ha nolati abid

  • @safiyagabowafrax8866
    @safiyagabowafrax8866 Před 7 lety +1

    masha allah cadawgag alle ha jabsho

  • @abdirahimibrahim2476
    @abdirahimibrahim2476 Před 3 lety

    Nolow Nageeye waxa hormuud u tahay dhalinyaro badan oo jecel inay dalkooda ka xoreeyaan gumeysi iyo caloshiis ushaqeyste #Guul Soomaliweyn🇸🇴💙

  • @gabadhahooyomaariyo3926

    masha allaah geesii geesii dhalay waliga iska ilaali waxyalaha soomaaliya kala dilay wa wllo dardarana waloshegay farmajo

  • @dagandumar829
    @dagandumar829 Před 3 lety

    Maashaa allaah tabaarakallaah ilaahay hadalkaaga ha ka dhigo mid meel mara oo barakooba ajarna ha kaa siiyo

  • @BashirBashr-bx6hm
    @BashirBashr-bx6hm Před 10 měsíci +1

    Wuxuu uga digayay buu ku dhacay😂 12/oct/2023

  • @amishcali8394
    @amishcali8394 Před 3 lety

    Asc mashaa Allah Hooyo ilaahey haku xafido cadowana hakaa qabto

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před rokem

    Maansha Allah

  • @sudaisshuraim5207
    @sudaisshuraim5207 Před 7 lety +16

    raggasan somali u aqaan una maqli jirey
    geesi

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před 3 lety +1

      Waarunta
      Balse, Magacaaga oo soomali ah maxaakuudiidey, mise qofkale ismoodey 🤔

    • @xassancabdi7078
      @xassancabdi7078 Před 3 lety

      @@Som-Hanoolaato anawaankuraadiyaa waad mahadsantahay

  • @shafieabdi9728
    @shafieabdi9728 Před 2 lety

    Abwaan nageeye ilaahay if iyo aakhiraba haku xafido waa halyey wadani qaran waa nin raganimo leh waxaan kuugu bishaaraynayaa janatul fardawsa inaadeer

  • @fawziyaabdou5269
    @fawziyaabdou5269 Před 4 lety

    Maansha alaah nageeye waa geesi asn gaban oo runsheeg ahalaha xifdiyo

  • @sahraabdi8759
    @sahraabdi8759 Před 7 lety

    masha allah wlhi waa abwaan garasha dheer allow ku xifdi

  • @dcali157ali5
    @dcali157ali5 Před 3 lety

    Mansha allah afka alla ha kuu barakeeyo

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 Před 2 lety

    Asc masha Allah alloow cafis iyocafimaad ku siiii

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si

    Waa dood abwaan oo
    Farshaxan 2017 kiibuu Lahaa. Oromo badahay qaadaneysaa
    Wataase wax kaguro badiii leyska saxeexay cajiib

  • @amaaracadey3358
    @amaaracadey3358 Před 3 lety

    guuleeyso wiilyahow qiimaha badan gaar hiigsigaaga

  • @mumtazabdi8647
    @mumtazabdi8647 Před 3 lety

    Masha allah illahay ha ku xifdiyo afkada caano lagu qabay

  • @abdimohamed4233
    @abdimohamed4233 Před 3 lety

    Nageeye guuleyso adeer

  • @soomaaliyahanoolaato801

    masha allah afkaaga caano iyo malab lagu qabay Abwaan nageeye
    Aar md farmaajo gaarsiiyaay

  • @califateh5945
    @califateh5945 Před 7 lety

    masha allah darenka soomaalinimadu waden garo dadka ku dhexjira ninki damirlana darema nolow abwanka👏👏👏💜💜💜💜💜❤❤❤❤❤💙💙💙💙💛💛💛💚💚💚

  • @mahmudimarwa8503
    @mahmudimarwa8503 Před 3 lety

    Thank you so 💓💗💛walaal macan 💓💖💗 farmajo guul 🇹🇷💖💓❤

  • @faadumodholgu2269
    @faadumodholgu2269 Před 3 lety

    Nooloow wllo alle haku barakeeyo

  • @jamacaxmad
    @jamacaxmad Před 3 lety

    Guleyso weliga wadani abwaan

  • @omaxamed7545
    @omaxamed7545 Před 7 lety

    maanshallaah maanshallaah afkaaga cano lagu qabay wllkay qaali

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Před 6 měsíci

    Manshallah , so young yet talented Manshallah edo

  • @deeqamaxamuud1243
    @deeqamaxamuud1243 Před 3 lety

    Mashaa allaah nageeye khayrku magoow

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 3 lety

    Guul guul ka wad halkaa eedo Maashaa allaah

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 Před 3 lety +1

    Farmaajo
    Hawiye inuu doqon yahey maanta saw ma oga
    Inuu 4km dhafi waayey saw oga
    Murti kaa khasaartey

    • @leilamohamed4136
      @leilamohamed4136 Před 3 lety

      Kir xaasid an wadani ahayn gabyaagu waa maashaa allaah adigase hawiye iyo daarood un ku hay uff

  • @anabmohamed2027
    @anabmohamed2027 Před 7 lety

    mansha allah nolow abwan isha cadowgu kaa dedan

  • @hanadsaidbouh3433
    @hanadsaidbouh3433 Před 3 lety +1

    Masha ALLAAH
    Geesi

  • @aminaahmed6135
    @aminaahmed6135 Před 7 lety +1

    pravo wan ka helay gabayga iyo wiilkaba

  • @maadiyomadadaallo4381
    @maadiyomadadaallo4381 Před 3 lety

    Maashaa Allaah
    Allaha xafido abwaanka

  • @abdul5071
    @abdul5071 Před 7 lety +2

    masha allah

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 Před 2 lety

    Intaa oga digty waa asagii iska jiry intuu xilka hayaay so lapo mrkle ape farmaajo💞💯

  • @jabhadamadow76
    @jabhadamadow76 Před 7 lety +2

    Hargeysa waa hoygii midnimada somaliweyn wan hubaa taas hada argagixisada xireyso aa heysato way xuroobi doonan insha allah

  • @yaxyoowhee7016
    @yaxyoowhee7016 Před 7 lety

    masha Allah wll kuwiina Alla hakaa dhawro daba qoodhigii ethiopia ayaa inagu soo bataye

  • @hibaqmaxamed7415
    @hibaqmaxamed7415 Před 3 lety

    Mashall ale aku xiftiyo akhiiro iyo adunaba wlllo

  • @omaramir9537
    @omaramir9537 Před 7 lety +9

    asc umada somaiyed waxan idinle yhy waa inan dawladena garab istagna insha allah xata waa inan dhaqale ku tagerna insha allah waa inan samayna sanduq dhaqale oo umada somaliyed oo dhan qaran kurido insha allah si dadlka dadka ciidanka agomaha abbaraha ilmaha darbi jiifka ah waxlogu qabto waayo intaas hadan samayno allah ayaba inogu naxariisanaya insha allah marka ilamhena darbi jiifka ahna yaan la hilmaamin insha allahiyo ilmaha dhagolayasha ilmaha indholayasha dhamanba masakiinta somaliyed waa in la gacan qabta insha allah dal waxa dhisa dadkiisa ee dawlad waxaa ah dadkii dalkoda ayaka dhista ee dawlad mahan madaxwayne raisalwasare wasiiro intaas kaliya mahan dawlad waa intaas oo shacabkii garabtagan yhy maanta waxan haysana fursad aan dalkena oo idil wax uga qabankarno hadan waqtiyadii hore lahayn madax la amina majogto bal maanta maxan ku diidna oo kaga gabsana wlala soamliyed alle ayan idinku dharshay ee tagera dawladiina oo waliba jeebkiina katagera hada bixiso 5dollar bishi ama ka yar wlhi wadankena waxabay uqabanaysaa waliba wayn inagana qofkii intaas awooda shaah aya lagu cabaa aan dacad utagerno dawladeen dalkena umadena dhibataysan ciidankena dhibataysan insha allah waa iga talo insha alla kuwii qatana alle ha idinka dhigo insha allah maanta waa ogtihin wadankenii abaraha ka jira inana waxan ku raxaysanaynaa qurbaha oo rashinka waxan kudarnaa qashinka dadkenii waxay la yhn waxay hunguriga mariyan oo liqan inaga maanta malinkii waxan qabaysana 5jeer ama kabadanba ayakana mahaystaan halkabo oo biyo ah allan idinku dhaarshay u gurmada umadiina somaliyed insha allah wlhi sidaan waa ciqan inan dharagsanano ayakana bahodan oo aan waliba kalexe jecelaysano shiling aan maanta awoodno insha allah waxan rajaynayaa inaad ila qadatan wanadaas safiga ah insha allah

  • @maymuuncisman4049
    @maymuuncisman4049 Před 3 lety

    Noolow jir oo joog geesi soomaliyeed ayaa tahay ku dayda inankaa garadka dheer guuul ayan ku leeyahay wll soomaliya hays raacdo

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 Před 3 lety

    Masha allah nolow waxa tahaay nin cajib ah alaha kisses

  • @MahamudApwaanyuxda
    @MahamudApwaanyuxda Před 6 měsíci +1

    Ninkan.bay ku leeyihiin inuu dadka qarxiyuu rabaa waxaa waa beene abwaanku meeshu wax ka arko abwaan uunbaa fahmi kara

  • @QEU9
    @QEU9 Před 7 lety +1

    mansha Allah wadani geesi ah soomaali dhalad ah ayaa tahay

  • @shukriosman9755
    @shukriosman9755 Před 3 lety

    Allow ku dhooro rag adigaa ku haboon

  • @farhiyajama8663
    @farhiyajama8663 Před 7 lety

    waaaaaw masha aalah aalah ku xafiido

  • @mahameddaahir859
    @mahameddaahir859 Před 7 lety

    MAASHAA ALLAAH WAA WIIL YAR OO QALBIGIISU FAYOOWYAHAY WAANA GEESI GEESI DHALAY INSHAA ALAAHU WUXUU GALI DOONAA TAARIIKHDA ILAAHAY HA XIFDIYO, HADII LA HELI LAHAA 100 WIIL OO ISAGA OO KALE AH DALKU WUU DHISMI LAHAA

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Před 3 lety

    Abwaan iyo bar iyo nin karmeed 🖐