Daawo Gabadh Maanso ku Karbaashtay kuwii Badda Iibsaday & Hassan Sh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • ★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
    Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Komentáře • 221

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 3 lety +6

    Mansha Allah Sharaf iyo Cisi kunoolow Magaca hajiro Abid Raxmaanku haku xafido aamiin yaarabi 😍👍❤👏🙏💋🔥🔥

  • @shankaroonshuuto4329
    @shankaroonshuuto4329 Před 7 lety +8

    maasha allaah abaayo wadanid baatahey waad garaacdey kuwaan xisaabtameyn ducadana allaha noo aqbalo aaaaaamiiin

  • @abdishidgelle1761
    @abdishidgelle1761 Před 3 lety +7

    Mahadsanid walaal alaha kuu siyaadiyo aqliga xigmada iyo aalda murtida
    Wax maanta taagan baad taabatay ood tilmaantay soomaaliana madayacmi doonto inta gadho iyo wiilal adoo kalaah aay joogaan aduunka

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 Před 7 lety +12

    Masha Allah Waa gabar indhaha wax ka arkin. Hadana ka cilmi iyo Asluub badan inbadan

  • @umurashidyadam8818
    @umurashidyadam8818 Před 7 lety +4

    manshaa Allah , abayo Allah hakuxafido sujuuda baan kadhunkaday . halkaa kasii wad.

  • @naciimamaxamed2370
    @naciimamaxamed2370 Před 7 lety +3

    Masha Allah tabarakallah ukhti jzkillahu khayran ❤

  • @hodoabdirhaman2807
    @hodoabdirhaman2807 Před 7 lety +7

    maansha allah meesheedaad dhigtay

  • @yusrojwxo3301
    @yusrojwxo3301 Před 7 lety +10

    👍👍👍👍👍👏👏👏🌷⚘🌷🌷⚘masha allah waa maanso aan caadi aheyn gabadh fariid ah kuuwi bada iibsaday waad ku sugtay

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 Před 3 lety +2

    Aamiin Aamiin masha Allah waa abwaanad aqoon wanaagsan u ehel ah guulayso 👍🇸🇴🇸🇴

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Před 3 lety +1

    ilahow kuda cimridher alaha ku siyo gabayga allah ku siyadiyo mansha alah mansha alah shar iyo sheydanba alaha ka xijabo amiiiiiiiiin amiiiiiin amiiiiiiin

  • @qwenzacdia6258
    @qwenzacdia6258 Před 7 lety +11

    masha alaha walashey ruta ayaa kushegtay

  • @saynabjamac5193
    @saynabjamac5193 Před 3 lety +3

    Maansha.alaah.maasha.alaah.geesiyad.geesiyad.dhashay.❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @FarAh-lz8ly
    @FarAh-lz8ly Před 7 lety +5

    masha allah allqh hku xifdiyo

  • @khadarahmed8134
    @khadarahmed8134 Před 7 lety +4

    Abayo Masha Allah ilaah waxan kaka baryaya aqiro iyo aduun ina ku liibantit wan iska oo ya markan arko gabigaga

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 Před 3 lety +3

    Masha allha wlshey sharf Ku nolow

  • @nimcocadey1991
    @nimcocadey1991 Před 7 lety +5

    masha allah ilahay ha siyadiyo aqliga 👏👏👏

  • @iskumaqanlagumaqansomaliya6233

    aamin yaa rabi walashey allaha ku xafido

  • @ifraaxcabdiyuusuf6340
    @ifraaxcabdiyuusuf6340 Před 7 lety +6

    mshalla hore u soco

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 7 lety +5

    wleee waa xaqiiq aanse la ogayne

  • @hafsaosman3495
    @hafsaosman3495 Před 3 lety +1

    Maansha allaha allaha ku xafido meelkasta oo aad joogto

  • @hodanjama3892
    @hodanjama3892 Před 7 lety +2

    maash Allah maash Allah maash Allah amaaaaaa

  • @liiyow8880
    @liiyow8880 Před 7 lety +1

    masha allh masha allh walal wlhi runta kahadshay allha wadankena dajiyo cadowgana naga qabo barakey allow somalia❤❤❤

  • @Cabdiqaadirify
    @Cabdiqaadirify Před 3 lety +2

    Cajiib wlhi qalbigay i dhaqaajisay Allaha xafido gabartan garashada allah siiyey waxay soo bandhigtay dhibta somali ku gadaaman

  • @cumargodiroo9555
    @cumargodiroo9555 Před 3 lety +1

    Ale hakuxafido
    Jaraftaad ilaahayhadhawuro
    Aduunyad nimco aakhira janad
    Bilaaxisaabale hakugumacsuumo

  • @mohammudali5987
    @mohammudali5987 Před 4 lety +4

    Hadii hadal wax taro waa qabto tirtay masha allh

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Před 3 lety +1

    Maasha Allah adeer Waa gabay CAAQIIBO leh

  • @siraadoahmed4702
    @siraadoahmed4702 Před 7 lety +2

    amiin ya rabi masha allaah abaayo allaha ku barakeeyo allaha noo aqbalo

  • @nuuromohamed2853
    @nuuromohamed2853 Před 7 lety +6

    halkas kawad abayo

  • @laylaabdulkadir2314
    @laylaabdulkadir2314 Před 7 lety +6

    masha Allah abayo illahay inadhaha hakuufuro aamiin❤❤❤👍👍👍Masha Allah illahay haku barakeeyo

  • @musedahir4031
    @musedahir4031 Před 3 lety

    Illahay qalbika ha u nuuro.
    Masha Allah

  • @ahmedismail823
    @ahmedismail823 Před 3 lety +1

    Maash'Allah! Inta gabadhaa dhallinta yari garatay barkeed haddaan garan lahayn Kuna dhaqmi lahayn, meesha aan naal ma aynaan oolleen. Inkastoo gabaygan dhowr sano ka hor soo baxay, haddana kama duwana in maanta la tiriyey.

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 Před 7 lety +2

    amiina amiin manshallaha. manshallaha. sami Sami.

  • @abdifatahmuhumed7102
    @abdifatahmuhumed7102 Před 7 lety +1

    ilaahay indhaheeda ha usoo celiyo

  • @saynab2031
    @saynab2031 Před 7 lety +3

    Waa uun aqoon yahaynka iyo eeda odoygooda

  • @osmanbouh2751
    @osmanbouh2751 Před 7 lety +5

    mashllah wlll gaabay xiigmaadleh dheeee

  • @mohamednoor8209
    @mohamednoor8209 Před 7 lety +3

    masha.alah.alahakubarakeyo.walale

  • @halimafarah8012
    @halimafarah8012 Před 3 lety +1

    mashaallah allaha hakuxafido
    habo guulayso

  • @ahmedqanciye4997
    @ahmedqanciye4997 Před 7 lety

    masha allah allow ku xafid walaasheen qaali ah wadaniyad ayaa tahay allaha adiga oo kale ka dhigo dhalinteena qabiilka iyo balaayada lugu beerayl

  • @adarwarsame4321
    @adarwarsame4321 Před 7 lety +3

    Amiin amiin amiin ducada qaliga ah

  • @munaali8259
    @munaali8259 Před 7 lety +2

    Masha alaah hawa jama

  • @abrarmohammed4840
    @abrarmohammed4840 Před 3 lety

    Sheer haloo dhaho odayaasha awoowaha unoqon karo gabadhaan yar qaliga ha kakorosadaane afkaaga caano luqabay 😘😘😘😘👍❤

  • @abdirahmanmedia6031
    @abdirahmanmedia6031 Před 7 lety +1

    mashalaah ,xaawo allaha ku xifdiyo

  • @Burco.
    @Burco. Před 7 lety +1

    Masha Allah Amiin Amiin ilaahay ha ku xafido abaayo

    • @shamsasheikh1039
      @shamsasheikh1039 Před 7 lety +1

      rakim khalid mashaa alaaah ilaahow xafid xabiibti meel wanaagsan ayaad dhigtey nooloow

  • @puntlandministryoflivestoc4632

    Maansha Allah...walee waa abwaanad caqli badan oo xikmad badan......ereyada ay ku gabyayso waa kuwo aad u culus.

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 Před 3 lety

    Masha Allah Allaha ku Sharif caqliga Allaha kuu daayo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanadmuse6448
    @hanadmuse6448 Před 7 lety +1

    Mansha allah wlhi waxay ka hadshay xigmad loo bahnaa inlaga hadlo

  • @wa-pydoethiopia1630
    @wa-pydoethiopia1630 Před 7 lety +3

    waaw, mansha Allaaah,

  • @زهرةالحارثي
    @زهرةالحارثي Před 7 lety +2

    ماشاءالله 😍 كلام من ذهب

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 Před 7 lety +8

    dislike ban arkaa kuwaas waaa kuwii ay ka duceysatay kuwa uurka mariidka kuwata hada muqaal somali leh

    • @nathanielharper944
      @nathanielharper944 Před 3 lety

      you prolly dont care but if you guys are stoned like me during the covid times you can watch all the latest series on InstaFlixxer. Been streaming with my brother these days xD

    • @kodaharlan3053
      @kodaharlan3053 Před 3 lety

      @Nathaniel Harper yup, have been using instaflixxer for since december myself :)

  • @nastexofanax3841
    @nastexofanax3841 Před 7 lety

    masha allh walashey allh kuxidiyo allahane no aqbalo ducadeyda

  • @dulmidiid6998
    @dulmidiid6998 Před 7 lety

    gabadhi Waraabaha Cid gashay Miyaa Gabadhi

  • @hubihaji2358
    @hubihaji2358 Před 7 lety

    mansha Allah alxamdulilaah waa gabadh ildheer garad ah
    guulayso wallaashay
    aamiin aamiin aamiin aamiin
    illahay mid uu doortay oo nahanta maskax iyo xoogba leh illaahay hanoo dooro ilaahbaa cilm qabka yaqaane

  • @umkhalif6836
    @umkhalif6836 Před 7 lety

    Maasha Allah ukhti Fillaah , qofki
    wax garad ahaaw gabadhaani
    maansadeeda ayay Somaaliya
    xaaladeeda oo dhan ku soo
    koobtay ee tusaale ha idii ataato.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Před 4 měsíci

    Maa Shaa Allaah Tabaaraka Laah..............❤❤❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 3 lety +1

    VIVA Xasan shiiq

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 Před 3 lety

    Maaasha allaaah tabarakaallaah illahayoow ku xafid

  • @maryanabdow2972
    @maryanabdow2972 Před 7 lety +5

    MashaAllah

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 Před 3 lety

    MASHA ALLAAH AFKAAGA CAANO IYO MALAB LAGU QABAY AFKUNA KUMA GO'O HABO GUULAYSO DUCADAADANA ALAAHA NOO AQBALO AMIIN

  • @nuuromohamed2853
    @nuuromohamed2853 Před 7 lety +4

    masha allaah

  • @markaguudkaloodabogobsanaa4079

    mashaa alaah waa gabay murti aad u wayn xambaarsan una baahan in lafahmo.mashaa alaah walasheen xawa ilahay ha xafido caqligana alaha u siiyaadiyo mashaa alaah shukran xawa.

  • @somaliwadani4398
    @somaliwadani4398 Před 3 lety

    sck amiiin xaway duco iyo sasiib wacan ebahay hagugudoon siiyo labada darood guul iyo gobanimo aayan xijaab kaga digayaa

  • @nuuromohamed2853
    @nuuromohamed2853 Před 7 lety +5

    wacajib

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 Před 3 lety

      Asc Xabibti qalad yaan laga geelin Madaxweyane yaashii shalay mel cidala kasoo qaday wadanken oo mel wanagasan kenen mahiin in lagu caasiyo sonalise shalay nin wax uu qabatay Somaliyeed xasuusata gebadhan eed malaho oo dadka waa wada maxa lakin waxa qalafan

  • @hiisyusuf5539
    @hiisyusuf5539 Před 3 lety +1

    Mashaa allaah aamiim ducadana

  • @rooble14
    @rooble14 Před 7 lety

    Mashalaah alaha ku dhawro HUUNNO

  • @najmamaxamedahmed2424
    @najmamaxamedahmed2424 Před 7 lety +2

    allah nintan intee jogta xageesa laga heela ❤❤❤

  • @daauudcabdi3650
    @daauudcabdi3650 Před 3 lety

    Maasha allaah walaal Allah ha ku xifdiyo

  • @engxabad8235
    @engxabad8235 Před 7 lety +1

    mansha allaha aaaaaamin allaha ducada ha aqbalo

  • @abukarahmed3486
    @abukarahmed3486 Před 7 lety

    masha allah ilahey haku dhafo washey gesinimadada ilahey haku dhafo

  • @jfhfhfhfbbdbfbb8610
    @jfhfhfhfbbdbfbb8610 Před 7 lety +2

    amiiiiiiiin amiiiiin

  • @sulaanck1942
    @sulaanck1942 Před 7 lety

    maasha allah abwaanat ayaa tahay allah haku xafido waanada badi insha allah

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Před 3 lety

    Masha allah xbbti allah ku xifdiyo

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 Před 7 lety +5

    msha allh wadani dhaba quruxeeey

  • @user-jp1oq7md7n
    @user-jp1oq7md7n Před 7 lety +1

    ماشاء الله الله يوفقك

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 Před 4 lety +1

    Wa. Gabay. Cajiiba. ah

  • @sihamqaran1224
    @sihamqaran1224 Před 7 lety +2

    waa iga oohisay walaahe illahow aqliga iyo garashadaas raga somaliyeed

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před rokem

    Masha Allah xifdulah

  • @saaduhassan6763
    @saaduhassan6763 Před 3 lety

    Maanshaa alaah aqligaagabadan alaha kuubarakeeyo

  • @abdirahmanbile7684
    @abdirahmanbile7684 Před 7 lety

    maanshaa Allaah wllshy qaali rabbi haku xiftiyo wallee halyeyad baad tahay

  • @abdulahimohamedabdikulmiye2610

    asc maanshallah ilaahay qeyrkaad noosheegtay hanooaqbalo

  • @abdirahmanadamali8872
    @abdirahmanadamali8872 Před 3 lety +1

    Masha Allah ver good my sistar waxaad tahay wadaniyad

  • @sofiaosman2348
    @sofiaosman2348 Před 7 lety

    Allahu akbar wale qofku donu illahy xikmad siiya cajiib cajiib illahy hakuxafido walal

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Před 4 měsíci

    Kan Badda Soomai Iibsaday Muusow adiga sow maaha.....................Ha Iibin Baddee ka Joor War Muusow ka Joog............

  • @bashiiraxmed5967
    @bashiiraxmed5967 Před 3 lety

    Maasha alaah xaawo wadani

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 Před 3 lety

    So ma aha gabadhaani goobtii Waddaniyiinta Dalkeena walaal Xawooy Ado kale Allaha ka dhigo Dadkeena Aniguse wa ku garab taaganahay o waxan kula ahay Sharaf- badanayaashi SYL e Dalkeena so xoreeyey Xawooy Adiga Iyo Wadhaniyinta sida Mudane Farmaggio hannolaadeen idinka Ilaahay aamiin aamiin......

  • @asiawarsame6714
    @asiawarsame6714 Před 7 lety +1

    Maashaa ALLAH aqliga ALLAHA kuu daayo

  • @guled1285
    @guled1285 Před 7 lety

    Mashallah Allaha ducada noo aqbalo Allaha xaawana barakeeyo

  • @iftinyusuf5739
    @iftinyusuf5739 Před 7 lety

    mansha allah abaaya qaali

  • @nadifomohamed9600
    @nadifomohamed9600 Před 7 lety

    Xawo qurxeey 👒👒👒👒👒💗💗💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💕💕💕💕💕💕💖💋💋💋💋💘💘💘💘👄💋💋👄👄👄👄👄👄💋💋💋👄👄👄💋👄👄👄💋💋💋💘💋👄👄👄💋💋💋

  • @yusufhaji888
    @yusufhaji888 Před 7 lety +2

    Aamiin. Cimrigaada ilaah haraajiyo

  • @saidhassan1401
    @saidhassan1401 Před 7 lety

    gabadhaan xageen kala xiriiri kara........Allow ku dhoowr aduun iyo aqiraba

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 Před 3 lety

    masha allah quruxey

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 Před 3 lety

    Amiin yaarabi Allaha Amiin yaarabi

  • @kiinqaaliamalxalane2885
    @kiinqaaliamalxalane2885 Před 7 lety +1

    maasha alaah xytu allha kuu śòò celiyo arga

  • @sofiasheikh640
    @sofiasheikh640 Před 3 lety

    Masha allah allahu akbar

  • @zeadra9700
    @zeadra9700 Před 7 lety +1

    masha Allah alle ha Ku daayo

  • @sacdiyachannel1417
    @sacdiyachannel1417 Před 7 lety +1

    allaha ku barakeeyo walashey

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Před 3 lety

    maansha allh maansha allh maansha allh wll rabi haku xafidi ishaa allh💞💞💞💝💝💙💙💚💚🙌🙌🙌💞💞💝💝

  • @abdimohamed8711
    @abdimohamed8711 Před 7 lety

    masha Allah hore usoco ee xildhibaanata USO gabey kuwa lacata qato? oo codka shabka anqeymeneynin

  • @shukrishow
    @shukrishow Před 7 lety +1

    masha Allah walàshy

  • @barwaqodhemanyartajwxo4949

    indhaha may wax ka qabta sowta warqad haysta ee ka aqrinaysa aqliga allah haku siydiyo manshaa allah

    • @quratuceyn22sacdiyo14
      @quratuceyn22sacdiyo14 Před 7 lety

      Bareqa Duale waraqad oo ugara jirto aay gacanta kutabtan lasoco sas. gabadhana arag maheyso lkn araga dhabta o alle shegay aye heysata o ah qalbiga