Golaha Wasiirada &Golaha Shacabku Labaduba waa Baa'ba~ Professor Afyare Cilmi.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 06. 2024
  • Golaha Wasiirada &Golaha Shacabku Labaduba waa Baa'ba~ Professor Afyare Cilmi.
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and CZcams
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond CZcams!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Komentáře • 20

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 Před 23 dny

    Best show m.a

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před 23 dny +2

    Talo xumo, qabyaalad, aqoon la'aan iyo jaahil nimo, hunguri iyo iimaan la'aan, tuugsi iyo wax soo saar la'aan, amni xumo iyo diin lagu awr gacsanayo oo khuraafaad iyo sheeko Carbeed u badan. Waa umad hoogtay oo guul daraysatay oo hadana aan is ogeyn!!

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 23 dny +1

    Runtii waa aqoon yahan weliba siyaasi ah oo nadiif ah kana fog waxyaabaha somalidu ku wareegto ee qabyaalada ah waayo dhowr jeer ayaan dhegaystay pro:Afyare hadalkiisuna isku mid ayuu ahaa oo ah in dawladnimadii iyo baarlamaanka dhamaan uu xasan sheekh jeebka ku ritay oo isagu yahay halka ugu sareysa iyo halka ugu hoosaysa.

  • @alimohammedibrahim3165

    Thanks

  • @user-nh3od7wu2i
    @user-nh3od7wu2i Před 23 dny

    Nin sixrani nasiib malah . Xasan sh laga bilaabo inta badan waxay u sheqeeyan shosheeye . Jiilka Somaaliyeed dhaxalkiia nin cirole haku aaminina .
    Together you can rescue future generations

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 Před 23 dny

    Hiriteej iyada lafteeda ayaa jawaasiis ajnabi u shaqeeyo

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 23 dny

    I think the current situation of Somalia has big problems and the main problem is lack of leadership and leadership dishonest 100 %.

  • @user-il4cd3kw4n
    @user-il4cd3kw4n Před 23 dny +1

    Dadka comments wax ku so qoraa waa Ethiopian Somali iska ilayliya

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360 Před 22 dny

    Wasirk wo shegay halka laga hesto somali wa golaha wasrida iyo golaha shacabka o awodi laga qady wa sax lkn waxa kalo jiro dad aan aqon u laheyn aya la shaqelsiyay ina ader nimo gacal nimo aya aya lugu daqsiyay dadka aqonta u laha ine ka shaqeyan lama siin somali waxa dhibay siyasi asiga is doranyo ee shacb doran ee sido rabo samenyo

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Před 23 dny

    Dadka muqdisho ku nool oo an ka cayn meeday waa yaabay Qabuuraha Dadkoodii la faganayo war ka kaca oo ka dhiidhiya waxaan wa dulinimo !
    Waana musiibo

  • @khada917
    @khada917 Před 23 dny

    Wasiiradu kuwo la yaqaanba maaha waa mid iyo labo inta laga garanayo gudoon baarlamaana 0 mid kalita xitaa sheeko laguma hayo.

  • @user-nb1en7cc2g
    @user-nb1en7cc2g Před 23 dny

    Nin timo soo beertay side loo aaminaaaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 22 dny

    Meshah xasan moryan iyo Adan madobeh iyo madaleh iyo xamza dhohaneh kah dowladaynayan waxad kah sugtoh bah ah in umadah lah boboh

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Dad aan wax baran dad WADA qabiil dad WADA reer reer weligeed wax fican kama so bexesoo tuug cayayaan nin bur gaday baa xafisyada lo galiyay ceeb ceeb waa gashin dadkaan

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před 23 dny

    Laakiin tayo iyo macna ma lahan aqoonyahanka soomaaliya iyo siyaasiga

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Před 23 dny

    Aqoonyahan kaligii ka nool wadan idil hhhhhhhhh hhhhhhhhh
    Kaligii noole !! Iska
    Nolow aqoonyaga !!

  • @mohamedismailmohamed71

    Hadii dadkii aad tidji way wada xunyihiin adiguna la mid uun tahay, ilaaw caqliga somali u soo celi waa wada jaahil ka aqoon yahan sheganaya iyo ka aan ahayn