FARQIGA U DHAXEEYA ACCOUNTING IYO FINANCE (Accounting Vs Finance Af-soomaali)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Accounting Vs Finance Af-soomaali

Komentáře • 28

  • @J0L3D
    @J0L3D Před 2 lety +8

    Ustaad hadii aad waqti hesho courses online ah inoo bilow anaguna waanu isdiwaan gelin insha allah waxad leedahay talent wax dhigid

  • @qalbi_M
    @qalbi_M Před 4 měsíci

    wxn dhihi karaa waa 5daqiiqo aan wx bdn ku fahmay best explain ❤🎉

  • @akram_adel3253
    @akram_adel3253 Před 2 lety +2

    Mida kle aniga teamka gadaal ayaan ugu soo biiray course online waan xiisenayaa insha llh team noo abaabul

  • @12smart899
    @12smart899 Před 2 lety

    Good teaching band briefing thank you allots iambanking and finance students

  • @akram_adel3253
    @akram_adel3253 Před 2 lety

    Ustaad ayaad u mahdsan tahy jazakallah kheyr

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 Před 8 měsíci

    Masha allah youtube layda sidada cml wax uma sharaxan😅hore usoco wll

  • @axmednuur2535
    @axmednuur2535 Před rokem

    Good explanation

  • @abdiazizsiciid
    @abdiazizsiciid Před rokem

    Thanks ustaad🎉

  • @cigaalyare5235
    @cigaalyare5235 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad jasaaka alaaah

  • @khadarmahamoud6776
    @khadarmahamoud6776 Před 2 lety

    well done ustaad

  • @J0L3D
    @J0L3D Před 2 lety

    Masha allah ustaad

  • @realqueen3933
    @realqueen3933 Před rokem

    Shugran wll

  • @ummadamedia6785
    @ummadamedia6785 Před 2 lety

    Thank you brother

  • @hajji384
    @hajji384 Před 2 lety +1

    Playlist usamee.? Sxb qeyb qeybo. Field ka

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před 2 lety

    Thnks

  • @ismahanmohamed5747
    @ismahanmohamed5747 Před rokem

    Economic and accounting farqiga udhaxeyo naso sheg wll

  • @kasmaal4938
    @kasmaal4938 Před 2 lety

    Allaha kaa awaal mariyo

  • @xasanowmalaay2303
    @xasanowmalaay2303 Před rokem

    Ustaad m.a marwalba cashir cusub noo soodir

  • @mohamettartan1923
    @mohamettartan1923 Před 2 lety

    Ustad economics and management si fcn noo analysis garey wan aqan lkn laga yabo dad inay fahansanen

  • @cusmanxasan3988
    @cusmanxasan3988 Před 2 lety

    Eeer

  • @footballsports4958
    @footballsports4958 Před 2 lety

    Wll waad maxadsantahay lkn waxaa fiicnaan laheyd inaa noo soo badiso hitaa online noogu dhigto maadooyinka accounting quseeya

  • @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL

    Mclin wn ka helay sida qruxda bdan oo aat nogo sharaxdy casharkan wxn rajenaya inaat meshas nku sii wdo i.a

  • @hajji384
    @hajji384 Před 2 lety

    Wlhi anoona accounting Io finance dhigan baad ifahansiisay. Nio besT teaching aad leedahay.

  • @J0L3D
    @J0L3D Před 2 lety

    Sifiican ayaad no fahansiisay

  • @idiristarey
    @idiristarey Před 2 lety +1

    Wllhi anoo hada wareersan waa maxay xariirka kadhaxeeya oona leh labada kee barataa ifahan siisay mhdsn wlle

  • @kasmaal4938
    @kasmaal4938 Před 2 lety

    Wll aad ayaad u mahadsan thu