CASHIRKA 1AAd FINANCIAL ACCOUNTING (INRTO TO ACCOUNTING IN BUSINESS 01)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • WAXAA SHARAXAADA MAADADA FINANCIAL ACCOUNTING.
    WAXAA KUSOO BIIRI KARTAA CHANELKA IYO TELEGRAM KAN
    SOMALI ACCOUNTANT
    t.me/+cH5WblZL...

Komentáře • 154

  • @asrar_saad8027
    @asrar_saad8027 Před 2 lety +37

    Mashallah waxan ahay ardayadad dhigata kuliyada accountingka runti aad ayan u raadinaaye macalin somaliyed alxm finally got it💕👍 appreciate you walal #Mustafe waxan kaso raacay #Abdiweli_khalif qaabka aad usharaxde Business and economic ayaan aad ugu hele Esp A/C since it is my dream to be professional accountant and here you got new Subscriber🥰

    • @mustafexareed193
      @mustafexareed193  Před 2 lety +3

      Welcome 🙏 wll
      Hadii aad danaynayso accounting ka wll kusoo biir bahda sheerxirfad links ka HOOSE :
      Platform: sheerxirfad.com
      Telegram: t.me/SOMACCOUNTANT
      Whatsap : chat.whatsapp.com/C4WZrYnE1pQ6yGj21UdEOn
      DHamaaan kusoo dhawaada gacmo furan 🙏🌹❤️

    • @asrar_saad8027
      @asrar_saad8027 Před 2 lety

      @@mustafexareed193 jazakallah ❣️

    • @cayuunimaxamed9698
      @cayuunimaxamed9698 Před rokem +1

      I am accounting person I see you helpful person I am expecting to get advantage from you

    • @baazhkhan
      @baazhkhan Před rokem +2

      @@mustafexareed193 wll mnsha alllh waxad ku dhiiranaysaa inaad walalahaaga ubaahan ama aan fursad fiican uhelin faculty ga account ga inaad la wadaagto yaayah aragnimoda dheeraadka ah ee aad uleedhy

    • @hodandiiriye-bk4cf
      @hodandiiriye-bk4cf Před rokem +1

      @@mustafexareed193 ASLAAMU alykuma masha Allaha thanks my teacher maxaad u joojisay casharaanta bilaw ga ahaa Ee Accounting ka waxaan ka codsanayaa inaad bilawdo please And please thanks 🙏

  • @tagsanahmed6336
    @tagsanahmed6336 Před 3 měsíci +1

    Jazakallah kheyr ustaad

  • @juweriajama599
    @juweriajama599 Před 15 dny

    Ajar iyo xasanaad aan la so kobin ilahay haka siiyo, waxan ka mid aha ardaydi dhagesatay video gaga ka hor intan doran faculty iga qalmo economic dhaxdiisa, sidaad ardayda somaliyeed oo aniga oo kale ah ugu dadalaysidna ilahay haka abaal mariyl ustaad🥰

  • @md5m164
    @md5m164 Před 2 lety +3

    Masha Allah ustaad ❤️📚 ✍️جزاك الله خيرا

  • @FaraxXuseen-rs7ue
    @FaraxXuseen-rs7ue Před 2 měsíci +1

    Shukran, ustaad. Mahadsanid. ❤

  • @MoAbdi-xl5ux
    @MoAbdi-xl5ux Před 2 lety +1

    Mahadsanid mahadasanid ustaad sidaad cilmigaa sida freega ah noola wadaagaysid.wakhti baahi wayn loo qabay casharadan waad ku soo beegan tay.

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Před 2 lety +2

    MashaAllah ustad.well done.

    • @mustafexareed193
      @mustafexareed193  Před 2 lety +1

      Waxaa kusoo biiri kartaaa groubka aaan kugu talagalay Somali accountant
      t.me/+cH5WblZLxGFkNTg0

  • @abdisalaanabiibyuusuf5257

    Jazakalah ustad Mustafe Xareed
    Isagoo soft Ah nosodhig si an uladagno video iyo cashir ka iskula socono

  • @saidabdishire9369
    @saidabdishire9369 Před 2 lety +2

    Mcln aad ba umahadsan tahay runti best explanation I have never seen Allah kubarakeeyo

  • @aliyusufomar5849
    @aliyusufomar5849 Před 2 lety +5

    Mahadsanid Ustaad
    Guuleyso, We needed such qualified senior accountant teacher like you.

  • @najmobilan753
    @najmobilan753 Před 22 dny

    alxm Finally wa helay macalin Somali ah oo course kan youtube so galiyay misaanka xasanaadka allah ha kuu saaro

  • @almaabdirahman6065
    @almaabdirahman6065 Před rokem +2

    Mnzha allah macalin Alle haku barakeyo siwanagsan ban kaga fahmay waxan dhigta ICT keliyata course keliya naloga dhigaya accountant hadana wabad ijeclaysisay jasakalah ustaad mustafe xariir 🎉

  • @abdullahiahmedmohamed4067

    Thanks Ustad Mustafe

  • @cawilnur7758
    @cawilnur7758 Před rokem +1

    Mahadsanid macalimu Wax weyn ayay u tahay Dad badan oo an kujiro💯 jasaakalaah

  • @abdulaahiahmed552
    @abdulaahiahmed552 Před měsícem

    Manshalaah thanks ugaas

  • @joharafarah3200
    @joharafarah3200 Před 2 lety +1

    masha Allah ustaad alle haka abaalmariyo

  • @c.raxmanfariid9108
    @c.raxmanfariid9108 Před 2 lety +1

    Shukran ustad jzk allah kheyr

  • @sumayoxassanaxmed220
    @sumayoxassanaxmed220 Před 2 lety +2

    New student

  • @MohamedAli-vu5eb
    @MohamedAli-vu5eb Před rokem

    M.a teacher جزاك الله

  • @Atish_abdi
    @Atish_abdi Před rokem +1

    jazakkalllahu khyr macalin aad baad umahdsanthy abaalkaga wax ku gudomagaran karo

  • @nasramohomud1584
    @nasramohomud1584 Před 5 měsíci

    Thank dear teachers ❤

  • @zaahimyonis395
    @zaahimyonis395 Před 2 lety +4

    Ustaad joogto nooga dhig idam Alle duco kuugu daraynaa.

  • @muxammedaxmed9622
    @muxammedaxmed9622 Před měsícem

    Mahadsanid wll

  • @y2orahman980
    @y2orahman980 Před rokem +2

    I’m staring right now thank you so much lecture ❤

  • @mohamudmohamedomar2894
    @mohamudmohamedomar2894 Před 2 lety +2

    جزاك الله خير جزاء أستاذنا الغالي أهلا وسهلا 🙏💯
    In badan baa kaa sugaayey rutii Course sidaani quruxda badan Masha allah Soo dhawoow bal 100%❤💯

  • @maftuuxmahadalle3033
    @maftuuxmahadalle3033 Před rokem

    Masha allah ustad allah haku sharfo

  • @FarhanAbdirahman-k3q
    @FarhanAbdirahman-k3q Před měsícem

    Thanks macalin

  • @user-go8jg7ip5g
    @user-go8jg7ip5g Před 10 měsíci

    M.a Mahadsanid ustaad alle ha ku sharfo

  • @FarhanAbdirahman-k3q
    @FarhanAbdirahman-k3q Před měsícem

    Thanks

  • @jirdeaxmed4982
    @jirdeaxmed4982 Před rokem

    Mahadsanid ustaad alle haku dhawro wax badan baad noo faaiidaysay noo soo badi in sha alh anagu waanu kugu xirnaanayna waana ka faaiidaysanaynaa in shaa alh

  • @hassanabuukar2307
    @hassanabuukar2307 Před 2 lety

    Masha Allah
    Mhdsanid ustaad
    Mustafe xareed

  • @zamzamzalaad6484
    @zamzamzalaad6484 Před 2 měsíci

    Thnk you tea

  • @hamzemohamedosman2077
    @hamzemohamedosman2077 Před 2 lety

    mansha allh ustaad wlhi ubahanahy ee nalawadaag allah hakubarakeyo wan kuducenaynaa markasta

  • @cnaasirshire353
    @cnaasirshire353 Před rokem

    Good explanation

  • @abdiqadirabdullahi4427

    Mash Allah ustad

  • @zhamzohahmet9356
    @zhamzohahmet9356 Před rokem

    Shukrn ustaad alle hkaa abaal mariyo cilmigana alle hku siyaadiyo.

  • @khadarahmedaden214
    @khadarahmedaden214 Před 2 lety

    M.allh tabarakallh ustaad Allah hakaa abaal mariyo miisanka xasanadkagana hakuugu biiriyo
    Anagana kuwii ku faaida Allah hanaga yeelo

  • @zakariayahye1
    @zakariayahye1 Před 2 lety

    Masha allah, walaalkiis, waa arin aad i farxad galiyey casharaada, gaarka ahaan sida degan ee aad u sharxayso.
    Ma jirtaa in aan cilmiga ka qaadan karo Online sida CMA or CPA. eaxaan rajeynayaa in aad kaa helo jawaab.
    MAahadsnid walaalkiis
    Zakaria from Denmark

  • @Sabirin9.-_
    @Sabirin9.-_ Před 8 měsíci

    Jasaka Laah ustaad.

  • @qanjapoi3436
    @qanjapoi3436 Před rokem +1

    🎉

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 Před 2 lety +1

    Maasha allaah
    Mahadsanid wllo

  • @Caamircasiis
    @Caamircasiis Před 2 lety

    Msha allah.
    Alle Ha barkeeyo ustaad .

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 Před 2 lety

    Keep up teacher. Absolutely .

  • @Bedra_mohamed
    @Bedra_mohamed Před 20 dny

    Aad baad u mahadsan tahay ustaad , Dib u xasuusin baan u dhiganayaa .🤍

  • @Asadali-ec8fy
    @Asadali-ec8fy Před 10 měsíci

    MAHADSANID USTAAD

  • @abdishakursaid7844
    @abdishakursaid7844 Před 2 lety +1

    Thank you so much.
    Sidaa noogu wad wllo

  • @nimoabdisalan1278
    @nimoabdisalan1278 Před 2 lety +1

    Thank you so much 🙏

  • @ashkirsomali6432
    @ashkirsomali6432 Před 2 lety

    Keep going teacher

  • @OgaalSaxan2023
    @OgaalSaxan2023 Před 2 lety

    M.a ustaad tanks inbadan

  • @zakicade1051
    @zakicade1051 Před rokem

    Thanks teacher😊

  • @bashiirmacalinxasan7381

    Mashaa all ustaadii

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 Před 2 lety

    Wooow masha allah Aad baan u mahadsan tahay hadda ayaan bilaabay business accounting ka runtii waan ku farxay

    • @mustafexareed193
      @mustafexareed193  Před 2 lety +1

      Group ka Somali accountant kusoo biir
      t.me/SOMACCOUNTANT

  • @caynashejama4561
    @caynashejama4561 Před rokem +1

    Macalin mustafe casharadan oo book ah pdf ama la daabac karo waanka arki waayay soo dhig insha allahu mahadsanid 👏👏

  • @ridwanfurre304
    @ridwanfurre304 Před rokem

    Aad baan u soo dhaweynayna macalin

  • @xiiladcusub8808
    @xiiladcusub8808 Před rokem

    Shukran
    Ustaad

  • @yaasiincali2802
    @yaasiincali2802 Před 2 lety

    Masha Allah ustaad Allah ajar hakaa siiyo

  • @awilmowlitt7168
    @awilmowlitt7168 Před 2 lety

    Masha llH cashar wax tar leh

  • @abdinasirhaibe2233
    @abdinasirhaibe2233 Před 2 lety

    Mansha allaH ustaad

  • @deeqamohamed6134
    @deeqamohamed6134 Před 2 lety

    Keep goin ustaad

  • @zamzamabdi1118
    @zamzamabdi1118 Před rokem

    Jazakallah ustaad🙏

  • @yahyeomarsaid5095
    @yahyeomarsaid5095 Před 2 lety

    May Allah reward you bro

  • @calicabdiyuusufwlldeeqsi4237

    thanks teacher

  • @indhocadedhoodi
    @indhocadedhoodi Před 6 měsíci

    M.a mahadsanid

  • @zundusmohammed721
    @zundusmohammed721 Před rokem

    Mahadzanid macalin

  • @Madadaaliye.
    @Madadaaliye. Před 2 lety +1

    Ma.wall waxaan kuu rajeynaa guuul

  • @ciribey-nn2rg
    @ciribey-nn2rg Před 6 měsíci

    Ustad noo soobadey

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 Před 2 lety +3

    Ustaad well done right now waxan ahy second year financial accounting student wlli wakhtigeda kuso adisay mahadsanid ustaad

  • @user-ue4qo2te4q
    @user-ue4qo2te4q Před 12 dny

    2024 wa rajo I.n ina baro rabaa

  • @lakadshow448
    @lakadshow448 Před 2 lety

    Ustad mahadsanid

  • @Sumayaise
    @Sumayaise Před rokem

    mahadsnid ustaad

  • @sabrinamohamed5660
    @sabrinamohamed5660 Před rokem

    Thanks ustaad

  • @sahamiyemedia6174
    @sahamiyemedia6174 Před 2 lety

    Maasha allh

  • @c.raxmaanmaxamedsiyaad8577

    Tnx ustad

  • @dayibseed742
    @dayibseed742 Před 2 lety

    You welcome macalin

  • @asmaomarcaabi5053
    @asmaomarcaabi5053 Před rokem

    Mnsha Allah noosoobadi❤

  • @ahmediinnuuxaadan7737
    @ahmediinnuuxaadan7737 Před 2 lety

    mahadsanid waan bilaaban inshaa allah

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad

  • @Mohamedxaad
    @Mohamedxaad Před 2 lety

    Maansha allh ustaad shugran maanta ayan bilowbay hore uma arag 🥺

  • @maxamuudqoolaab1688
    @maxamuudqoolaab1688 Před 2 lety

    Mahadsanid macalin

  • @khalidabdiwasa1983
    @khalidabdiwasa1983 Před 2 lety

    thanks dear sir! i

  • @mohamedfuaad3500
    @mohamedfuaad3500 Před 2 lety

    Allah ajar hakaasiyo ustaad

  • @hodanabdulaahiabdi342
    @hodanabdulaahiabdi342 Před 2 lety

    Mahadsanid wllkey 100%

  • @saladabdi7728
    @saladabdi7728 Před rokem

    Thanks 🙏

  • @shaahidmaxamed5564
    @shaahidmaxamed5564 Před 2 lety

    ALLH HAKU SHARFO TCHR
    BAAHI WEYN AYAAN U QABNAA MAWDUUCAA AAD KA DHAWAAJISAY

  • @warsamemkaahiye5967
    @warsamemkaahiye5967 Před 2 lety

    Thnks ustaad 🥰

  • @carabofficial3789
    @carabofficial3789 Před 2 lety

    M.a ustade nosobadi casharda mahadsanid

  • @ipraahimaxmed1531
    @ipraahimaxmed1531 Před 3 měsíci

    Sir mustafe xareed

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Před 2 lety +1

    Ustaad wd mahadsantahay waxaan codsan lahaa ardayda cusub ee imika ugu horeyso in aad material ka course ka u soo raacoso sida ppt ga aad ka soo jeedinayso kale amba reference fcn laga fahmayo

  • @mohamedmouse7348
    @mohamedmouse7348 Před 6 měsíci

    Slideska ustad halke ka heli kara

  • @ArimaHeena121
    @ArimaHeena121 Před 2 lety

    Mashll

  • @mowlidhussein8153
    @mowlidhussein8153 Před 2 lety

    Masha Allah Masha Allah .
    Usada course material ka ahna noo soo raaci sida slides ka.

  • @user-vs1sy6sd3n
    @user-vs1sy6sd3n Před rokem

    M.a

  • @fahadhaseem4505
    @fahadhaseem4505 Před měsícem

    2024

  • @cigaaltv9846
    @cigaaltv9846 Před rokem

    Thnks

  • @abdallasaieed7603
    @abdallasaieed7603 Před 9 měsíci

    IFR S iyo IASB iyo gaap Maxa u kala dhaxeeyo labadaas buugaagda acca waxay soo Qadataa (IFRS)iyo (IASB)

  • @axmedmaxamed207
    @axmedmaxamed207 Před 2 lety

    Alx sem one ayaan hada ka ahay jaamacada ustaad aad baan kuu sugayy waad mahadsantahay

  • @barwaaqofamily8146
    @barwaaqofamily8146 Před 6 měsíci

    asc macalin xisaab sifican uma baran markaas

  • @mahadally1643
    @mahadally1643 Před 2 lety

    M.a ustaad haka caajisin tan kle wakhtiga yareee aad u dhaxysiinaysid

  • @UmalAhmed-ud7jd
    @UmalAhmed-ud7jd Před rokem +1

    wll xisaabta iskuma ficnin lkn hamigygu waa learn accounting😔

  • @maidahassancabdulhi635

    Ustaad iso Jwb Ardey Kulyadaan aan Dhigin ma Anfacaysah