DALKII DAGI WAAYE DARISKA HA LOO CAMIRO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 04. 2024

Komentáře • 146

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 Před 3 měsíci +8

    Asc abaayo kenyo waa meel fican walow dhulka hooyo ka jeclahay hadana 3caruurya waa weyna sotusin sey. guri ugu gataan insha alaah kan yar markuu iidhameeyo dugsiga sare iidhameeyo jamacad yaan uga Raadin sucudiga ama masar waayo sucuudiha 3jeer yaan tagnay caruurtu wey kadoo heleen 3wadadwaawey oojamacado kabaxay alxsmdulilah Runtii waxan kaco oo kufo ilaahay wuu iigargaay bacdi tacab qofkii dadaala mar un buu degi alxamdulilah caruurti need duco sadaqad iyo inaad lasaaxiibto isla akhriya quraanka isla tukada wax walba isla sameeya insha alaah wey kuu badbaadi ilaahay caruurteyda iyo. Caruurta kuli muslim hanoo wada xifdiyo aamiin🤲thank you abaayo♥️keep going♥️📍🤲

    • @ismahancali6643
      @ismahancali6643 Před 3 měsíci

      Masha Allaah, aamiin yaarab ❤🤲🤲🤲🤲

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Před 3 měsíci +2

    Allaaha noo gar gaaro 😢 dalkena wax dhaama lama hayo tawakalnaa calalaah Dad xoolo ah ayaam noqonay 😢

  • @Anzal222
    @Anzal222 Před 3 měsíci +3

    Hadii aan wadanka ka cararno hbo sidey cadawgu rabeen sow mahan oo wadankii cadowga siino anagana aan wadamo shisheye camirno

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 3 měsíci +2

    Alxamdulillah habo canab
    Ducadii iyo dadaalkii aad la timaadeen ayaad midhaheeda guranaysaan, guuleysta, hore u socoda💕😃

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 3 měsíci +8

    Dhismaha inta ku baxaysa maka soo hadli karta adigo raaliya waana mahasa tahay 😊

  • @omarjeylan4113
    @omarjeylan4113 Před 3 měsíci +13

    MAY ALLAH UNITE ALL SOMALIS UNDER QURAN AND SUNNAH.

  • @Welch568
    @Welch568 Před 3 měsíci +1

    Masha allah mama canab waa qolka kaliya ka bartay dhaqalaha reer somali waa ceel .ceelna ma buuxsamo

  • @hodaneey_
    @hodaneey_ Před 3 měsíci

    Hadaad degaanka soomaliyeed joogtid, waa wadankaynii, Ilaahay adiga iyo familigaaga ha idinku xafido 💙

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 3 měsíci +5

    Waxaan ahay hooyo Alle siiyey laba wiil, 9jir iyo 5jir, waxaan ka dhisanay guri hargaysa, waxaan ku tala jirnaa inaan guurno, noo soo ducee inu Allah noo fududeeyo anaga iyo intii muslim ah la doonaysa caruurtooda mustaqbal qurux badan insha'Allah, Mahadsanid habo, taloyinkaga wanagsan iyo wayo aragnimada, Alle ha idin barakeeyo dhamaantiin, Aamiin Aamiin ya Rabbi❤💖

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 Před 3 měsíci +2

    mansha allah abaayo macaan daniba waa oran mar hadii dalkii hagaagi waayey in Afrika ladego saa meel laisku cunayo cidina uma socotee

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 Před 3 měsíci +1

    Reer north America aan noqoneynaa insha allaah shuushuuumoo iyo baalbaaloow iyo icun iyo xalwo buskut doolsho aduun aduunyo anaa noogu sameehaayo markaan imaado insha allaah

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Před 3 měsíci +1

    Dalki dagi waa allagayoow no daji

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Před 3 měsíci +2

    Insha allaah. Adan. Waxaan. Kugu casuimi. Soomaaliyeed. Xarameeynka

  • @kheirohussein1556
    @kheirohussein1556 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Asc
    Masha Allah tabarakalaah

  • @MohamedAli-qr8bg
    @MohamedAli-qr8bg Před 3 měsíci

    Thanks a lot for your update

  • @rawmo7336
    @rawmo7336 Před 3 měsíci

    Gurigas hada meeqa camal lagu dhisey.. MashAllah TabarakAllah ilaahay haku barakeyo

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před 3 měsíci

    Thank you

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq Před 3 měsíci

    Masha Allah, Allah ha ku barakeeyo

  • @muzhtaakabdilahi6891
    @muzhtaakabdilahi6891 Před 3 měsíci +2

    Mansha allah

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 3 měsíci +2

    HABO : NIN NAFTIISA U QOOFAY AMAAN QOORTA MA SAARTTO🤩🤩🤩 DANAHEEYNA LEE ALLAHA NOO SAQIRO🤲 TU KALLE MA DARYEELLI KARNEEE🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘🤲( Thank you😘)

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 Před 3 měsíci +2

    KKKKKK WAAXAN DHUUL LAAHAYNE IGA DHEE ANO SOMALILAND UU JEEDA OO DHUUL LEE MAAXA DHUUL KUUKUYO II GEEYNAYA
    CIDA BILAA DHULKA AH DHUUL UU RAADI ANU DHUL BAAN LEEYEE KENYA MAA DHUL KAAGIBA YAA RAAABO

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan Před 3 měsíci +1

    umad somaliyeed ha dhihin ee somalia 🇸🇴 dheh because somali wa 5 afar baana nabada o kaa ad jogta ka mid yahay wana lagu wada nolan karan ee alle somalia nabad haka dhigo hada wuu fcny be
    takale erayga cadan baa dalku ka dagi layay waa ceeb madaxda ku ah ee somalia 🇸🇴 iyada is reebtay shicib iyo dawlad ba mawadinimada ku yar 💯💯✅✅

    • @fahima6186
      @fahima6186 Před 3 měsíci

      “Afarta Somalia 🇸🇴” ee nada ah waa Kuwee? 😂

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Před 3 měsíci

      @@fahima6186anu somalia 🇸🇴 kuma dhihin ee somali ban ku dhahy wana hargeisa jabuuti jigjiga gaarisa saw afar maha mise somaliyeedba waxad u taqanan muqdisho iyo koonfur uun 😂sida qaar badan ku arkay wax baro 5 somaliyeed baynu nahay oo 5 gobol geeska africa ka daga lkn hal qoomiyadood ah 🩸✅❤️❤️

  • @fareehafarah
    @fareehafarah Před 3 měsíci +1

    mashaa Allah tabaraka Allah baraka Allah

  • @ju4965
    @ju4965 Před 3 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 Před 3 měsíci

    Waxaa ficneyd guri yar oo kooban i naad dhisataan oo anan qarash badan kaaga baxeynin ciyaalkana kugu so boqanayaan ilmo qurbo ku koray meshaas maso dagayaan dalxiis bas unbey kutagayaan .canabey horta mesha waad ku qaboobtay wagi canada kuleel aad kaa muqan jiray xabeebti badneydna wey ka baxday masha allaah intasaaba muhiim ah waxana kugu dara xajigaada hadaa si fiican isku si baraneysaan sababto ah waqti isku heleysaan

  • @khadijamohamed599
    @khadijamohamed599 Před 3 měsíci

    Asc Masha Allaah walaashey information fiican baad na siisay wanaaga aad dadka la jeclaatey Allaha kula jeclaado jazaaka Laahu kheyr ❤❤❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Před 3 měsíci +2

    Mashallh tabarkalha

  • @foosjama4285
    @foosjama4285 Před 3 měsíci +1

    Canab tahliil Edo macaane Allaha kubarakeyo

  • @CMG0607
    @CMG0607 Před 3 měsíci +1

    Haa iyo minaafiqiin madaxweyne iyo marxuum raserwaszaare xanuunsan

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před 3 měsíci +2

    😂 ASC abaayo waa runta 😭💔 somaliya cadow aya u heshiye 😢 ILAHAYOW dalkena ino Bad Badiyo Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲

  • @fareehafarah
    @fareehafarah Před 3 měsíci

    Cimri der cafimadh iyo cibadha Allah ithin siya athiga iyo ehelkatha AMEEN

  • @ashamohamed6613
    @ashamohamed6613 Před 3 měsíci

    Masha allah habayar waad mahadsan tahay talooyinka fiican

  • @shukriaaden654
    @shukriaaden654 Před 3 měsíci

    Mashallah❤❤❤❤

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 Před 3 měsíci

    Waa duceysantahay adiga masha allaah tabaarakalaah mama somalia alah kuxafido adiga oyo familkaaga

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 3 měsíci

    Manshaallah waa qalbiga ka hadashay ❤❤

  • @habiba9267
    @habiba9267 Před 3 měsíci

    Mashaa Allah shugran maama Somali waan kusoo wicidoomaa

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 Před 3 měsíci +1

    Wcs eda mcn mama somali qaali Mamo carurtaydu markay ku cusbayen kenya dameraha iyo digaagay daawan jiren kkOy ad ujeclaayen ari gana way eryan jiren

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 3 měsíci +1

    Eedo qaali Allaha kusharfo❤❤❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 3 měsíci

    Masha alaah 😂❤🇸🇴

  • @xamdibashi9039
    @xamdibashi9039 Před 3 měsíci

    manshallah maamo.caqli badan ❤❤❤

  • @amaalahmed9734
    @amaalahmed9734 Před 3 měsíci

    Maanshalah habo jazadaada jano Ale hakadhigo waxbadan baan kaa bartay ❤❤

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 Před 3 měsíci

    Mansha allaah ala runbadanaa walee somalia cadow baa u,tashaday

  • @user-oh7tk4zf8t
    @user-oh7tk4zf8t Před 3 měsíci

    Maashaa Allah ❤❤❤❤ guuleyso hbo caano ari riyo ma laga helaa tan kale waxaan ka shaqeysto oo illmaha ku korsado

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o Před 3 měsíci

    Maama waad mahadsan tahay allah ha idin xafido soow adiga kabreystay canada mama bal usheeg raaxada africa taala

  • @GlobalCommunityServices-ve6rr

    Mansha Allah, sister Canab walahi Waa runta, Dadka Somalida Quurba Joogta waa latalisey ha daay waax kaa qadanayan wanadaada❤❤❤❤❤❤ Hooyo kasto haka faidasato waana daan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @buraale134
    @buraale134 Před 3 měsíci +1

    Mama somali waku slmy ilahay haku barakeeyo wlhi wa runta hebel wa buka oo bilkasta ileen wa wax dadka wada haysta wa hostage situation

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Před 3 měsíci +1

    Isoo qabo. Insha allaah. Maamo

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 Před 3 měsíci +1

    sha Allah TabarakAllah my dear sister, aniguu ahaa qofkii kusoo waydiiyey number kaaga aad iyo aad ayaad u mahad santahay qaaliyeey waan kulasoo xiriirayaa from 🇨🇦 bi idniAllah , JizakaAllah khayran

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc Před 3 měsíci

    Maasha Allaah maama guuleyso aduun iyo aaqiro runtii waxaad tahay qof ku dayasho mudan dhiirigelin bey noo tahay runtii waanadaada
    Iyo talooyinka wanaagsan maashaa Allaah tabaaraka Allaah ❤

  • @fadumohasan8834
    @fadumohasan8834 Před 3 měsíci +1

    wcws wll Qaali❤

  • @luxside6438
    @luxside6438 Před 3 měsíci

    Masha allah mamo Somali from london waban hiyi kacey

  • @user-ew1tt6cz4s
    @user-ew1tt6cz4s Před 3 měsíci

    Masha Allah walalad daacad y ah dadkeeda

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 Před 3 měsíci

    DALKII DEGI WAA EE DERISKA HA LOO CAMIRO, WALLEE WAA KELMAD WEEYN

  • @nanogzan
    @nanogzan Před 3 měsíci

    jzkllahu khairan amam somali abaayo 😊

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 Před 3 měsíci

    Manshallah 🌺🌺🌺💕💕👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-mr3zs6mv3o
    @user-mr3zs6mv3o Před 3 měsíci

    Cuwaanka wlhy isojiutay sa runta usheegtay❤❤❤ mama somali shugran

  • @nimo5432
    @nimo5432 Před 3 měsíci

    Canabeey Madaxaygoodhan ciraa is qabsatay kulahaa waxasaa kalsooni lagaadhahaa
    Masha Allah walasheen Canab

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Před 3 měsíci +1

    Kkkkk Dameer aa maqlooyaa walee in aad Africa joogto su’aal kama taagno.

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 Před 3 měsíci

    Maanshaallah tabarakallah

  • @user-on6uq3wj8y
    @user-on6uq3wj8y Před 3 měsíci

    guuleeyso

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 Před 3 měsíci

    Dhumkiina ilhay toos iyo somali 🇸🇴 weli ka qacin

  • @mohamedhorsed1135
    @mohamedhorsed1135 Před 3 měsíci

    Lamu waa dhul soomaliyeed

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 Před 3 měsíci

    Meel kaa agdhawlee ii fiifiiri insha allaah hadii macmacaan iyo dhadhanaan Reer xamar rabtid 😂😂😂😂

  • @bintoabdi6229
    @bintoabdi6229 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa Run macanto mashalah

  • @user-yc8cz8oh8i
    @user-yc8cz8oh8i Před 3 měsíci

    Maaasha alh hbo wlhi tusaalo nool baa itahay somalida warkooda haujoojin

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Wcs waan ku jecelahay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimas.mlifestyle2208
    @fatimas.mlifestyle2208 Před 3 měsíci

    Wa aniga habo macan 😢😢😢walahi sacan wax an sameyo ma aqan 😢😢

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Před 3 měsíci

    Maama Somali Gacalo dadka yaryar usheeg in Kenya ay dhistaan.Anaga waan ognahay tarxiilkii nalagu sameyn jiray. Hada meey Kenya soo daahirtay oon wax kayeelanay, naga dhaaf yaakheey oo Alle kacabso.

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 Před 3 měsíci +1

    Waxaa kuu fiicnaayd guriga inaad ka,dhisatid Caabudwaaq ama Garbahaareey.

  • @KuduraTechAcademy
    @KuduraTechAcademy Před 3 měsíci

    Mama somali. Halkee wayo magaladan

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 Před 3 měsíci

    Mama xafadee waye

  • @joemohammed4269
    @joemohammed4269 Před 3 měsíci

    Hooyo waakusalamy .Ramadan kareem

  • @naciimaxasan448
    @naciimaxasan448 Před 2 měsíci

    Asc mama Somali
    Waa xagee meesha aad joogto yacni magaceed

  • @user-on6uq3wj8y
    @user-on6uq3wj8y Před 3 měsíci +2

    somali baa degta gaar ahaan qabiilka baajuun baa u badan dheh

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Před 3 měsíci

    Tahaliil Dhuun cad waa kasalaamay😂

  • @abdirisakahmed9101
    @abdirisakahmed9101 Před 3 měsíci

    Ma fahanteen dalkii dagi waayeyeey ha loo camiro dariska warkaasi waa cccad yahay islaantani mashruuc ayey soo qaadatay waxaan an ka sjakisanahay guriga ay dhisatayna lacagta waxaa soo siiyey dadkii somaaliya burburimayey ayaa soo siiyey ee ka fugaada qiiq bay isu qarinaysaa

  • @leilamohameda6889
    @leilamohameda6889 Před 3 měsíci +1

    Thank you Assalamu Alaykum send it

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f Před 3 měsíci

    Meesha aad degentahay magaceed ?

  • @rawmo7336
    @rawmo7336 Před 3 měsíci

    Mama Somali fadlan intee kala soo various fadlan, numberkaga noo soo qor PLEASE…. Dhulal iyo guryo aan rabnaaye

  • @nanogzan
    @nanogzan Před 3 měsíci

    👍👍👍

  • @ribahmohamudabdi8397
    @ribahmohamudabdi8397 Před 3 měsíci

    Asc habo qof ubahan ino dhul ka ibsadan hayaa intee lagala so xiririyaa
    Jawab hadad aragto comment

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 3 měsíci

    Gaarrisa miyaad joogtaa wll?

  • @Guesthouse-international
    @Guesthouse-international Před 3 měsíci

    ASC, wr,wb Maama Soomali xageen kaala soo xiriira

  • @khadronuur83
    @khadronuur83 Před 3 měsíci

    Allah Eedo aniga ubahan please

  • @AminaGarane-rt2xs
    @AminaGarane-rt2xs Před 3 měsíci

    Asc

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g Před 3 měsíci

    Wajano adun❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j Před 3 měsíci

    Wan kaa qaadnay maama qaaali walhi wax badan ban kaa faaiday Runtii. Illhy caadawaga Illhy ha naga qaabto somali caadaw badan bay leedahay.

  • @leilamohameda6889
    @leilamohameda6889 Před 3 měsíci

    Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Před 3 měsíci

    Wax noo tashtey majiraan waxaan waa qadar Alle.

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Před 3 měsíci

    Asc walaalo xagee lagaala sooxariirikaraa?

  • @canabcali7831
    @canabcali7831 Před 3 měsíci

    ASC abaayo. Video yadaada week ka hor ayaan helay Alxamdulillah. Kenya waxaan imi Sept. 2023 aad ayaana uga helay. Tuladaan aad adigu na bartay ayaana ka sii helay. Waxaan jeclahay in aan usoo guuro Insha Allah. Waxaan jeclahay in aan dhul ka iibsado Insha Allah.Beertii 4 acre ahayd available miyaa? How can I contact you privately? جزاك الله خيرا جزا

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 Před 3 měsíci

    Canab Canada aya lobixin

  • @qaliabdi290
    @qaliabdi290 Před 3 měsíci

    Asc mana somali meesha tuugada afduubkaa ku badane maxaa kajira

  • @nasriinamohamed3045
    @nasriinamohamed3045 Před 3 měsíci

    Asc habo telefonkaga iso diir

  • @user-on6uq3wj8y
    @user-on6uq3wj8y Před 3 měsíci +2

    eedo somali iyo baajuun labo how kala qaadin wA isku mid baa juunbwaa qabiil somali ka mida ee saas u sax

  • @aminaabdi1367
    @aminaabdi1367 Před 3 měsíci

    Asc. Wll. Runtabaanaku jecelahay marawalaba qofoba saraada

  • @zeinabmohammed7901
    @zeinabmohammed7901 Před 3 měsíci

    mama somali wakusalamay lamu hadan imado hotel alabtisawata mahelayaa hada nairobi ban jogaa carur ban wataa

  • @nadiifoxasan8858
    @nadiifoxasan8858 Před 3 měsíci

    Masha allaah

  • @Ayman-mu8ho
    @Ayman-mu8ho Před 3 měsíci

    Hhhhh alla runbadanaa