BILAN OSMAN OO XAQIIQDA KA HADASHAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 04. 2024
  • BILAN OSMAN WAA GABAR SAXAAFIYAD CAAN AH OO DAGAAL KULA JIRTA XAGJIRADA SWEDEN. WAXEEY MUDO LA SOO SHAQEYSAY JOURNALKA EXPO OO KU CAAN BAXAY INUU SOO GUDBIYO XOGAHA CUNSURIYIINTA.

Komentáře • 263

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m Před 2 měsíci +17

    Anigu waxan leyahay allaha xafido gabadha yarta ah ee geesinimada muujisay ee ninka cunsuriga ah idinka hor istaagatayy oo somali darteed uu u dhibaateeynaayo ninka cunsuriga ah, ee garab siiya gabadha yarta ah, islaamka alloow midee oo quluubtooda isu fur oo xumaanta ka saar oo xaqa fahansii aamiin🙌🙌🙌

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 Před 2 měsíci +19

    alle ha xafido gabadheena soomaaliyeed waa geesiyad ahvhorey usoco habo cunsuriga xun wax uu qaadayo maleh

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 2 měsíci +13

    Mar walba waa in loo hiiliyo Gabadha Soomaaliyeed. Qofka u hiilinaaya rumaysana nin gaal ah waa dad xannuunsan.

  • @user-rf2md1dz5u
    @user-rf2md1dz5u Před 2 měsíci +9

    Don't lose hope nor sad allah protect you insha allah

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 Před 2 měsíci +12

    Mansha allaah allaah ha ku xiftiyo

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 2 měsíci +18

    Great fight back. We believe Bilan and support her. Thank you. Abdi from Canada and Somaliland national.

    • @siciidyusuf2248
      @siciidyusuf2248 Před 2 měsíci

      we have proud and suport with our Bilan. long live to her.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před 2 měsíci +10

    Don't worry about what people think and what they saying Bilan osman. Do your best efforts ❤❤❤Bilan

    • @abdulganinur9062
      @abdulganinur9062 Před 2 měsíci +3

      This is high profile case we can sue him for defamation if we get together is gonna be tough but we can try at least we 💯% behind bilan ❤

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Před 2 měsíci +5

    Bilan is Great women muslim women.Guuleeyso

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 Před 2 měsíci +15

    Gabadha Muslimad ah Allaah xiftiyo Aamiin cadowgeda ha jabo Aamiin viva Bilan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wiillowiillo2395
    @wiillowiillo2395 Před 2 měsíci +9

    Waxaa haboon in aan difaacno soomaalinimada hanoo laato soomaaliya gaba dheenana alaha nooxafido waa garab istaak loo muujiyo gabadha aan waalid unahay❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci +6

    Somaliyeey weligiin ha rumeesanina gaal oo waliba faasiq ah oo Somali kale in uu kugu diro rabo. Gabadhan Bilan waa Somali waana Muslim, qalad way lahaan kartaa laakiin ma ahan kufaar.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Před 2 měsíci +3

    Wll, yartani waxay tahay wajigeeda ayaa looga jeedaa ee ilaahay sharkooda ha kaceliyo gaal iyo muslimba, aamiin aamiin yaarabi

  • @maryamali3347
    @maryamali3347 Před 2 měsíci +2

    Firstly, I recently came across a video discussing Bilan Osman, whom I hadn't heard of before. I then found this interview on CZcams. I prefer not to comment on her personal life or relationships. However, I couldn't help but notice that she identifies as Somali but doesn't speak the language. It seems her parents didn't teach her as a child, and as an adult, she's responsible for not learning her own language.
    I'd like to offer some advice to Bilan: If you believe someone has maligned or defamed your character, consider seeking legal advise instead of participating in social media interviews. Anything you say can be used against you in court.
    Wishing you all the best

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 Před 2 měsíci +8

    bilan illahay cadow ka Allah qabto aamiin aamiin yaarabi somalia illahay ha soo ha nuu ni yo cadow ay akaa is ku eh illahay aw ha soo ha nuu yo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amoudmahdi9937
    @amoudmahdi9937 Před 2 měsíci +11

    Ha werwerin walaashay BILAN anagu garabkaaga ayaanu nahay. hadan nahaay reer Jabuuti 🙏🙏🙏🙏🙏 FROM DJIBOUTI
    Don't worry my sister BILAN we are with you, we the people of Djibouti🙏🙏🙏🙏🙏 DJIBOUTI❤❤❤

  • @HaboonMohamud-mm4ti
    @HaboonMohamud-mm4ti Před 2 měsíci +4

    Habo mcn let Them talk about you , we stand with Bilan osman❤❤❤❤❤❤❤❤❤ May allah protect you,

  • @LibanMohamed-ej8ct
    @LibanMohamed-ej8ct Před 2 měsíci +4

    We will be which human one must one Somalia 🇸🇴

  • @wiillowiillo2395
    @wiillowiillo2395 Před 2 měsíci +6

    Ilaah ha xafido cadaw alaha ka qabto❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Před 2 měsíci +7

    Gabadhiina uhiiliya soomaaliyeey garab istaaya cunsiriga ha ku fiirsanina

  • @khaliifaaden
    @khaliifaaden Před 2 měsíci +4

    mahadsanid Laki xaaji wacays sifiican baad wax ugu sheegtay hadii ay wax fahmayaan

  • @wandaba90
    @wandaba90 Před 2 měsíci +5

    She is so gorgeous Allahumma barik ❤

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Před 2 měsíci +5

    Masha allah bilan osman wa gabadh somaliyeed oo caqli badan allah xafido somalidan xumadaana la wareegaysana gabadha yar oo muslimad ah ceebta ka daaya oo waxad ogaadan qof walba wuxu ku hadlo aakhiro wala weeydin doona

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 Před 2 měsíci +5

    Sorry sister don't worry

  • @user-bc5ex4in7w
    @user-bc5ex4in7w Před 2 měsíci +4

    Mashalah wlhi wayshidantahay tani bilan Osman qadarin Wl shugran Mahadsanid ad iyo ad

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5v Před 2 měsíci +4

    Maasha allah laki alaha ku xifdiyo umaddana xaqa allaha fahansiiyo gabadhana ilaahey cadwga haka qabto ❤👍🇸🇪

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m Před 2 měsíci +4

    Masha allaah gabadha yarta ah illaahoow xafid oo ishooda io afkoodaba ka qabo,aamiin yaa rabi, waxan la yaabay say uga hadal badisay nimanka waawaeyn io say ugu qalaleen, war somaliyeey gabadha yarta ah waardiyeyaal ha loo sameeyo yaysan gaalada qurunka ahi shirqooline oo la diline gaalo wax walbaa ka suurtoobee alloow intii shar leh shartooda ka magan gali aamiin aamiin🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 Před 2 měsíci +7

    Bilan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴we love you walaalo ❤

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 Před 2 měsíci

    Illahay caruurteena iyo caruurta muslimiintaba haynoo xafido

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 Před 2 měsíci +6

    Bilaan ❤❤❤❤

  • @ahmedelmi7236
    @ahmedelmi7236 Před 2 měsíci +4

    Asc mahadsanid sida aad nooga dhaadhicisay waxa ay tahay iyo warbixinta laga sheegay bilan waxay noqotay been fadlan bilan osman horu usoco guuleeso adeer

  • @Hilactvh
    @Hilactvh Před 2 měsíci +2

    You have to think b4 u do anything be responsible for your self#advice

  • @rahmamahamed7420
    @rahmamahamed7420 Před 2 měsíci +1

    Mashallah Lacky wacays bilan waa gabar aqoon leh oo horumar gaartey dadka caytamaya ee jaahiliinta iyo kan cunsuriga xunkaa waxba isma dhaamaan

  • @user-lt4wq1fz5x
    @user-lt4wq1fz5x Před 2 měsíci +3

    Viva Bilan nous sommes avec vous

  • @ahmedajab6210
    @ahmedajab6210 Před 2 měsíci +3

    Ilaahay hakaa laali noqdo warka aad noo bayaamisay

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Před 2 měsíci

    Here in Somalia we support you Bilan Osman and we believe you ❤

  • @user-dv6ex6ix9u
    @user-dv6ex6ix9u Před 2 měsíci +2

    Bilan wagabar qaliya alahaxiftiyo cunsuriga alahaka qabto❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 Před 2 měsíci +1

    MashaAllah tabaraAllah we are proud of you sister bilan we stand with you always dnt take the negativity of our community you are strong 💪lady always keep going sister and so intelligent let your enemies be under your fits congratulations 🎊 for good work you did for your community 🥰🥰🥰💐

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Před 2 měsíci

    Guulbaan u rajeeneynaa gabadhaan somali allaha xifdiyo horey u soco.

  • @abdulog8461
    @abdulog8461 Před 2 měsíci +1

    We support you bilan osman ❤

  • @fotballontop
    @fotballontop Před 2 měsíci +3

    Gabadhaa ha la taageero Soomaaliyey , yaan lagu danbaabin gabadhaa, Hana la taageero . Ninka cunsuriga ah yaan la taageerin. Gabadha hala taageero gabadh fiican bay u eg tahay, ha laga xishoodo gabadhaasi yar. Ilaahay garabkeeda ha galo oo ha asturo. Biniaafamku wuu khaldami karaa , wuuna ka soo noqon karaa.

  • @Kimmichkimmichmed
    @Kimmichkimmichmed Před 2 měsíci +4

    Bilan ❤❤❤❤❤❤

  • @user-pm4eb9cb1o
    @user-pm4eb9cb1o Před 2 měsíci +2

    ASC AWALA MARA CIID WNGS ABAAYO RUN BAAD KA HADLEYSAA XIITAA NEBIYADII BAA QALDAMAY ILAAHAY UUN BAAN QALDAMIN BILANEEY GUUL IYO GOBONIMAAN KUU RAJAYNAAYAA IINSHA ALLLAAH

  • @ahmedmahamed9676
    @ahmedmahamed9676 Před 2 měsíci +4

    Gabadha yar halaga fuqo wlhi waan uhiilinayaa waa gabar muslima hadana soomali ah iyadaa wadanaa ❤❤❤ bilan orman horay usoco abaayo

    • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
      @AbdicasiisMohamed-pr7tu Před 2 měsíci

      Haye dagaalka yuhuuda haysta waxyeeleyay sababto ah yuhuudii. Imikacwayqaxayane yaa dumarka somaliyeed feejignada waayo yuhuudu waxay unecebyihin adunka qof muslin marka inantan tusaale ayay utahay dadka musliminta

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Před 2 měsíci +3

    Masha Allaah alhamdulaah in ee so hadasho aaad iyo aaad ayan ugu farax sanahay qofka so somalia aa qof gala aaah hadalkisa laga xigsana uuuf dadka qarkod ax ax somali ee kula sheganayan 😭 sorry bilan ❤❤❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 Před 2 měsíci +1

    Asc annagu gabadha soomaaliyeed yaan taageeyrsanahay guuleyso in shaa allaah 😮 gaal waxba naga quseeyaan hadalkiisa iyo dhagartiisa 😮😮😮

  • @HamdiGuled-ou6et
    @HamdiGuled-ou6et Před 2 měsíci +1

    Maanshallah habo keep going dont look back your brave ❤

  • @user-sm7ve7mu9e
    @user-sm7ve7mu9e Před 2 měsíci +3

    Aad bay I tabatay gabadhan somaliyed ...Allah ha u gargaro Bilan noolow

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 Před 2 měsíci +3

    Maasha allaah

  • @user-cj1ko4td6t
    @user-cj1ko4td6t Před 2 měsíci +1

    I stand with you sis don't worry ❤

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Před 2 měsíci

    Illaahey ha xafido bilen iyo qoyskeeda allaha ku xafido

  • @mahamedfarah7943
    @mahamedfarah7943 Před 2 měsíci

    The Queen Illa you are being protected by Allah Azza wajalah
    You are the Winners
    Be proud stay strong walal.

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Před 2 měsíci +1

    AIDMOUBARAK LACKI ALLAH HIHAFIDAK HIRAHISSE FIKE IIMIR DAWILLE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR AND YOU FAMILIES 👪 🙏 ❤ 💖 💙 ♥ 👪

  • @user-gn8mh1tp5h
    @user-gn8mh1tp5h Před 2 měsíci

    Mahadsanid Laki waaba dambaabnee waaba noo faahfaahisey Bilan Rabbi ha xafido

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Před 2 měsíci +1

    Bila, we're all with you, therefore, do't wory from anything

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 měsíci

    Masha Allah My Allah protected you oll 💎❤️🌺💙❤️🕋💎❤️laki masha Allah keep going ❤

  • @siciidyusuf2248
    @siciidyusuf2248 Před 2 měsíci +1

    waxaan aad u taageersanahay Bilan iyadoo u dagaalanta xaquuqdena Muslinimo iyo Somalinimo. in Yuhuudi Uraya uu Ilaahay inoga digay shirqoolka ay ino maleegan. in dad Somaali ah u riyaqan cayda walaashoda u caayayo Wasakhu wan ka xumahay aad ban u tageersanahay Walaashayo Gaal uraya waxba ka qaadimayo.

  • @yughesura
    @yughesura Před 2 měsíci

    Gof Allah iyo rasulkiisa SAW (KNH) ku hiran waxaba ka xumadan.

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Před 2 měsíci +2

    Masha Allah Gabadhaan way qurux badan tahey maybe he likes her

  • @khaliifhusseinmohamud9776
    @khaliifhusseinmohamud9776 Před 2 měsíci

    thanks for u info we support our sister ever time

  • @nuragure2954
    @nuragure2954 Před 2 měsíci

    manshaallah habo laki ❤ bilallan eeddo Allaakuhindoona samir macaantto ❤❤❤❤👍

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Před 2 měsíci

    We support you darling bilan alaah hakuxiftiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 2 měsíci +3

    Bilan❤❤❤❤

  • @ladan675
    @ladan675 Před 2 měsíci

    Waa geesiyad masha Allah allaha xafido

  • @Abassomar8335
    @Abassomar8335 Před 2 měsíci

    Bilan Osman hory uu soco wlll manch allha

  • @ahmedelmi7236
    @ahmedelmi7236 Před 2 měsíci +2

    Asc goobe production waa mahadsan tihiin sida aad u muujiseen waxa ay tahay bilan osman waa gabar fiican laakiin ninkii ku xumaaday waa nasiib xumo xaga calafka ah laakiin bilan osman waa gabar fiican

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 2 měsíci

    1-Hadii qof soomaali ah uu soo weeraro ajaaniib, qofka soomaaliga hala taageero.
    2-Bilan iyo ninkaa inuu xiriir dhax maro ma ahyn sababtii doontaba ha fikirtee. waayo gaal waa gaal cunsuri waa cunsuri. marka bilan way ku qaldantay arintaas marka Ilaahay uguma celiyo. 3-Soomaalaay wadan ajnabi markaad joogto edeb lahaaw magacaaga iyo kan umadada ilaali
    ❤🇸🇴☝🏿

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Před 2 měsíci

    Sax waaye gabadheena Allaah ha xafido Soomaaliyeey inta gabadha yar daba socota wax isku fala oo gabadha ka hara gaalka xunka ah oo aad garabka siineysaan iska daaya Bilan sharaf iyo karaamo ayey leedahay Maasha Allaah

  • @anabali5298
    @anabali5298 Před 2 měsíci

    ❤laki waa ku jeclahay aniga oo ah gabar budlan ah xabibti nolow inta an nolahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před 2 měsíci

    Bilan allah ha ku xafido

  • @abdullahdhaqanety5072
    @abdullahdhaqanety5072 Před 2 měsíci

    We Love Bilan❤
    We support Bilan &
    We stand with Bilan every step of the way .And we believed Bilan n will keep believing her always.#Bilan ❤

  • @Suadgobbe
    @Suadgobbe Před 2 měsíci +4

    Cidi nagama afdheera, nin ka xunka ah ma wuxuu mooday inuu bilan cidlo kaheli karo.
    Bilan iyo Laki guulaysta ❤

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Před 2 měsíci

    Ilaahay haku xiftiyo how joojin bilaneey is tarpon noqo we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Před 2 měsíci

    illahy ha ku xafido qaliyey ❤❤❤❤❤❤❤geesiyad garb waysay waye

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před 2 měsíci

    Masha allaah miskiinta laa dulmiyey allaah ha xafido aamiin

  • @nadiifo2234
    @nadiifo2234 Před 2 měsíci

    illaahey ha xafido gabdha heena

  • @aminanuur4946
    @aminanuur4946 Před 2 měsíci

    We support bilan osman

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 Před 2 měsíci +1

    Mashallah xabiibti alloow ku koryeel viva bilan habo kor aga bax rabi baa ku sharfey ee kaa koryeeley waxba ha u joojinin ma qaldama waa illaah qofka dumarka mar walba raga wey qaldan noocwalba ha ahaadaana intey afka malab kaaga dhigaan bey xumaantooda ku fuliyaane viva bilen hve alesker dag ❤❤❤❤❤kjære bilen❤❤❤✍️✍️✍️💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️🤝✍️✍️

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Před 2 měsíci +1

    GREATBilan go on.

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Před 2 měsíci

    ALLAAHA kuxifdiyo abyo

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 Před 2 měsíci

    Maansha alaah rabi ha xafido❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Před 2 měsíci +1

    Abaayo ninka Somaliga waa yahay dad diciifa I am sorry my brother Soml waay aan u dhahay waa Dam I am sorry Bilan we are Soml waman they are with you I love you Habo❤❤❤❤❤❤❤❤❤🩷🩷🩷🩷🌹🌹🌹🌹🌹

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Před 2 měsíci

    Maansha Allaah tabaarak

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Před 2 měsíci +1

    VIVE BILAN NOUS SOMMES AVEC TOI COURAGE HOYO

  • @xabiibahmed-jd9dl
    @xabiibahmed-jd9dl Před 2 měsíci +2

    Halataageeo gabadha wll dhaman muslimin gabadjh

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Před 2 měsíci

    Asc, Walaasheen Bilan Allah ha xafido, laakiin waa in ay Cashar ka barataa Gaal in lala saaxiibo waxa ka dhalan kara, Allah u towbad keen Anaguna we are with you !!!

  • @fawsiahassan8885
    @fawsiahassan8885 Před 2 měsíci

    # be strong 💪 # we stand with you bilan 🥰 my Allah protect you

  • @carabcabdilaahi5110
    @carabcabdilaahi5110 Před 2 měsíci

    Allaah ha ka xifdiyo bilan fidnada Gaalada inan waan
    A dhashay way I Dhashay waan Guursaday Ax Ax ceeb ma gayaan Gabdhaha soomaaliyed Rag dumarba waa inaan haalka u hiilinaa bilanay Gaalada darbi Adag islaga xidh xaqa Allah haku waafajo Aamiin wa bil
    Ahi Tawfiiq

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Před 2 měsíci

    Bilan Osman We love you as Somalia women 🇸🇴 we we Always Support you ignore the Negative people
    Keep Going ❤

  • @roukiadaherqurux2956
    @roukiadaherqurux2956 Před 2 měsíci

    Masha allah hooyo tell her to keep coming because allah is here for every time don't worry my sister je vous souhaite une excellente pour toi ❤guul inchallah ✊🏽✊🏽

  • @user-jo2qu7zi7h
    @user-jo2qu7zi7h Před 2 měsíci +2

    Somalidu caqli ahaan iyo maskixiyan ahanba waay kadhinteen jahilnimo baahalkaasdhigtay somalidii mxy ba hablahooda difacaan dad aan wax ba akhrin wax qorin wax ba ufirsan miya dal iyo dadba difaci wa maya War hooy wax iskufalo dalkiina iyo dadkiibakawarhaya😢damirkalaidinkaqad

  • @idildhagey8696
    @idildhagey8696 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ masha allah

  • @fadumawacays3256
    @fadumawacays3256 Před 2 měsíci

    Bilan osman ilaahay ciil kuma bado sida aad ugu hiiliso xijaabka iyo muslinka alaaah hakuuugu hiiliyo kuwa ciilanayaasha ku xag xaganayana waxba kaama badalikarayaan

  • @bima9383
    @bima9383 Před 2 měsíci

    Viva Laki mashaalah tabarakalah akhliga waa waxankugu jecladay

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 Před 2 měsíci

    Masha allah laki xaaji wacays aad baad ugu mahadsantahay sidaad gabadha ugu doodaysid bilan osmana inaan u doodno waa gar ❤

  • @Suadgobbe
    @Suadgobbe Před 2 měsíci +3

    Would you have same debate 😢😢😢 Maya habo gabdhahay u xoog weyn yihiin

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Před 2 měsíci

      Very very good you have cleared the air, let all somalis support these lady, and that foolish man who abused all the somalis using your own dotas to divide you for his own interest, sorry for these girl

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 2 měsíci

    Masha'Allah Sax well said my sis😍🇸🇴💞💝👍

  • @thecolorfulbolt7809
    @thecolorfulbolt7809 Před 2 měsíci

    May Allah bless you and protect you you habo.❤❤❤❤❤

  • @abdishamal3926
    @abdishamal3926 Před 2 měsíci

    Nollamara allaha xafido

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 Před 2 měsíci

    Keep going Eedo

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Před 2 měsíci

    Walaahay waa ooyey markay tiri qabiilkaygu waa soomaali
    Ilaahay hakuxiftiyo habo
    We are supert you habo we love ❤️ 😍 💖 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤