PRANK: HOOYO MAALIN WALBA 2 SACADOOD BAA GYM CIYAARA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 01. 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

Komentáře • 477

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Před měsícem +23

    Inta tiktok ka soo aragtay😂😂❤

  • @AishaAbdirahman-ym6ih
    @AishaAbdirahman-ym6ih Před 5 měsíci +66

    Wlhi somli wa dada yaab leh bal fartun mxey ku hestaan xita ma jirto youtubtada kle wx prnk reality sameeeyo hadan awodo inaan 1m siiyo 1 minute baan ku siin lahaa 😢😢

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 Před 5 měsíci +106

    Hooyo waa u xiisnay, marmar noogu soo xad, masha Allah maamo igu Salaam, Hooyo cafimadqab iyo cimri dherer ku rajaynaya, luv u mama ❤

  • @ifrahismail1558
    @ifrahismail1558 Před 5 měsíci +77

    Macmacana isku daldasha😂 I love habo she's soo innocent❤

  • @that_nomadic_chef_
    @that_nomadic_chef_ Před 5 měsíci +43

    Habo’s laughter is contagious Allahuma Bareek May Allah protect & bless our parents 💛

  • @user-ii7oj5wn7j
    @user-ii7oj5wn7j Před 5 měsíci +42

    I love the relationship you have with your mom...

  • @moali250
    @moali250 Před 5 měsíci +42

    Maamada allaha dhowro qosolkeda ayan aad u jeclahay😂😂

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 Před 5 měsíci +18

    Guys, maxaa ku heysataan fartun she deserve 1m subscribers 👏 ❤

  • @flamingo1493
    @flamingo1493 Před 5 měsíci +92

    Fartun, we missed your mom so very much. Please make more video with Hoyo macaan ❤❤

  • @leilonuur7602
    @leilonuur7602 Před 5 měsíci +17

    😂😂😂😂😂 abaayo markaad hooyo prank ku sameyneysid waa jecelahay aad baad iga qoslisaan maashaa Allah ❤

  • @Hoyadaiyodhalanka
    @Hoyadaiyodhalanka Před 5 měsíci +44

    Love ur mom walahi mashalah 😂her laughter is so contagious 😂

  • @araksanomar6722
    @araksanomar6722 Před 5 měsíci +8

    Masha Allah barak Allah..... I love your Mom! Kisses from Djibouti

  • @badramohamed5410
    @badramohamed5410 Před 5 měsíci +12

    Mamada funny waaye macmacanka iska yaray hhhh i miss kaafi away kaafi wuu is catayay he is handsome ❤

  • @duniyaamuuse7550
    @duniyaamuuse7550 Před 5 měsíci +13

    Hooyo qarxis bdanaa macmacanka jeceshahy ee taagantahy😂

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Před 5 měsíci +7

    Mansha Allah hooyo fcn oo daacad ah weeyi, ALLAH HA BARAKEEYO AAMIIN ❤

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 Před 5 měsíci +1

    🫠🫠🫠how hooyo is so innocent
    اللهم بارك واحفظ كل أمهاتنا

  • @Mssruuxi8087
    @Mssruuxi8087 Před 5 měsíci +16

    😂😂😂😂 I love Wlhi marka hooyada prank ku sameeneesid 😂

  • @ablamohamed2834
    @ablamohamed2834 Před 5 měsíci +5

    Masha allah why waa iga qosalisa hooyo allah haku xafido hooyo cajib ah baa haysta❤ alxmdulilah

  • @badraansaciid4165
    @badraansaciid4165 Před 5 měsíci +28

    I love your mum 😂😂 maguur gurata ayey dhahday walahi she made my day bless her 😂

  • @amiiraabdirahman9036
    @amiiraabdirahman9036 Před 5 měsíci +5

    Ani iyo hoyade taageraa ku nahay saakay vidioga isla fiirsanay gbdhan waxe dhahday waan jeclahay isma cadeyso waa ku salameynaa macanaato fartuun❤👑 from xamar cadey

  • @azuumiabdalle
    @azuumiabdalle Před 5 měsíci +1

    Fartuun duvet my fav girl ❤and your mom Allahuma baarik!!🫶🏾💗💗

  • @abdiqaadir7729
    @abdiqaadir7729 Před 5 měsíci +5

    fartuuny wlhi qosolkiina wau xiisnay😂😂mama alle hano dayo😊🤲

  • @haninora533
    @haninora533 Před 5 měsíci +18

    Masha Allaah Hooyo waa u xiisey qosolkeeda😂😂😂😂Allaha kuu xafido🤲❤️❤️☀️🌻✨😎

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před 5 měsíci +21

    Ala furtuney mid ma tihid hooyo waa funny mashalah😂😂😂😂😂

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Před 5 měsíci +10

    Magur guurarata hee kulha hoooy manoli😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @zuleeqa6733
    @zuleeqa6733 Před 5 měsíci +10

    My mom saciido😂😂😂 funny waaye wllhi

  • @hothoqaniismail7823
    @hothoqaniismail7823 Před 5 měsíci +1

    Hooyo Wlhi Wy Shidan Thy Masha AllaH ❤🎉😊 Love You Mommy

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Před 5 měsíci +5

    I love how your mom is just truthful ❤❤❤❤ and doesn't sure cout things.

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 Před 5 měsíci +2

    mama is so funny been baad sheegaysaa ku lahaa 😂

  • @mahdiaahmed1352
    @mahdiaahmed1352 Před 4 měsíci +4

    Allahuma bariik hooyo wlh kaal iyo laab ee iga qoslisiisey 😂😂😂😂❤️

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk Před 5 měsíci

    Masha allah waa iga qosalisa hooyo allah xafido hooyo macan❤❤

  • @quensowdiina4453
    @quensowdiina4453 Před 5 měsíci +2

    Hooyo soomaliyeed agteeda been haku sheegin waligaa😂❤

  • @birtukana8296
    @birtukana8296 Před 4 měsíci

    Ma sha Allah moms love ❤❤

  • @prettyproductions9191
    @prettyproductions9191 Před 5 měsíci

    Mashaa Allah hooyo mcn Allah kuxiftiyo ❤❤❤

  • @user-nh9bf6hx1m
    @user-nh9bf6hx1m Před 5 měsíci +18

    I love this 🤣🤣🤣 how are you able to think of this sis ? 🤣🤣🤣

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Před 5 měsíci +10

      I had to brainstorm to find something realistic and than today Abz was like try advert prank on her 😅

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Před 5 měsíci +7

    candhuufta Alle ku maceeyay🤣maamada funny waaye

  • @SmilingAnteater-dt7dy
    @SmilingAnteater-dt7dy Před 5 měsíci +2

    Allahuma baarik hooyo mcn❤intay ku qastay ayey ugh danbayn tidhi wanka tagaya 😮😂

  • @asadahmed8936
    @asadahmed8936 Před 5 měsíci +3

    Ma gur guurataa hee😂❤❤

  • @naruurohassan6043
    @naruurohassan6043 Před 5 měsíci +33

    😂😂😂😂😂 mom danbigeeda Allaah dhaafo Waa funny

  • @ridwanrashiid9802
    @ridwanrashiid9802 Před 5 měsíci +4

    Fartuuney hooyo iyo naz waa isku cod iyo isku qosol masha allah ❤

  • @mandeqhenna9129
    @mandeqhenna9129 Před 5 měsíci

    Qofka ugu horeyay waa ku jeclahay abayo ❤❤

  • @halimayussuf3032
    @halimayussuf3032 Před 5 měsíci

    Wallahi I miss you mom she’s Masha allah I like her

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 5 měsíci +3

    Hooyo iyo aabe beensani ah oo wax fahmaya baa ku dhalay masha allah ilaahay hakuu xafido amiin

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 Před 5 měsíci +1

    Hooyo Danbiga Allha dhaafo Qof runta jcl Ayaaa tahy❤❤

  • @AmiiraMohmed-rk8je
    @AmiiraMohmed-rk8je Před 5 měsíci +7

    😂😂😂 hoyadaa wa qosol barigii aad dhuusada ku bufisay aa ku xusuustaa ay ku leheed baa qolka IGA baxay😂😂😂😂

  • @ikrammansfield5217
    @ikrammansfield5217 Před 5 měsíci +6

    I love your hooyo! 😂😂 😂 may Allah protect you both 🤲🏾

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před 5 měsíci

    Masha Allah keep going sis

  • @shukri1395
    @shukri1395 Před 5 měsíci +6

    Love Hooyo 😂😂😂 god bless her inshallah ❤

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Před 5 měsíci +13

    😂😂😂😂😂 masha Allah fartuun hooyadaa qosolkeeda ayaan ka helay mida kale hooyada waa funny hadaladeeda ayaaba lagu qoslaa

  • @user-fc9mf1zf8v
    @user-fc9mf1zf8v Před 5 měsíci

    Mashallh momada wanadadeda kahelay ❤Allaha kudaaiyo

  • @xafsamusa1584
    @xafsamusa1584 Před 5 měsíci +1

    You and your mum are like friends 😊❤ sweet 😊

  • @msssnake7
    @msssnake7 Před 5 měsíci +2

    300k inaa dhaftid marabta hooyo is so funny

  • @Ina_geesi
    @Ina_geesi Před 5 měsíci +4

    500k garsiya beenta ha deyso hooyo is not easy 😂😂🤣

  • @aishaabdulahi2794
    @aishaabdulahi2794 Před 4 měsíci

    Alla manooli 😂😂😂abayo illahay haku daayo hooyo mcnto we miss you ❤❤

  • @amira1438
    @amira1438 Před 5 měsíci +4

    😂😂😂😂😂waa lagugu qabty beenta 😂😂lkn hooyoyinkena
    hal jamacadey ka sobaxeyn
    hooyo qeer alle hasiyo wlhi kal iyo laba u qoslay 😂. hooyo warkeda qata sanadkan 600k radsiya fartun insha alh

  • @Sucdijamachashi............
    @Sucdijamachashi............ Před 5 měsíci +2

    Hooyo illahow nodeyso waan uxiisney hooyo noso badi😂😂😂❤❤

  • @lastqueen2225
    @lastqueen2225 Před 5 měsíci +1

    Mar Mar kuso sameey hoyo wan uxiisnayee❤

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi Před 5 měsíci +1

    Hoyo Ilaheey ha sharfo ❤

  • @Umurazan
    @Umurazan Před 5 měsíci

    Masha Allah hooyo macan wey iga qoslisay ❤

  • @aishamohamed8451
    @aishamohamed8451 Před 5 měsíci +20

    Waa u xiisnay hooyo wan salamaya she is so hilarious wlh
    Wll gang waa wadanaa hoyo cimri dheer iyo cibado suban allha siyo
    Waxa igu qosolka badnaa waa ma gurguurataa😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoaxmed7537
    @fadumoaxmed7537 Před 5 měsíci +1

    Hoyo waa shacadaro miran ma gurgurada kulah ❤😂💋I love mom❤

  • @sahroaliibrahim8199
    @sahroaliibrahim8199 Před 5 měsíci +3

    😂😂😂maami waa jclhy marka prank ku sameyneysid 😂😂

  • @ShukriBashir-oj1tu
    @ShukriBashir-oj1tu Před 5 měsíci +6

    I’m the only one who see this video gan omg ❤

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 Před 4 měsíci +1

    Hhhhh mama cadi mahan wan u xiisey allha ku xafido😂❤

  • @MohamedHassan-ns5xm
    @MohamedHassan-ns5xm Před 5 měsíci +1

    I miss you your mom wllhi 😢❤cimri dheer io cicada suban hooyo mcn❤

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx Před 5 měsíci

    Masha Allah walahi wan idin xiisay adiga iyo hooyo

  • @shukriwarsame2354
    @shukriwarsame2354 Před 5 měsíci +4

    Hoyo qali iyo gabarteda an jeclahay alle hani xifdiyo❤❤❤❤

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr
    @MUBAARIGBunni-hz4nr Před měsícem

    THIS GRILL DESERVES IM SUBSCRIBE FARTUUN WAANKU WADANA INADER QAALI YOU ARE SO FUNNY❤😂

  • @amiirabazzem5948
    @amiirabazzem5948 Před 5 měsíci

    Hooyo allah noodaayo wlhi qosolkeed aan jecelahy ❤

  • @user-qu3yw7qs4t
    @user-qu3yw7qs4t Před 5 měsíci +2

    Omg hooyo weey iga qoslisay 😂😂😂

  • @suhurcaawil8777
    @suhurcaawil8777 Před 5 měsíci +3

    Mom is funny😂😂😂allah ha ku dhaafo ❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 Před 5 měsíci

    Your mum is soo funny Masha Allah😍❤️

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 Před 5 měsíci +1

    Hooyo nagu salaam

  • @kaafiyaaragsanxaaji2179
    @kaafiyaaragsanxaaji2179 Před 5 měsíci +3

    Wlhi waxaad thy qofka qudha ee si niyada iiga qosliya Alle danbigiina ha dhaafo adiyo Maamaba😂😂😂

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Před 5 měsíci +15

    Mom❤❤ 😂😂😂 funny mom wlh hooyo somaliyeed ❤

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Před 5 měsíci +9

    😂😂😂😂😂hooyo waa qosol kaliya masha allah astaqfurullah manoli❤feerkayga wisil uu gara ina aderey dhibley maxa taha

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Před 5 měsíci

    Fartuun dhanka firfircoonida hooya ka keentay masha allah

  • @Soniyaa1242
    @Soniyaa1242 Před 5 měsíci

    Hooyo waan uxiisney mnshaa allah hooyo mcn❤

  • @mohamudabdi4573
    @mohamudabdi4573 Před 4 měsíci

    Fartuuney quruxey aan kuguursado❤❤❤❤❤

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us Před 5 měsíci +2

    Fartuney hoyadaa hoyadey uqosol ugthy wee IGA dhimatey hoyadey ilaah hakuu daayo hooyo mcn ❤❤❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Před 5 měsíci +1

      allaha u naxariisto hooyo janatul fardowsa allaha ka waraabiyo

  • @amranali6867
    @amranali6867 Před 5 měsíci +1

    Wan iska jeclhy fartuun iyo hooyadeed😂😂😂

  • @user-ds9ml9rk8h
    @user-ds9ml9rk8h Před 5 měsíci

    Walaya qosalaka hoyoo mcne wakadhamesa ❤❤❤

  • @user-kh6sj9ri6d
    @user-kh6sj9ri6d Před 5 měsíci +1

    Anaa u horeeyo😂❤❤

  • @abdishakurahmed8028
    @abdishakurahmed8028 Před 5 měsíci +6

    Prankiyada noo yara badi 😂😂

  • @MarwaAhmed-mn8ce
    @MarwaAhmed-mn8ce Před 5 měsíci +6

    This is a real life conversations between me and hoyo on a daily basis wallahi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 i love this so much ❤❤

  • @anwartuure9790
    @anwartuure9790 Před 5 měsíci +2

    Hooyo she say macmacan u jeceshahay runta ma iska shegtid😂😂❤

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 Před 5 měsíci +7

    Wallhi hooyo Somali been ma lagu agsheegi karo 😂😂

  • @naimorashiid5140
    @naimorashiid5140 Před 9 dny

    I love fartuun and her mom ♥️♥️♥️

  • @TasmEditz1
    @TasmEditz1 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah very funny mum😂😂😂

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 Před 5 měsíci +1

    Wlh blh waa jeclahay prank adi iyo maamada

  • @ishra252
    @ishra252 Před 5 měsíci +2

    habo waa uxiise wlh ilaahey hano daayo candhuufta ii mcaate dheh kulahaa😂😂😂😂

  • @user-gx3vt7hc5h
    @user-gx3vt7hc5h Před 5 měsíci

    Fartuun cadi ma tihid illah haku xafido ogow in athy shax shax wan kugu hesta ❤❤

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m Před 5 měsíci +2

    Mama way fuurtay😂😂 ar fartuuna 😂😂😂

  • @zamzamaanka8
    @zamzamaanka8 Před 5 měsíci +2

    Asxaabay waa run fartuun channel keeda madhaqaaqayo ee markastay naga qoslisiisa ee aynu bishan 500 gaarsino please asxaabay active noqoda ❤

  • @XanaanXasan-dq6tz
    @XanaanXasan-dq6tz Před 3 měsíci +1

    Dadka benta kada Bay tiri hooyo mcn Malabo fani waye kkkkkk ❤

  • @fatimahassan742
    @fatimahassan742 Před 5 měsíci +1

    Prank aa hoyo ku sameyso waa fani mar mar kaso dub prank cml 😂

  • @qalanjolulla
    @qalanjolulla Před 2 měsíci +1

    Waa lagugu qabtay Beenta fartuuuun 😂😂😂

  • @naruurohassan6043
    @naruurohassan6043 Před 5 měsíci +6

    8:16 no been ma sheegaayi Waa laguugu qarxiyey 😂

  • @maryamaabdul3760
    @maryamaabdul3760 Před 5 měsíci +1

    😂😂😂😂😂 maamii alla ku dhawro wlhi qosolka iga dhamaady 😂😂😂

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 Před 5 měsíci +1

    Alla Hooyo allha kudhaafo saaid nooga qoslise😂😢❤