Qisada ay gabadhaan u dhimatay gabdho badan isticmaalo ba jira oo soomaali ah plz iska joojiya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 05. 2024
  • Subscreib Like and Share

Komentáře • 188

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 Před měsícem +122

    Horta qurx laysku racay aduunka yaa maqlay wamaya qofba sibuu uyaqana sax lkn aniga waxey ilatahy 1:weysada2:salda waqtigeda3: astaqfarta4: biyo badan cab5:xogaa gurigaga ku boodbod6: huruud iyo timirtada isla dhhig intaad howsha heysato7:normal cream korko dhan marso8: islaamka ilahey hakanabdgalan9: ducada badi10: cunto nafaqo leh cun kabadan intaas qanacadana waa qaliye naftaada nuucwalboy tahay kuqanac byy

  • @FarxiyoAbdulahi-ff1ds
    @FarxiyoAbdulahi-ff1ds Před měsícem +55

    Aniga kuma jiro kuwa wax ismariya aniga midabkeyga madowga ayan ku qanacsanahay alxamdulillaah

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před měsícem +13

    😮😮😮😮😮Abuurtii Allah ma bedeli karaano waxaan qurux ma ahan wa qasaaro aduunyo iyo aaqiro subxaanalah

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 Před měsícem +36

    heblaayo rayaan io qaar badan wale halis ku jiraan Alle ha u sahlo hablihii Qurux ayey moden hiliba ba la raadsada Biyaa ku furma jidhka

  • @muuna8497
    @muuna8497 Před měsícem +31

    Waligay video ad ledahay anon dhamaysan maba dhafo Sister 🎉❤

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l Před 29 dny +6

    Haadii aanu rag nahay anagaa ugu wacan dhibaatooyinkaa hablaha.Gabdho "natural"ka ah aan guursano way iska dayn lahaayeen

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 Před měsícem +33

    Horta gabdhaha iscadeeyo,waa Qatar hada waxaa ku soo darsamay bushumo diro iyo wax ka sii daran waxaas waa jaahilnimoquruxda waa aqlaaq iyo tacliin iyo alle ka cabsi.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 24 dny +5

    Hablaha somaliyeed waan u naxaa sida gabadhan oo kale ayay noqdeen

  • @NimcoBintMaxamed
    @NimcoBintMaxamed Před 27 dny +4

    Alx siduu ilaahy iisameyyy ku kalsoonhy❤️

  • @CabdirisaqMaxamuud-fo8gd
    @CabdirisaqMaxamuud-fo8gd Před měsícem +6

    Waan daawaday vidiyowga dhan gabdhaha walaaladeyana waan gaarsiinayaa wacyigalintaada i.a

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před měsícem +18

    Nasriin aaway taadii tahriibka baan sugaayee qaaliyey taas calool xumo iyo wax kafahmida nolosha ayaa ku jirtay noola soo dhaqso❤❤❤❤❤❤

  • @user-ub7tn7mh5h
    @user-ub7tn7mh5h Před 15 dny +1

    Alx midabkeyga wa madoow kama kaano ee waan ku fanaa❤❤❤

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Před měsícem +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉adiga iyo ilmahaada wa idiinsalamey

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před měsícem

    Mahadsanid walashay
    Horumar wacan❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 dny +1

    Ya Allah

  • @amira1438
    @amira1438 Před měsícem +26

    ayaan bilan ayan unaxa ani xidaa ilmahey sisaa waxkasto weyba isku baroweysaa marna waa is cateysa marna waa is cayilisa ilmaha iyo ninka waa sisa markasey dumarki somaliyed kuso qorayan abayo intey ka heleyna ilmaha aya ku cayili lahaye aniganeh waa rabaye wlhi waa yaba ani subaxanallah war dumarow ka joga waxad cuneysan aadna saqiradani sineysan
    mida kale aan kabay waxa waye. midkasto tiktok caan ka noqoto cream aye idin so qasan markasi ayad is marineysan war ka joga

    • @user-lw4uu7zd9e
      @user-lw4uu7zd9e Před měsícem +4

      Waan arkay Ayaan Bilan wax waaniya iyo waalid ka naxaaya malaha miyaa toloow?

    • @amira1438
      @amira1438 Před měsícem

      @@user-lw4uu7zd9e waba tan la yabanahy aan is weydiyo

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 Před měsícem +3

      Waliba wiilka dheh wan unaxa ,ilmheyga sey caato uyihin wlhi laysma dhaho hoyadooda heysato alx cfmd wey iiqaban wana uroonahy hadana 1malin dawo amey siisa lagu Cayilo ismalihi alx marka wey iga qalbi adagthy amuu wadna baaraa ban is dhaha ama adunkan nabd ma ahe wiilakaga markaad bulubulq noqd amaa heee ......

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy Před měsícem +1

      ​@umuaxmed5wasx wallaashey anaa kulla mid eh gabar yaroon dhalay ayaa saas caato iga eheed markaasaan caafimaad ahaan dhaqtar u geeyay waxaan dhahay dhaqtar iibaar kadib wax dhibleh mallaho oow idhahay waa caafimaad qabtaa kadib farahaan kaqaaday ilmahetga dhan waa wada caato lakiin iyada saaid ey eheed msrka abaayo cunada orgaaniga eh ilmaha nooraml si tartiib ey u koraan tan cunooyinka dadaga sida cunooyinka faresarka gallo oo dhan nooceydoonaan ha ahaado waa lagu cayillaa

    • @amira1438
      @amira1438 Před měsícem

      @@umuaxmed5402 abayo ambo ilmaheyga waa cato cato wana cato cafimad qaban alx dhaqtarkoda waxeyba idhahan san lee kuwad misankoda dhirerkoda waa isla socdan
      wilkeyga weyn wana 7jir kan ku xiganeh 5jir wlhi cayil majaclo anigeyba idhahan hooyo waa cayishay is catey cuntada sax
      wan unaxay wiilka sidey ka dhigty ilahey ha nacsiyo waxyalahasi ayan inkasyo arsaqadeyda mesha ka gashay ilahey arsaqad kale oo wasac ha siyo

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv Před měsícem

    Waan saaray wllo hore u soco

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 Před měsícem +6

    Subxananallah waligey dawo laiskucayiliyo macunin Allah yaa kamagan Gale alxamdullilah wlhi gabdho badan Ayan arke ooh Manta kashalayen hata period kaa hata Kama imado

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 Před měsícem +19

    Subxaanalaah 😳mid CZcamsrs ah oo ayan bilan la dhaho unaxsaanahy xitaa ilmaha ayey cayilisa 😳

    • @ZeynapCali
      @ZeynapCali Před měsícem +1

      Haa iyo ilmo beer doon kuwaas na qatar ku jiraan

    • @malabey197
      @malabey197 Před měsícem +2

      Ayaan bilan Anaa ka yaabay wlhi

    • @Malyun578
      @Malyun578 Před měsícem +1

      Dadka caan ka ah baa aragnaa kuwo badan oo la aqoon oo saas u isticmaala baa jira

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 dny +1

    Subxaaaana Allah

  • @hamdiali1498
    @hamdiali1498 Před měsícem +1

    Subxanalah ilahay hana babadiyo

  • @siradm
    @siradm Před měsícem +5

    Gabdho Soomaaliyeed ayaa ka ganacsada waxan, wax lacabo iyo wax la marsadoba, lugta cayili wajiga cayili!

  • @MaaidoXasan-ts4or
    @MaaidoXasan-ts4or Před 11 dny

    abaayo waamaasantahay walaalaha iladhashay way isticmaaalaan markii ay arkeen midwaliba waysootoortay mahadsadhid abaayo ❤❤❤❤❤❤

  • @user-wm9hd4sm7b
    @user-wm9hd4sm7b Před 4 dny

    Ax yaa Allh.🤲🤲🤲

  • @ridwaancumar8879
    @ridwaancumar8879 Před měsícem

    Wad mhd san thy abyo ❤❤

  • @Ruqiyo2050
    @Ruqiyo2050 Před 5 dny

    Ilaahow SaaS haiga dhigin😢😢

  • @IlhanMuse.-zr9uq
    @IlhanMuse.-zr9uq Před měsícem +1

    Asc waan ku salamay habo❤❤❤

  • @amalmohamed962
    @amalmohamed962 Před měsícem

    Abaay aniga waan ku saaray like. Aniga waa i wadataa

  • @AaminaSahra-rr9xv
    @AaminaSahra-rr9xv Před měsícem +1

    Abyo waa asturanthy m.a lkn gacmaha asturo marwalba

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 dny

    wa Runta Abaayo

  • @udgoonmahamd8704
    @udgoonmahamd8704 Před 27 dny

    subxanalah rabi kamagan galnay

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před měsícem +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc Před měsícem

    Subxanallah ka Alla magan

  • @mariashamzi
    @mariashamzi Před 21 dnem

    Abaa thanks ❤

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 Před měsícem +1

    Wa xaqiq Qofku sii dibici ah baa lasku catayenkara qofka 😢😢😮

  • @Sumayo125
    @Sumayo125 Před 14 dny +1

    Queen ajuuraan haloo geeyo video gaan😂

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 Před měsícem +3

    Subxanalaah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 dny +1

    sax

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 dny

    wcs thanks Abaayo❤

  • @user-zw9gl3qg7i
    @user-zw9gl3qg7i Před měsícem +3

    is cadayn iyo cayil ilahayba ka magan galay 😢

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 Před 19 dny

    SUBXANALAH QURUXDA IYO MIDABKA UU ALLAH SUBXANAWATACALAA KUU DOORAY MID KA QURUXBADAN XAGUU YAALA (QABRIGA DHEXDIISA)

  • @user-ls3qo4hm1d
    @user-ls3qo4hm1d Před měsícem +6

    Somebody share this with Rayan Bajaj pls lol

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před měsícem

    Abyo thanks ❤❤

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 Před měsícem +1

    Subxana Allah 😢😢😢

  • @YasraosmanNuur
    @YasraosmanNuur Před měsícem +4

    Queen of ajuuran halo share gareyo bastarada 😂😂😂

  • @user-eg5po7xp1j
    @user-eg5po7xp1j Před měsícem

    Wlhi beentaada maaha wa khatar arimahaas dad aan caafimaadkooda kafakarin ayaa buuxa allaha naxifdiyo.

  • @user-wx9ji2vr9c
    @user-wx9ji2vr9c Před měsícem +2

    Wlhi Rayaan bajaaj a so xasuuustey Subxanaka yacadim

  • @AaishaQueen-nl6xm
    @AaishaQueen-nl6xm Před měsícem +1

    Qisada soo dhig apyo❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před měsícem

    SubxanAllah ya Rabb
    Dumarow is ilaaliya waxyabahaa aad isticmashaan joojiya, Rayan bajaj u sheega😳

  • @mudanabdi3275
    @mudanabdi3275 Před měsícem +1

    Rayaan bajaaj ❤
    U share gareeya

  • @jamaaljaamac8835
    @jamaaljaamac8835 Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢😢subxaana allaah

  • @user-ip4lz5gh9x
    @user-ip4lz5gh9x Před 28 dny

    Alxmdulilaah sideeda ayaa is kalsoonahay

  • @khadramohamed7042
    @khadramohamed7042 Před měsícem +1

    Ha dhihin balaya is is qasha ha isku dambabin

  • @marwodagan
    @marwodagan Před měsícem +2

    Ayaan bilan iyo rayqn bajaaj bal horta haloo geeyo warkan kkk

  • @ifraahbare2114
    @ifraahbare2114 Před 6 dny +1

    الله خير حافظ وهو أرحم الراحمين

  • @user-oq5xu7hd3k
    @user-oq5xu7hd3k Před 3 dny

    Gabdhaha muqdisho ha dhihine gabdhaha qaar dhex hanagu xadgudbine

  • @sabariinnuuraxmed8898
    @sabariinnuuraxmed8898 Před měsícem +1

    Subxanallah😢

  • @Choukrihoussein-to7nn
    @Choukrihoussein-to7nn Před 10 dny

    Cream wa Cream amba xoog ha noqdo amba inyar wa isla cadanki

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před měsícem

    Subhanallah 😭

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 Před dnem

    Gabar aan akhaano oon kharaabonahay saas ayey aheed iyada oo meed ah ah ayaa la arkay

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 Před měsícem

    Shukran wllo

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 Před měsícem +3

    Wll sheekadii noosoo geli nagada naagta bakhtidaye

  • @Amiraahmed825
    @Amiraahmed825 Před měsícem +1

    Subxanalah

  • @coolcatschitah6394
    @coolcatschitah6394 Před 29 dny

    SUBHAN ALLAH

  • @KhadraAli-pe4bg
    @KhadraAli-pe4bg Před měsícem +3

    Bayo reer nairobi bay waxas ku dhacas

  • @Hodanomar592
    @Hodanomar592 Před měsícem +3

    Alxm cayil nutural i koro alxm❤caatada dhib ka maraa lkn hada ka dib caato la iguma oga intan ahay ilhy ha igu cel celiyo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před měsícem +3

      Caato waa Caafimaad, waana Qurux. Xattaa Cibaadada Salaad iyo Soonba waxay ufudud yihiin qofka Caatada ah waa markii Jir ahaan laga hadlo. Amaa mar walba qofkii Iimaankiisu sareeyo ayaa Cibaado badan.

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 Před měsícem +1

    Aan iska qiyaasee anoo dhameesan ma diyaanaa

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 Před měsícem +5

    Horta wax laysku cayiliyo dadka itimaalo wax bararsan ayaybo iila egyahiin aniga marbo hadii ay meesha oo gashi daawo oo aysan si dabiici ah aheen dhibaato ayaa laga dhaxlaa

    • @missdeka
      @missdeka Před měsícem

      Haa wa barar gudaha kawrn wadnaha iyo xubnaha sow ma bararaayo alla kalsooni darooy ba,😢

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před měsícem +1

    Kalsonidaro allow hanuguridin

  • @MaaidoXasan-ts4or
    @MaaidoXasan-ts4or Před 11 dny

    anika waxaadhahay 50 25 wiilwaaye 25 gabdhowaaye❤❤❤❤

  • @user-my4yk8jr1i
    @user-my4yk8jr1i Před měsícem +1

    Sumayo suu ayaan kabaqaa waayo marna waa buurantahy marna caato Allah soo hanunsho gabdhaheena somaliyed

  • @saafimedia3589
    @saafimedia3589 Před měsícem +1

    Waxaa illahey mahadiis ah in aan marsanin waxa la isku cadeeyo iyo in Aan cabin wax la isku cayiliyo

  • @Magool99
    @Magool99 Před měsícem +3

    Khudaarteena ayaaba ugu filan hadii lays cayilinayo maxa u gaynaya wax bani aadam sameeyey

  • @Suuraley-sg6lt
    @Suuraley-sg6lt Před měsícem

    Qisada waan maqlay san ma aheyn
    Bee😢

  • @FlameSkovil97
    @FlameSkovil97 Před měsícem

    Abyo shekadi awey part 8 😢😢

  • @XamdaMarwo
    @XamdaMarwo Před měsícem +1

    Sister

  • @faadumo7646
    @faadumo7646 Před 29 dny

    Subxanllah 😢

  • @HiboAdan-nr6je
    @HiboAdan-nr6je Před měsícem

    Subxanallah

  • @SadiaGarma
    @SadiaGarma Před 25 dny +1

    Gabadhaas lacag baa dishay haday faqri ahaan laheed edeb bay lahaan laheen

  • @Fortnite_grxntfan
    @Fortnite_grxntfan Před měsícem +28

    I know girl who die like this 😢

    • @QadanMuuse-rx9kj
      @QadanMuuse-rx9kj Před měsícem +1

      😢😢

    • @hamzeabdy
      @hamzeabdy Před měsícem

      Sido kale walhi gabdh ku geriyote aya arkay sharobada dhibcda iyo kaninada sanboorka😢

    • @FatimaAli-he6tr
      @FatimaAli-he6tr Před měsícem +1

      @@hamzeabdykaniniga sanboorka soo dawo maaheen mise sikalaa loo isticmale

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 Před 29 dny

      Hada kaniin walbo daroogo aad iska badison waa daroogo ​@@FatimaAli-he6tr

    • @QuenHeyFaQuenHeyFa-jq7oi
      @QuenHeyFaQuenHeyFa-jq7oi Před 28 dny

      Why did she die?

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před měsícem +1

    War rayan bajaaj ina adeertey halala share gareeyo iyadaa isticmaasho oo ka beec mushturtee.

  • @KhadraAli-pe4bg
    @KhadraAli-pe4bg Před měsícem

    Guuulso qali

  • @user-ci2lj7hy3q
    @user-ci2lj7hy3q Před 27 dny

    Abaayo sharoobad lugu cayilo kiimiko miyaa wllo

  • @ShukriSuuto
    @ShukriSuuto Před 11 dny +1

    😢

  • @Kheirjecel
    @Kheirjecel Před měsícem +2

    Please Ayan Bilan ushergareeya

  • @shaaficicabdi3994
    @shaaficicabdi3994 Před měsícem +1

    adigu miyaad iscadayesa

  • @ramlohassan9901
    @ramlohassan9901 Před 27 dny +1

    Ayaanbilan inee saan ku dhacdo ka baqaaa maalinkasto wax lagu cayilo keentaa

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 Před měsícem

    Wl qisadi taxana aheyd medey

  • @user-oe3iq2rc4q
    @user-oe3iq2rc4q Před měsícem

    sumxanalah😢

  • @Dhool2016
    @Dhool2016 Před měsícem

    Abaayo collegen cabaa iso jawaab qatar miyaa

  • @sahrasiciid9798
    @sahrasiciid9798 Před měsícem

    Rayaan baa igu so dhacday

  • @user-hm6ix4bx6y
    @user-hm6ix4bx6y Před měsícem +4

    Nasriina aawey sheekadeenii aad noo waday sorry taas ayaan rabnaa waa sugi la nahay hal saac ka dib noo kee❤❤❤

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Před měsícem

    You right

  • @umunuseyba9871
    @umunuseyba9871 Před měsícem

    Kwrn kuwa one day isku cadeeya

  • @Umuamiirofficial
    @Umuamiirofficial Před měsícem

    ❤❤❤

  • @sharafeeynuurqurux7773
    @sharafeeynuurqurux7773 Před měsícem

    ❤❤

  • @canabiinadia
    @canabiinadia Před měsícem +2

    Cayil hada rabo xulbada cunaa iyo Avocado 🥑

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před měsícem +1

    Lambar kow ahay 😂

  • @fadumobashiir9927
    @fadumobashiir9927 Před měsícem

    Qisadii no wadey aawey nasriiney 😢

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před měsícem +4

    Mid xamar joogto waxaa kudhacay macaan waxaa kagiurtay dhalmadii hada awladii midh iyo laba ayaa ujoogo hadana madhaleyso

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Před měsícem +1

      SubxanAllah jaahilnimo waa cudur weyn