qeybtii u danbeesay waana qeybtii iigu xanuunka badneed nollashayda oo garabkaygii waayay🥹🥲

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 05. 2024
  • Subscreib Like and Share

Komentáře • 163

  • @NuuraXaamud
    @NuuraXaamud Před měsícem +17

    Qofna igama soo horayn alla Saan u sugayay Wll alle meel kasta ha idinku amaansado 😢❤❤❤❤❤

  • @AsmaXuseen-vg5cl
    @AsmaXuseen-vg5cl Před 14 dny +1

    Ax wadasoo jabaday qali. Carabatu waxayadhahan. اتعب بعدراحه ،hadad nasanayasa hamigagii kurumoobay. Mash allh

  • @CalmLargeWaterfall-oj2rh
    @CalmLargeWaterfall-oj2rh Před 11 dny +1

    Alle ha unaxristo hooyoyoinken

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927

    Allaah unaxariisto abaayo adiga qalbiga allaah kuqabojiyo aniga hooyo dhimaty wey iga ilmeesisaa anigo hooyo mcn inoshahay allaah nocifdiyo

  • @ilhaancumarofficial9716
    @ilhaancumarofficial9716 Před měsícem +7

    Ax ilhy ha u naxaristo😭😭🤲🤲 hooyo mcn abyo
    Ala Fadhigeda. Janatu fardowso haka yeelo
    Nasriiey abyo Runti waxa tahay hooyo karti badan ilahey wax ku dhiba kuma tuso adi io ciyaal kaga 🤲❣️🤲
    Waxano tahay role model
    Wna ku mahadsantahay in ad nala wadagto qisadada 🙏👍👍👍

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 Před měsícem +6

    Ilhy haku naxriisto hooyo la aanta waan kula dareem xanuun hooyo la aantada 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @SundusJama-o9n
    @SundusJama-o9n Před 5 dny

    Alle ha u naxariisto hooyo abyo wlhi ilmada cishan wayay ya Allah Allah hooyo kasta u naxariiso Adium Iyo aakhiraba

  • @user-rx1cp9ss6w
    @user-rx1cp9ss6w Před 7 dny +1

    Sorry Abayo hooyo mcn Allah ha u naxariisto jano fardowso Allah ha geeyo mcney Adiga qalbiga Allah haku qabojiyo🤲🤲❤😭

  • @SundusJama-o9n
    @SundusJama-o9n Před 5 dny

    Alle ha u naxariisto hooyo abyo wlhi ilmada cishan wayay ya Allah Allah hooyo kasta u naxariiso Adium Iyo aakhiraba 😢

  • @user-ws2fs8bn4j
    @user-ws2fs8bn4j Před 14 dny

    Alle ha unaxariisto Hooyo mcn🤲🤲

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 Před 22 dny +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭 Allaha u naxariisto hooyo mcn adina qalbiga allaha ku qaboojiyo❤

  • @safiyoabdi9848
    @safiyoabdi9848 Před měsícem +13

    Qisada muruga badan part9 hal maalin ima dhaafin

  • @user-uk2rk6mu8f
    @user-uk2rk6mu8f Před měsícem +6

    Part 10 mcnyyy please 😢

  • @fatmakiin
    @fatmakiin Před měsícem +1

    Illhy ha unaxariizto hooyo qabriga Allha uwasiciyo kuwii janada ku kulmo allha idinka dhigo

  • @user-ws2fs8bn4j
    @user-ws2fs8bn4j Před 14 dny

    Scw

  • @MuhaAbdirashid
    @MuhaAbdirashid Před 24 dny

    Ax ax alle ha unaxariisto hoyo

  • @user-ty9qm6xs3t
    @user-ty9qm6xs3t Před 25 dny +1

    Alha unaxaristo hooyo wan ilmeyay😭😭😭😭😭

  • @user-lr2iy3wx8k
    @user-lr2iy3wx8k Před měsícem +4

    Ustadaha nasriiina adiga iyo carurtaada allah idin amaansado ❤❤❤❤❤

  • @Nimcoali-fv1nj
    @Nimcoali-fv1nj Před měsícem +2

    Amin yaa rabi allha uu naxirsto hoyo abyo 😢😢smar iyo iman buuxdo 😢😢😢

  • @NawaaAbdii
    @NawaaAbdii Před měsícem +3

    Shalaydan usuugayaya le walaqabsaday qisadad guul kurayana nasrintena 😍

  • @ciiltira3992
    @ciiltira3992 Před měsícem +1

    Rabi naxariistii jano hasiiyo Hooyo
    Adna nolol wangsan baan kuurajaynayaa

  • @nyg1162
    @nyg1162 Před měsícem +1

    Allah ha unaxariisto hooyo, Amin

  • @MaidoAadan-pf8kc
    @MaidoAadan-pf8kc Před měsícem

    Allow haw naxriisto 🤲🤲🤲

  • @aishayusufhassan8931
    @aishayusufhassan8931 Před měsícem

    Janada alalaha geeyo dhamaan waalidiinta muslimka ah ee dhinteen qabrigana rowdatu riyaada janah allaha ha uga dhigo aamiin yaarabi

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r Před 28 dny

    Allahu Akbar ❤😢

  • @sahroabdullahi496
    @sahroabdullahi496 Před měsícem

    Illahay ha unaxariizto janatul fardowso hageyo hooyo mcn

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 Před měsícem +1

    Illahay haa u naxariisto hooyo mcn ❤❤

  • @user-rm1lb3ys2s
    @user-rm1lb3ys2s Před měsícem +1

    Rabbi ha unaxariisto

  • @safiyaidisse8118
    @safiyaidisse8118 Před měsícem

    Alle ha u naxariisto hooyo wll

  • @Ugbaadhirad
    @Ugbaadhirad Před měsícem +1

    Alle haunaxariisto hooyada wll

  • @DaimonMoha
    @DaimonMoha Před měsícem

    Alh unaxaristo hoyo abyo wan ilmeyay

  • @user-yp9sp3xv5l
    @user-yp9sp3xv5l Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢abayo Allah subhanawatacaa hoyo macaan haunaxariisto anigeey ugudhacday Qeridaa😢😢😢😢😢xanuunka badan subhanllah 😢😢😢ilaa iyo hada hadaan xanuunkaas qorida hoyadeey waxan umaleyaa hada ineel laisoo sheeegay 😍😍🙏🙏🙏😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @tigerlivegamer7080
    @tigerlivegamer7080 Před měsícem +2

    Alle hawnaxariisto hooyo😢 waa dareemayna xanuunka sidi in aynagudhacday ba u oyena😢

  • @najahmohamud4702
    @najahmohamud4702 Před měsícem

    Allaaah haw naxaristo Hooyo wllo

  • @user-mx2nc8ep4f
    @user-mx2nc8ep4f Před měsícem

    Alle ha u naxariisto wll

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před měsícem +1

    Abayo hooyo ilaahay janatul firdawsil aclaa allha geeyo 😢😢😢

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před měsícem

    ALLAHA unaxariisto hoyo janatul fardowso ALLAHA kawarabiyo geri xanun badan

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 Před měsícem +2

    Xbbti hooyo illahey ha u naxariisto Mar kasta u ducee sadaqana u niyeyso waan huba waad sameysaaye Allena ubadkaga haku xafido oo ha isu kiin daayo hooyo adag oo karti badan ayad tahay Qof isago nolosha halkan ku jira Hadana Logu daro Mid kamida tiirarka noloshada ayad weyday xanunkeday ledahay lkn wax kasta wa qoraaL 😊
    Intad nala wadagtey shekadadana aad u mahadsantahy Runtii cashar io tajrubaba wey noo tahay iyo ikhtiyaarka Allah oo aad u wanagsan
    Damaacinimaba hanaga ahaate Nolosha Austria xaaliyan La joogo nooga so waran
    Welipa marka dhoof lagu yimaado
    Schooladeda iyo waxyalahas ado mahadsan 🥰

  • @SaadiyaMohammmud
    @SaadiyaMohammmud Před měsícem

    Wall alle ha u naxariisto aamiin

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t Před měsícem

    Allah haunaxristo abyo

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 Před měsícem

    Abayo #hooyo Allaha ha u naxariisto janatul Fardowsal Aclaa Allaha ha ugu bishareyo ##qaali🤲

  • @user-hx4it8pr6q
    @user-hx4it8pr6q Před měsícem

    Alle ha unaxariisto hooyo insha Allah janatul fardowsa hoygeeda alle haka yeelo aamiin yaa rabi 😭

  • @nimcoladan7827
    @nimcoladan7827 Před měsícem

    alle ha u nxriisto hoyo abaayo 😢

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r Před měsícem

    Saqiirada ALLAH HADDUU KUSOO BAD BAADIYEY INDHO XUMADAAS WASOO BOOTIYEY ALLAH UXAMDI WAX BADAN

  • @mushtaaq1824
    @mushtaaq1824 Před měsícem +1

    Hooyo allah unaxaristo owladana allah kula koriyo abaayo

  • @salmamohamud3119
    @salmamohamud3119 Před měsícem

    Hooyo Allaha u naxariisto abyo wlhi wan ooyay 😢😢 wanna kula dareemayaa xanuunka

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 Před měsícem

    Allehawnaxariisto hooyo

  • @ikramAhmed-sf1vc
    @ikramAhmed-sf1vc Před měsícem

    Ilahay ha unaxaristo wll hoyo

  • @FarxiyoShukri-er2ml
    @FarxiyoShukri-er2ml Před měsícem

    Abaayo hooyo Allaha unaxariisto kuwii janatul fardows ku kulma Allaha indinka dhigo 🤲🤲😭😭

  • @user-ee2ic9uk7z
    @user-ee2ic9uk7z Před měsícem +1

    Allah unaxaristo hooyo😢😢😢😢

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 Před měsícem +1

    Allow unaxariiso samir iyo iiman abayo

  • @user-gv7uz8rm2j
    @user-gv7uz8rm2j Před měsícem

    Mashaallah alla saan usugay ley guleysa abyoo❤

  • @DaimonMoha
    @DaimonMoha Před měsícem

    Janatul fardawsa alh keyo hyo amiin

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 Před měsícem +1

    Allaha una xariisto hooyo abayo

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 Před měsícem

    Abaayo macan hooyo illhay ha unaxariisto janatii fartos allha keeyo adikana samir iyo iman illhay haka siiyo❤

  • @FarxiyoCumar-gq7yy
    @FarxiyoCumar-gq7yy Před měsícem

    Ax ax alah xanun badana wa oyey wlhi alah ha unaxasriito hoyo mcn

  • @RahmaMohamedJimcale
    @RahmaMohamedJimcale Před měsícem

    Alaha unaxariisto hooyo

  • @AmaalYaasiin-nb3vk
    @AmaalYaasiin-nb3vk Před 9 dny +1

    😢

  • @SaafiIbrahim
    @SaafiIbrahim Před měsícem

    Abayo hooyooyinkeena oo dhan alle ha u naxariisto anagana alle nooga daba naxariisto. Amiiin 😢

  • @hassanosman3668
    @hassanosman3668 Před měsícem

    Allaah hawnaxaristo hoyo

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 Před 26 dny

    Qisadaada waan wada dhameestay abaayo aad bay U xanuun badan tahay rabbina ha unaxariisto hooyo waan kula daremayaa hooyo la,aantay dhamaanten hooyoyinken rabbi qabriga ha uwaasiciyo hooyo Dag baa tahay keep going

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv Před měsícem

    Hooyo mcn allaha unaxariisto 😢😢😢

  • @seynabahmed1819
    @seynabahmed1819 Před měsícem

    Illaha ha u naxaristo

  • @janaaleciiisedaud
    @janaaleciiisedaud Před 13 dny

    runti waan jecelehay dadka qisooyinka
    leh' cause waxan ahay wiil da, yar aan
    waligiii magaladiisa ka bixin, hadana
    jecel in uu nolosha uu ka noqdo qof
    waayo arag ah, runtii noloshuna ma
    aha mid ii soo dhawaynaysa sida
    dhibka yar ee aan filanaayo.
    Chanelka cawa ayaan so booqday,
    inshala duruusahaagii nololeed
    casharro ayaan ka baran doona.
    Maadama aad dhibkaas aad ka gudub
    tay waliba adiga oo nugayl ah.
    F.g geesiyad walee

  • @shukricadey2226
    @shukricadey2226 Před měsícem

    Allah hooyo ha unaxariisto abaayo

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 Před měsícem

    Abayo hooyo allaha u naxasiisto qiso xanuun badan baad so martay hooyo dhimashadedaba ha ugu darnaate qalbiga adkayso

  • @muuna8497
    @muuna8497 Před měsícem

    Alle Haunaxaristo qabrigana hauwasiciyo JANATUL fardawsaNa hageyo wll😢

  • @ayan.mire1800
    @ayan.mire1800 Před 29 dny

    Wad so jabteen wlhi

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před měsícem

    Alahu akbar ilahay ha u naxaristo janadi hoy alah uga dhigo amiin yaa rabi waa calol xumo 😢😢

  • @amanahmed244
    @amanahmed244 Před měsícem

    Allah Hooyo haw naxariisto Amiin ❤❤❤

  • @sacdaabdihalim7512
    @sacdaabdihalim7512 Před měsícem

    Alle haw naxariisto hooyo wll

  • @AliaFarah-nu3od
    @AliaFarah-nu3od Před měsícem

    Abyo hooyo Allah unaxaristo wakula daremaya xanuunka aad martay samir iyo iiman allah ka siiyo abyo

  • @AmishCumar
    @AmishCumar Před 29 dny

    Ax sorry 😢😢 aboyo hooyo allaha uu naxaristo kitabkeda miditah allaha kaa siyo

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana Před měsícem

    Abyo mcn calosha ad keso samira io imaan allah ka siyo hoyo mcn allah unaxaristo janadul faradoso allah ka warawiyo Aamiin Aamiin Aamiin yarabi 😢

  • @AmiishaAli
    @AmiishaAli Před měsícem +1

    Hooyo mcn allaha unaxaristo abayo😢

  • @abshiroabdikarim3348
    @abshiroabdikarim3348 Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 abaayo Allaha unaxariisto Hooyo macaan qabrigeeda beer janno Allaha uga dhigo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ShaafiyaIsmaaciilxasan
    @ShaafiyaIsmaaciilxasan Před měsícem

    Abyo suashdu waa mubaarik io carurta kle makala abaa in badan ka waynyiine Mubarak abihi mee

  • @nimcoxuseenabdi3547
    @nimcoxuseenabdi3547 Před měsícem

    Ilahay ha unaxaristo amin ya rabi 😢😢

  • @Sumaa1234
    @Sumaa1234 Před měsícem

    Gabdh kartı leh ba thy wlal hdan rbaa tahriibkas ana koly magafe way dhaantaye

  • @khadiijoali9455
    @khadiijoali9455 Před měsícem

    alle ha unaxariisto janadana ha idinku kulmiyo

  • @Burco-e8z
    @Burco-e8z Před měsícem

    Illahay ha u naxariisto wllo 😢

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 Před měsícem

    Allah ha u naxariisto hooyo 😢iyo dhamaan inta muslin ah oo geeeriyootey

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c Před měsícem +2

    Ana ugu horeyo hhhh nasra magacii naag dhagaxa ilaa hada mesha ka kenta isweydinoyaa iyo nagihii somali mee ahayeena cungta kaga sotagay

  • @Fonnychan
    @Fonnychan Před měsícem

    Wllo hooyo allaah ha unaxariisto waa qiso xanuunbadan runtii

  • @AmalIbrahim-hg9sq
    @AmalIbrahim-hg9sq Před měsícem

    Abaayo hooyo alla haunaxaristo 😢

  • @umuamiira588
    @umuamiira588 Před 22 dny

    Gabdhaan karti aad leedahay haku dhihina kartidu ayadaa imaaneyso waqtiga dhibka waayo meel aad ugu cararto dhibkaada😭😭

  • @nimcoladan7827
    @nimcoladan7827 Před měsícem

    ilmihui bn is mooday nqaski baba igu dhagy ano neeftuurayan arky ani ilmaha yr unbaba ii daran iyo hoyadood dadka kle mkla jecli 😢😢😢

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 Před měsícem

    Allaha u nxaristo hooyo macan 😢

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 Před měsícem

    Ilhy ha u naxariisto hooyo wll 😢😢😢 waa very painful wlhi

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 Před měsícem

    Abayo allaha unaxariisto hooyo janada allaha idinku kulmiyo🤲🤲🤲😢

  • @drsmuxdarosaidali8413
    @drsmuxdarosaidali8413 Před měsícem

    Abyo illaahey ha unaxriisto hooyo mcn😭😭😭

  • @shukrijama3926
    @shukrijama3926 Před měsícem

    Amiin Amiin

  • @jawaahirahmad
    @jawaahirahmad Před měsícem

    ilahey ha u naxaristo hooyo 😢

  • @mohamedadam3512
    @mohamedadam3512 Před 14 dny

    Ridwan Isak is watching and saying #this would have been a blockbuster story #
    Markasta waxaan is waydiiyaa dadka soo tahriiba dhibka iyo nolol xumada ay kasoo carareen ee tan gabdhu soo martay kasii daran intee kajirtaa?

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 Před měsícem +2

    sorry abyo ilahay ha u naxaristo hooyo mcaan

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 Před měsícem

    Scw sas waaye gcl

  • @xalimoxilkas1470
    @xalimoxilkas1470 Před měsícem

    Kutenar waa Dakada kuwa alabta loga soo dhajiyo oo qamta u yaalo

  • @ayaanahmet1373
    @ayaanahmet1373 Před měsícem

    Illahyow awlaadada baariyiin kaga dhig

  • @qamarsaid9901
    @qamarsaid9901 Před 8 dny

    Waaaa Qiso Xanuun Badan Waxaa Kasii Xanuun Badan Waxaas Oo Rafaad Ah Adiga Oo Maray Oo Ka Gudbay Marki Aad U Baahatay inaaa Farxad La Wadaagtid Hooyo Mcn in Lagu Dhaho Wee Dhimatay Allaha U Naxariisto Taaas Wax Ka Xanuun Badan Malahan Sorry Abaayo Wax Walbo Waa Qadar Alle Xanuunka Hooyo La’Aanta waa Kula Dareemaaa Hooyooyinkeen Allaha U Naxariisto🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @user-cx1om4vx9k
    @user-cx1om4vx9k Před 15 dny

    😢😢😢😢😢qisada hada dhameyste sorry abayo ilahay ha unaxariisto hooyo 😢😢