Qeybta 11-aad iyo tahriibinteydii

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 05. 2024
  • Waa qeybtii kow iyo tobanaad ee tahriibinteydii.
    Fadlan waxaan kaa codsanayaa inaad sii share gareyso si ay wacyi galin iyo ogaal ugu noqoto dhallinyaro badan oo ku haminaya in ay qaxarkaas soo galaan.
    #hayaatifaraj

Komentáře • 76

  • @nafisaadan3305
    @nafisaadan3305 Před měsícem +12

    Somaliyey waaba daawaneysiine like usaara plz

    • @sumadqaran
      @sumadqaran Před měsícem

      Anigoon like saarin maba daawado

  • @Alkhadhib
    @Alkhadhib Před měsícem +5

    Walal qaali You make me cry.
    Aad ayaan u qiirooday.

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před měsícem +4

    Subxanalah Subxanalah 😢😢😢 dhibaato waa sooo aragtay allaha idin caafiyo adiga iyo abowe wlhi qiso xanuun badan waaye waa qadar alle alx, hooyo allaha kuuu caafiyo qalbi jab badan waa sooo aragtay, ninkii ku siray alle ayaa ka jaasayndoona insha Allah

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před měsícem +3

    Like usara walasheen

  • @FartuunMaxamed-rd5ru
    @FartuunMaxamed-rd5ru Před měsícem +2

    Abaayo waxan ahay qofkii labat ee komant so qoray Masha allah abaayo qisadaada waa xanuun said ah

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r Před měsícem +3

    Ar TB DA XUMAAAAA ALLAH ANIGA LONDON JOOGO XAAMILO AH IGU DHACDAY BABY GIINA WEY IGA DISHAY ANIGA HOSPITAALKA ISKA JIIFAY😢😢😢😢😢😢😢😢12 bil DAAWO IGU SOCOTAY😢😢😢

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      BISMOLAAHI RAXMAANI RAXIIM
      WAA WAX KU QORNAA ALAHA KU CAAFIYO ABAYO
      HADA KA CAFIMADO LASOCO CAFIMADKA JIRKAGA
      NAFAQO DARO IN LAGA QAADO UNBAN UMALEYNAAYAY ALA OG

    • @user-vz9qv8zw2r
      @user-vz9qv8zw2r Před měsícem

      @@user-sn5yz7vg8v uur anigoo leh ayaa arzaaqadii ka go ay

  • @ubahahmed6643
    @ubahahmed6643 Před měsícem +1

    Ayyy hayat congratulations 🎊 600k m.a

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před měsícem

    Walaalo Allaah haku xifdiyo. Allaah waxaan kaaga baryayaa in uu kurbo danbe adduunka kugu tusin. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sucaadquule770
    @sucaadquule770 Před měsícem +2

    mcn badaney la so dheree markasta wan so booqdaa chanalkaga ❤

  • @TerrenceGoodrich-wc2om
    @TerrenceGoodrich-wc2om Před měsícem +2

    Challenge WAAYE insha allah vodkaaga kor u qaad I'm just trying to help you somali waa taqaanaa xasaasada ayay jecel yihiin

  • @amira-wv6cb
    @amira-wv6cb Před měsícem +4

    Xasan geedi hada xaguu ku dambeya, ciqaab adunyo iyo mid aakhiro ilah ku ridee

    • @HiboAbdishakur-bi9rl
      @HiboAbdishakur-bi9rl Před měsícem

      Ninka lasoqabtay lashegayo asi so ma ahan

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      XASAN GEDI ILAAHAY WUKA QABTAY UMADA TALYANIGU KU XIRAN YAHAY MUSIIBO ALAHA KU RIDEE ​@@HiboAbdishakur-bi9rl

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      XASAN GEDI MUSIBO ALAHA KU RUDEE TALYANIGA LAGU XIRAY

  • @kadramohamud1318
    @kadramohamud1318 Před měsícem +3

    abaayo qof waxaad eheed allaah kuxiran markaadi hore hadane lasoo siray Alxamdullillaah in allaah kasoo saaray. Laakiin meeshaas Wlh Somali badan ayaa ku Maqan.

  • @rahmohussian392
    @rahmohussian392 Před měsícem +2

    Laso dhaqso barti 12 please

  • @aasiyaxuseen4708
    @aasiyaxuseen4708 Před měsícem +1

    😢😢 ax qiso xanuun badan weeye

  • @HamdaAbokor
    @HamdaAbokor Před měsícem +3

    Asc wallo qaali walhya ialhaye dartiise ayaabana kuu jecalhya❤❤

  • @naimaalasow9625
    @naimaalasow9625 Před měsícem +2

    ilahey baa mahad leh o mesha idinka sosaray 😢

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před měsícem +4

    Farxad kaga weyn majirto markas walalkaa aad hesho ala maxad rafad somartey aakhiro xisab batal

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed Před měsícem +1

    Congratulations Congratulations my sister 600k❤❤🎉

  • @user-fb5lz1lf9j
    @user-fb5lz1lf9j Před měsícem +1

    Qofka ugu horeeye ❤🎉

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Před měsícem +4

    Sorry sorry abyo imka allha kusiyadiyo❤

  • @aminaali9108
    @aminaali9108 Před měsícem +1

    Subxanallah

  • @faatii333
    @faatii333 Před měsícem +1

    Noo soo dadaji please waa qiso ah in aad buug ka qorto walahay

  • @MulkiMire
    @MulkiMire Před měsícem

    Alaaha ku caafiyo abaayo

  • @TerrenceGoodrich-wc2om
    @TerrenceGoodrich-wc2om Před měsícem +1

    Abaayo Microphones codkooda iska hagaaji tb dhacso ayaa lugu saaraa easyna waa lugu kala qaadaa ahmdulilaah waxaa yaabaa inuu ilaahey kugu badbaadinaayay meeshan ducadaadii

  • @user-fw8ng8bn3e
    @user-fw8ng8bn3e Před měsícem +2

    Wcs abayo❤❤

  • @engwadhowr7701
    @engwadhowr7701 Před měsícem +11

    Gabadhaan qisadeeda waxaan Kala baxay
    In ilaahey Aad Mar walba ku xirnaato wax walba oo ku qabsada
    Ilaahey wax walba wuu kuu Awoodaa haddaad Ka bariso😊

  • @falhadoabdi8603
    @falhadoabdi8603 Před měsícem +1

    Laso dhaqso 12 ka baayo

  • @idiristarey
    @idiristarey Před měsícem

    ❤❤

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f Před měsícem +2

    Hayati qurux abaayo illahey dartisan ku jclhy aduun iyo akhiraba adiga iyo xajigaga iyo walalkaba allah haydin xifdiyo wax walbaba wad kaso gudubtey hooyana kawarhay iyada xata niyad jab beyso martay ilmahagi oo gacan Cadow ku jira adan waxba u awoodin maamoyinka alle haw denbi dhaafo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před měsícem

    Ilaahay baa mahad leh dhibkas idinka soo badbaadshay ilaa shalay waxaan fiirsanayey ninmankii dadka tuuri jiray meshii buu askarta geyey mise dadkii oo lafafa qaar maryihii baa ku duuban 😢😢😢 calol xumo

    • @safiyaabdullahi6293
      @safiyaabdullahi6293 Před měsícem

      Abayo intee ka dawatay Anne aa firsade

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Před měsícem

      @@safiyaabdullahi6293 abayo tiktok baa ilaa daraad lawareejinayey ninkas dadka lafahoodii qaar maryihii ka duugoobeen iyo kuwo wali maryihi ku xirxiran meel gooniya aan kuugu tilmaamo ma aqaan xataa face book waa lasoo dhigay ilaahay umadaas haugargaaro magafayaal ciqaab way utalaa

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Před měsícem

      ​@@safiyaabdullahi6293abayo anoo tiktk dhex waregayo baan meel ka arkaye you tupka zaki1 honest official kasoo daawo ninkii magafaha ahaa

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      SIIQDULMI DIID
      LAAKAHA MRDIA
      SAKI HONEST
      3DAAS CHANAL KADAAWADAY AX AX AX QALBIGA ADKEYSO MARKAAD DAAWANAYSID WAA MURUGO​@@safiyaabdullahi6293

  • @RuunMoha-zg8hd
    @RuunMoha-zg8hd Před měsícem +1

    Abyo c.raxmaanka aad wacdo yaawaye nafahn sii😢😢😢sory

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 Před měsícem +1

      Cabdiraxmaan.
      Waa wiilka eyku mehersaneyd oo hada lajooga oo intii eysan Kenya katahriibin eey ku mehersatey .

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 Před měsícem

      Waa wiilka qabey

    • @raxmoxersi641
      @raxmoxersi641 Před 29 dny

      Lkn qisada kumashigin in laqabay sey cml hee

  • @daganabdi1697
    @daganabdi1697 Před měsícem

    Asxpey Familka An garab istaagno Like ta usaara please waa walalaheen qisada waqti bay galiyeen

  • @TerrenceGoodrich-wc2om
    @TerrenceGoodrich-wc2om Před měsícem

    Dr ka ma u sheegtay in meel lugugu soo dilay

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před měsícem +1

    Abayo walalka markas meqa jirbuu ahaa nomadan shegin

    • @Zamuuzh
      @Zamuuzh Před měsícem

      10 sano😢

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      HORE USOO SHEEGTAY INUU JIRAY MARKEY SUDANKA BAXAYEN 10 JIR AYU AHAYEY TIRI

  • @user-uz7rp4wu1y
    @user-uz7rp4wu1y Před měsícem

    Please like usaar inta dawato una sher dha

  • @aliahmed-cz8uo
    @aliahmed-cz8uo Před měsícem

    qaaliga hospitalka maxa kaagalay mar aad lacag bixinaysay miyaa jirta haayada kuuqaabilsan

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq Před měsícem +2

    Alx alle idka soo badbadiyaay

  • @ubahahmed6643
    @ubahahmed6643 Před měsícem +1

    Abyo na tusi aboweh

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      COLEG KU JIRAA DHAHDAY MARAR KALE IDINTUSAA
      PART 1 ILAA
      PART 11 SO DAAWADAY ALX ALE KASO SAARAY

  • @user-bj3wu7vb6z
    @user-bj3wu7vb6z Před měsícem

    Sorry abyo ciqaab aduun waso aragty tii akhiro Alle kuguma daro😢😢😢😢

  • @HudeyphiMohamett
    @HudeyphiMohamett Před měsícem +2

    Apyo lkn hasan geedi mar hore la qabtay sooma ogid

    • @Talowanaagmedia
      @Talowanaagmedia Před měsícem

      Gorma la qabatay wa Alxamdulillahi

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      TALYANIGA LAGU XIRAY MAR HORE BBC SHEGTAY​@@Talowanaagmedia

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +1

      BBC SHEGTAY MAR HORE LAXIRAY TALYANIGA ALX

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před měsícem

    Abtigaas inkaar ayuu qabaa

  • @HudeyphiMohamett
    @HudeyphiMohamett Před měsícem

    Wiilka aawi apyo hda

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      HÀDA WAXBU BARTAA AYEY DHAHDAY COLEG
      KUJIRAA LAKIIN WAN IDIN TASAYA MARAR KALE DHAHDAY IYADIYO NINKEDA

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 Před měsícem +2

    Wllshen mel fican hala gadhsiyo madamoo yadna noo dadalayso

  • @user-sc2tc7pc4j
    @user-sc2tc7pc4j Před měsícem

    Sorry abayo

  • @amira-wv6cb
    @amira-wv6cb Před měsícem

    Qeybta kale so boobsi sxb

  • @user-uz7rp4wu1y
    @user-uz7rp4wu1y Před měsícem

    Sorry 😢

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 Před měsícem +1

    Cabdiraxmaanka aad wacdaa lkn waayo ? Ma qof wax kuu ah baa xbbt

    • @Hayatifaraj
      @Hayatifaraj  Před měsícem +2

      Xaajiga waaye wallo 😂

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 Před měsícem

      @@Hayatifaraj xaajiba maad lahayn markaas qaaliyeeye 😃😃😃 waad yarayd markaa singlena waad ahayd sidaad qisada noogu sheegtay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      NINKA HADA QABO O LASO DEDAALAY

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      ​@Hayat.Abdi2024 XYATI ALE KASO SAARAY ANIGA PART 1 ILAA PART 11 WA KULA SOCDA XPPT WA ALE MAHADI HADA SO DHAAFTAY WAXASO TAARIIQ AH AX

  • @SafiyaMohamed-op3gq
    @SafiyaMohamed-op3gq Před měsícem

    Sorry wlhi waa qiso murugo badan ilhy kaso bixiyay hada alxm