Daawo barnaamijka Hereri iyo Rwanda ee xasuuqii ka dhacay wadankaa 30 sanadood ka hor.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 74

  • @yaasirabdi6494
    @yaasirabdi6494 Před 4 měsíci +9

    Cabdisalaan herarri 1994-tiina iyadoo maqal ah BBC-baad iiga sheegtay❤ maantana waaba goobtii iyo iyadoo muuqaal ah waa cajiib cumri barako leh iyo caafimaad ALLAHA nasiiyo🙏🇸🇴

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Před 4 měsíci +12

    SOMALI MAY KU WANO QADATO 34 YEARS AFTER QABYAALAD. QARAX. DULMI IS DIL SUBHAN ALLAH DAL BAOOW YAA KU LEH

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel Před 4 měsíci +13

    Suxufigeena ruug cadaaga ah 500k hala gaadhsiiyo fadlan

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před 4 měsíci +18

    Soomaalida waa cawaan waana dad kibir badan oo isla weeyn. Waligood wanaag cidne kagama daydaan. Lkn xumaanta beey dadka kaga daydaan waa xoolo caadi ah. Galaadii baa intee hishiiyeen dantooda gartay.

    • @qadarabdullahi5165
      @qadarabdullahi5165 Před 4 měsíci +4

      Waruntaa sax aad iyo aad, dad inaga aqlixun markin wali

    • @syusuf9063
      @syusuf9063 Před 4 měsíci +2

      Cawaan ka daran

    • @RobleBarre-xz6kt
      @RobleBarre-xz6kt Před 4 měsíci +2

      Cawantaa wax loo sheegi karaa markey isku daalaan !!!!
      Marky aheyd inay dhahaan maxan ku dhimaneynaa qarax barten kadaro dib u dhal!!!!!

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Před 4 měsíci +3

    VERY INTERESTING PRO THANKS A LOT LEGEND HERERI

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Před 4 měsíci +12

    Rwanda tusaale Africanka kufilan hadana aanan lagu tuslaqadan❤❤🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼

  • @luulabdulahi7617
    @luulabdulahi7617 Před 4 měsíci +2

    Thank you Mr Hareri journalist Amazing story and sadly but educational 📰 news 🗞️

  • @Abdalla-Said
    @Abdalla-Said Před 4 měsíci +14

    Somalidu haday caqli iyo damiir leedahay dadka reer Rwanda haku daydaan.

  • @HussenMohamed-ls1ju
    @HussenMohamed-ls1ju Před 4 měsíci +2

    Waa mawduuc muhiim ah

  • @khalidgadari8828
    @khalidgadari8828 Před 4 měsíci +2

    wa barnaamij fiican , Genocide between hutu and Tutsi. lakin intaaba waxa lagu ilaawaya inay reer Rwanda isku mid yihiin maanta

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před 4 měsíci +1

    Guul

  • @abdirisakabadir
    @abdirisakabadir Před 4 měsíci +1

    Ku soo dhawoow Rwanda, Abdisalaam.

  • @mussejama311
    @mussejama311 Před 4 měsíci +2

    Hereri
    Somalia MOGADISHU masaajidadaa dadka lagu dilaayay ,dumarkana lagu kufsanaayay, waliba wax badan kadib dawladii, dad aan hubaysnayn kana mid ahayn reerihii xukunka isku diriray.
    Meelkasta hajoogee qofka bani aadamka dhiigiisa waa xaaraan..

  • @fardawsaalifarah4587
    @fardawsaalifarah4587 Před 4 měsíci +2

    subxaanalalh, waxuu ahaaa dagaal cawaan, balse gadaal ayeey ka hesheeyeen, anagana anagoo dad muslim ah hal afna ku hadalno ayaan wali is diliheynaa

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 4 měsíci +1

    Allow Somali kudaydan horumarka gareen Rwanda weli a inagu dsd Muslim nahay allow Somalia kasogaar

  • @Victory20246
    @Victory20246 Před 4 měsíci +5

    USC iyo snm iyo dowladiiba waasameesay nacalaa shaydaanbkuyaa maxaa xisaab taal

  • @keykey2594
    @keykey2594 Před 4 měsíci +2

    Hawiye wuxu xasuuqay 3 millions oo somali ah. Sido kale caydiid wuxu gaajo ku dilay 1 million somali ah. Xasuuqa Rwanda waxa ka darnaa Xasuuqii Hawiye ka gaystay somaliya. Hutu iyo Hawiye waa walalo ah oo waa ehel. lkn Hutuga maxkamadaha dunida laso taagay, halka hawiye oo 4 millions oo qof xasuuqay aan hal qof maxkamad laga soo taagin.

    • @ajmala522
      @ajmala522 Před 3 měsíci

      War waad edeb drn thy meeqaad xasuuqdeen hdaad daarood iyo isaaq meeqa sheeg mida kle siyaad bare imisuu hawiye kadilay mamqxkamad buu maray adaa hutu ah ilaa iyo maantana masia camal udhaqma qabiilkana caabuda war afkaaga hawiye huku sootaagin

  • @roodacismaancali5177
    @roodacismaancali5177 Před 4 měsíci +2

    Subaxaan allah

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 Před 4 měsíci +1

    Wariye igu qaaliya

  • @KhatumoSSC
    @KhatumoSSC Před 4 měsíci +5

    Feisal Ali waraabe marku video gaan fiirsade waxu dhahay
    “Morgan ayaa intaas ka badan naga dile ilaa hada cidaacad naga wareysate majirto”🙈

    • @Victory20246
      @Victory20246 Před 4 měsíci +2

      Kkkkkkkkkk meel aan rabey roob ma igu da-ay SNM waa sameeyeen

    • @asiyafarah9449
      @asiyafarah9449 Před 4 měsíci +2

      Please SSC meshiina jooga ha sonoqonina waayo waax faido ah ma haaysto dhulkiina laga heloo aan dhib ka ahaan.

    • @asiyafarah9449
      @asiyafarah9449 Před 4 měsíci +1

      Somali hegi maayso ilaaJEEL lasameeyo lagu xiidh xiiidho daadka QABIILKA ku Shaqeeysta

    • @abdiqanimamarre2251
      @abdiqanimamarre2251 Před 4 měsíci

      😂😂😂😂😂

  • @maxamednuux8290
    @maxamednuux8290 Před 4 měsíci +1

    Barnamijka inta u dabaysa ee warbixinta xasuus bbc di ah waaye 🙏🙏🙏

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 Před 4 měsíci +5

    Tutsi Waa Umad Somalida U'Eg Si Fican Dhibna Way Soo Maren Wana Ka Gudben Dhibtii Lakiin Waxay Malin Dhaweyd Marti Qaden Yahudi Madaxweyne Ah Waxayna Xusayen Xasuq Iyadoo Umada Gaza La Layay Malmo Ka Hor
    Marka Hadey Soo Dhaweyen Dadka Wax Xasuqayo Sharaftodii Waxay Gartay Hoos Mahadsanid Hareri

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 Před 4 měsíci +2

    Tutsigu iyagoo minority ah oo xasuuqaas ba'an loo geystay, markey afgambiyeen regime kii hore kadib, maeysan dhihin anaga dad idinka duwan baan nahay waadna naga badantihiin ismana fahmeynee waan goosaneynaa! Taa badalkeeda dowlad dhisid iyi dad isukeen iyi dib uheshiisiin ayey kashaqeeyeen.
    Inaga laakiin reerba calan iyo xaafad buu sameysatay!!!

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 Před 4 měsíci

    Well done ❤❤❤

  • @Goobjoog3030
    @Goobjoog3030 Před 4 měsíci +2

    Masha allah keep going

  • @user-dn3kj5ux3k
    @user-dn3kj5ux3k Před 4 měsíci +1

    War nagdaa waxaan wax kale nooga soowrn

  • @MaxemdXasan-kb4jo
    @MaxemdXasan-kb4jo Před 3 měsíci

    Asc Mhdsnd Hareri nimanka Tuutsiga waa Somali/Hawiye ah kana sii Ajuran/Jambele hawiye ah Tuutsiga waxa lagu tababari jiray somaliya waxay tegi jiren B/dheere iyago dhihi jiray halkan ayan ku maqalay In awoweyashen ka yimaden Duuliyihi geeyey B/dhere Pilot Shegow AHU aya iga shekeyey marqatigi nala jogay wa jogan

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Před 4 měsíci +1

    Somalida waa u cashar,shan is weheshata in ay ahaato oo walaalo ah,so.aliland,somali italy,jabuti,DDSI iyo NFD.

  • @mahadahmed5914
    @mahadahmed5914 Před 4 měsíci +1

    Somali maa wax ka barato waliba somalidu waa one family like harari family camal 4 tuug ayaa kala haysta 16milio shacabka ah

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před 4 měsíci

      Afarta tuug waxay kaso jeedaan 16 milion oo munaafiq waliba kuwa diinta ku hoos gabads

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 Před 4 měsíci +1

    Asc Rwanda Qofkii warbixin ka hayaa ila soo hadal iyo Kaadh qaxoonti in laga qaato oo wadanka lagu joogo

    • @diiriyeoomaar816
      @diiriyeoomaar816 Před 4 měsíci +1

      Rwanda waxaa kama jiraan zxp kaadh qaxoontina lagama qaato.

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 Před 4 měsíci

      @@diiriyeoomaar816 miyad hubtaa

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před 4 měsíci

    Hereri Asc wllo Soo qor lambar qof Somaliya oo hutelada kireya haduu jiro

  • @user-to2nm9zg4p
    @user-to2nm9zg4p Před 4 měsíci

    WLH waxan ka baqayaa inay somalia sidaasi ka dhacdo waayo umada badan ayaan quruumo lagu hayaa dulmi iyo iska sareysiin marka wixii hutus-ka sameeyeen inay sameyn doonaan ma foga xaq bayna u leeyihiin ogaada haddaan dulmiga laga daayin
    wiliba aniga waan kula talinaa inay sidaa sameeyaan hadii uu dulmigaan kusii socdo

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr Před 4 měsíci +1

    Famali cidaa ah ayaa aniga iyo familkayga nala soo darsay,laba beri ka bacdi ayaa is aragnay,af Somali ayaan kula hadlay waa igu qosleen,wiil iyo gabar walaalo ah ayey ahaayeen,waa i fahmeen Somali miyaad tihiin ayey i waydiiyeen,haa ayaan dhahay,annaku waxaan ka nimi Rwanda ayey igu dhaheen,gurigooda oo albaabka igu xiga ah ayey igu macsuumeen,hooyadood oo markaa waayeel ahayd ayey i bareen,waa familka dariskeenna ayey u sheegeen waa Somali ayey ku dhaheen,islaantii waa isoo dhaweesay waxay ii sheegtay in asalka tuutsigu ka yimi Somalia iyo Ethiopia laakiin markii ay dhulkoodii kaa soo guureen ay dhex galeen xoogaa midabkoodii is badalay.

  • @user-wj3kd9jh7p
    @user-wj3kd9jh7p Před 4 měsíci

    The same thing happen in somaliland and still no one say anything about it Sayid barre government did the exactly genocide to people of somaliland

  • @user-hi3oh2yw9j
    @user-hi3oh2yw9j Před 4 měsíci

    You should let the man finish before translating his words. You are not translating word for word.

  • @user-pd2qm2bo1h
    @user-pd2qm2bo1h Před 4 měsíci +3

    waxaan ka codsan lahaa xukumada somaliland in mesuam la sameeyo oo lagu xusayo isaac genocide 1988-1991

  • @user-uy4er6ei6b
    @user-uy4er6ei6b Před 4 měsíci

    Aragtideda waxaa fiican somalida in ay wax ka barato Ruwanda

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr Před 4 měsíci

    10 madaxweyne oo Somalia ka taliya kulugood waa 1 sano Rwanda cashar lagu soo siiya,awsaakhda.

  • @abdikarimissa
    @abdikarimissa Před 4 měsíci

    jilka 3 aad talow muxu noqon dona

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 Před 4 měsíci

    Hutu-gu waxay qireen dhibtii iyo Xasuuqii ay u geysteen Tutsiga kumanay ceebaysan inay kaydiyaan lafaha dadkii ay xasuuqeen halka Somalidu iskada inay qiraan ee marka roobku soo saaro lafaha dadkii ay xasuuqeen ay cay la so istaagayaan 😅😅 comments kana way iska qiiraysiinayaan habaar qabayaal bad tihiin

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q Před 4 měsíci

    Rug cadacsaxaafadeed c/salaan heerari

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Před 4 měsíci

    Wahada waxa laga wado somalida dhexdeeda hadan hada la iska qaban nimanka dibadaha usotahriibay ee qabiilna caaya qabiilka kalana yirahda asaga sareeya somalidi wexey isku fiiqaan sidii basasha 😢

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 Před 4 měsíci

    Hawiye dadkii aad xasuuqdeen ee soomaliyeed kwrm???

    • @ajmala522
      @ajmala522 Před 3 měsíci

      Aaway kuwii daarood iyo isaaq xasuuqeen ma isweydiisid kuwaas

  • @Madeialio
    @Madeialio Před 4 měsíci

    Somalia Tusale Nool ayey U tahay Rwanda

  • @MohissFoodspice
    @MohissFoodspice Před 4 měsíci

    Dadkaas somalinimo aya lo hasuqeey wa in aan uaarna

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 Před 4 měsíci

    Hadaanu isaaq nahay intaana ku tusaale qaadan mayno

  • @mohamedsomali2229
    @mohamedsomali2229 Před 4 měsíci

    Somalida dhaqan waxaan leenahy inaan aarsano muhiim noo tahay marka qof somali waxba ma cafiyo ilaa inta uu arsanayo lkn Ruwanda dadkii la layay way iska cafiyeen kuwii dilay dalka horu u socodaa lkn beesha isaaq 1988 dadkii siyaas bare ka dilay darood in ay ka arsadaan ayay rabaan oo weli ma cafin halka daroodku 1991 dadkii caydiid ka dilay ay hawiye u haystaan oo weli cafin, halka hawiye 2007 dadkii xamar cabdulahi yusuf kaga dilay darood u hystaan oo weli aysan cafin , raxanweyn 1995 caydiid ciidankiisa iyo siyaad bare iyo gaani dadkii baydhabo looga layay weli lama cafin in ay ka argoostaan hawiye iyo darood ayay rabaan marka weli hadaan somali nahay wareeg kale oo xasuuq inoo dhiman dad cuqdad badan ayaa nahay oo been been waxooda ku ilaawin lkn Ruwandiisku dhiiga biya leeyihin lafa ayay soo urursadeen oo nabadooda raacdeen

  • @rashiiddhabarre999
    @rashiiddhabarre999 Před 3 měsíci

    😂😂

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 Před 4 měsíci

    Sida Paul Kagame wax ku wado hadda waxay u socotaa iney taariikhdaa ku noqdaan

  • @Abdiwalixirsi-cu3jo
    @Abdiwalixirsi-cu3jo Před 4 měsíci

    Dadka sida wax yeelaa waa wadanma mise waa ayaka dhaxdooda ?

    • @Kdramandcdramalove
      @Kdramandcdramalove Před 4 měsíci

      Qabiilo ayey isku xasuuqeen malaayiin

    • @caduurmedia
      @caduurmedia Před 4 měsíci

      @@Kdramandcdramalove qabiil maahan ee waa qowmiyda hutu iyo tutsi

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 Před 4 měsíci

    Soomaalidu waxay isu tahay wax aan ruwandhiisku isu ahayn waan hubaa inaad taa igu raac san tihiin in soomaalidu qaraabo wada tahay kawarama hadaan kafaaiidaysano laba qodob oo ugu waa wayn waxanu isu nahay kow inaan nahay qaraabo kurteen labo inaan muslimiin nahay kawarama hadaynu labadaa arin aanu xooga saaro kana tagno macno beelka kaleen kulunay?.

  • @user-ds6dv4pq7y
    @user-ds6dv4pq7y Před 4 měsíci

    MARKAY KAN WAAD KUNOQNOQOTAY EE BAL AUSTRALIA KULAABO OO KASOOWARAN INDARBIGA LAGABOODI KARO AMA NACFI LOO AADO INEY LEEDAHAY

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Před 4 měsíci

    Caasimadii Shanta Somaali Wixii ka Dhacay, wali Isaaq iyo Darood Bentu iyo Raxan, kamay hadleen,wixii lagu Sameyet Ee Jaanis Saaiga Ahaay, Zo Siiba Dadkii u badna Ee la'xasuqayey waxay Ahayeen Darood, Oo kuwii Xasuqayey Rabeen inay tirtiraan iyagoo leh Doon bey ku Imadeen waa Inay ku naqdaan Doonti, waa Daroode,ka dar Oo Dibi Dhal 35 sano ka dib Caasimadii Ragii wax kulayey iyaguna hada waa iswada haystaan waayo Allaha Weyni Dulmi Naftiisu ka Xarimay, Kuwa hada wax Dulmaayo Maku guulaysan Karaan Dulmiga, iyo Birmadii Xasan Shiikh??? Intaa waxan u dhaafay Dadka Muxsinka ( Kitaabka ) Aaminsan iyo inta Caqliga Saliimka Leh Ee waxka Kasaayo Maatiga,wixii khaldan waa Naf iyo Shaydaan Wa Bilaahitowfiiq Somaali Dhagaley waa Maasadii Abwaankeni haduu nolyahayna Allaha Xafido, haduu Dhintana Allah U Naxariisy, Abwaan Carays Ciisa☝🏼.

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Před 4 měsíci +1

    c salaan adiga ayaa kuu fasaxay inaad gasho kaniisad ay kabuuxaan dad maydada

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q Před 4 měsíci

      Jaahil ba thy mxa dhib ku jira

    • @abdiali4626
      @abdiali4626 Před 4 měsíci +1

      @@user-th7zj8yk1q jaahilimo waata kuu banaysay inaad quubuuro ay ku aasanyihiin dad dhamaatood gaala ah inaad booqato jaahil nimada kawayni halakay jirtaa dalxiis miyaa mise waa inaad waxoogaa lacaga kasamayso baahi darteed kkkkk

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q Před 4 měsíci

      @@abdiali4626 adi xagjir nimada kaa buuxda maxay ahyd gaalka meesha uu ku dhintay hdi la boqdo ayado ujeedku yahay in tariikh dhacdey inay tahay iyo in ay ku tusaale qatan somalida sida cawaanta isku laynaysa oo ay gartan in la heshiin kro oo la wada Nolan kro ma danbiba marka xagjirnimada iska saar