Robert Mugabe | Madaxweyne 37 Sano Ka Arriminayay Zimbabwe.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 03. 2020
  • Boggeena Facebook:
    aadansahan/?...
    Xigasho:
    www.biography.com/political-f...
    www.biography.com/news/robert...
    www.arageek.com/bio/robert-mu...
    / 1449971675125399
    www.almrsal.com/post/662838

Komentáře • 204

  • @deeqfaais416
    @deeqfaais416 Před 4 lety +22

    Inta jiif ku fiirsanayso like ta igu qabo inpti👑😂

  • @hassanaarka6173
    @hassanaarka6173 Před 4 lety +14

    Mid ka mida halyeyedii ugu xikmada badnaaa
    #Robertmugabi ....😘😘

  • @SalmaAhmed-ci1bk
    @SalmaAhmed-ci1bk Před 4 lety +17

    Maansha allah waxaan aad kaga mahad celinaya barnamijyada quruxda iyo waxtar leh ee aad bulshadada la wadagayso maanta oo kaliya waxan faiday ayan wax lo dhiga jirin waan kugu boorinaya in aad halkaas ka si wado

  • @mohamedabdulle8047
    @mohamedabdulle8047 Před 4 lety +23

    Xikmad badan ban ka qorey ninkan mida iigu muhinsana waxay ahayd
    Waxaad gabar kala shekaysata facebook, whatsapp iyo instgram waxaad aaminsantahy inay kaliga kula sheekaysato hadaba waxad tahy ninka aduunka ugu doqonsan

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +6

    Mugabe wuxu afmaaL wax badan laga faaidaY...
    Xukun jecaYle wax badan ka badalaY dalkiisi haduusan ahaynba madax waynihi ugu wacna ee daLkas Zimbabwe....
    Mahadsanid walaL....

  • @abdullahiabdiaziz5030
    @abdullahiabdiaziz5030 Před 4 lety +1

    Alle ha ku daayo aadan sahanaw 😚😚😚😚😚😚😚😚😚🤩🤩🤩🤩😘😘

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 4 lety +31

    Oraahyadiisa muqaal gaar ah noga sameey😂😂😂

  • @saidnachi3066
    @saidnachi3066 Před 4 lety +7

    Zxp sida ad u shaqaysid umada ada ugu ildhere alle ha ku xafido wll AADAN SAHAN

  • @wacyigalintalainagudhaaf5932

    Sxp barnamijyada saymyn ogidaa maanta kliya ayaad 3soglisy mnsha allh wlhi bulshada wakhtigaagaad uhorysaa alle wll hakuxifdiyo ustaad *adan*

  • @sukiiahmed5079
    @sukiiahmed5079 Před 4 lety +19

    Somalia soomali ayaa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @samaalejr8972
      @samaalejr8972 Před 4 lety +1

      Sukayno ahmed Faraweyne wll cidiba idinkuma hsysato

    • @sukiiahmed5079
      @sukiiahmed5079 Před 4 lety +1

      @@samaalejr8972 wll wadamo badn ayaa wdnkeena nagu hesta sida itoobiya Kenya wdamo kle

    • @samaalejr8972
      @samaalejr8972 Před 4 lety +1

      Sukayno ahmed Faraweyne wadankayaga dheh Aniga haygu darin

    • @ibrahimjr1436
      @ibrahimjr1436 Před 4 lety

      @@samaalejr8972 maxaa luqadisa ugu hadleysa marka 😂 Senseless !!
      Dhaadhaanow Halkaan Waa Dalkaada Hooyo Wax Kuu Dhaamana Ma Arkeysid Ma Yurubiyaan Baad Ismooday ?

    • @yasinabdi1467
      @yasinabdi1467 Před 3 lety

      @@samaalejr8972 maxaa tahay adigu

  • @zakariyeaxmed765
    @zakariyeaxmed765 Před 4 lety +20

    Africa African baa leh🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedhachim4256
    @ahmedhachim4256 Před 4 lety +39

    Ereyada miyaad qortaa markaad hadlaysid wxd modaa inaad xfidsantahay

    • @husseinmubarak7717
      @husseinmubarak7717 Před 4 lety +3

      Haa youtuber walba wuu qoraa

    • @ahmedhachim4256
      @ahmedhachim4256 Před 4 lety +2

      @@husseinmubarak7717 haa caamir waad mahad santahay walaal

    • @salmaancabdi525
      @salmaancabdi525 Před 4 lety +5

      waliba laabtoogga ama warqad ayuu ka akhrinayaa illeen muxaadaro toos ah maaha

    • @ahmedhachim4256
      @ahmedhachim4256 Před 4 lety +2

      @@salmaancabdi525 hhhhh wr xitaa hadalka wuu ku nuuxnuuxsnayaa si wangsn ayuu isoo tijaabiyaa
      Sidaan hada arkay muqaal aan dawaday

    • @dawoabdiaadan2473
      @dawoabdiaadan2473 Před 4 lety +2

      Mash-Allah Shah wll

  • @siyaaddaljir9293
    @siyaaddaljir9293 Před 4 lety +26

    Robert. Wuxuu Ahaa shaqsi ay Ku wayntahay. Africanimadu.
    Sidookale wuxuu Ahaa shaqsi gumaysi neceb intaas Marka laga yimaado wuxuu Ahaa shaqsi xukun jecel

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Před 4 lety +8

    GooD
    Teacher ✊

  • @danielsomali5636
    @danielsomali5636 Před 4 lety +9

    Aadan sahan👍👍

  • @Hassangelkad
    @Hassangelkad Před 4 lety +8

    Africa digniinta keliya ee laga baqaa waa battery low
    Says mugabe

  • @najmaali8565
    @najmaali8565 Před 4 lety +12

    Orahyadas wan ka helay masha alah mclin

  • @engabdirizakdahirmohamoud7844

    Masha allaah Aadan khadar Cali walaalo hore usoco waxaad tahay qof ku dayasho mudan

  • @sadaamabdi6102
    @sadaamabdi6102 Před 4 lety +1

    adan sahan sxb wat mahad san tahay wlhi in badan aya sugaye tarikhda Robert Mugabe kep going pro

  • @spiderman6171
    @spiderman6171 Před 4 lety +9

    Anigu waxan layaabay waxy tarto like

  • @murtile1106
    @murtile1106 Před 4 lety +1

    Thankz pro zahanka xogaha

  • @mohmedhassan7621
    @mohmedhassan7621 Před rokem +1

    Keep going pro ❤

  • @timshow2240
    @timshow2240 Před 4 lety +6

    Hanbalyo sxb waxaad gaadhay 100k oo subscribe ah horay usoco

  • @maxamedcalimocow4559
    @maxamedcalimocow4559 Před 4 lety +14

    wlhi hadda anigoo baarayo ayuu ii soo dhacay oo kalamaan xikmadiisa kasoo maqle .

  • @istahiljama1628
    @istahiljama1628 Před 4 lety +15

    #Robert mugabi: African uma baahna Alarm iney saartan Aroortii si ay u toosan waayo dantooda iyo daruuftooda ayaa toosisa

  • @laabaasraaib7254
    @laabaasraaib7254 Před 4 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @Hiigsameshorts
    @Hiigsameshorts Před 4 lety +12

    Ereyada uu Ka tahay ayaa I cajabiyay inta ila aragtay like

  • @dahiradle6683
    @dahiradle6683 Před 4 lety +2

    Please inoo soo diyaari nelsan mandela taarikhdiisa🙏🙏🙏🙏🙏🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡

  • @niyadsameofficial5509
    @niyadsameofficial5509 Před 4 lety +2

    Horay usoco
    Walhi chenelkaga makran dawanaayo
    Waan iska jeclahy ustad
    mashalh hadan nasib kuu uleeyahy aragaga mar un wan kulmi doona ❤❤

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 Před 4 lety +4

    Mnsha allah mahadsanid

  • @ccasiisshowle3006
    @ccasiisshowle3006 Před 4 lety +9

    nin aad uqiima badan robert mugabi

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 Před 4 lety +1

    Mahadsanid zxp

  • @yahyealimohamed4149
    @yahyealimohamed4149 Před 4 lety +1

    Sahanka xogaha horay u soco maalin kasta wax baan kaa faaidaa

  • @Baxnaanshe
    @Baxnaanshe Před 4 lety +2

    M.sha wllky sahan aad ayaa umahadsantahay horay usoco

  • @omarapdilahi995
    @omarapdilahi995 Před 4 lety +3

    Keep going wll hore u soco

  • @saalaxyacquub8663
    @saalaxyacquub8663 Před 4 lety +1

    hadaladiisa mowduuc nooga soo diyaari mahadsanid

  • @hamdiabdillahi3859
    @hamdiabdillahi3859 Před 4 lety +2

    masha allah wll wad mahadsantahy sidad wax walba nogu so gudbisid

  • @hamzemohamed2096
    @hamzemohamed2096 Před 4 lety +2

    Keeeeep goinG walaal👍👍

  • @a.a1412
    @a.a1412 Před 4 lety +2

    Wll xigmdihiiisa noo soo smeee barnaamija oo somalina kusoo hood qor
    Thanks

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 4 lety +1

    Keep going wllo aadan🤗

  • @raagesaid8179
    @raagesaid8179 Před 4 lety +4

    The greatest leadership in Africa

  • @zakariyemohamoudabdi9514
    @zakariyemohamoudabdi9514 Před 4 lety +6

    Mshaa alaah Wll Wxn Kaa Codsanlahaa Inaad Noo Soo Diyaariso Casharo Dhiirigalin Ah Adoo Mahadsan

  • @unknownprovisional8292
    @unknownprovisional8292 Před 4 lety +1

    Maadiisaa noosoo badi bro

  • @mcbahdoon5073
    @mcbahdoon5073 Před 4 lety +3

    ASC Walal Adan Run Ahaanti Waxa Tahay Ruux Laku daydo Walahi Waxban Ee Iga Qarsanaa Ayaad ii ifisay Allaha Ku Xafido Walal Marna Haka daalin Xalganka Ee Xoreenta Garaadka Marwaliba Waan Dawadaa Waxwalba Aad Channel ka Soogaliso Guul iyo Gobanimo Aan Kurajeynaa in badan Dhalinyaro Aan Kuwada Noolnahay South Sudan Juba Ayaa baray Channel ka Sahanka Xogaha 🇸🇴☝️🇸🇴

  • @nabadnolol7414
    @nabadnolol7414 Před 4 lety +1

    Mnsha Allah allow cilmiga hku barakeeyo

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 Před 4 lety +4

    Keep going zxb qli

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 4 lety +2

    Was a wisdom man Robot Mugabe

  • @abdii9086
    @abdii9086 Před 4 lety +6

    Mahad sanid walalkey aadan sahanka xogaha allaha ku xafido wll kudayasho mudan walalkey allaha ku xafido walalkey

  • @jeeerimarsamage9065
    @jeeerimarsamage9065 Před 4 lety +1

    Xikmadahiisa noo soo diyaari ustaad

  • @apdihakiinahmeddaudwarsame6126

    Abti Xikmadihiisa noo soo duub

  • @hamselucio6201
    @hamselucio6201 Před 4 lety +1

    shodhahaygii hore u soco 🙏🙏

  • @murtisoorchannel8280
    @murtisoorchannel8280 Před 4 lety

    Aadan wll qali ilaahay haku xifdiyo

  • @shucayb939
    @shucayb939 Před 4 lety +13

    Mid ka mid ah halyeeyadii Afrika soo mara

  • @AliHeemaal
    @AliHeemaal Před 4 lety +1

    #wllky adan hore usoco wllo qaali

  • @wacayscade797
    @wacayscade797 Před 4 lety +2

    Sxp waxbadan ninka kasoo diyaari runti waaba iga yaapiyay ninkan

  • @abdihashinoursed1074
    @abdihashinoursed1074 Před 4 lety +1

    Thanks wllo qali

  • @maxamuudabdi6792
    @maxamuudabdi6792 Před 4 lety +1

    Zxp aadan warbixin noga so diyaari maxamed mursi md.waynihi masar

  • @abdiqanifaraxsane5342
    @abdiqanifaraxsane5342 Před 4 lety +1

    Wn ku faraxzanahy horumarkaga WLal💓

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Před 4 lety +1

    Shugran wll

  • @waajidowwadani5939
    @waajidowwadani5939 Před 4 lety +1

    Africa guul

  • @ahmeddaudhassan602
    @ahmeddaudhassan602 Před 2 lety +1

    Walaalka waad mahadsantahay
    Waxaan codsanaa muuqaalaka markaan daawayo codka Ku dhexfaran Ka dhaaf gaday macquul tahay sobtoo muqaal kuma raaxaysanoyo intuu hadalkii codka Ka dhex guuxayo
    Mahadsanid

  • @najibhies6586
    @najibhies6586 Před 4 lety +4

    Mzhaa aalleh

  • @xamseaadam1954
    @xamseaadam1954 Před 4 lety +4

    ilhy Cimriga iyo Cilmigaad na barty ilahy haku siyadiyo wloo

  • @yasin3rdabdala130
    @yasin3rdabdala130 Před 4 lety +1

    Waa barmaamijkii iigu xiidaha badnaa ee aan chanelkan ka daawado waxaanan kaa codsanayaa inaad barmaamijyo la xidhiidha halyayga afrkaanka ah ee Robert Mugabe aad taxabe ka dhigto waayo taariikh balaadhan ayuu leeyahay ... mahadsanid

  • @mascuudburhaan8084
    @mascuudburhaan8084 Před 4 lety +1

    Keep Going Wll Qaali

  • @iifiyechannel6868
    @iifiyechannel6868 Před 4 lety +6

    #Dar #iLaahaY #Subscribe #Iigu #Zaara🙏🙏

  • @Sicidnasir
    @Sicidnasir Před 4 lety

    Zxp AADAN SAHAN Alle cimriga iyo cilmiga hakuu balaadhiyee turjumida buugaagta sida antikhiristoos iyo ardulsaafiliin oo kle noosoo badi

  • @kadrafouad6830
    @kadrafouad6830 Před 4 lety +1

    Hadaladiisa soo ururi oo muuqaalo bash 1 2 3 4 5 inta ay kuu gaadho ka samee wallo adigoo raaliya

  • @eng-cosoble9954
    @eng-cosoble9954 Před 4 lety +1

    Lkn ani wxaa ku farxasanahy in aan ku isticmaalo mrka aan saxarood tiish cad roberto Mugabe legend

  • @sakariyesiyad2369
    @sakariyesiyad2369 Před 3 lety

    Masha allah

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 Před 4 lety +3

    Ninkaa xikmaddi aan ka qoray waxay ahayd
    "Ha guursan gabadh carmala oo caruur wadata waayo lama arag ciyaar gool iyo waxba ku bilaab matee" !

  • @taaxooz9277
    @taaxooz9277 Před 4 lety +7

    Sxp Axmed guray ka soo hadal tariikhdiisa bilow ilaa dhamaaad

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970

    Robert moganbe nin 100% wx badan laga bartey ayuu ahaaaa africa ninkaas 100% waa wada baraarujiyey oo wx walbo waa u sheeegey

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 Před 4 lety +6

    Mahadsanid sahanka diri dhaba somaligalbed

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Před 4 lety +1

    Nin adag ayuu aha odeyga robert , xikamaado badan ayuu ka tagey

  • @hamzedaib4224
    @hamzedaib4224 Před 4 lety +1

    Adan sxb hore u saco
    Waxaan kaa sugaynaa
    Afarta imaam

  • @jijimusayu352
    @jijimusayu352 Před rokem

    Sahanka waa dawan moyee ismalahan wilka codkisa kaheli💔💔😭😭

  • @faizal4999
    @faizal4999 Před 4 lety +3

    Runtii wxaa uu ahaa halyey african ah oo african nimadiisa ku faana

  • @sumaya6201
    @sumaya6201 Před 4 lety +1

    Sahanka xogaha wll tupac kasoo hadal

  • @nuurahmed7854
    @nuurahmed7854 Před 4 lety +1

    Waan soo daahay.

  • @Sicidnasir
    @Sicidnasir Před 4 lety +4

    Alle hoyga janada haynagu kulmiyo wllkay aadan sahan

  • @omarapdilahi995
    @omarapdilahi995 Před 4 lety +10

    First of all me

  • @Somaliicttrader546
    @Somaliicttrader546 Před 4 lety +2

    yaaba robert mogabi ninyaabdan

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 Před 4 lety +1

    Robert Mugabe hhh wuxuu ahaa qof xigmad badan

  • @engabdulahi2515
    @engabdulahi2515 Před 4 lety +1

    nio page yada facebooka badankoodu waa kuwo laga sameeyay

  • @faisalomer1593
    @faisalomer1593 Před 4 lety +1

    Ninka ugu cilmiga badn afrika qarnika 21

  • @mohamedayuub9042
    @mohamedayuub9042 Před 4 lety +1

    Wlhi hayley buu Ahaa

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před 4 lety +3

    Africa❤
    Rabbiyoow #Coronavirus ka badbaadi.

  • @Khayrchannel1
    @Khayrchannel1 Před 4 lety +1

    Robert Mugabe xikmad yahanka afrika

  • @mucashaqofficial2005
    @mucashaqofficial2005 Před 4 lety +3

    Shp waxad kaso hadashaa Ninki ciraqiga ahaa ee قناص بغداد am lo yaqiin juba zhp tarikhdisa

  • @zakariyeyuusuf3080
    @zakariyeyuusuf3080 Před 4 lety +1

    Sxb shekoyinka Roberto mogabi inoo soo diyaari

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 4 lety +6

    Adan walalo Videokaga ma qadan karaa .oo meel kale ma ku soo guudbin karaaa waxan is idhi adigon waydisan haa Qadan lkn kii uu horeyay ayan pagekayga soo Galiyay marka waxan Raba in aad ii Fasaxdidi

  • @apdirizackcm8253
    @apdirizackcm8253 Před 3 lety

    aqoon YaHan atham GuuL ever time

  • @abdirahmaan.9470
    @abdirahmaan.9470 Před 4 lety +3

    Intii iyagoo beerka u jiifa dawanayaaay like ii saara😂

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 Před 4 lety +3

    Balaaaayoh wyeh ninkaaaan lama taabtaaan

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 4 lety +1

    Nin taariikh ureebay dadkiisa iyo dadyowga caalamka reer galbeedka waa uu necbanaa afrikaanimada ayaa ku weyneed

  • @cabdirizaq5890
    @cabdirizaq5890 Před 4 lety +1

    Kun iyo kow jeer ba mahadsanthy wll adaan

  • @abdarahmanmustafe3258
    @abdarahmanmustafe3258 Před 4 lety +2

    Haa wll ninkii tupac maxaad uga hadli weyday

  • @MohamedMohamed-kk2gk
    @MohamedMohamed-kk2gk Před 4 lety +1

    walal siyad barre video ka same

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 Před 4 lety +1

    Edi amiin daadaa soo gudbi