Deg deg - Wareysi #3/4 Xogti ugu horeeyay ciidanki loo qaaday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 2,3K

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir Před 8 měsíci +118

    Anigu reer burco ayaan ahay ninkan isku meel ayaanu joognay isku ciidan ayaanu aheyn waxaas uu sheegayaa waaa runtiiis programka qadar ayaan u baxay laakiin hawshu way is badashay noloshuna runtii way adkeyd balse anigu waan baxsaday alxamdulilah waxaanan ka soo galay dhanka jabuuti.
    Waan ka xumahay wiilasha waalidiintoodu ka maqan yihiin ee reerkoodu u haysto iney tababar ugu maqan yihiin dalkoodu

    • @Nourdin726
      @Nourdin726 Před 8 měsíci +2

      Qadar markaad tagtaan ma waxaa idin qorsheeysnaa inaad tahriib gashaan? Adeer aqliga aad qabtaan mid 3 jibaran ayee dowladu idinla ciyartay

    • @suleimanahmed2590
      @suleimanahmed2590 Před 8 měsíci +3

      Fila waa ma ahan taa wahoo farmaajo ayaa garanayaa si xun bu fikiraa wana nin waa lan

    • @abdiomar22
      @abdiomar22 Před 8 měsíci +3

      @@Nourdin726caqli xumadada ma qatar ayaa laga tahriiba??

    • @hah7064
      @hah7064 Před 8 měsíci +3

      Waad ku mahadsantahay marag furkaaga

    • @alibaax5346
      @alibaax5346 Před 8 měsíci +1

      La xidhiidh ha noolato si wixii wareed hayso loo ogaado. Hadaad kaftan wadana waa halkeeda kkkk reer Burco

  • @najiibsilver7206
    @najiibsilver7206 Před 8 měsíci +96

    Runtii ayaanlow waad mahadsantahay walal aniga askartii eritrea ayaan kamid ahaa waxa askarigan sheegayo walaahi bilaahi tolaahi markhaati fur baan u ahay waa run weeye dadkaar baa attack lagu ahaa sida hartiga iyo hiraabka runtiis dad badan baa eritria lagu dilay waliba loo dilay reer ahaan aan aniga aqaano waliba waxaaba loo adeegsaday dadka soomalida liito aniga kula hadlayo dil toogsho ayaan ku xukunaa ilaahay baa ibadbaadshay

    • @cvvc-yn1nx
      @cvvc-yn1nx Před 8 měsíci +1

      Bisinka tolow maxay waxaas ahaateen

    • @mohameddahir8743
      @mohameddahir8743 Před 8 měsíci +1

      Horta sxbw Anoo ah qabiilada aad shegtay midkod hadana wareysiga xooga 100% sax ilama ahan qabka u wilku u hadlayo markad aad u dhuxda xoga dhalil igala muqata lakin wixi sax ah Allah og kuley baa bi,intu wa ila macquul lakin qar badan xoga ka bad badis ila yihiin anon xita waligey farmajo tagerin

    • @shekhnurmohamed
      @shekhnurmohamed Před 8 měsíci +3

      Meesha Qabiil kamajirin ee Qofkii amarka diido aya taargadku ahaa anaa kamid ahaa ciidankaas

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani Před 8 měsíci

      W​@@mohameddahir8743 dadku camoole maaha zxp usheeg nin Askari ah Cid sir uusheegta maalaha

    • @Ayubbashir346
      @Ayubbashir346 Před 8 měsíci

      Ugas ninkan wuxu shegayo side u aragta adi?​@@shekhnurmohamed

  • @abdisaladiidle885
    @abdisaladiidle885 Před 8 měsíci +19

    War geesi hadaa maqasho waa ninkii ka sheekeyo jabkiisa 😢

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 Před 8 měsíci +19

    🤲Allihii naga badbaadiyey ayaa mahad weyn usugnaatay oo naga badbaadiyey wuxuushtii arxanka darneed

    • @Amir_ffm252
      @Amir_ffm252 Před 7 měsíci +1

      Haha wlllo ani walhi sidaas rababa wadanka so kale kuma hagagayo ✌️✌️😂

  • @user-lp8th5fe4n
    @user-lp8th5fe4n Před 8 měsíci +22

    Farmaajow shartaada alle ayaa ku mahadsan inuu naga qabtay Nabar iyo naxdin Ragii loso tababaray Rag u tegista

  • @ZaciimYare
    @ZaciimYare Před 8 měsíci +171

    Wareysigii ugu xamaasada badnaay ayuu dhoqonayaa wareysigaan asigoo baaldahab kagalay sanadkaan siidhamanayo. Mahadsanid Ayaanle

    • @Enghillaac
      @Enghillaac Před 8 měsíci +4

      Koly wax waa ka jiraa arintan

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před 8 měsíci +1

      Oo benta ah

    • @runsheegchannel9301
      @runsheegchannel9301 Před 8 měsíci

      @@Enghillaacq

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 Před 8 měsíci +11

      Farmaajo Dictator waa in lasoo xiraa Oo Wadanka gudihiisa lagu Maxkamadeeyaa. Farmaajo has committed crimes against humanity in Somalia 🇸🇴

    • @LadanAbdi-lv7qs
      @LadanAbdi-lv7qs Před 8 měsíci +4

      Caado qatayaal qabyaalaystayaal xaasidiin dabo dhiliflayaal intaas ayaadtihiin lacaga reebok farmajo

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 Před 8 měsíci +24

    " ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار "
    Allaa yidhi

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 Před 8 měsíci +19

    Ayaanle, qofkasta somaliya waa waajib inuu difaaco !adiguna ka mid baad tay ku farax ( ciidna ha ka biqin)👏👏👏👏

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 8 měsíci +1

      Ayaanle wuxuu ka mid yahay a jaajuusiinta u sheeyo
      Cadowga shisheeye

    • @nuurali1245
      @nuurali1245 Před 8 měsíci

      Naftaada u cabso 😮 ..we are coming soooon.

    • @adnamaxamed8264
      @adnamaxamed8264 Před 7 měsíci

      @@batulasmail8261wallahi ? Side ku ogatay

  • @ahmedmohamedyasin1520
    @ahmedmohamedyasin1520 Před 8 měsíci +8

    I know this guy we where same class since form one he was very honest guy

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Před 8 měsíci

      Bentsas miyaad noo keentay nacamleey inaad tahay waan fahnay

  • @WALALATEENO
    @WALALATEENO Před 8 měsíci +71

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @nimcoxasan6731
    @nimcoxasan6731 Před 8 měsíci +22

    Allahayo meshii nalaga toshanaayey adigaa jogey markastana amaanadaada ayan nahay wiilashan lacanunjiyeyna allahayow qalbiyadooda uqabooji intii dhimateyna alow unaxariiso😢😢😢😢😢😢

  • @fartunomar5957
    @fartunomar5957 Před 8 měsíci +20

    Aad iyo ad ayaa igu mahadcelineyna askarta somaliyed o mujiye geesinimo.
    Gulaysta adinka cml ayu u mahanyahay wadanka somalina waa halqura meel kasta ay jogan.
    We love you all and respect you.💕

  • @pro___serbia
    @pro___serbia Před 8 měsíci +14

    team jecelaysanysaa in wali lasii waraysato wiilkii hore

  • @AbdullahiGaboobe2211
    @AbdullahiGaboobe2211 Před 8 měsíci +35

    Walle askarigaan teamkii hore wuxuu ka sheegay waxbaa ka jiro musiibo ayaa ka badbaadnay alx🤲

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Před 8 měsíci +8

    ❤❤❤aad baad umahad santihiin rag geesi yaal ah allahu haydin xifdiyo ❤❤❤

  • @abshiroali5482
    @abshiroali5482 Před 8 měsíci +12

    Wiilka la waraysanayo oo yaasiin ah Rabi ha u gargaaro rafaadkii wali waa ka muuqdaa itii dhimatay rabi ha u naxariisto

  • @Zizu.xy1
    @Zizu.xy1 Před 8 měsíci +50

    اللهـــــــــــــــم أحفظ شعب الصومال

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed3283 Před 8 měsíci +11

    Asc ayaaanlow iyo team sharaakiisha waa mahadsantihiin kollayba u malaynmaayo fikirayga in uu meel dheer gaarayo balse waxa talo ahaan soo jeedin lahaa xogtan inta la qoro oo dad qubaro loo dhiibo bal in somaliya laga badbaadiyo xaalada xun ee kuso wajahan alla wax badbadiyee runtii marka dawlad noqano ciidamadaan cidkasta ee shisheeye iska towbarayso oo aan mowqifka lahayn haday 10 sii joogaaan somalia burbur 30ki sano ka daran ban wajahaynaaa allah ha ina badbaadiyeee thnks inbadan

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 8 měsíci +7

    Waa wiilal rafaad ka dhargey 😢Eritrea meel ma ahan wa meel ba,dey

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Před 8 měsíci +5

    Madaxweyne xasan-waaa ku mahadsanyahay in uu dhalinyaradaaa so bad badiyay-🙏🏽🇸🇴

  • @dek23
    @dek23 Před 8 měsíci +109

    Waxan ka mid ahay ardaydii suudan wax ku soo baratay waxan u soo joogay qaabkii ay u burburtay suudan , 3dii waraysiba si wacan u ayaan dhagaysaytay 😢 waxan soo xasuustay qaabkii ay jabhada suudan ka dagaalanta u gashay sudan iyo shacbkeeda waxaana dhihi karaa profaramkan waxa looga talo galay in somali ku dhamaato .

    • @abdihafittism9422
      @abdihafittism9422 Před 8 měsíci +2

      Xaqiiq 😢

    • @alidekyasin7624
      @alidekyasin7624 Před 8 měsíci +3

      Wax Somalia ay ku dhamaneysa majirto Somalia maxa u toosan hada marka ad leedahay Sudan cml ayan u burburtay ayan u butmrburayna

    • @asqalaani89
      @asqalaani89 Před 8 měsíci

      Saa marka Sudan waxaanoo kalaa ka jirey miyaa 😂😂

    • @Ahmadissak
      @Ahmadissak Před 8 měsíci +3

      @@asqalaani89
      Waa Sheeko lasameeyey😂

    • @MohamedAli-ew4xb
      @MohamedAli-ew4xb Před 8 měsíci +2

      @@Ahmadissakmayee waa sheeko lasameeyay

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu Před 8 měsíci +115

    Thank you so much RW Rooble & Badbaado Qaran. History will honour you!

    • @aminasalad9205
      @aminasalad9205 Před 8 měsíci +7

      Rooble bahne ma ninka beenta shegayaa ee ku kacay Falxun samayay ee jelka ku jiray ee sharfta farmajo ku ciyar buu is leyahay Lakin farmajo kabahisa wxa ma yel karo waba naftisa ee ha nolado farmaajo

    • @MM-tw7pu
      @MM-tw7pu Před 8 měsíci +6

      @@aminasalad9205 Kii autism ka qabay ee lagusirmay aan dadka lahadlikarin ee wiilkii buuranaa hagijiray? 😆

    • @aminasalad9205
      @aminasalad9205 Před 8 měsíci +2

      @MM-tw7pu cudurka iyo wxa ka xunba adaa qaba iyo kuwad tagresantahay waxa kusi dheer Cansar teda kale farmajo muxu Kala hadlayaa ciqliginu waa Kan aan arko mida kale waxa qabad baa la raba maha in masajidka been laga soo afufuro ame nin adoo kale ah far kugu yedho ame dadka la dilo oo dhig uun fara lagula jiro farmajo waxuu qabtay gaal iyo islamba waa ogyahay Lakin mid arkay dee cansar baa ku hayaa ah qabyalad iyo Saad xaran u cunaseen iyo laalush baa qalbadu I din madobatay ee soo sheeg wadanka sadx midkad tahay carurti ingirisku wadanka ku si dhalay iyo kuwa cidamda shisheye dhalen mise kuwii tagraygu dhalay qof somali xalal ah farmaajo waa jecelyahay

    • @qasimj_e
      @qasimj_e Před 8 měsíci

      ​@@aminasalad9205arkuwaan mareexanka cuqdadeysan aha

    • @qasimj_e
      @qasimj_e Před 8 měsíci

      ​@@MM-tw7puarkuwaan mareexanka cuqdadeysan aha

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 Před 8 měsíci +10

    tan waaba dhacday hada kadib wa inan ka foojignaano insha alaah

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 Před 8 měsíci +5

    Hanoolaato is the best media❤❤❤❤❤

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 Před 8 měsíci +19

    Mahadsanid Ayaanle Xuseen Cabdi Farmaajo iyo Fahad Yaasiin waa Argigixiso waana in Maxkamad lasoo taago

    • @aq1186
      @aq1186 Před 8 měsíci

      😂😂😂

  • @NasteexoGaabo
    @NasteexoGaabo Před 8 měsíci +10

    Wiiilasha rer puntuland raga kle waxbey dheer yihiin😊❤

    • @aishaabdi9897
      @aishaabdi9897 Před 8 měsíci +3

      Every true ❤❤❤

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 Před 8 měsíci +4

      Reerkaan Allaha barakeeyo Waa wadaniyiin

    • @omerilkaboqol7351
      @omerilkaboqol7351 Před 8 měsíci +2

      Waa been la soo dhoodhoobay,farmaajo iyo Siyaad Barre naceyb cudur ah baa hayo Ayaanle iyo inta uu wareystaba

    • @AbwanYasiin
      @AbwanYasiin Před 2 měsíci

      Shukran wll❤

  • @tahliilgooni7248
    @tahliilgooni7248 Před 8 měsíci +3

    Waa in lasoo xiraa kuwii horjoogaha u ahaa sirbadan ayaa lagahelidoonaa

  • @nasrocalixussen9803
    @nasrocalixussen9803 Před 8 měsíci +7

    We really survived from a disaster 😢

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před 8 měsíci +23

    Aad baad u mahad santahay khayr badan Illaahay haku siiyo inshallahu bidmilaahi Kariim guulayso.

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 Před 8 měsíci +26

    Mahadsanid Ayanle Waa Soo Rafaden Dhalin Yaradan 😢 Wali Waa Ka Muqataa ❤🇸🇴

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 Před 8 měsíci

      Ciidan buu rafaadka uyahy waxba intaas dhaliil hakadhigin

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Před 8 měsíci +1

      ​@@ABDIRAHMAN_1maa iisheegi kartaa dhalinta waxaa loo dhagray oo loogu yiri qadar ayaa la idin wadi si aad koobka aduunka u ilaalisaan

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 Před 8 měsíci

      @@axmedfaarax766 😂😂SIDUU SHEEGAY NABIGI SCW DAGAALKU WAA ISDHAGRID
      RAGANA ZBBTA LOOGU YIDHI WAA IN AY DADKA CADAWGA AHI AY KUSOO DHEX DHUUMAN CAADI UFIKIR NIN NACAYB IYO NIN JACYL MEESHNA HAKEENIN WAA IGA TALO WLL

    • @bestmayraaled8077
      @bestmayraaled8077 Před 8 měsíci

      @@ABDIRAHMAN_1 Dhalil Maha Ee Wax Ad Ujedo Ood Rabtid Inad Dafirto In Dhalin Yaro Laqiyano Hadana Laqasbo Hadana Naftoda Ka Shekeyo Dhalil Hada Modo Murad Kale Ad Lee Dahay Walalkey Ee Is Cadey An Ogadee Mow Jadadee 😂

  • @XOGTADAHIRALASOW
    @XOGTADAHIRALASOW Před 8 měsíci +1

    Wariye maxaad wax uuga waydiin wayday waraysigii ka horeeyay kan sida ragii qaniisiinta laga dhigayay iyo 2 million la dilaayay hadii ay dhabtahay maadan waydiin halkaa farbaa ku godan asalamualkun ilaahaw waad na aragtaa 🤲

    • @XOGTADAHIRALASOW
      @XOGTADAHIRALASOW Před 8 měsíci

      Su, aalaha qaybta ruxurka ah inaad waydiiso ayay ahayd wallo ayanale

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 Před 8 měsíci +19

    Somali ilaahay haw gargaaro. Daalimiinta Dhalinyarada Soodhibaateeyey Dawladu Wax hakaqabato.
    Ayanle Guulayso Geesi Qaran ❤❤❤

    • @jaylaaninuuri5442
      @jaylaaninuuri5442 Před 8 měsíci +1

      Yaa wax ka qabanaya ilaa hadda ayay faraha kula jiraan somali shbab iyo nabad iyo nolol waa isku mid fahad iyo farmaajaa xukuma iyagana qadar iyo dawlado shisheeye oo ujeedooyin kale wata ayaa fun gareeya

    • @mossgaming
      @mossgaming Před 8 měsíci +1

      Dhaqan xumada iyo madax laqaniiso oo cajalado lagu duubto, kadibna lagu adeegto waxaa caado u leh Imaraato iyo inta lashaqaysata ✅✅✅

    • @mossgaming
      @mossgaming Před 8 měsíci +1

      Waa isku marqaati furay kkkk waa kuwii dhaqan xumada lagu xirxiray ✅✅✅

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před 8 měsíci +1

      @@jaylaaninuuri5442 farmajo iyo fahad waxeey ahen muwadinin dalkodah kalijiray ajanibkah oo bey rabin ineey sofarah gashadan danah somaliya
      Matanah ismacil kah jabuti iyo family kisih bah mamulah somaliya xasan shekh banah gantah ugeliyey mamulkih somaliyed
      Markah waxa layirih nin tashan wayey yuh kutalin
      Markah ismacil habuti sigey carar raguh rer jabuti oo kadhigey rer jabuti khar xiran iyo khar ka cararay jabuti buh kadhigey jabuti matanah somaliyuh larabah sidas eey nokhotay rer jabutih
      Marka waxan sugeynah meshey kudaben dontoh somaliya oo xasan shekh waxuuh usoh hoesaday rer wadankudih iyo ragodibah falagoh nokhdan oo kharnah xabsiyadah kabixan ragih rer jabutih buh yirih imamulah oo xubkuh somaliya gantah uguh shubay nagtih ismacil ooy madaxtoyadah kamamuleysah somaliya
      Markah awey ragih somaliyed oo wadankan iskamah laha xasan iyo ragah kalabah lahayah xunkah oo sumcadih somaliya buh kuh ciyaray xasan iyo dowladisibah ee rabigey habadbadiyo shacabkah somaliyeed amiin

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 Před 8 měsíci +10

    Thanks ayanle inkasto naga soo dahisay ❤

  • @habibabintiali6428
    @habibabintiali6428 Před 8 měsíci +6

    Asalama Caleykum Waraxmatullahi Wabarkaatu dhamaan bahda Hanoolaato iyo Wariye Ayaanle.
    😥😥😥

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 Před 8 měsíci +2

    Wallee wadankan ilaahbaa samatabixiyey Alhamdulilah

  • @Lulu-kp7ef
    @Lulu-kp7ef Před 8 měsíci +1

    Xasbiyallahum wa nicmal wakiil. Wuxu Dowlad ma aheeyn ee Mafio beey ahaayeen. Alxamdu Lillah. Allah baa na dhafiyay oo naga badbadiyay.

  • @fartunahmed3927
    @fartunahmed3927 Před 8 měsíci +15

    Ayaale waxa tahaay boqortoyo 👑👑👑

  • @mohaa1645
    @mohaa1645 Před 8 měsíci +15

    Shaqsiga manta la wareystay iyo kii shalay la wareysanayey waa laba qof oo aad u kala duwan cajiib abuur rabi

    • @omerilkaboqol7351
      @omerilkaboqol7351 Před 8 měsíci

      Waa been la soo dhoodhoobay,farmaajo iyo Siyaad Barre naceyb cudur ah baa hayo Ayaanle iyo inta uu wareystaba

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 Před 8 měsíci

      ​@@omerilkaboqol7351calashaan qabiiil iyo qabyaalad

    • @muumincumar7417
      @muumincumar7417 Před 8 měsíci

      ​@@omerilkaboqol7351kolay adigu reerkaas ayaad ka dhalatey dhibaatadii siyad geystay iyo tii farmaajo geystay waa isku mid laakiin nin reerkaa ka mid ah dambe talo dalka noogama qabanayo

    • @user-um6ln2xf1c
      @user-um6ln2xf1c Před 8 měsíci

      wll waa runta waxay kukala duwan yihiin ninkii hore wuxu u hadlay si xarago ah dulka xaadin ninkan danbese waa xamaasad hadlay weliba arimaha qabiilka lkn waxay ila tahay labaduba inay run sheegayan

    • @user-xg9je9rm3o
      @user-xg9je9rm3o Před 8 měsíci

      @@user-um6ln2xf1cwiilkan ciil baa haya wlhi run bay ila egthy 😢😢😢

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Před 8 měsíci +6

    Ilahy hka qabto cdowga somalia😢

  • @user-vq7zz3vn3m
    @user-vq7zz3vn3m Před 8 měsíci +4

    Waaraysigan waraysi xiiso badan oo xaqiiqti ah soo badiya

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Před 8 měsíci +22

    Walahi Wadanka Goddheer in oo Galo ayuu kusigtay Allah ayaa naga badbaadiye

  • @indhacadde
    @indhacadde Před 8 měsíci +21

    Ayaanle noolow saxip qali❤

  • @mohamedhurre6484
    @mohamedhurre6484 Před 8 měsíci +2

    Hooyadaa beenta kawas
    Xagee làguarkay nin Yiri saxiìbkaygii dhintay magiciisa waa ilaaway

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan Před 8 měsíci +20

    Hanoolaato hore usoco ❤

  • @mgeesi9252
    @mgeesi9252 Před 8 měsíci +44

    Niyow waad nagu dheeshay😂😂part3 hada ilaaa subaxii baan sugnaaa

    • @Siciid22
      @Siciid22 Před 8 měsíci

      😂😂😂😂waxay waxani

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr Před 8 měsíci

      😂😂😂 ala ma aragtay

    • @Siciid22
      @Siciid22 Před 8 měsíci

      😂😂sacd ayaa la baxa dagye isalh frmjo dani wasy arkysa

    • @zhsk9
      @zhsk9 Před 8 měsíci

      Wuxu wa ciyaalba maanu seexan saanu u sugaynay😂

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 Před 8 měsíci

      Meesh kama fiirin miyaa micnaha waqtiga meesha ayuu ku qornaay

  • @faarahhussein4226
    @faarahhussein4226 Před 8 měsíci +3

    Subhanallah 😢Alloow dalkaan iyo Dadkaan ugargaar adiga ayee waxba kaa qarsoonee yaa Allah ❤

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 Před 8 měsíci +1

    Ayaanle waa mahdsantaha. Dadka Wareysigaaga ka soo horjeeda ha u joojin. Waa CBB iyo Kooxdii Dhiigya cabka ahayd oo Farmaajo iyo Xulufadiisa la shaqaysta.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 8 měsíci +7

    Maasha Allah dhalinyaradaan illaahey haxifdiyo dalkooda ayeey uhiiliyeen.

  • @hindahussein3662
    @hindahussein3662 Před 8 měsíci +49

    Thanks you so much brother for your message keep going brother you’re the best

  • @yaxyebayle9977
    @yaxyebayle9977 Před 8 měsíci +1

    Anigu farmaajo mucaarad ayaan ku ahaan jiray lkn hada viva farmajo ❤ 💪 💪 💪

  • @maryanmacalin1903
    @maryanmacalin1903 Před 8 měsíci +2

    Ayale mahdsanid walal

  • @raxiimaladan-wt3ho
    @raxiimaladan-wt3ho Před 8 měsíci +48

    Hanoolaato.🙏💜.noolow inbadan ❤

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 Před 8 měsíci +23

    Ayaanle thank you 🙏 ina-adeer waa u baahnayn waraysigaan dhalinyaradaan waxa u xaalkooda ahaa inaa noo soo badisana waa kaa codsanaynaa walaalkiis mahadsanid 🙏🏾

  • @DalnuriyeHamza-xu7xd
    @DalnuriyeHamza-xu7xd Před 8 měsíci +7

    All trainees all over the world passes this pain and hardship. So my fellow somali army learn how to persevere.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 8 měsíci +3

      😂😂 You are a Somali soldier? What a joke. Is that how desperate Farmaajo supporters are to try to manipulate things. Farmaajo thinks he can be another dictator like fircoon Siyaad Barre in a smart way. Let's see how smart hypocrite Farmaajo is and how long he and his supporters can fool the Somali people. All dictators and their supporters will end in the same way humiliated.

    • @abdirashidhussein3029
      @abdirashidhussein3029 Před 8 měsíci

      There is a difference between modern military trainings and human torture in a dictatorial regime like Eritrea.

    • @Abdikadirghost6
      @Abdikadirghost6 Před 8 měsíci

      What a clown you’re pandejo

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 Před 8 měsíci +5

    Waa qaybtii 3aad si wacan baan u dhugtay dhamaan qaybihii hore iyo tanba as a senior military officer markaan darsay dhan walba ka eegay aqoontayda kaashaday dhamaan wiilkii hore warbixintiisu 90% xaqiiqda ayay u dhawdahay waana warbixin loo baahna
    Halka wiilka wali Aanan si taxadir ku jiro Aanan wali u analyse garayn
    Waxaanay cadayn buuxda u tahay nacaybshiyaha dawladii farmaajo ka buuxay bal ta afaraadna aan sugno

  • @HabibaMahamud-ut4yf
    @HabibaMahamud-ut4yf Před 8 měsíci +8

    Wallahi masiibo soo sociotey ayaa rabi naga badbaadiyey yaase xukan danbe u dhiibi doono😂😂😂😂😂

    • @togdheerinasanwayne12
      @togdheerinasanwayne12 Před 8 měsíci

      Waa in la dilaa meelkasto lagu arko xukun haba jooge qof kasta oo dhiig somaliyed ku jiro wa inuu dila kuwaa allaah ugu dhowadaa

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741 Před 8 měsíci +10

    Allah badbaadiyo somaaliya iyo dad keeda

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 Před 8 měsíci +1

    SUBXAANALAH ILAAHAY HA KA QABTO SOMALI DADKA XUN XUN EE CAFOWGA SOMSLIDA AH SIDA FARMAAJO WIXII LA MIDJA AH

  • @AliYusuf
    @AliYusuf Před 8 měsíci +2

    He is troumatized and needs counseling

  • @kadra825
    @kadra825 Před 8 měsíci +10

    جزاكم الله خيركم واجزاء اخواني الكرام بارك الله فيكم الله يحفظكم جميكم امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين يارب العالمين يارب العالمين سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده استغفر الله العظيم واتبه إليه استغفر الله العظيم واتبه إليه لا حول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💝💖💖💚💓💓💗💗💗💗💗

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 8 měsíci

      Munaafaqiinta beenalayaasha ah Allaha duleeyo

  • @fadumosiciid1482
    @fadumosiciid1482 Před 8 měsíci +2

    Wlhi ragani geesinimaay mujiyeen alle Haa ilaaliyo 😢😢 yaa rabbi cadawga ka qabao😢😢

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 Před 8 měsíci +1

    Sheekadani waa sheekadii badbaado qaran ee xasan sheekh oo marlabaad fursad u helay dacaayadii uu horeba ugu hayay n iyo nolol

  • @munaosman6860
    @munaosman6860 Před 8 měsíci +4

    ❤❤ thanks ayaanle nooloow walalo

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 8 měsíci +6

    Hanoolaato ❤ thanks

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 8 měsíci +2

    Acuudbillah, waain La isla xisaabtamo waain La Maxkamadeeyo dadka ka danbeeyey.

  • @CabdiqaniYare-dm6wq
    @CabdiqaniYare-dm6wq Před 7 měsíci +2

    This guy is legendary

  • @Missabdiy
    @Missabdiy Před 8 měsíci +18

    Xanuunka uu soo marey indhihiisa ayey ka muuqataa😢 Somali balaayo ayaa utashatey, Allaha na badvaadiyo🤲🏾

  • @user-pu3og2ne1n
    @user-pu3og2ne1n Před 8 měsíci +4

    ninkii hore ayaa ka warbixin wanaagsanaaa

  • @mohamedhussein9935
    @mohamedhussein9935 Před 8 měsíci +7

    Masha Allah wadanka shaati qaran loma gashan karo ila ma aha inu weyne so labanayo. Qof kugu qabiil ah oo wadanka lidi ku ah ma ah inaa difaacdo waxaan arkay aniga Qaasatan farmaaje dartiisa an isku gafnay hahah dad aaan tobar la geen ayaa fikir ka dhaadhacsanaa oo diyaar u ahaa qabiilada😂qaar ay ka taqalusaan dhabti

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před 8 měsíci +1

    Ninkii❤ dalkan badbaadiyay saadiq joon ha loo duceeyo geesi qaran buu ahaa

  • @user-rv4kw5ri4j
    @user-rv4kw5ri4j Před 8 měsíci +14

    Ayaanlow zxp sare part3 waa ku daahadey😂😂

  • @Rashid-sv3yj
    @Rashid-sv3yj Před 8 měsíci +56

    Ayaanle dadka dhaliilayaa waa farmajo team keep going ayaanle.

    • @aminahussein5802
      @aminahussein5802 Před 8 měsíci +3

      Waa Run, waa Kooxdii Farmaajo la shaqaysaan jirtey. Gacankudhiigle Farmaajo Allaha na dhaafiyey. Alxamdu lilaahi. (Ayaanle respect).

    • @omerilkaboqol7351
      @omerilkaboqol7351 Před 8 měsíci

      Waa been la soo dhoodhoobay,farmaajo iyo Siyaad Barre naceyb cudur ah baa hayo Ayaanle iyo inta uu wareystaba

  • @nasrijaamac2730
    @nasrijaamac2730 Před 8 měsíci +10

    Anoo majertena Qiraya Inaa Nahay Cidda Kaliya Ee Somalia ka socon La,dahay Tasina Sababteeda Waa Anana Ogalayn In Nala Maamulo Tasina Ma ahan Mid Somalia Lu midobi Karto Allow Waxan Ku Waydiistay Intaana Dhiman Itus Somalia Oo Mida ☝😥🇸🇴🤲✅

    • @JohnAbruzi1
      @JohnAbruzi1 Před 8 měsíci +1

      wll majeerteen Ma wada xuma wlhi Waxaan waa Wax iska siyaasad ah Mar walbana Shacabka Talo kumalaha

    • @jaazimmohamed7254
      @jaazimmohamed7254 Před 8 měsíci +2

      @nasrijaamac mj ma tahide cidaa tahay sheego walaalo

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics Před 8 měsíci +4

      Adiga kolay waa lagugu qancin lahaa hantidaada inaad gubto. Aniga oo isaaqa. Askarigan salaan baan u taagay. Waa geesi soomaliyeed. Oo diiday wixii damiirkiisu aqbali waayey.

    • @marxabacommunitypharmacy7586
      @marxabacommunitypharmacy7586 Před 8 měsíci

      😂😂😂😂waxba idina noqon maysaan hadad sidaa is tidhi

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani Před 8 měsíci

      Anoo mareexan ah oo majeertena abtiyaal iiyihiin waxa iimuqata qorshhaan in laga soo shaqeeyay Lana rabo Ina la dilo sumcadii aape farmaajo laguna diro somali iyo walipa ehelkiisii taas waxa ku tusinaysa Kan waraysiga qaadaya hadaad Dib uraacdi wa mareexan nacayb Ragaan uuwaraysano wlaahi oo bilaahi wa dad lacag lagu siyay Allow soomali maxay dhip qabta aar zxp dalkaan wa dal dhintay

  • @kadra825
    @kadra825 Před 8 měsíci +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @Meeremedia41
    @Meeremedia41 Před 8 měsíci +20

    Ninkan waa Runloow❤️

  • @marwo7566
    @marwo7566 Před 8 měsíci +6

    Ayaanle ha u joojin cayayaanka iyo dib u socda warkooda , hore u soco .oo xaqiiqda soo banding.

    • @omerilkaboqol7351
      @omerilkaboqol7351 Před 8 měsíci

      Waa been la soo dhoodhoobay,farmaajo iyo Siyaad Barre naceyb cudur ah baa hayo Ayaanle iyo inta uu wareystaba

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Před 8 měsíci

      ​​Ku dikri waa been adaaba beentii oo qayaxan ah seedku ogaatay maxaa cadeyna​@@omerilkaboqol7351

  • @user-lm3cj6sv9q
    @user-lm3cj6sv9q Před 8 měsíci +2

    Dadweynow hadii ragaan kahadllay arinta askartii Eritrea 🇪🇷 eey cawa ragaas dhereg udhintaan waxa dilay farmaajo iyo wixii aminsan

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Před 7 měsíci +2

    Waan ogaa inay farmaajo waxaasi ka suurtoobi karaan. Cadaw cadaw dhalay

  • @SahroSharmake-uj3zf
    @SahroSharmake-uj3zf Před 8 měsíci +6

    Ayaanle thanks ❤❤❤❤

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Před 8 měsíci +8

    ❤💚😀⭐️✅👍alaay baar ayaanle

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 Před 8 měsíci +2

    Hanoolaato shaqo wanaagsan baad heysaa guuleyso cadowgana Alle hakaa xijaabo.

  • @AmiiroAhmed-pq7vr
    @AmiiroAhmed-pq7vr Před 8 měsíci +5

    cadaw anaga isku ah wlhi😢

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 8 měsíci +23

    Wax badan baan khatarta Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ka digay laga soo bilaabo 2018 waxaan ku muteestay cay iyo aflagaado.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 8 měsíci +3

      ALLE agtiisa ayaad sharaf iyo cisi ka keedahay ee alxamdulillaahi dhe. Waligaa xaqa haka aamuusin.

    • @user-sz4qc3eb4p
      @user-sz4qc3eb4p Před 8 měsíci +3

      Walal alle hakusharfo somali ayad u dadaleysay

    • @omerilkaboqol7351
      @omerilkaboqol7351 Před 8 měsíci +1

      Waa been la soo dhoodhoobay,farmaajo iyo Siyaad Barre naceyb cudur ah baa hayo Ayaanle iyo inta uu wareystaba

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 8 měsíci +1

      @@omerilkaboqol7351 Waxba qiiq ha isku qarin, neceyb waxaa ka hadla qofka asaga neceyb hayo oo u maleenaya in cid kasta ay neceb tahay. Siyaad Barre iyo Farmaajo wax aysan aheyn lagama sheegin. Farmaajo 2006 thesis uu qoray mar uu diyaarinayay shahaadada jaamacada wuxuu si cad u caayay uuguna muujiyay colaad qabiilo Somaaliyeed. Awalba ma aheyn in lagu aamino xukunka in uu qabto.

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 Před 8 měsíci

      @@omerilkaboqol7351farmajo iyo siyaad bare ayaga ayaa ahaay cad qabiilada waa wayn u cuqdadeysnaa oo cadow eh wa sabbta farmajo reer kiisa u wada baahan yihin xaasidnimadaas siyaad bare Samatar ayuu adegsan jiray halka farmajo fahad adaagsan jiray ciil qabe ciilqabe kle adegsado buu ahay

  • @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c
    @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c Před 8 měsíci +20

    Ayaanloow waad ku mahadsanthy inkastood ngla raagty ❤❤❤

    • @Iidle02
      @Iidle02 Před 8 měsíci +1

      Waar qaybtan 3aad aniga way iidaarmi ladahay makaligaybaa

    • @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c
      @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c Před 8 měsíci

      @@Iidle02 war sxb weli lma soo geline 6subaxnima lasoo gelinaya ee video maaha waa qoraal ogysiisa

    • @mohamedamiin5775
      @mohamedamiin5775 Před 8 měsíci

      ​@@Iidle02waa wali 6.00Am somalia ayay kuu furmaysaa, imika ma daawan kartid

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r Před 8 měsíci +22

    This man have true secrets regarding the army sent for training in Eritrean County

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo Před 8 měsíci +1

      Farmaajo is a big Munaqfaq. He deceived the people.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 8 měsíci +2

      He is layer.
      Ayaanle is dauble agent

    • @ahmedabdijalilmohamed8248
      @ahmedabdijalilmohamed8248 Před 8 měsíci

      @@batulasmail8261Qofki hadla waa beenloow adiga run badan miyaa? Farmaajo waa muuqatay inuu kursi jeclaa rabayna inuu iska joogo waligiis.

  • @munamuuse3728
    @munamuuse3728 Před 8 měsíci +2

    Alxmdullilah calaaa kuli xaaal.

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 Před 8 měsíci +37

    I'm ready to watch part 3 of this great documentary

  • @OxysomPodcast
    @OxysomPodcast Před 8 měsíci +19

    Farmaajo hadu waxaan so dhisaayey walee Ragii ku fahantey way mahadsan yihiin Dalkena ayey naga bur burin lahaayeen.
    Federal government aya no kheyr badan dalkeena Sidaan si dhanto Alle ha inoo kaso 🤲🏾Amen 🤲🏾

  • @yoolbaadh807
    @yoolbaadh807 Před 8 měsíci +1

    Su'aal waydii Ragga Ciidanka ee aad waraysato.
    In Ciidanka Soomaalidu ka qayb galeen dagaalkii Ethiopia ka dhacay?

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 Před 8 měsíci +2

    Somalia ilaah ba ka badbadiyey farmajo iyo fahad, ayanlow is ilaali hada iyo wixi ka danbeeya

  • @abdullahisaynuuni
    @abdullahisaynuuni Před 8 měsíci +13

    Mahadsanid saxiib ayaanle waxbadan baan ka faaiidanay channelkaaga haddii aan kula kaftamana you are our piers morgan😂

  • @hassanibrahim9702
    @hassanibrahim9702 Před 8 měsíci +46

    For Ayaanal, i respects your so much. Try to separate the personal preference. Or try to separate soldiers like this interviewer from politics. Always we should be thanking soldiers for volunteering to serve and protect the sovereignty.

    • @XabiiboCabdiIsxaaq-lh6nu
      @XabiiboCabdiIsxaaq-lh6nu Před 8 měsíci +2

      Good advice to Ayaanle and his partners in their politicising our national sovereignty.

    • @munaabdi9626
      @munaabdi9626 Před 8 měsíci +4

      He is just providing information and documenting what happened

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před 8 měsíci +4

      Ayanle and other Somalis play cheap Clan politics even with their own Army !!!

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 8 měsíci +1

      ​@@XabiiboCabdiIsxaaq-lh6nu You don't even know the difference between national sovereignty and certain administration or government in this case Farmaajo government which lasted 2017-2022. National sovereignty and nation hood qaranka stays, while adminstrations or governments come and go. You can blame, criticise or condemn adminstration or governments that come and go but national sovereignty nationhood is not personified. Persons in this case government leaders can be blamed, criticised, or condemned.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 8 měsíci

      You don't even know the difference between national sovereignty and certain administration or government in this case Farmaajo government which lasted 2017-2022. National sovereignty and nation hood qaranka stays, while adminstrations or governments come and go. You can blame, criticise or condemn adminstration or governments that come and go but national sovereignty nationhood is not personified. Persons in this case government leaders can be blamed, criticised, or condemned.

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 Před 8 měsíci +14

    Subxanallaah, ilaahay baa idin badbaadiyey no more kaligii taliye Soomaaliy

    • @nuurali1245
      @nuurali1245 Před 8 měsíci

      Adigu in foorar lagugu waso baad ku ficantaha...

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 Před 8 měsíci

      ​@@nuurali1245hooyada wase gabadha ha ugafin garacyohow

    • @najahabdiwaliahmed4048
      @najahabdiwaliahmed4048 Před 7 měsíci

      @@muktarmohamud937hooyadiis gabar mhn miyaa hhh

  • @silverloola726
    @silverloola726 Před 8 měsíci

    Ilaaheey baa naga qabtey Farmaajo iyo Fahad Yasiin

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 Před 8 měsíci +24

    Wax badan oo naga qarsoon ayaad noo bidhaamisay Ayaanle.
    Bahda Hanoolaato guuleysta ✊🏾
    30/12/2023

    • @ajm13131
      @ajm13131 Před 8 měsíci +1

      😂😂😂😂😂

    • @omerilkaboqol7351
      @omerilkaboqol7351 Před 8 měsíci

      Waa been la soo dhoodhoobay,farmaajo iyo Siyaad Barre naceyb cudur ah baa hayo Ayaanle iyo inta uu wareystaba

    • @abdifatahmohamed4409
      @abdifatahmohamed4409 Před 8 měsíci

      @@omerilkaboqol7351 soo dhageyso labadii wareysi ee kan ka horeeyay wall.
      Waa xaqiiq in lasoo baray necey cidamadii Ereteriya, sababto ah ciidankii ka yimid waan ogeyn waxa ay ka geysteen magaalada Muqdisho

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k Před 8 měsíci +3

    Askariyaa ahay wana ogaa in la badala qayre qofkasta oo aqli leh waa ujedaa

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Před 8 měsíci +1

    Waaw Kii hore kan ayaa run uga dhaw oo hadalkisa loo qateen yahay,

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 Před 8 měsíci +2

    Ilahaw diinta noofududee🎉

  • @robieltesfamikael8668
    @robieltesfamikael8668 Před 8 měsíci +6

    Dear brothers from Somalia 🇸🇴! You need to understand the geopolitics in the horn of Africa! The intervention of UAE through Ethiopia and now by Somalians! I would love to say love ur homeland but don't spoil Eritrea with UAE agendas! Even if u want to blame us no problem, but we don't need to lose the good people from Somalia!

    • @abdijabaradan2324
      @abdijabaradan2324 Před 8 měsíci

      All is saying is farmajo was evil and a week dictator and he will never become president of Somali coz he is a killer

    • @talasameabdihasan4343
      @talasameabdihasan4343 Před 8 měsíci

      Bro do you understand somali language 😮

    • @robieltesfamikael8668
      @robieltesfamikael8668 Před 8 měsíci +2

      I can understand the sentence, but not every single word! I have a lot of friends here from somalia and I love them, a good heart, but they are very quick to judge, but they r close to make relationships and cooperat I respect 🙏 that! Anyway, my point is we do not set our mind open serving the agendas of western and UAE, it is good to know who most important in partnershi! We really need peace, safety and prosperity. We have an ability to make on our own, but I deeply condemn the interference of the western and UAE in the horn! Respect, dear brother. We don't want to look like Soria, Libya, Iraq,.... so on!

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 Před 8 měsíci

      Get off from dictatorship of Afawerki

    • @robieltesfamikael8668
      @robieltesfamikael8668 Před 8 měsíci +1

      @mukhtarmaxamud3224 I don't think you should say it to Kagame (Ruanda) or Saudi crown prince!!?? It's is not about who (or how long) but how?

  • @apdishakurahmedainab1329
    @apdishakurahmedainab1329 Před 8 měsíci +2

    Wallee xisaab ayaa danbaysa إنا لله وإنا إليه راجعون