Dadka Nool U Soo Dabac Fariin Ku Socota Madaxwayne Biixi. Halabuur Abdishakuur Siciid Abdi?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 06. 2024
  • Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo

Komentáře • 28

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před 17 dny +1

    Bk siduu ugu egyahay isagii mooday markii hore bk maxaa helay baan lahaa😁😁😁i from mogdishu 🇸🇴👍👍👍

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 18 dny +2

    Manshaalah alabwaan.

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 Před 18 dny +1

    ما شاء الله🎉🎉❤

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 18 dny +1

    Waa abwaan dayar cshakuur siciid cabdi.

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Před 18 dny

    Sagal guure waan kusalamay saxafi wll waxan doonaya in aad barnaamij iga qabato ee siday tolow ku sura galaysa sxbkayna waxan leeyahay habalyo

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 18 dny +1

    Muuse yaandamiirkukaategin.
    Muuse waxkudeeqa daydayo.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 14 dny

    Naagtani waa sirdoonka leexsan .

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před 18 dny

    ABOKOR LOOGE IYO FAARAX LOOGE WUXU KA HELO IYO LEEYAHAY

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 17 dny

    Yusra yuusa

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Před 18 dny +1

    wll overlayga videoga logada saaran waa lagu wereerayaa wll badhtanka istaajiyamahadsanidiin @guure

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před 18 dny

    Maxaad ku dooranaysa ciro

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 18 dny +1

    taloow ma bk bay kan walaalo yihiin u eegaa

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n Před 16 dny

    😂

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před 19 dny

    Ciro qabiil baad ugu codaynaysa we wax kale ugu codayn maysid

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 18 dny

      waa bikee walaalkii kani kkkkkkkk

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland Před 18 dny

      Adigu sow Biixi oo ah arxan-goys ilaahay ka kufriyay oo xataa salaadii jinaasadda ka xaasiday marxuum dhintay inu ku tukado. Sow qabiil uguma codayn doontid qofka nooca ah?

    • @said1498ify
      @said1498ify Před 18 dny

      ​@@SanaagSomalilandWalalow Ciro na qabiil ugu codeeya muuse na qabiil ugu codeeya nin waliba ninkiisa ha wato. Ee yaan la isku ceebsan nin waliba adeerkii waa nin rageed.

  • @hawraarkabe1595
    @hawraarkabe1595 Před 18 dny

    WAR BK MARKU NAGA BAXAY MID MADOW AYUU NAGU SOO BADALAY .MADOOBE DHERE PRO MAX 😂😂 NIN HABARYONIISA AH OO KULMIYE DAN KU QABA MOYE WAXKALE KU TAGEERI MAYAN

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Před 17 dny +1

    Foolxumo katiir

  • @mohamedhussein3473
    @mohamedhussein3473 Před 18 dny

    Ninkani waa BK copy ... photocopy.... abwaan iyo hiddaha..

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 18 dny +1

    beenale beenta joojifaqsha

  • @MukhtarIbrahim-jy9sy
    @MukhtarIbrahim-jy9sy Před 16 dny

    Mucaaridku miyan dhaliil lahayn?

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 17 dny +1

    Ilma cirro biibiile

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Před 18 dny

    Sagal guure waan kusalamay saxafi wll waxan doonaya in aad barnaamij iga qabato ee siday tolow ku sura galaysa sxbkayna waxan leeyahay habalyo