Guure Media
Guure Media
  • 155
  • 1 046 315

Video

“ Maanta Taariikh cusub ayaynu sameynay , Somaliland ayaana guuleysatey …” Musharax Cirro
zhlédnutí 237Před 15 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“Degdeg waddani iyo Kaah oo Hal Musharax Wada Yeelanaaya Gudoomiye Xirsi oo ka Hadlaaya,
zhlédnutí 82Před 15 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“Muxuu Yahay Xidhiidhka Ka dhexeeya Jacaylka iyo Naxariista?
zhlédnutí 195Před 2 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“Warxikin ku saabsan Qabkii loo Weeraray Madaxwaynihii Hore ee Maraykanka Donald Trump,
zhlédnutí 360Před 2 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“Waxaan Diiday In Hargeisa Layso Bedalo Oo Aan Muqdisho Ka Imaado 1978 Dii” Axmed Siciid Cige Q.2AAD
zhlédnutí 3,1KPřed 4 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Waxan ka Mid Ahaa Wariyashii loo xulay Dagalkii 1977kii ee Somali iyo Ethiopia Axmed siciid Cige Q1
zhlédnutí 19KPřed 9 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Maxay tahay sababta Da.du kugu soo degdegto?
zhlédnutí 120Před 14 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Waa Tee Magaalada Loogu Yeedho Caasimada Furniinka ?
zhlédnutí 142Před 16 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Guure Media
zhlédnutí 104Před 19 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Ma Jiraa Qof Aad Ixtraam Gaara U Haysaa ?
zhlédnutí 399Před 19 hodinami
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Sidee Looga Badbaadin Karaa Ilmaha Yar Ee Markaa Dhasha Xanuunka Habitat B Ga? Dr Hamud Q2
zhlédnutí 142Před dnem
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Warbixin : Gabadhi Ugu Horreysay Ee Afrikaan Ah Ee U Duusha Hawada Sare Iyo Wixii Ay La Soo Kulantay
zhlédnutí 159Před dnem
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Abaal Mirinta Faniinta Khayrida Hargysa Iyo BoqolaAl Shacab Ah Oo Soobuux Dhaafiyay
zhlédnutí 924Před dnem
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Ciidankii Somalia Calamku U Soo Tababaray Meeye Waad Arkayseen Wixi Waddoyinka Maraayay C Lahi Dahab
zhlédnutí 1,3KPřed dnem
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Wakhti Badan Ayuu Galiyay Si Uu Noloshiisa Heer U Gaadhsiyo Qisada Nin Cunte Kariye Ah
zhlédnutí 60Před dnem
Wakhti Badan Ayuu Galiyay Si Uu Noloshiisa Heer U Gaadhsiyo Qisada Nin Cunte Kariye Ah
Xildhibaan Barkhad Batuun oo si wayn uga hadlay Arinta somaliland iyo Jabuuti.
zhlédnutí 52KPřed dnem
Xildhibaan Barkhad Batuun oo si wayn uga hadlay Arinta somaliland iyo Jabuuti.
Hadalkii Igu Saamaynta Badnaa Ee Aan Ka Seexan Wayay Wax Uu Ahaa?
zhlédnutí 3KPřed 14 dny
Hadalkii Igu Saamaynta Badnaa Ee Aan Ka Seexan Wayay Wax Uu Ahaa?
Maxad kala socotaa xanunka somaalida ku fafaya ee anay ogayn Habitat B (joonis cadka) DR Hamud Q1aad
zhlédnutí 2,4KPřed 14 dny
Maxad kala socotaa xanunka somaalida ku fafaya ee anay ogayn Habitat B (joonis cadka) DR Hamud Q1aad
Gudoomiye Da.uud Waxan Leyahay English Ta Naga Soo Hagaajiya Darenka Maanta Ee Ardayda Dugsiga Sare
zhlédnutí 632Před 14 dny
Gudoomiye Da.uud Waxan Leyahay English Ta Naga Soo Hagaajiya Darenka Maanta Ee Ardayda Dugsiga Sare
Gudoomiye Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Oo War Cusub Sheegay.
zhlédnutí 412Před 14 dny
Gudoomiye Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Oo War Cusub Sheegay.
Xildhibaan Guruuje oo u jawaabay madaxwayne xasan sheikh maxamuud.
zhlédnutí 501Před 14 dny
Xildhibaan Guruuje oo u jawaabay madaxwayne xasan sheikh maxamuud.
Madaxwaynaha Kenya William Runto oo dignin culus ka soo saaray Rabshadihii ka dhacay Nairobi
zhlédnutí 609Před 14 dny
Madaxwaynaha Kenya William Runto oo dignin culus ka soo saaray Rabshadihii ka dhacay Nairobi
Warbixinta : Dadka Bulshada Ugu Caasan Oo Iska dhiga Kuwa Ugu Saamaynta Badan Caalamka
zhlédnutí 98Před 14 dny
Warbixinta : Dadka Bulshada Ugu Caasan Oo Iska dhiga Kuwa Ugu Saamaynta Badan Caalamka
" Waxaan Idin Leeyahay Haku Waayin Ruux Gobi, Eray Aanu Kaa Gayin " xil Guruuje
zhlédnutí 1,9KPřed 21 dnem
" Waxaan Idin Leeyahay Haku Waayin Ruux Gobi, Eray Aanu Kaa Gayin " xil Guruuje
Waxan ka tanaasulay oo aan buuggan ka qoray dhaqamo aan wanaagsanayn?
zhlédnutí 311Před 21 dnem
Waxan ka tanaasulay oo aan buuggan ka qoray dhaqamo aan wanaagsanayn?
Waa Tuma Gabadha Hab Labbiskeeda Adduunka Laga Hadal Hayo
zhlédnutí 390Před 21 dnem
Waa Tuma Gabadha Hab Labbiskeeda Adduunka Laga Hadal Hayo
In Ka Badan Afartan Sanadood Ayuu Waday Ciyaartan Abdi Bacaluul Oo Ka Tirsan?
zhlédnutí 402Před 21 dnem
In Ka Badan Afartan Sanadood Ayuu Waday Ciyaartan Abdi Bacaluul Oo Ka Tirsan?
Warbixin: Sida Loogu Diyaar Garoow Imtixaanadka Halkan Kala Soco.
zhlédnutí 76Před 21 dnem
Warbixin: Sida Loogu Diyaar Garoow Imtixaanadka Halkan Kala Soco.
" Maxaad kula talin lahayd Dhalinyaradda jecel in ay Dalka ka dhoofaan" Rayiga Dadweynaha.
zhlédnutí 475Před 21 dnem
" Maxaad kula talin lahayd Dhalinyaradda jecel in ay Dalka ka dhoofaan" Rayiga Dadweynaha.

Komentáře

  • @medali8972
    @medali8972 Před hodinou

    Waxaad Kala saartaa arimaha isteedka iyo shicibka haw hadlin sida O'Day nabadoona

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 Před 5 hodinami

    Wariyahan waxan waxaan ku xusuusta wa siday hadalka u dhigeene ahmed siciid cige ciise muuse reer baale hargeisa

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 6 hodinami

    Mashaa axmed siciid ,waxaa weliba roonaan lahayd in dhalinta yar yar mirifonada qabaliga ah wax ls baro

  • @MohamedAhmeddiriye-zy8im
    @MohamedAhmeddiriye-zy8im Před 17 hodinami

    Cadowga gudaha ayaad tahay talaabo ayaa laga qaadidoonaa

  • @daahirabkow1834
    @daahirabkow1834 Před dnem

    mogdishu wax amniya kaa gama baahno ee taada u tasho

  • @AbdullahiAli-pn8kh

    Kkkkkk

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před dnem

    Masha Allah afsomaliga anagoo yar yar ban muqdisho ku jecelanyn inaan kugu dayno ban jecelahay 1985 TV somali iyo Radio muqdisho Laakin gabadhu xaqii bay dhalatay kkkkk😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před dnem

    Gabadhan somaliland bay indha ku kalaqaday laakin Ahmed Siciid cige 1977 radio muqdisho ban ka dhageeysan jiray marka 21 October lamarayo waxan jiray only 5 sano waa ku so koray iyadunah haday baratay kkkkkkkk

  • @user-pg6uz1qd9m
    @user-pg6uz1qd9m Před 2 dny

    Walaahi wixii ku soo doorway baa waalaa waayo umayyad qalantid meerkat laguna maray

  • @deeqaali8293
    @deeqaali8293 Před 2 dny

    Waxas dalke wareeranye

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 2 dny

    Somaliland: Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹 is trying to mislead the world once again. British 🇬🇧 Somaliland got its independence from Great Britain on 26 Jun 1960 before the failed Somalia 🇸🇴 had no sovereignty meaning Somaliland sovereignty is older than the failed Somalia-Italy.

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Před 2 dny

    Axmed siciid weligey ma arkin, magiciisa uunbaan maqley😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 dny

    Habrtani waxba maba oga gudaafada ah warye laga dhigey

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 dny

    Habrtani 60sano jirka ah wareysaneysa oo wajiga iska soo fiiqdey basaaska somaliland kulahaa somalia ayaa la yaqaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 dny

    Basaaskii weynaa 1980/89 Basaasijirey SNM BASAASIJIREY KACAANJII RAGII UU SOO TABABTREY BUU AHAA 21 OCTOBER WAXA UU FUUSHANA DABAQA SARE TARABUUNKA 1969/91

    • @Sumadeena
      @Sumadeena Před 2 dny

      Warya hadaaba ka sheekaynayso 1969 adaaba cajuus dhuusada ka fakanayso ah. 😂🤣

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před 2 dny

    MASHALLAH

  • @abdirahmandahirabtidon7702

    Gabadhu intii yareyd bay hoos dhigtay(inaga xageena!!!) lkn si fiican buu ugu jawaabay

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 2 dny

    Masha allllah axmed siciid cige ruuugcada saxaaafadeed nolow❤

  • @abdifatahkhalif7025

    Abaal malihid oday cida qudhee ee dowladii somaliyeed ka faiiday waa adi iyo kuwa kula mid ah waadna ku dhagantihii alle maxaad dulli tihiin

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 Před 2 dny

      Afnool na wuu hadlaa eyna wuu ciyaa cashuurtii dalkiisa somaliland ayuu wax kusoo bartay ,dhaqaalihii hargeisa kasoo baxayey muqdisho ayaa lagu dhisay iyadoo aan horumar loo ogoleyn waqooyi,dad idinka sharaf bdn oo aan daba gelin wixii aad ka xumeyseen ayaanu nahay ,inaad sida eyga ucidaa wax nagu cusub maaha oo aabahaa ba sidaas ayuu uciyi jiray adeer

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Před 2 dny

      Iyo cashuurtii Berbera ee maraykan iyo ruush laga qaadi jiray Hargeysa naf kuma qabin ogow ilaa hada magacayga waydin cuntaan wax la idinkama Uskag baad tihiin

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Před 2 dny

      Weliba baabuurta iyo xolaha nooga soo dega Berbera waad dhici jirteen

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed Před 2 dny

    1984 ayaa ugu horay hoosha difaaca qaranka ee 2 da sano

  • @mtksolution
    @mtksolution Před 2 dny

    Mibgan

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Před 2 dny

    Waad ki birtay wallhi Muusd ku Marmarsiyonaysa😂 khani baadtahy

  • @NafaxaadabdikariimXuseen

    Macha allh

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t Před 3 dny

    Mw.batun❤❤❤❤❤

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t Před 3 dny

    Batulow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Před 3 dny

    Mansha Allaah nin dowladnimo iyo nidaam kala danbayni jirto ku soo wax bartay kuna soo shaqeeyay❤Bal maanta barbar dhig😢 Xalane iyo lix bilood oo kaliya... waddan aan lahayn ii sheeg waddamadan maanta? Wadankan aan joogo dhallinyada dugsiga sare waa loo yeeraa 2 sano oo training adag bay maraan si ay berri waddankooda u difaacaan.. Ninkan iyo anigaba waqti fcn ooy dhallinyartu maanta aynan haysan baan soo marnay alxamdulillaah...

  • @abdulalahmohamed4227

    Asc was halyeey somaaliyeed ninkaan. Mash'lh

  • @user-nw8de5lo4i
    @user-nw8de5lo4i Před 3 dny

    Jaahiil kan muxu ka hadlaya dadka u shegayo iyo jabuuti maxa isaga xidhan ma jabuti ayay belahooga uun bay matalann sool miyanu madaxweynihu nabad ku baaqin miyaad ka hadashid Hadakagu waa kii midgaan laga filan laaha Adiga maxa ka qaldan haa dalka waxba ka qaldan nocasa barlamanka ku jira Haa waa runta hada cid walba waysoo qoysatay marka horgalkaaga soo kale la arko Lixle iyo ciro maxa iskaga tolaysa waa isku reer unn ee ma isku sharaf ba Adigu midgan baad ahayd ee cida dagalantay maxa ku ogatay Haa ina dool na moya difacday kana miya difacday edabdar diisa facebook la soo fadhisto Milgoo😂😂 maxa ku baray ma ada yaqana 😂😂😂

  • @user-nw8de5lo4i
    @user-nw8de5lo4i Před 3 dny

    Aqoonta qofka leh ma sidasu u hadla ma isagaba ka daaya yidhi 30 sano sland diidana muxu kasoo donay orod halkad jeclayd tag dhe cidanka aad shegaysa maxay ahayeen ayaa ku yidhi cidan ka hadal midgaan yahaw

  • @abdihakiimahmed5667

    Macalin sare jiro joog

  • @badriabdifarah5454
    @badriabdifarah5454 Před 3 dny

    Waa siduu hadalka udhigaye saxafigii soo kordhiyay Ahmed said ige the one and only maxaan kudhagaystay oon warkaaga galabnimo u omananjiray mudane. Wxn kasosalamayaa Cidii casaayd Wardheer Iyo walwaal allow cafimad iyo cimri dheer kusii awowe💕

  • @salahisaaq3921
    @salahisaaq3921 Před 3 dny

    Xalool xume laangaab aan lahayn hibo ilaahay u dhaliyey laakìin ah danayste ilaa maalintii u danbeeyey xamar xaabayey ayaad tahay.

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Před 2 dny

      Masha allllah ma nin isaaaqaad langabku sheegaysa yaaab😂😂😂😂😂😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 2 dny

      Ciilan ninka isaaqi waa cod kar taasbaa usaamaxday inuu meelkaste ku joogo kartidiisa

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer Před 3 dny

    Alow dawladi maynaga burburtay soomaali way khasaartay

  • @Axmed-ds7lv
    @Axmed-ds7lv Před 3 dny

    Rug cadaa somaliyed

  • @asadseed6853
    @asadseed6853 Před 3 dny

    Weriye Ruug cadaaya aad baad kuu salaamayaa alle haku dhawro

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 Před 3 dny

    Salam aleykum Waariye axmed Saciid ilaahey cimraaga ha dheer markii aad south Korea ka soo warameysey qisada cajiibka ah Olympic 1998 waa ku mahadsan tahay qiso qiiro badan

  • @user-nu6tm4yz6i
    @user-nu6tm4yz6i Před 3 dny

    Waa been tii dagaaladii maamulka snm qabsanjiray laascaanood iyo ceergaabo dhinacbuu ahaa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 3 dny

    Ninkaan into Kuwa la midka ah Markay Ka hadlay Dowladii kacaanka miyeyna ogeyn dad gobjoog ahaa inay daawanayaan Mise Nacaybka Qabiil ayaa Ka tan badiyey Hadalada beenta iyo cufiga Ku dhisan axay hadleeyaan mooye wax ma toosiyaan. Soomaaliya waxaa burburiyey Jabhadihii Qabiilka Ku dhisnaa ee u soo Raacay Cadowga Ethiopia

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 3 dny

    wadamada ree Yurub ayaa aradayda waxaa la Mariya tababar Mili tiri Hadii dalku emergency ama Dagaal galo si ay u difaacaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 3 dny

    Ninkani Basaas ayuu ahaa sidaas ayaa safaaradaha loogu qorey ninkani waa Faataale tuug ah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 3 dny

    Ninkani 21 October ayuu tarabuunka ka xayeysiinjirey Siyaad basaasijirey SNM 1988 ninkani waa nin lafoole saxafada ayuu dhiganjirey

  • @abdurahmanmowlid897

    Role model ayuu u ahaa suxufiyiinta maanta , runti shakhi shaqo fiican weeyi waxaan ku xasuustaa AHMED SICIID CIGE BBC HARGEISA .

  • @axmedjibriil8614
    @axmedjibriil8614 Před 3 dny

    Axmedoow haku xaarin weelkii aad wax ku cuntay, Wakhtigan haduu qofku damco inuu waxbarasho dibada ah raadsado wuxuu u baahanayaa ugu yaraan 40,000 oo doolar, ninkani wuxuu nasiib uyeeshay in xataa masaariifta loo Qabo. dawlad aan kacaankii ahayn maynaan arag oo maynaan maqal, dadka garaadkooda ayey kor uqaaday waa dawlada muuse juudaan ka dhigtay pilot kuna soo tababartay bilaash,

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 Před 3 dny

      Inaad ahmed siciid cige haku xaarin! U quudho eraygaas waxay cadeynasaa inaad ka aradan tahay Dad nimada iyo aqoontaba? Wuxuu sheegay wax yaalo badan oo uu uga soo joogay. Qorida Afka hooyo ka mid yahay. Dhiska dalku ka mid yahay ..lkn wixiiba maanu daba gadiyin uu qabtay oo dhan miyaanu awood u isticmaalin magaalooyinkii uu dhisay uu ku burburiyo...

    • @naima854
      @naima854 Před 18 hodinami

      Dawlada reer waqooyi iyo koonfur baa wada lahaaye ma hooyadaa ba lahayd dawladdii somaliya nacas ba tehee walawada lahaa waqooyi iyo koonfur lacag ay xamar leedahay inuu wax ku bartaad u haysataa qadaad wayneey wax fahma wuxuu wax ku bartay cashuurtii gobolada waqooyi uskag bilaa caqliyaad tihiiin wax barta qaraxlaneey imikana waxa iskuguma keen jirto markii horena waxban isku darsanay imikana waxan nahay dal iskii u taagan 🤣🤣🤣

    • @axmedjibriil8614
      @axmedjibriil8614 Před 11 hodinami

      @@naima854 waxaa laga yaabaa in labo sirkhaan iska kaa dhaleen waayo hadii aad qof caadiya tahay iskama caytanteen, cashuurta lagaa qaadi jiray 10% way kayarayd, adeer laba dawladood waxba iskuma darsane waxaa isku darsaday laba victam ama laba dulmane, hadiise aad dawlad ahaydeen yaa madaxweyne ka ahaa? yaa parliam ka ahaa? calanka aad lahaydeen siduu u ekaa? Aabaha iyo awoowgaa baa been kugu koriyey hadana waxaad tihiin qabiil duday oo la maslaxayo ee dawladnimada ha caayin.

  • @saharachannel1600
    @saharachannel1600 Před 3 dny

    Somalida sanadkan jirto Sirta wadanka maba qarin karaan, war hooy sirta wadanka noo qariya

  • @user-ux5uh1mq3z
    @user-ux5uh1mq3z Před 3 dny

    bal may u kaadiso si uu ua waramo dagaalkii 77 oo taarikh ahaa qaabkii wariyayasha uga soo warameeyn waa in wariye kale wareysto arintan

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 Před 3 dny

    Axmed waa haldoor ummadeed

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 Před 3 dny

    Distinguish person

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 3 dny

    Cajiib al cajiib❤❤❤

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 Před 3 dny

    Wariye Axmed Siciid Cige show ma sii wayna hadduuba raggaa ka yar yahay. Isaga iyo saxafiyadda wayn ee hodan Oman Magan waan salaamayaaaaaa.