🙄🙄Qabiilka waa kan na baabi’iyey😡.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 05. 2024

Komentáře • 57

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Před 2 měsíci +6

    It's about time that we stand by the truth,

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 2 měsíci +6

    Saafi is the only story touch’s my heart. So sad

  • @NolowNoolow
    @NolowNoolow Před 2 měsíci +4

    WALLAAHAY WAA 70 JIR NINKANI SUBXAAN ALAAH WAA DAALIN XAARAAMI AH WELIBA HALAGU MUDAHARADO FADLAN😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 2 měsíci +5

    NAAGTA CAASHO LA YIRAAHDO WAA NAAG QARAW KU JIRTA NINKA WAABA DEMBIILIHII DEMBIGA GEYSTAYE MAXAA LAGA WAREYSANAYAA ARINTAAN RAGU HAKA HADLAAN GARTANA HA QAADAAN LKN NAAGAHA ISKA HADLAYA YAAN WAQTIGA LAGU LUMIN

  • @saidali7233
    @saidali7233 Před 2 měsíci +6

    asc 4 nin oo somali ah in gabadh waqtigaa 16 jir ahayd ay kufsadaan oo mid ka mid ah uu joogo canada oo uu ka heeso 18 may xafladii somaliland waa gef waa dulmi waa cadaalad daro

    • @ayanbadan1352
      @ayanbadan1352 Před 2 měsíci +1

      Shekada maxa weye wllo xgee gabdha lagu dulmiyey

    • @saidali7233
      @saidali7233 Před 2 měsíci +3

      @@ayanbadan1352 asc waxaa lagu dulyey Somalia before 1990 . 4 waraabe baa kufsaday oo rag somali sheeganaya painful

  • @fadumamohamud9021
    @fadumamohamud9021 Před 2 měsíci +5

    Waxaa jira in uu galay danbiga haduu sen galin mar hore ayuu soo qeylin lahaa ku dharan lahaa kitabka

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před měsícem +3

    Alla Kani Miyuuna Ahayn Kii Gabadha Kufsaday?? Ninyaha Alle Qabeygani?

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Před měsícem +2

    Kan cuqubadu wayekamuuqataa ilahay Qaqeeda ha kasoosaro yaa rabi

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před měsícem +3

    Walalo ninkaan ilahey ha u soo diro wax gabdhiisa kufsado ninkaan waan warkiisu waa cadyahay

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3h Před 2 měsíci +3

    NINKA GABADHA WAXAA KUFALAY, WAA IN IFKA LAGUFADEE XADEEDO, WAA BAHAL HADUU WARKAASI KU CADAADO.

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Před 2 měsíci +2

    Huuhaada daaya gaalada waa lagu dacween karaa wixii child mollesters ah. Ayagaana shaqadooda qabsanaayo xataa naagta Soomaaliya joogto ee shirqooshay gaaladaa war ka keeni laheed waayo gaalada xataa dowladee cadaadis ku saarayaan inay soo qaqabtaan raggaas. Ha dacwayso ilaahaa u hiilinaayo. Haday dacwayso sexual evaluation kaliya ee gaalada ku sameen lahaayeen wuuna ku dhici lahaa.

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3h Před 2 měsíci +3

    ILAAHAY, BAAN IDINKU DHAARIYEY, EE YAAN LA FUDAYDSAN, WAA HADII ILAAHAY, LAGABAQAYO,

  • @ahmaddkhadarr2825
    @ahmaddkhadarr2825 Před měsícem +2

    Ninkan waa qabiilkee

  • @xaajiibraahim7170
    @xaajiibraahim7170 Před měsícem +1

    Maamadaas Waxa Ka Dhawaajiyay Wax Yar Maaha Ninkaasna Waa In Wax Laga Qabto iyo Wixii Lasocday Oo Dhan.MAXKAMAD Lasoo Saaro,Xabsi DAAIN HALAGU XUKUMO

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3h Před 2 měsíci +2

    MAXAKAMADDU, HADAYNA AHAYN MUNAAFAQAD , WAA IN TALAABO LAGA QAADO, LAGAHADASHIIYO MAAMADA DHIBAN, WAXAD SHEEGAYSII 200 OO QOF IYO DHOWR AYAAD SHEEGAYSIIN,
    CADAYN WAALAHAYAA HOOYADII IYADAA MOOL OO HADLAYSA, IYADA MAA WAXLAWAYDIIN KARIN?
    BOOG BAYBA KA QORTAY, IYDA HALA WARAYSTO,
    NINKIINA WAABA IDINKA DHEX HEESAYAA, WAANAD U CAMIRAYSAAN, QAYB AYAAN KANAHAY, HADAYNAAN WAX LA ISKA WAYDIIN.
    NACALAA QABIILKUYAAL DAMIIRKII, MEEDAY,. XINIINYAHA ALLA QABAY HALAQABTO WAABAHALE ,GOOF ALLAHA URIDO.

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 Před 2 měsíci +2

    Illaahey baan wax ka qarsoneyn gabadhaan Illaahey ha udhib dhaamo

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Před 2 měsíci +5

    Waxan la yabanahay gabdhan meeshan u jirta ee odaygan daalinka ah difaacaysa subxanallah

  • @habibaali7504
    @habibaali7504 Před 2 měsíci +2

    Workaday oo reer kanada ha hu biko in uusan Abdullahi joof goog xalad somaliyed ka heesin abid.

  • @NolowNoolow
    @NolowNoolow Před 2 měsíci +3

    ALLAAH HAKU XAFIDO WAA RUN GABADHA HALA GARAB ISTAAGO MAJORTO GABADH YAR BAY AHAYD TANI QIIL MALE ALLOOW SAFIYA XAQEEDA DILAACI AYAA RABI 😊😊😊😊😊

  • @fartuunhassannuur2308
    @fartuunhassannuur2308 Před 2 měsíci +2

    Somaliyay maxad runta u qarisan mar walba danbiga nin ayaa galay asiga ayaa is beri yeli kara

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před měsícem +2

    Waxan Ogahay Gabdha Udhashay Geeska Afrika İnayna Afkooda Somarin Waxanookale Lakin Geesiyadani Kaarkeeda Iyo Jabkii Lasoomariyey Ay Idiinsheegatay. Lakinse Oohintooda Ad dhayalsanaysan.. waa Waxa Ay isudilaan Dadkeenu 🥲Warlabada Dhinacba Halvaadho Halana soosaaro Gabadhani Olashadeeda please🥲

  • @user-gh7gi5nv9g
    @user-gh7gi5nv9g Před 2 měsíci +3

    Gabadhas.maskinta.xaqeeda allaha kasosaaro.dadki dulmiyey

  • @axmedmataan4443
    @axmedmataan4443 Před měsícem +1

    Haduu hargaysa yimaado anigaa ka shaqayn lahaa kiiskuu galay NAARTA ALLA HA GALIYEE

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před 2 měsíci +3

    Abgaal Maha Maamada Ninku Kufsaday

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Před 2 měsíci +3

    Subxaanallaah. ILAAHAY SWT DAALIMIINTA HASOO QABTO.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před 2 měsíci +2

    Waa runtaa, waana arrin fiican.

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 Před měsícem +2

    Nin rag ah malawaaye oo ninkaan run iyo been mid ka keenaaa oo ka dhaariyo hduu beneyo hadhaarto ninkaan

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 Před 2 měsíci +2

    Soomaalida kufsigu waa caadi xaggooda

  • @user-mh4bb4er5u
    @user-mh4bb4er5u Před 2 měsíci +2

    Ninka Kutagera Waweel NACALATULAH ILLAAHEEY HAKU DHACDAO

  • @user-mh4bb4er5u
    @user-mh4bb4er5u Před 2 měsíci +2

    WASIIKA MAGIICSA DADKA LAWADAAG HADAAD CADEEYNKU HAYSO

  • @user-xg7pz2em2p
    @user-xg7pz2em2p Před měsícem +2

    WAA.INTA.AANO.KU.HELANO

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1e Před 2 měsíci +2

    Ninkaan waa aqaan booster ayuu wadijirey xamar jadiid ayuu dagaanaa

  • @fadumamohamud9021
    @fadumamohamud9021 Před 2 měsíci +3

    Tan kale ninkii asagoo dhalin yaro ah saqajanimada sameeyay ma moodeysan inuusan sameyneynin wax ka xun,

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 Před 2 měsíci +2

    Naagaha Somali waa cawaan ayaga cadow isku ah

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Před 2 měsíci +2

    Odaygu waa duq uu idka sar yaryahay waa 60 jir

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 měsíci +2

    Maxaa laga warsysan isllaan miskiin ah ayuu ‼️si xun u galay gabdhaan hala grab is taago ❓😭 please

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 Před 2 měsíci +3

    Subxaanalaah

  • @Eclipse836
    @Eclipse836 Před 16 dny

    Waryaada sheekadaan waa sheeko jaceyl ah markay italy ay joogeen maxay u qabsan wayday

  • @ardoomar8075
    @ardoomar8075 Před 2 měsíci +2

    Ilaahay xaqa ha itiimiyo

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Před 2 měsíci +2

    Waa.ruun😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-xg7pz2em2p
    @user-xg7pz2em2p Před měsícem +2

    Waa.ilam.xaaran

  • @somethinginyoureyes1794
    @somethinginyoureyes1794 Před měsícem +1

    Niinka gabadhisa ha la kufsada ku habartena gabadhiss danbi ma gaalin

  • @awm221
    @awm221 Před 2 měsíci +3

    Subxanallaah

  • @LenchoKotee
    @LenchoKotee Před 2 měsíci +2

    🎉😅

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Před 2 měsíci +3

    Muxu uso hadli wayay hadussn danbi lahyn

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 Před 2 měsíci +1

      Waxay cadeenaysaa in uu danbigaa galay.

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před 2 dny

    Adaa lagu xiraayaa

  • @faadumocabdi8644
    @faadumocabdi8644 Před 2 měsíci +2

    Goof jooge latiixaan ah miyaa jira

  • @shamsahassan3177
    @shamsahassan3177 Před 2 měsíci +2

    dir waaye

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 2 měsíci +3

    Dhibkajiro abgaal waa Nacala kutaal dumarkooda guur ahaan waadayacanyihin.
    Waxay ahaatoba hooyadaas cadaalad beedooneysa

  • @hamdiismaciil7013
    @hamdiismaciil7013 Před 19 dny

    War xaq ku heliya

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 Před 2 měsíci +3

    Sax

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Před 14 dny

    Kuwoo kale miyaa difaacaayo daalimiinta oow hogaaminaayay gooofjooge