Sidee loo Dilay Ismaaciil Haaniyah | Maxaa kasoo kordhay Weerarka Iran ka dhacay ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Komentáře • 627

  • @Muhidiinabdidhugad1960
    @Muhidiinabdidhugad1960 Před měsícem +101

    Hdanu nahay soomali dilka ismail haniya waana taabtay 😢

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 Před měsícem +57

    Caloolxumo badanaa ilaahayow unaxariiso shahaadadiisana u aqbal yaa Allaah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před měsícem +89

    Shiicada iyo gaalada iyo yahuuda waa isku mid e rabi ha u naxariisto ismacil haniya aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @macacade2646
      @macacade2646 Před měsícem +9

      Runtaa Waye wallka ween. Lakn Dan iyo Siyaaasad ayaa isugu keentay

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk Před měsícem +1

      ​@macacade2646 thank you

    • @maxamedcabdiraxman6595
      @maxamedcabdiraxman6595 Před měsícem +3

      Wahaabiyadana haka reebin

    • @CaafimaadkaRagga
      @CaafimaadkaRagga Před měsícem

      ​@@maxamedcabdiraxman6595
      Taalibaan baa wahaabiyo ah adeer dhibna wahaabiyo kuma qabno Xamaasna wahaabiyada kama foga oo waa Ikhwaan

    • @user-kg8oh2lk8r
      @user-kg8oh2lk8r Před měsícem

      Carabta maxaad ugu reebtay maad kudartid Ismail Haniya haduu dal carab uu joogi lahaa Iran lagumadili lahayn lkn way qornayd

  • @Milicsiga
    @Milicsiga Před měsícem +25

    Qatar way dafacday hogamiyaha sawabtana waa in ay wada yihiin sunni lkn iran way daafici waysay lkn sawabtuna waa in ay yihiin shico taas oo aminsan in sunniyinta ay cadow u yihiin

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g Před měsícem

      Iran madaxdooda ayeey difacan waayeen madaxda iney dalka as booqdan Ma ahn

  • @abuuhafsa1209
    @abuuhafsa1209 Před měsícem +23

    اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس

  • @ashaosman2830
    @ashaosman2830 Před měsícem +15

    Ilaahey ha Unaxariiso Haniya janatul fardowsa Allah geeyo 🤲😭Anagana qalbiga Noo qaboji yarabi🥺💔💔😭😭

    • @zeinabAhmed-gf8hy
      @zeinabAhmed-gf8hy Před měsícem +1

      aamin yaarabi allow janadaada kawaraabi unaxriiao😭😭🤲

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 Před měsícem +4

    إِن يَمْسَسْكُمْ قَرْحٌ فَقَدْ مَسَّ الْقَوْمَ قَرْحٌ مِّثْلُهُ ۚ وَتِلْكَ الْأَيَّامُ نُدَاوِلُهَا بَيْنَ النَّاسِ وَلِيَعْلَمَ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوا وَيَتَّخِذَ مِنكُمْ شُهَدَاءَ ۗ وَاللَّهُ لَا يُحِبُّ الظَّالِمِينَ

  • @MohamudOsmanWarsame
    @MohamudOsmanWarsame Před měsícem +8

    Shahiid waaye haka nixina walalyaal guusha way soo dhawdahay

  • @user-tc3qv5vv5n
    @user-tc3qv5vv5n Před měsícem +3

    مِنَ المُؤْمِنِينَ رِجَالٌ صَدَقُوا مَا عَاهَدُوا اللهَ عَلَيْهِ فَمِنْهُمْ مَنْ قَضَى نَحْبَهُ وَمِنْهُمْ مَنْ يَنْتَظِرُ وَمَا بَدَّلُوا تَبْدِيلًا
    الى جنة الخلد شهيد الامه القائد إسماعيل هنيه ابو العبد
    حسبي الله ونعم الوكيل💔🤲😭🇵🇸

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 Před měsícem +12

    Ilaahay ha unaxariisto isaga iyo intii dhimatay ee muslimiintahaaa Ilaahay xor haka dhigo falasdiin I.a❤❤❤❤❤❤😢

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před měsícem +7

    Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun geeri naxdin leh walaahi umada falastiin ilaahoow nasrigaada u soo dir aamiin

  • @ahmedberei-6805
    @ahmedberei-6805 Před měsícem +33

    Iran waa waddan halis ah waxaana dhexdagay sirdoonka isra'iil.
    May allah grant him the high rank of 😭🤲

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 Před měsícem +1

      Wartaas marka laga imaado shiicoo waligood bay suniyiinta necbayeen oo aay xaasidi jireen ee shaar moye faido malaha shicadu

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt Před měsícem +2

    Ilaahey haunaxariisto oo shahiidnimo hau aqbalo, aduunku waa ayaamo dhamntena rabbigeen ayaan ulaaban.aduunkuna imika waaba imtixaan iyo murugo ,geeridiisu waa geeri xanuun badan,qalbiyadena saameyn weyn ku yeelanaysa. Gadaashiisa ilaahey nama fidneeyo oo xaqa hanagu dilo aamiin Aamiin.

  • @user-dx1cz3fs9p
    @user-dx1cz3fs9p Před měsícem +7

    Allah ha u naxaristo janatul fardowsa allh ha kawarawiyo wllkey amiin yaa rabbi 🤲

  • @user-oi8lu5cq4r
    @user-oi8lu5cq4r Před měsícem +1

    Yuhuud inta maraykan jiro way jiri ALLE maraykanka ha jabiyo soomaali habaara maraykanka

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p Před měsícem +3

    Waa geeri aad xanuun badan lkn illaaheey waxaan ka rajeeynaa iney noqoto midey muslimiinta ku midoowaan. Waxaana diyaar u ahay aniga ahaan dardaarankiisa inaan fuliyo ee ahaa 3. August insha’allaah

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs Před měsícem +10

    INSHA ALLAH ISMAACIIL HANIYA MEESHA UU ADAY BAA LA WADA ADAYA MICNHA AAKHIRO ,HAMASNA JIHAADKA HAKAD MA GELIN DONTA SIDA LAWADA OGYHY ALLOW YAHUUDA BURBURKOODA ZIYADI ☝️🤲🤲

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir Před měsícem +4

    Qoraxdii islaamka ayaa manta naga baxey wlhi ila iyo hada wanka naxsanahey geeridiisa si gaar eh ayey ii taabatey
    Allaha unaxariisto
    Rabi qabrigiisa ha u wasiciyo😢

  • @Hanad-Abdi
    @Hanad-Abdi Před měsícem +8

    وما كان لنفس ان تموت إلا بإذن الله كتابا مؤجلا. رحم الله القائد الشهيد اسماعيل هنية عاش مجاهدا ومات شهيدا بإذن الله

  • @FarxaanBashka2
    @FarxaanBashka2 Před měsícem +17

    Waan salaamay like ii saara

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Před měsícem +3

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😭😭😭😭😭😭😭
    إن العين تدمع والقلب يحزن ولا نقول إلا ما يرضي ربنا
    وإنا لفراقك لمحزونون ياهنيه، الله يغفر لك ويرحمك ويجعل مثواك جنة الفردوس الأعلي 🤲🤲🏿🤲🏻

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 Před měsícem +7

    Inaalilaah waina illeyhi rajicuun ismaciil wa halyey mnta rabigiis lajoogo idim alle jana urajeyneyna rer falstiina eebe aya u joogo insha allh dhiiragalin by kasii qaadayan hangaraarac lug uma dhitiyo dhiiga shuhadada mujaahidiin ba kudhasha

    • @ashaosman2830
      @ashaosman2830 Před měsícem +2

      Aamiin 😢Allow u Naxariiso Haniya Qalbi xanun nomayara mnta💔💔😪😪

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Před měsícem +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Inaa Lilaahi Wa Inaa ilayhi Raajicuun kulu Nafsi Daaiqatul Mawt Allah Hawnaxariisto Ismaaciil Haniya Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před měsícem +4

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😞 Qof kasta damiir leh waa arin taabatay ismaaciil haniyah hore waxa looga dilay caruur uu dhalay iyo kuwo uu awoow u yahay ilaahay ha u naxariisto dhmn shahiidnimadoda alle ha ka aqbalo aamiin

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe Před měsícem +2

    inaa lillahi waina ileyhi rajicuun Iran waa munaafaqad kaxun yahuuda qofkasta oo Muslim ah haiska jiro

  • @user-jr1do5rv7u
    @user-jr1do5rv7u Před měsícem +19

    Rabboow naxariis waasaca unaxariiso ismaaciiL hanyah booskiisiina bedal noo buuxiya na sii

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 Před měsícem +1

    1HA ILAAWIN SALADA 2 HA ILAAWIN SALIGA RASULKA KUNA SALI RASUULKA WAQTI XADIRKAN3 HANA ILAAWIN ISTIQFAARTA IYO XUSKA ILAAHAY IN SHA ALL❤❤❤❤ وستغفرو الله ان الله كان غفورا رحيما🤲🤲

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k Před měsícem +5

    Wallhi qof muhiim ah ayaa maanta naga baxay allaha u naxariisto ismail haniya geeri musliimta eey ka naxday😢

  • @XabiiboAxmadey
    @XabiiboAxmadey Před měsícem +5

    Ilaahey ha unaxariisto

  • @Umalmaxamuud
    @Umalmaxamuud Před měsícem +1

    Waa war aad ixanuujiyay ale haw naxaristo ale janata hageeyo muslimiintana ale hamideyo 😢waxan taganahy quus alow

  • @dahiribrahim-w4i
    @dahiribrahim-w4i Před měsícem +1

    ما قولنا إلا نقول إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

    • @dahiribrahim-w4i
      @dahiribrahim-w4i Před měsícem

      lkn Ninkasta oo xiniinkulul kujirto dilkiisa halagumagacaabo ficil gaal lkn islaam uunbaa dila xaqiiqadii sadaam yaa dhiibay ibraahim rayzi yaadiyaarada kudilay haniya yaadiay sayfullah qudhuz matirinkaro ragaaqaaligaha islaam ninkii udhashaba waxbadal haduu isdhaho oo guumaysiga iskaqaad kuukaqaadayay dhibka ayaa dili guumaysigu saa uunbuu inoosaaraan waligeen intaa kadhaqaalaynayno wiilka inookaca

  • @GalolPro
    @GalolPro Před měsícem +2

    Xasan nasrallah dheh Malahayga
    Ustad, Mashallah Aad bd U dadalaysaa..

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Před měsícem +6

    Aragtida iska caabinta maahan wax ku dhiman doona. Caruurta falastiin waxay u diyaarssn tihiin inay dhintaan ayagoo dhulkooda difaacaya.

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 Před měsícem +1

    Alaha unaxariisto

  • @queennatasha7561
    @queennatasha7561 Před měsícem +4

    Alle ha unaxariisto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢walhi geeridisa aad baan ugu naxay wlhi yaa rabi unaxariiso 😢😢😢😢😢😢

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p Před měsícem +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون ، قدر الله وما شاء فعل وكل شيء عنده بمقدار اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك 😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před měsícem +3

    ALLAHAYOOW u naxariiso hogaamiyaha muqaawamada Ismaaciil Hanniyah. Samir iyo iimaana ka wada sii CAALAMKA Islaamka oo dhan.

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 Před měsícem +2

    Allehaunaxariisto😢 geesibu ahaaa wuunazhahiiday

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga Před měsícem +5

    Shakigii shiicada aan ka qabay haduu sii dhaboobay😢😢😢

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před měsícem

    Wa geeri ķulul,Allah ha naxaristo, Falastin , Allah ha ugu badalo wax
    khair badan.

  • @kilastube
    @kilastube Před měsícem +1

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahay naxariistii jano alle haka waraabiyo aamiin ismaciil hanya waxuu ahaa halyeey shihiiday

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Před měsícem +1

    Innaa lilaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun Illaahay haw naxariisto jannatal fardowsa hawgu deeqo àaaaamiiiin yaa Rabbil caalamiin

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 Před měsícem +1

    Ina lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun alle ha u naxariisto wllke 😢😢😢😢😢🤲🤲🤲 yaaa rabi guuul warta sii falastin gar ahaan rer qasa😢😢

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf Před měsícem +1

    Mahadsanid maxamad ciise walaal alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba alaha kusiyaadiyo cilmiga iyo caqliga ba guulayso waligaa

  • @user-pb6vx4eq8o
    @user-pb6vx4eq8o Před měsícem +1

    Wanka xumahay geerida mujaahid haniya namaste ilaahay haunaxaristo yahuudana ilaahay hababi iyo

  • @user-sg7xs1er3o
    @user-sg7xs1er3o Před měsícem +7

    Alle haw naxariisti ismaciil haaniyah😭

  • @CabsullahiMacalin
    @CabsullahiMacalin Před měsícem

    Allah ha unaxariisto allow ugar gaar adoomadaada reer falastiin

  • @AhmedcabdullahiSalad
    @AhmedcabdullahiSalad Před měsícem +6

    Allah unaxaristo

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Před měsícem +1

    Wan ka xumahay dilka ismacil haniya alaha unaxaristo koxdisana Samir iman alaha kasiyo amin

  • @amiinabdullahi3326
    @amiinabdullahi3326 Před měsícem +7

    Ustaad manto oo kale sobadi wararka ilaa 5 garsi

  • @hiboseid2852
    @hiboseid2852 Před měsícem +2

    Allow u naxariiso oo Jannatul Fardowso ka dhig hoygiisa, samir & iimana ka sii Islaamka oo Idil gaar ahaan walaalaheen reer Falastiin. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    Yaa Allah

  • @user-px3hh4bg8n
    @user-px3hh4bg8n Před měsícem +5

    Allow nuxarisa asaga iyu Daman musliminta kubaxthi gacanta sahyunida

  • @axmedbadar8548
    @axmedbadar8548 Před měsícem +1

    انالله واناالیه راجعون 😢😢😢😢 alle haunaxariisto

  • @AbdimalikYasin
    @AbdimalikYasin Před měsícem +3

    Alah U Naxariiso Hogaamiyah Xamaas Ismacil Haniyah 😭😭

  • @shamsoabdul6185
    @shamsoabdul6185 Před měsícem +4

    Eeran iyada dayacada
    Allahu naxariisto

  • @fadumoabdulle4839
    @fadumoabdulle4839 Před měsícem +1

    Allaha u naxariisto Ismail hania aad baan uga naxay

  • @user-oe8gq7vg9s
    @user-oe8gq7vg9s Před měsícem +2

    إنالله.وإنا.إليه راجعون 😭😭😭😭😭

  • @AbdirsakAbdullahi-c5s
    @AbdirsakAbdullahi-c5s Před měsícem

    Ma qurux badneen Inuu aado blse waan ka xunahay geeridiisa allah ku naxriisto

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Před měsícem +2

    Wuu shahiiday gaalo iyada dil kama haraayo in shaa allah

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před měsícem +1

    Insha Allah, badal kheyr qaba Allaha siiyo muqaawamada iyo guud ahaan reer FALASTIIN.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @user-ho5tq8mm8h
    @user-ho5tq8mm8h Před měsícem

    Alle haunaxariisto marxumka Jano fardowsa alle hakucasuumo insha allahh

  • @adnanmhmd8317
    @adnanmhmd8317 Před měsícem +2

    Inanilahi waina illayhi rajicun allah unaxaristo

  • @Omar.mohamed.Mohamud
    @Omar.mohamed.Mohamud Před měsícem +1

    Allh ha unaxariisto 13:34

  • @umusundus
    @umusundus Před měsícem +4

    😭😭😭😭😭😭yaa allaha ugaar Falastiin

  • @Fadumo816
    @Fadumo816 Před měsícem +2

    😢 انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله😢

  • @UpeidMohamed
    @UpeidMohamed Před měsícem +2

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 😢

  • @user-uo2rg5lh2c
    @user-uo2rg5lh2c Před měsícem +2

    Thanks ustaad ❤❤

  • @siyaadmoha6052
    @siyaadmoha6052 Před měsícem

    Allaha u naxaristo wl jana fardowsana Allaha oga bishareyo

  • @AbdiQafarMohamedshalle
    @AbdiQafarMohamedshalle Před měsícem

    Allah ha unaharisto sheikh ismail haniya

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 Před měsícem

    Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin

  • @huseindhalxash6770
    @huseindhalxash6770 Před měsícem +1

    Allha u naxariisto marxuumka

  • @Deekhbile
    @Deekhbile Před měsícem +3

    Allaha u naxariisto

  • @user-dd2rm6iq9s
    @user-dd2rm6iq9s Před měsícem +3

    Ax.geeri.xanuunbadan.walahi.sida.aabahy.ookale.ayaan.ugu.naxay.ALLE.HA.UNAXARIISTO.

  • @mohaqadaafi1880
    @mohaqadaafi1880 Před měsícem

    Allaha u naxariisto shahiid marxuum Ismail Haniya 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Xasancadde-us6ht
    @Xasancadde-us6ht Před měsícem

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر allha unaxrsto wllkyn wuu shahiidey cusmaciil haniiya madhimn ee wuu dhunty😢😢😢😢

  • @umusundus
    @umusundus Před měsícem +2

    Ilaahey ha unaxariisto😢😢😢

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed Před měsícem +2

    Allaha unaxariisto

  • @fuaadcabdi7892
    @fuaadcabdi7892 Před měsícem +3

    Alle hawnaxariisto aamin aamin

  • @mohamedaney-wr5ni
    @mohamedaney-wr5ni Před měsícem +2

    Allah Haunaharisto inshaa allah

  • @cabdiraxmanjiisow4278
    @cabdiraxmanjiisow4278 Před měsícem

    Allaha u naxariisto janada allaha ka waraabiyo ismacil haniyah Aamiin. Aamiin. Aamiin

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 Před měsícem +2

    Allah u naxariisto ismail haniyah

  • @user-gy7tn8nd4d
    @user-gy7tn8nd4d Před měsícem

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahaw unaxariizo noogu badal mid kakheyr badan

  • @AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi

    Waa duli shiico Wllhi waa cadowga suniga aad baan uga naxnay dilkaa. ALLAH hownaxariisto. Badal khyr qabanaa hanasiiyo

  • @user-ng3ds7eo2y
    @user-ng3ds7eo2y Před měsícem +4

    inaa liilahi waainaa ilehi rajucun

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Před měsícem

    Ilaahay ha u naxariisto.

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 Před měsícem

    Illaahay subhana watallah ha unaaxaariisto oo qaabriga ha unuuro yaa allah

  • @MohamedAliElmi-se2jt
    @MohamedAliElmi-se2jt Před měsícem

    Allah ha u naxaristo gaalada allh ha jibiyo intaas u awoodna

  • @osmanibrahim6770
    @osmanibrahim6770 Před měsícem +1

    Allaha unaxariisto janadiifardowsa allaha kawraabiyo

  • @ahmednuur5957
    @ahmednuur5957 Před měsícem

    Allah ha u naxariisto

  • @Drzuhuur
    @Drzuhuur Před měsícem

    Allah haw naxristo ya racmaan😢😢😢

  • @xogsoonmedia8890
    @xogsoonmedia8890 Před měsícem +1

    Ilahay hawnaxariisto amiin amiin amiin

  • @najiibmohameddaahir
    @najiibmohameddaahir Před měsícem

    Allah ha unaxaristo Ismail haniya

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale Před měsícem +1

    Allaah ha u naxariisto 😢😢😢

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 Před měsícem

    Allah haunaxaristo ismail hani

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Před měsícem +2

    Wlahy wan ka naxay 😢😢😢

  • @Anab-gp3bn
    @Anab-gp3bn Před měsícem +2

    Allah unaxariisto

  • @hodanhabane5563
    @hodanhabane5563 Před měsícem

    إنا لله وإنا إليه راجعون alle ha u naxaristo janatul fardowsa aclaa ha ka warabiyo inshaallah

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Před měsícem

    Alle ha u naxariisto isaga iyo wixii islaamaba waa shahiid

  • @garada6921
    @garada6921 Před měsícem

    Waa arin aad iyo aad Looga xumaado Waa Aduunka maanta aan ku noolahay in Dulmiga Dunida kajiraa ilaa hal kaas gaadho ilahay how Naxariisto ismaciil haniya reer kiisii iyo umadiisii na ilaahay mid ka khayr badan howgu bedelo alaahu ma aamiin

  • @macacade2646
    @macacade2646 Před měsícem +3

    Waka soo daahday maclimooow Maracade