Awoodda ciidan ee Iran, Faahfaahinta xogta ciidanka ee Iran iyo Filashada wali taagan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Awoodda ciidan ee Iran, Faahfaahinta xogta ciidanka ee Iran iyo Filashada wali taagan.

Komentáře • 74

  • @abdirizakafweyne5358
    @abdirizakafweyne5358 Před měsícem +1

    Geylan he is best produced media. Truthly news, best analysis etc. Thanks for your efforts

  • @user-ir2rm2sr8v
    @user-ir2rm2sr8v Před měsícem +11

    I aamin iran is state of America

    • @CabdikariimPirlo
      @CabdikariimPirlo Před měsícem

      Hadey sas tahay maxey xuutinyintu u beeknsayan marakiibta mareeknka iyo Israel nio wax ma ogide iska aamus

    • @kehraar28
      @kehraar28 Před měsícem +1

      Wahaabi wahaabi dhalay Yahuudi wey jabeysaa Allaa taas saxiixay Islaamkuna wuu midoobi doonaa Inshaa Allaah

    • @CaashaAdan
      @CaashaAdan Před měsícem

      ​@@CabdikariimPirlo😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊QQQ😊q😊q😊q😊😊1😊q😊q😊😊😊😊😊😊😊😊q😊😊q😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊a

    • @najahdhatac1843
      @najahdhatac1843 Před měsícem +1

      😅😅😅😅 waan kula qabaa fikirkaas

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 Před měsícem

      ​@@kehraar28 hrta wahaabi waba ku wareere ifahnsi nio

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 Před měsícem +1

    Allahayow Muslimiinta Quwee oo Gaalada Dulee Amiin🤲

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 Před měsícem +3

    Nio gaylan codkar baa tahy firfircoon lkn page- kan waxan ugu nacay cusmaan fantastic cod xume

  • @maxamedsaleymaan8677
    @maxamedsaleymaan8677 Před měsícem +2

    Long life IRAN

  • @SahalAxmedd
    @SahalAxmedd Před měsícem +3

    Mastar geylan nagadaa intawarku socdo xayaysiinta eewarka xiriiri warka

  • @YacinBarreh
    @YacinBarreh Před měsícem +1

    Allahu akbar 🇵🇸🤝🇮🇷 🇵🇸🤝🇸🇴 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @galool4
    @galool4 Před měsícem +4

    Iran 🇮🇷 Maha soomaaliya oo kale waa dal taariikh leh , oo aan dabadhaqe u ahayd reer galbeed iyo yuhuud sida DAWLADA carbeed ee reer galbeedku u yaqaanaan DAWLADAha carabta ee suniga ee saaxbibka noo ah ,
    Iiran waa dal tashaday ee Maha dal loo taliyo sida soomaliya iuo carabta dabadhilifka ah..
    Iiran waxaa caaya dadka taageerada u ah yuhuuda ee cadawga ku ah qadayida falastiin sida ay qabaan falastiin iyo waxgaradka muslimiinta dunidba..
    Marka iran ha guulaysan

  • @zakariyeinagelle1163
    @zakariyeinagelle1163 Před měsícem +2

    Islamka allah ugar gaaaro Free falestin🫶😢

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Před měsícem +2

    Legend osman fantastic manta lama haye away 😂 fantastic inta yar iskataqan wa rugcada hore

  • @CumarsaciidCeleye
    @CumarsaciidCeleye Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ Iran

  • @AxmadmaxamadSalad
    @AxmadmaxamadSalad Před měsícem +1

    Maanshaa allaah waxaa dhaw guushii islaamka

  • @akrammaanaf185
    @akrammaanaf185 Před měsícem +2

    Geylan media warbaahin aan isku hubo 🤞🫡🇸🇴

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před měsícem

    Ilahay yuhuuda ha burburiyo insha allah maalin dhow waala soo afjarayaa

  • @user-st2mv8im2d
    @user-st2mv8im2d Před měsícem +2

    𝖷𝖺𝗒𝗂𝗌𝗂𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖭𝖺𝗀𝖺𝖽𝖺𝖺𝖺 𝖯𝗅𝖾𝖺𝗌𝖾

  • @user-le6wc6yk4v
    @user-le6wc6yk4v Před měsícem

    ❤masha llyh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RidwaanDaahirdeqsi
    @RidwaanDaahirdeqsi Před měsícem +2

    Sxbyaal iran iyo mareykanka miyey
    Na dhagrayaan dhamaanteen

  • @user-mq5sz6hz1j
    @user-mq5sz6hz1j Před měsícem +1

    Hadhacdo yahuudu

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re Před měsícem +2

    Maxay weerari waa saaxiibo maraykanka sraaiil iyo iiraan dadkaa ruwaayad loodhigaa

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 Před měsícem

    Allow îslamka guusha qulubtoda iyo quxadodana midee

  • @iimaanstar1948
    @iimaanstar1948 Před měsícem

    Guul

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r Před měsícem

    MASHA ALLAAH GAYLAN MEDIA OO MUDO KA MAQNAA HAWADA BALSE HADDA SOO LAABTAY BEFORE 3 DAYS

  • @maamka07
    @maamka07 Před měsícem

    Guul iraan

  • @tiktokfunny9286
    @tiktokfunny9286 Před měsícem +1

    Iran waa fashilanty haday awood jirto dalkeeda cid laguma dhexdililahayn 😊

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i Před měsícem

    Waxa baa marareyso awood an lugu dufaceyn misjika barakeydan ee Al aqsaa markaa alle ayaa awood leh galaadaa alle ha jibiyo

  • @Shacni724
    @Shacni724 Před měsícem +1

    Yahuud io Iran waa walaalo 😅

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Před měsícem +2

    Waxas waa khuuro faatabakha iran😂

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdirahmanDahir-f1d
    @AbdirahmanDahir-f1d Před měsícem

    Iraan allaha lajiro. Waayu waa dalka kaliya ee yuhuuda wax katari kara

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa Před měsícem +2

    Waxaas waxba kama jiraan muslimka igayaa hagar daamay ya

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic Před měsícem

    Iraan waa inaanay kudagdagin weerarka oo kahor ay sifayso gudaheed madaama sida muuqata basaasiin badan lagu dhex samaystay oo sheegi kara xogtameelaha muhiimka ee gantaaluhu yaalaan iyo cunaqabayn saarnayd muddo dheer oonay soo iibsan hub iyo diyaarado casri ah Ruushka hakadalbato diyaarado casri oo udhigma F16 F35 oo wax ku weerari karto

  • @CabdiCadde-g4l
    @CabdiCadde-g4l Před měsícem

    Iranguul

  • @HusseinJiilaal
    @HusseinJiilaal Před měsícem +1

    Iran❌ waa ilma US😅

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Před měsícem

    Ma u gurmanaa ciidanka Afanteryga Xamaas Mar hadaynaan Hub iyo diyaarado ku caawin karayn nafteena ma ku caawinaa Oo shahiidkaa Maka qayb galnaa somaalaay ?

  • @maowosman5216
    @maowosman5216 Před měsícem +1

    🇮🇷 Iranian ❤

  • @haaruunmohamed5142
    @haaruunmohamed5142 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Před měsícem +1

    Iiran suuniga ayay ka adag tahay walahi

  • @CabdiCadde-g4l
    @CabdiCadde-g4l Před měsícem

    Iraanguul

  • @cadaawevedioproducation6511
    @cadaawevedioproducation6511 Před měsícem +1

    YOUTOBE yada somaalidu dad kooday marin habaabiyaan hadii Iran awood leedahay Israel dhexdeed wax kuma disheen dad ka ha waalina views ka meel qaldan idinka galaye

  • @bayaxowaaran2176
    @bayaxowaaran2176 Před měsícem +1

    I aamin Iran can't take action

  • @XamseIbraahin-sp8ip
    @XamseIbraahin-sp8ip Před měsícem

    Dee kaso hadal kaah iyo wadaadni

  • @delpierobaidoa394
    @delpierobaidoa394 Před měsícem

    gaylan tixigelin ayey kugu lelihiin dhagestiyashada mar walbana waa inad aqrisa qoralada cawashadoda mqhadsanid

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Před měsícem

    ❤❤❤😂😂😂❤❤❤😅😢❤❤
    Guul iran ❤❤❤
    Guul Falastiin ❤❤❤
    ❤❤ Guul muqaawamada ❤❤❤
    ❤😂❤Guul muslms ❤❤😂❤

  • @user-oq2gx6qd5p
    @user-oq2gx6qd5p Před měsícem

    Iraan waa ay werarikarta carabtu waxaa ay caawinayan israaiil

  • @user-fd9tz5vv5n
    @user-fd9tz5vv5n Před měsícem

    Bangladesh kasoo hadal

  • @HassanOmar-sf8bn
    @HassanOmar-sf8bn Před měsícem

    💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    muslimku diyaaraday ubaahanyihin

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 Před měsícem

      Meeshan muslim miyadsan mjiraan ee iska amuus ayagaba cadaw isku ahe mise dadka dhagta wax ka maqla thy

  • @Adnan-d3j
    @Adnan-d3j Před měsícem

    Aar dee sxb xayaysiiska nagadaa oo kadhex saar video ga oo marka horeba ama kadib ka dhig

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před měsícem +1

    Iran carabta ayey shiicaysaa kadibna dagaal galisaa laakiin iyadu ma dagaasho hadii ay dagaalayaan waxay la dagaalamaan muslimiinta waliba kuwa sunnigga ah
    Meeqa jeer iran israel weerartay meeqa rag muhiim laha dilay aaway ficilkoodii
    Waxay noqotay waan idin soo weeraraynaaye israel ogaada saacadaas iyo meeshaas

  • @faniabdulahi6340
    @faniabdulahi6340 Před měsícem +1

    Awood kastoy leedahy hadeysan helin xulufo muslimah way adag tahay inay xulufada rer galbeedka iyo Israel ka guulaysato waayo waa laysagu tagayaa sidii ciraaq loogu duualy far kaliyna fool ma dhaqdo

  • @hamseiiman6250
    @hamseiiman6250 Před měsícem

    War geylan wadamada waxba kama gelin e masitka makhir maxaa uga hadli ladahaay mise wasirki abahaa lasiyey ba ku riday

  • @mahamedmuhumed2029
    @mahamedmuhumed2029 Před měsícem

    Iran intaysan jawabin ayay diyar garaw aad ah samaynaysa madamo werar iyo dagaal rami ahi ku bilaaban karo Russia ayaa hub badan kusi dabulaysa heshisyo amni oo adagna wada galen Israel hadi F35 iyo F16 heshay iyaguna su57 iyo su52 ayay hada helen mar iran haday damacdo Israel barqo dheer ayay ku galgalan kartaa. lkn gaalwaynagi US aya mesha ku jira kaasna Russia iyo china ayaa loo haya. Ha bilaabato marka.

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 Před měsícem

    Xayaysiiska ad video ga kuso darayso iska saar nio waxasa loo nacay dhagaysiga ama dawashada news kaga

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Před měsícem

    Kuma dhicikarto IRAN 🇮🇷 Hadal bay Haysaaaa Car wakaaas Ceebta ku dhacdey Ha iska daweyso wixiii Dhacey IRAN 🇮🇷 Aniga waxaaay ila tahey .
    Hu Haaa iyo Warkiii Awalba Odhan jirtey Mana sameyn karto waa damin siyaasadeed Oo ah in Lagu ilaaawo Geeridiii Halyeygii Ismail Haniya AUN Alle Ha uRaxmado😂

  • @user-kx1pj3lq3v
    @user-kx1pj3lq3v Před měsícem

    Adigu qabyaaladii ku qaaday xagay kula maraysa
    Dagaalka laascaanood kawaran

    • @aadanabdirahman7756
      @aadanabdirahman7756 Před měsícem +1

      Hooyadaa baa laascanod lagu wasay miyaadan ogayn in xalay hooyadaa xajaar loo xareeyay

    • @adam.musab2223
      @adam.musab2223 Před měsícem

      Dabacayuun ciilan😂

  • @icc.concepts
    @icc.concepts Před měsícem +1

    Awooda ❌
    Awoodda ✅
    Qoraalka Soomaaliga inaga saxa 😅

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 Před měsícem

    Iran waa fulay mareekanka ayee ka baqaan imisa mar ayaa dad madax ah laga dilay oo Israel ka dishay halmarna waxba kama dilin

    • @faniabdulahi6340
      @faniabdulahi6340 Před měsícem

      Waa kuqasbanyihin inay kabqaan waayo mareykakn keligiis la dagaalimaayo wa laysagu tagayaa sidi ciraaq