100-Kİİ SANO EE LASO DHAAFAY TAARİİKHDA SOOMAALİYA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Komentáře • 103

  •  Před 5 měsíci +10

    100 sano oo Taariikh in muuqal lagu soo koobo suurtagal ma aha, İyada oo weliba siddani ay tahay ayaa muuqaalka 37 daqiiqo uu gaaray, Sanad weliba waxyaabihii ugu muhiimsanaa ayaan kasoo qaatay, Muhiimada muuqaalka ma aha si xeeldheer in aan uga hadlo, Muhiimadu waa sharaxaad kooban oo fahamsiin guud ah.

    • @nimcomohameth6938
      @nimcomohameth6938 Před 4 měsíci +1

      ❤😂🎉
      😅 0:50

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 Před 4 měsíci +1

      Welldone søs. 💝

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n Před 4 měsíci +1

      War bixintaada waxyaalo muhiim ah ayaa ka maqan tusaale ahaan jabhada snm oo asaas keeda ahaa 1981 waad sheegtay laakiin jabhada kulmis oo la aasaasay 1978 dii oo ka horaysay snm inqilaab na kadhicisoobay kacaankana ka hortimid ma aadan soo hadal qaadin caasimad ku meel gaarka baydhabo ma aadan soo hadal qaadin wax qabadkii madax wayne cabdulaahi yuusuf ee uu calanka ka taagay fila soomaaliya alaha u raxmee oo muhiim ah ma aadan sheegin wax qabadkii madax wayne farmaajo ee karaamada soomaalida kor u qaaday ma aadan soo taaban iyo kobcinta dhaqaalaha tayaynta ciidamada iyo kordhintooda iyo nadaamka dowliga ah oo dowlada farmaajo hawada soomaaliya ku soo celisay gacanta soomaalida oo aad muhiim u ah ma aadan sheegin dhismaha qaatuma state oo muhiim u ah midnimada soomaalida ma aadan sheegin dowlada hada jirta sida ay u burburisay ciidanka oo loogu laayay taliyayaal muhiim ah sida taliye farxaan ma aadan sheegin wax qabadkii dowladii dhexe af soomaaliga qoridiisa iyo isku dhafka bulshada soomaalida iyo waxbarashada oo heer walba lagu Baran jiray lacag la aan ma aadan sheegin jabka jabhada snm 2023 dii bishii sideedaad shan iyo labaatan keedii ma aadan sheegin waana muhiim calaa kuli xaal soomaali haday iska daayaan u kala dhuumashada ajnabiga oo ay helaan kalsooni wayn oo dhexdooda ah ilaahey ka dib shanta soomaali ya way midoobi quwad xoog iyo dhaqaale diin karaamad lehna way noqon inshaa alaah waa hadii la helo siyaasiyiin ildheer garad ah oo meel fog wax ka arka oo aan dan gaar ah lahayn walaahu mustacaan

    • @Ahmedhasanyusuf
      @Ahmedhasanyusuf Před 4 měsíci

      Ustad Aad bad u mahadsanthy

  •  Před 5 měsíci +23

    waa muuqaalkii oo full ah, Haddii aad daawatay, Fikirkaaga comment-ga ku cabir 100-kii sano ee lasoo dhaafay Taariikhda Somalia halkee ayey ka qaldantay oo wax weliba isugu qasmeen?

    • @hodanahmed4706
      @hodanahmed4706 Před 5 měsíci +1

      Ustaad wax aad kafaidi donto Ayan kushegaaa ee waxaan rabaaa meel aan kala hadlo❤

    • @Siciidaadan12
      @Siciidaadan12 Před 5 měsíci

      SOMALIA WAXAA XOREEYAY SYL
      SOMALILAND USP IYO SNM
      HALKAASI WAA QALAD
      KELIYA WAXAA HADA SOO BANDHIGTAY TAARIIKHDA SOMALIA LKN ANAGA HANAGU DARSAN

    • @juweyriyaahmed7509
      @juweyriyaahmed7509 Před 5 měsíci

      Asc walaal aadban tagaare dhaman waanla socda iyo series xalqadahs,cilmiga,scienceka,Tariikhda masha allah shaqo wanaagsan bad qabaneysa halka kasi wad hanbalyo.
      Hadii aan soo noqo barnaamijkan waa mid aad u fiican Oo kooban faaido badana u sameynaya qofka dhalinyarada ah ee u baahan inuu waxbadan ka ogaada isbabadalka xaaladed ee wadankisa.barnaamij waqti loo baahna so baxey cidkasta Oo daneynysa Taarikhda siyasaded ee ka gobal iyo ka wadan ahaanba aan so wajahney.waxa qaladka weyn keenaya ama somali ayka qasantahayna waa qablaayada iyo iskala qayqabnta aadka u xun ee ay isku wadeen 100sano.

    • @abdicasiisyare9536
      @abdicasiisyare9536 Před 5 měsíci

      Jubaland warbixinta maba ku maqale inte kbxdy wllkow

    • @garabcasetube1360
      @garabcasetube1360 Před 5 měsíci

      Waxaan ka faaiiday wax badan waxaana isla muuqaalkan ku ogaadey waxa ka qaldan inuu yahay maadaama aysan dhagaysanin waxyaabaha faaiidada uleh sida muuqaalkan oo kale islamarkaana ay ku mashquulsan yihiin daawashada shamuuri iyo fartuun balbalaarka. Markaan sidaa lee yahay haday doonayaan inay waxa ka khaldan iska saxaan waxay dhagaysan lahaayen muuqaalada waxtarka uleh sida kan oo kale iyo kuwa lamidka ah

  • @rahmachama8173
    @rahmachama8173 Před 5 měsíci +13

    Habeenka 1aad ee Ramadan ayaan daawaday muuqaalkan xiisaha leh waliba anoo suxuurta kusugaya😊

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia Před 5 měsíci +7

    Aad Iyo Aad ayaad U Mahadsantahay Wariye Taariikh Cajiiba Umadda Usoo Bandhiga🫂🙏🇸🇴♥️

  • @ciiseahmed7866
    @ciiseahmed7866 Před 5 měsíci +3

    M.a ustaad mahadsanid runtii taariikhda si fcn baad noo deeqsiisay alle ajar hakaa siiyo hore u soco

  • @user-qk6vn9xt4m
    @user-qk6vn9xt4m Před 4 měsíci +4

    Colonial British frances and italy did divide and conquer on great somali,still affecting us all somali people.

  • @mohameddheere08
    @mohameddheere08 Před 5 měsíci +6

    Saxib waxad ka soo hadashaa xasuuqii muqdishu ee itoobiyanka geysteen,waa inoo muhim.

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 Před 5 měsíci

      Urtuni ku dishey wax lasoo dhaafay hadaba soconine horey u soco cid soo noqonaysa ma laeh Ethopiana hadaad u yeeranaysaan badna waad siiseen ka waran tan aad maanta samaynaysiin kuuma muuqato cuqdadi ku dishey.

  • @Zubeyr67
    @Zubeyr67 Před 5 měsíci +2

    Malintii Kowaad ee sonka ayan dawaday Waliba Aniga oo Afurka sugaayo ❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 5 měsíci +5

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @abdifitahjeko
    @abdifitahjeko Před 5 měsíci +1

    Moalimuu videoyada waan ku wareeray hal mowduuc ayaad 3 video ka kala dhigeysa mid fulll ah io laba kala part ah Hadiiba aad daqiiqdaha badineynin asagoo full ah hasoo dhigin kaliya kala part ka dhig Part 1 and Part 2

  • @gracekimani2520
    @gracekimani2520 Před 5 měsíci +4

    Inta dhiman Allah hanootosiyo insha Allah

  • @shakiibasas3228
    @shakiibasas3228 Před 5 měsíci +8

    1924 kahor kaso hdal ustaad

    • @mohammedfadlu-rahman9954
      @mohammedfadlu-rahman9954 Před 5 měsíci +1

      Muxuu ka odhan karaa ama uu ka sheegi karayaa tii ka dambeysay ayuuba xaqiiqdeeda BEEN iyo Carab la'aan ku akhriyee... kkkkkk

  • @zakariyemohamed4100
    @zakariyemohamed4100 Před 5 měsíci +2

    Waa mahadsanthy wlll si aad nooga daba geesay taariikhdii somalia ee lasoo dhaafay waxan kaloo jeclaan lahaa inaa Naga daba geesid 100kii kahoreeyay

  • @kamaalnazir3962
    @kamaalnazir3962 Před 5 měsíci +2

    Tarikhda meel lagu siyey xornimo konfurta somaliya ma jirto ee taarikhda been haka sheegin wall.
    1960 26 jun hargysa gaar ahaan beerta xoriyada waxaa la soo dajiyey calankii 🇬🇧 uk waxana la saaray calankii British somaliland ❤kadib halkaa waxa ka gabyey timacade kana yidhi
    ( sareyow manusqamaw aan sidu yahy eege kana siib kana saar )
    DamaShad iyo dabaldagyo afar malmod socady kadib wax garadkii iyo cuqaashii reer somaliland ama reer waqooyin waxa ay ku taliyeen in walalaha koonfurta lala midoobo oo la garabsado si gumaysiga loga saro jabuti, somali galbeed iyo NVD beelaha somaliland qaar ayaa diidana midaw ga konfurta sida beesha dhulbahante oo xiliga uu oday u ahaa garaad cali garaad jaamac waxaanu yidhi hadal caan noqday oo ahaa aan calanka aan afartan bixino umushaba waa la afartan bixiyaaye, nasiib xumo se waa laga cod batay taladiisina lama qaadan 😢 laa yaa garaad.
    ka dib waynu aragnaa waxa laga dhaxay iyo sida dawladii uxasuuqayd shacabkii isir sifayntii.
    Waxa kale oo aad ka dhawaajisay SNM. waxaanad ku sheegtay in ay fikir gooni goosad wadaty been ayaad ka sheegty halkana sxb wlhy waaban yaabee mar walba ma sidan ayaaad tarikhda uga been sheegta ustad 😂 SNM waxa ay ahayd jabhad la mida jabhadihii xiligaa jiray waxaanay ka soo horjedy kacankii shuciga ahaa ee jaahil siyaad wana jabhada kaliya ee jabka ugu wayn gaadhsisay ❤ ALLE HA UNAXARIISTO MUJAAHIDIINTII KAGA DHIMATAY AAMIN AMIN.
    Hadaba arinta gooni isutag somaliland waxay aytimi markii danbe ee ay konfurta somaliya ay isla tgeen jabuti ama shirkii carta somaliland wax talo iyo tusaale midna kumay lahayn taa badalkeeda reeer somalilandna waxa ay ku shire iskuna cafiyeen magalada borama intaa waxii ka danbeey mnsha allaah nabad iyo barwaqo dagaal danbe iyo xabad danbe midna maanu arag sidoo kale AMISOM AMANKAYGA MASUGTO KENYA, ETAPIYA, RUWANDA IYO QAAR KALE TOONA AMAR IMAYSIN WALIGY SIDOO KALE ISBARO LAYMA HOR DHOGAN WAXAA SOO DHAN ALLE AYAA KU MAHADSAN MNSHA ALLAH ALLE AYAA NABAD NAGU DHALIYEY WAXAN HALKAN KA SALAMAYAA DHAMAN BULSHADA REER SOMALILAND SALANKA DIB WAXAN IDIN LEEYAHY
    (HA CIYAANE NACABKU HA ISKA CIYAANE CAYNKA AWRKA UGIIJA )❤

  • @abdelkadir1243
    @abdelkadir1243 Před 5 měsíci

    Mahadsanid horey u soco

  • @dahirhassan858
    @dahirhassan858 Před 5 měsíci +2

    Keep going 👍

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 Před 5 měsíci +3

    Waxa isbadal odhacay ma jiran ina lesa naco mahin waxa kale ma jiran o hormar

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Před 5 měsíci +1

    S.Y.L 6:34 ✋️

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade Před 5 měsíci

    thanks professore ❤

  • @Ahmedsomalia1
    @Ahmedsomalia1 Před 5 měsíci +1

    Ustaat Dowladi Shariif masoo qaadan

  • @DuwEboY
    @DuwEboY Před 5 měsíci

    Mahadsanid TaLiYe

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br Před 5 měsíci

    Thanks Abti

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 4 měsíci +1

    LIKED

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 Před 4 měsíci

    اانتم أشد رهبت في صدورهم من الله ❤❤❤

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw Před 5 měsíci +2

    Mahad sanid walaal faalooyinkaagu aad ayey u fiican yihiin

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 Před 5 měsíci

      Asc.mahafsanid waxaad tahay weriye wanaagsan oo nadiif ah

  • @xaadirnaadir4900
    @xaadirnaadir4900 Před 4 měsíci

    Aaawy taariikhdii said maxamd cabdule xasan 😮😮😮😮😮😮

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 Před 5 měsíci

    MASHAA ALLAH ANAGA WAA
    ANAGA👑👑👌 👪👪👪 👌👌❤🎊🎊🎊🌷🌷🌷🙏

  • @ducaleeguree2424
    @ducaleeguree2424 Před 4 měsíci +1

    SSDF ayaa ka horeysey snm

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 Před 4 měsíci

    Iska caabitii yar yarka Ahaa intaad leedahay maad sheegtid. Taariikhda BIIMAAL maxaad uga boodi. Taariikhdaa

  • @user-mq2rg4lc9c
    @user-mq2rg4lc9c Před 5 měsíci +1

    Benaale ilaahay ka fogaaday iga dheh kulaha 1luulyo 26 June xalkeed ku ilowday xaasid uraya

  • @AbdiIssa-id4sk
    @AbdiIssa-id4sk Před 5 měsíci +1

    Abdow arintaadu dhinac ayay ka ciirtaa 2023 ssc khatumo iyo wixii dhacay

  • @user-in4gu2jp7j
    @user-in4gu2jp7j Před 5 měsíci

    Keep going

  • @user-mr3xl3ub6b
    @user-mr3xl3ub6b Před 3 měsíci

    Waxan maadada cilmiga bulshada ,ayaan kusoo baranay

  • @user-ob7bm1fq1q
    @user-ob7bm1fq1q Před 5 měsíci

    Mahadsanid

  • @user-tu8gk2uq6x
    @user-tu8gk2uq6x Před 5 měsíci

    Taariiqdii shiiq Xasan barsane kasoo hadal

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br Před 5 měsíci

    Jabkii SnM mad so qadin ee sool iyo sanag iyo cayn Dhulbante and Fiqishini

  • @mohamedadaweh8722
    @mohamedadaweh8722 Před 4 měsíci

    Waa Taariikdii Somali Koonfur

  • @xanaancali32
    @xanaancali32 Před 5 měsíci

    100 sano oo somali ka khasaaray weeyi no change after 100 years 😢

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před 5 měsíci +1

    maraykan wa 32 dal oo hal dawlad midayso lagama yaabo maanta in hal gobol oo maraykan ah dalkale damco
    qofka maraykanka baadiyihiisa kunoolna duni kale uma baahna
    ka waran khilaafada islaamku haday soo noqoto waxaan nahay 72 dal
    dunida marin biyoodadeedoo dhan haysata, shidaalka iyo macdanta aduunkoo dhan haysta, umadna umadkale lama xiriiri karto ayadoon inasoo dhax marin
    china ilaa moroco ila afrika ila yurub o turkida ah dawlad dhul inta leeg le
    1000 sano ayaynu dunida inaguun ka talinyny 100sano ayay inga maqantahy in maskaxdeena laga maydhayna ubadantahy

  • @mohaayare3523
    @mohaayare3523 Před 3 měsíci

    2024 ayaan dawanaya vedio gan

  • @abdullahimohamed9520
    @abdullahimohamed9520 Před 5 měsíci

    Dagalki labad talyaniga Somalia iyo Eritrea wu kabaxay tarikhda sax

  • @SalaxYarre
    @SalaxYarre Před 4 měsíci

    Asc

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Před 2 měsíci

    Taariiikh huuhaaya. Soomaaliya xilli danbe ayay qaadatay xorriyada halka somaliland kaga horaysay 1960kii. Buunbuunin ta jooji iyo huuhaada

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 Před 5 měsíci

    majirto isbadal dhab ah oo dhacay!

  • @AqoonJire
    @AqoonJire Před 4 měsíci

    Xageedkakeentay xogtasheegaysa inay snm doonaysay inaygoosato idinkaakalgaranwaayay siyaadbare iyodaaroode

  • @Maxamudyusufgallan
    @Maxamudyusufgallan Před 4 měsíci

    dhulka waqooyi bari ee kinya markaad leedahay yaa kugu yiri wakhtigaa dhulkaa waxaa lahaa kinya dhulkaasi wuxuu ahaa dhul somaaliyeed gumaystaahaa bixiyeey maraad wax sharaxayso ama kawaramayso taariikh baro horta adigu raadi siday wax ahaayeen wakhtigaa

  • @MuuAli77
    @MuuAli77 Před 4 měsíci

    Wali kaama maqal magaca cabdulaahi ciise m Au.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 4 měsíci

    Waxas iyo waxas tagto daa timaado qabo raag cadaygi soorugaal celiyay raamsadaa yimid sheko dagaladi bada ley aqonsaday shalay diyarad ley siyay labaab cusub

  • @Mufakar
    @Mufakar Před 5 měsíci

    Shiikh shariif maxaa uga booday somaliland 2024 somaliland waa mamul gobaleed somalia ka tirsan ssc khatumo state ✊🦁🐎

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 Před 5 měsíci

    🎉snm kulahaaSSDF baba dhashay snm ee xabad u sisay dara no rag usoo halgamay wax ba ka qaldan tarikh dada ee dib usoo sax

  • @maxamedcali444kaahin5
    @maxamedcali444kaahin5 Před 5 měsíci

    Istaad slm hadaf keedu muu ahayn in wadanka lakala gooyo laakiin arinkaasi wuuxu ku dhashay 1991 markay gobalada waqooyi ay qabsadeen

  • @NuurxuseenC
    @NuurxuseenC Před 5 měsíci

    M.a waxaa is diidan waa dadkii oo muslim ah iyo fadaraal
    taasi kasoo tag shisheeyaha ma ogola dowlad dhiska Soomaaliya
    waayo قال تعالي ولن ترضي عنك اليهود والنصاري حتي تتبع ملتهم

  • @MuuseSaciid-gc8gf
    @MuuseSaciid-gc8gf Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q Před 4 měsíci

    nunkan waa taageeraha alshabaab

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 4 měsíci

    LIVE

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 Před 5 měsíci

    Dadkan caytamaya maxaa ka khaldan waxaad ku khilaafsantihiin si tartiiba u sheega laakin aflagaado sax ma aha taasi waxay I ekaanaysaa jahli iyo fahan xumo.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 4 měsíci

    LIKE

  • @abuhassan673
    @abuhassan673 Před 4 měsíci

    Wagaad dadka ahaydeen !

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 4 měsíci

    SHARE

  • @farahadem5477
    @farahadem5477 Před 5 měsíci

    Waxa aad aqrineyso iska sax

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 4 měsíci

    SHORTS

  • @RathwanAmeir
    @RathwanAmeir Před 3 měsíci

    Somalia silic ba u dhamadey xaga ay somaliland dowlad kla dampeyn ku dhisan ay ayhd 😅❤

  • @AqoonJire
    @AqoonJire Před 4 měsíci

    Usp miyaa snm caawinjirtay mise snm ayaacaawinjortay hhhhhhh

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před 5 měsíci

    Kamaad hadlin dagaalkii 1964 kamaad hadlin xasuuqii jasiira iyo xasooqi Berbera iyo gabilY burburkii Hargeisa waxaad muujisay colaadaad u hayso somaliland

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 4 měsíci

    LEGETA

  • @Ali-cv4rv
    @Ali-cv4rv Před 5 měsíci

    Qofkaan waa alshabaab khawaarijta ayuu buun buuniyaa warkaaga wax kasoo qaad maleh marba hadaad alshabaab taageersan tahay sumcadaadana hoos

  • @Shamuureofficially12
    @Shamuureofficially12 Před 5 měsíci

    Sxbo waa ku dhagesan jire ilen wax been ah aya noo kayne jirtey tariiqda somalia kunfurta waa qalad sheikh xasan barsane marku dhintey aye ahayd 1927 away halganka sheikh hasan barsane iyo itobiyanka been loo tariiqda soo baro

  • @luchyanime4594
    @luchyanime4594 Před 3 měsíci +1

    Waar calanka somalia ee buluuga waxa lahaa somaliland mida kale somaliland xageed uga dhigtay gobol aad idinku maa mulayseen somaliland miyaanay idinla midoobin

  • @indhabuur6264
    @indhabuur6264 Před 4 měsíci

    Waxaa meshaan iiga baxay ama aan ka fahmay qof walboo soomaaliya xil kasoo qabtay inuu ahaa qolof lagu shaqeeysto oo reer galbeed soo taba,barteen waxii loo soo taba,baray kama leexan karaan🫡

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 Před 4 měsíci

    Beeen loow waaliigeemaraag beeentaada beeen ka baaadan beenloow barkalawey waxad taqano ma jiiidho S.S.D.F aweey beenloow

  • @najipmohamed
    @najipmohamed Před 5 měsíci +2

    Munaafaq ayaad tahay, taarikhda soomaliya si fiican uga hadal, 26june xagaa uga boodaysa, dadka nacfiga kala tag

  • @user-sl1uu4xr5v
    @user-sl1uu4xr5v Před 4 měsíci +1

    Tan taariikh Ka been badan ma jirto ee naga xishooda.iskuna xishooda. Wax aadan aqoon ha baahinina oo dhallinyarada soomaaliyeed ha marin habaabinina. Ceeb waaye waxa aad sheegeysiin. Iska aamusa fadlan.

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j Před 5 měsíci

    Somaliyada aad ka sheekaysay soo caddee xilgay xornimo qaateen?
    Xornimaddii Somaliland ayuun baad idinku ku soo biirteen 26.06.1960, calanka shaydaanka idinkaa noola yimi, haddaanu kii Somaliland saari lahayna ilayn mid baanu lahayne Somali jacaylkii baanu ku diidnay oo kiinii saaray😡😡. Bal maalintii Somaliya xorowday ay dabaal degeen oo saxeex ama waraaqo kala qoratee Italy la kaalay!! Somaliland waad ku soo biirteen iminkana waxoodii qaate ee ku noqda Italy ha idin gumaystee. 🤣🤣
    Waxani taariikh maaha ee hana soo hadal qaadin mardambe. In Somaliland dib xornimadeedii ula soo noqotayna idinkaa sababay, markaad koofur kaga dhawaaqdeen dawlad aydan cidba kala tashan markaas bay reer Somaliland ku shireen Burco oo go'aan ku gaadheen in maadaama oo aydaan ubaahnayn danhooda ka tashadeen!!! Maxaa idin daba dhigay faraha ka qaada.
    I love my motherland ( Somaliland)💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️. Long life Somaliland.
    Guul iyo gobanimo 💪💪💪

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j Před 5 měsíci

    Sorry. Taariikh ku sheegani waa been aan waxba kajirin. Kani war ma hayo. 👎👎.
    Anigu taariikhda Somalia haddaad ka hadlaysid iyagaa ka jawaabi.
    Laakiin taariikh ku sheega aad Somaliland ka sheegaysid waa wadda khalad. Xariif tuulo😂😂. Ka noqo taariikhda khaldan.

    • @Maxamed-dr8ex
      @Maxamed-dr8ex Před 4 měsíci

      Waxaad dhigantahey qofkii beeley indhaha mar labaad ilhey siiyey markaa suu arkey bakeyle Marle ayaa ilaahey dib ugala noqdey waxuu arkoba waxuu yidhi bakeylihii siduu ka yahey taasi waxaa ka dhigan dhalinyarada reer somaliland sodon sano in badan riyoonayey ani waxaa jecelahey somali isku duuban

    • @user-qu8ud6kz2j
      @user-qu8ud6kz2j Před 4 měsíci

      @@Maxamed-dr8ex kkkk nin liita baad tahay, Somalidee !!! Miskiin baad tahaye iska noolow. Goor lagaa dulguurayba ma ogidi, ku noqo hurdaddii 🤣🤣kulahaa Somali baan doonayaa😡😡😡

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 Před 4 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk taariikh meesha kuuma haysiiid SSDF iyo maxamed abdille xassan iyo libaxyadi Daaraaweeshtii aweey neenloow barkalawe bushada beetakadaa iyo tariikhadad beent kasheegeeyso beenloow 👎👎👎👎

  • @liibaancumar3735
    @liibaancumar3735 Před 5 měsíci

    Hhhhh kamaadan sheekayn taariikhdii soomaalia aaway ladagaalankii ingiriiska xiligii daraawiishtii dagaaladii qaraara ee dhexmaray aaway duqayntii ugu horaysay ee afrika diyaarad lagu duqeeyo ee ingiriisku ku duqeeyey degmada taleex ee gobolka sool aaway dagaalkii axmed guray taariikh soomaaliya waxbadan kama ogid

  • @user-qi5lk7db8k
    @user-qi5lk7db8k Před 2 měsíci

    😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 Před 4 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk waar wuuxuu beenbadanas wareey beenloow barka laawe aweey Darweeskii liibaxiiyaadii beerka dhuulka uu dhiigeey gumeeysiigii iingiiriis

  • @sahalsahal1288
    @sahalsahal1288 Před 5 měsíci

    Beenale