Somali Airline Halkey Ku Dambeysay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 09. 2021
  • Waa wareysi aan ka qaadnay Duuliye Maxamed Yuusf Cigaal. Melbourne Australia. By Ibrahim Baafo

Komentáře • 37

  • @newyorkistannewyorkistan8966

    May Allah Protect Somalia 🇸🇴. Much love from Eritrea.

  • @Zolo835
    @Zolo835 Před 2 lety +10

    Waxaaba ugu daran midka ee u magacaabeen Civil Aviationka Somalia- Ahmed Macallin. Waa Bus-driver from the UK iyadoo la helo karo dad aqooon leh oo mudan maamulka hawada, airportka, iyo dib u soo celinta Somali Airlines. Somaaliya iyo qabiil, jaahil iyo burbur ayaa dul fariistay.

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Před 2 lety +6

    Thank you for your service. It is unfortunate how Somalia has become.adeer✌

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 Před 2 lety +1

    Reer Isku raran ayaan ahayn waa reer sharaf & qiimo badan.
    From UK

  • @imtiazomar9320
    @imtiazomar9320 Před 2 lety +3

    MAANSHA ALLAH
    MAY ALLAH SUBXAANA WATACAALA PRESERVE YOU

  • @Solo-mh5cm
    @Solo-mh5cm Před 2 lety +3

    Waa diyaarada kaliya Aan sugi la'ahay inaan arko❤❤💯💯

  • @goroddaful5324
    @goroddaful5324 Před 2 lety +2

    Allah Ya Cizak! Yaa kaa sharaf badan. Adigoo wali nool in lagaa faa ideysan waayo waa nasiib daro Soomaaliya haysato

  • @salmanbashir5366
    @salmanbashir5366 Před 2 lety +3

    Waa Arin Runtii Xaqiiqaa Qofka Xirfada Leh Isma Magacaawi Karo

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 Před 2 lety +1

    Ahmed Ismael the senior pilot who took the last Somali Airlines plane flight to Frankfurt is in Germany Frankfurt still and unwell.. Make dua for him brothers and sisters please.

  • @bashirfahiye
    @bashirfahiye Před 2 lety +3

    Welcome Duuliye Sare Maxamed Yusuf Cigaal, Welcome in the Somali politics.
    I hope you Cimri dheer iyo Caafimaad.
    Boston, USA.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 27 dny

    Anaa soo raacay Somaliair wakhtigaa waxaa oran karaa waxay aheyd "Deeqo"madaxdeeda waain laga talo galiyo.

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 Před 2 lety

    Ina Xaaji Yusuf Cigaal asaloow Somalidii hore magac & maal lahaa.

  • @hanadnuur4570
    @hanadnuur4570 Před 2 lety

    masha Allah

  • @fa5102
    @fa5102 Před 2 lety +1

    My uncle ❤️ love you abti

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety

    Mashallaah Allaahu Akbar waa run subxaanallaah 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍❣️❣️❣️🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🌴🌴🌴🌴🌴

  • @TheZilzaal
    @TheZilzaal Před 2 lety

    Markaaas aaan is leeenahy somali somali baaa leh Ina adeeerayaaal aaaway somalinimaddai maaanta ninkaan oo noool hadiii aaan qibradiiisa aaan ka faideysan waaayno masiiibo halkaaa ka weeen ma jirto walaakey soo gudbiyay halyeeey waaa ku mahadsantahay teeeda kale muddanne adeeerkeey ogaaaw jiiilka yar yar Adeer macaaan khibradaaada kodka hala galin somali kuuu bahan waaana ku mahadsanatahay sida ugu adeeegtay qarankaaada

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 Před 2 lety +1

    GAARI WEYN OOY RUUSHKA NOOGU DEEQEEN OO AAY DIBI KU SAWIRNAAYEEN AYAA DIBILE LA DHIHI JIRAY.

  • @nasreenwhatdowedohavali1425

    Waa arin loo baahan yahey in leys xasuusiyo waxa naga maqan dadka madaxda ah koley dhago waaleyihin waxna waa loo sheegey

    • @abobasement346
      @abobasement346 Před 2 lety +1

      Somali Ar.dhowr jer ban racay qimoh iyo sharar banu ku lahayn Adunkah waa siduh duliyahuh u shegay wadankah dadkih Aqontah lahah way ka tegen waxaa ku so haray kuwoh tugah ah waxay boban iyo waxay dilan wadankih ka dhigay

  • @caaliyashuceybchannel
    @caaliyashuceybchannel Před 2 lety

    Ilaahey hasoo celiyo soomaalinimadii

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 2 lety +2

    Somali airlines will be back soon insha allah 🙏 ❤

  • @alleubaahnehassan1865
    @alleubaahnehassan1865 Před 2 lety +1

    Runtii waa nasiib daro markaan maqlo sida uu hadli jiray ninka la oran jiray Oomaar waxaan dareemi jiray ama aan islahaa inta aadan dhimanin ayaa raaci doontaa amaku duuli doontaa Somali Airline's iyo waxa gudaha ugu jiray markaan arkay waan ka niyad jabay, Isma lahayn hadalkiisa iyo ficilkiisa isagaana ka mid ahaa raga hortaagnaa inay soo shaqa gasho diyaarada Somali Airline's ayadoo dowlada Turkiga wax walbo diyaar ula ahayd iyadoo howlo badan oo la waday ayaa la fariisiyay ama la curyaamiyay howshii (Dantiisa ayuu ka fiirsaday oo meel ku eg umada masiirkeeda tiisa ayuu ka doontay) inshaa Allah waa la heli doonaa dad damiir lehoo tooda ka hormariya tan Diinta, dalka iyo dadka Soomaliyeed.

  • @hanadnuur4570
    @hanadnuur4570 Před 2 lety

    sodhowo ader

  • @mohamedAsaid-cj2xb
    @mohamedAsaid-cj2xb Před 2 lety

    your time is gone saxib. jago laguu magacaabo ayaad u ciil qabtaa,

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 Před 2 lety +1

    AQOON HADDII AY JIRTO, MAXAAD U GARANWEYDEEN IN CALANKAAS AAD SHEEGTAAN YAHAY ASTAANTII CIIDAMADII CIIDANKA CONFEDERATES-KA MAREYKANKA EE 1863? COPY AND PASTE INTA AY SOCOTO, ZOOMALIA OO HADDA THE ISLAMIC STATE OF ALSHABAAB NOQOTAY, WAXBA HA KA SUGIN. XALKA WAA ANAGA OO SOO DHAWEYNAYA 20KA MILYAN EE QAXOOTI EE ITOOBIYA DAGAALADA SOKEEYE KA SOO CARARAYA.

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 Před 2 lety +2

      Calankaan Soomaaliya ayaa leh oo dunida looga diiwaangeliyey. Marka dhalanteedka intaad ka baxdo adigu calan la aqoonsan yahay la imoow, hadddii kale calal 3 midab leh iska tolo.

    • @gaaxa3847
      @gaaxa3847 Před 2 lety

      @@libanwarsame5428 CALANKAAS ZOOMALIA MALAHA......THAT IS THE CONFEDERATE FLAG OF THE USA.....ADIGAA LAGUGU YIRI ADIGAA LEH, LAAKIIN ZOOMALIA CALAN AY LEEDAHAY TO THIS DAY MA JIRO......AMA RUMEYSO AMA BEENI. TAN KALE, MEESHAN ZOOMALIA EE THE ISLAMIC STATE OF AL-SHABAAB, DAGAALO SOKEEYE AYAABA KA SOCDA, MARKA ILLAA FILIMADAN REER OTHERS AMA DADKII KUWA KALE AHAA SOO AFJARMEYSO, WAANA SOO AFJARMI DOONTAA, DOWLAD IYO WAXAAS YAAN LA IDINKA MAQLIN. IF YOU CAN'T STOMACH THE REALITY ON THE GROUND, YOU ARE ALWAYS GOING TO BE FAR FROM THE SOLUTION. HAVE A NICE DAY

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 Před 2 lety

      @@gaaxa3847 Confederate ma dowladbaa? Waa maya. Cuqdadda iska saar nio.

    • @gaaxa3847
      @gaaxa3847 Před 2 lety

      @@libanwarsame5428 BONNIE BLUE FLAG WAA CALANKII DOWLADDA THE CONFEDERATE STATES OF THE USA. WAANA ASTAANTA CALANKA DADKA MADOOW LAGU IIBSADO AMA ADDOONSADO EE MISSISSIPPI. MARKA CALAN DADKALE LEEYIHIIN MIYAAD TIRI CAWAALE LIIBAAN BAA SAMEEYEY KKKKKKKKK.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před 2 lety +1

      @@gaaxa3847 koow kow koow war adiga xagee kasocotaa afsomaliga yaa ku baray koley somali ma tihidee ma dhashii tigree baa tahay calanka somalia qaramada midoobay buuu yaalaa hadaad leedahay dal kale ba lahaa anaga ayaa leh oo Qaran Ah sakiin liq yaa kuu dirsaday arimahaas hawo kale ku jirtaa 20milyan gudaha somalia jogo iyo 17 milyan xuduudaha degan ku dhawaad 40milyan somalia ah ba jecel ee daadka yuusan ku qaadin yan lagaa maqlin waxa ku hadleesid somalida wey fududahay gaari yey ku jiirsiinin Orod. tigreegagii iska aad Calankena bluga kama kaftanee