Qoraa Sare - Aw Jaamac Cumar Ciise - Taariikhda Farta & Afka-Soomaaliga | Magaalada Garissa ( 2001)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 04. 2016
  • AW JAAMAC CUMAR CIISE: MUFTIGII TAARIIKHDA IYO MAANSADA SOOMAALIDA U MICIINAY.................
    Qoraa Sare Taariikhyahan Aw Jaamac Cumar Ciise Ilaahay Ha U Naxariistee , Wuxuu Aruuriyey Taariikhda Soomaalida Gaar Ahaan Halgankii Daraawiishda Iyo Suugaantii Sheekh Sayid Maxamed Cabdulle Xassan - Raxmatullahi caleyhim ,
    Muuqaalkan Waxaa Isoo Gaadhsiiyay
    Oo Duubay Dr: Mohamed Faarax Diiriye ,
    Sanadka Markuu Ahaa ( 2001) Magaalad Garissa
    ..................................................................................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    Our Larger Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ........................................­­­......................................­.­.­.........................
    PLEASE *SUBSCRIBE AND LIKE OUR *FACEBOOK PAGE

Komentáře • 38

  • @mohsinbashir2902
    @mohsinbashir2902 Před 16 dny

    Xilliga muuqaalkan la duubay waxaan jiray 1 bil iyo 26 maalin 😁
    Alle ha unaxariisto ustaadka

  • @mohameddiini3210
    @mohameddiini3210 Před 4 lety +2

    Ilaahow kuu naxariiso sh awjaamac cumar ciise

  • @abyan1351
    @abyan1351 Před 6 lety +3

    Naxariistiii rabbi ha siiyo aaamin yaa rabbi

  • @mohamudbashir148
    @mohamudbashir148 Před 5 lety +2

    Ilahay haunaxariisto Aw jaamac cumar Ciise iyo Dr Maxamed Faarax Diiriye labaduba waa dhinteen.Aaamiin Aamiin Aamiin

  • @aniisaducaale2074
    @aniisaducaale2074 Před 6 lety +4

    Ilaahey naxariistii Janno haka waraabiyo, wuxuu nasoo gaadhsiiyay taariikh iyo murti qiimo leh oo dhaxal gala

  • @wadanisoomaali7730
    @wadanisoomaali7730 Před 4 lety +1

    alle ha u naxariisto geesi taariikh yahan ah aw jaamac cumar ciise

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf Před 6 lety +3

    Nolaaw adun iyo akhirana allaha kunaxariisto mr aw jaamac cumar ciise

  • @ahmedmohamed-rw1ku
    @ahmedmohamed-rw1ku Před 2 lety

    Allah ha unaxariisto Aw jaamac cumar ciise runtii waxuu ahaa Qoraa balaaran oo si waafi ah u bayaamiyey taariikhdii balaarnayd ee darawiishta

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  Před 8 lety +7

    Taariikhda Farta & Afka Soomaaliga ,By Aw Jaamac Cumar Ciise,
    "Muuqaal aan Horey loo Arag"
    Waxaa Lagu Duubay #Garissa
    Gurigga - Major General Mahamoud Mohamed ( 2001)
    czcams.com/video/XXwq-qSbjUw/video.html

  • @abdiwalishiidaad2449
    @abdiwalishiidaad2449 Před 6 lety +4

    eebe ha unaxariistoh ruux dahabiya buu ahaa oo la'aantiis waxbadan inasoo gaari lahyn

    • @huseinbeyra3538
      @huseinbeyra3538 Před 6 lety +2

      Alah u naxariisto taarikh yahanka somaaliyeed waa geriyoday

  • @amalmusse101
    @amalmusse101 Před 8 lety +3

    waa faaiido aad u weeyn aw cumar mahadsanid

  • @Abdiwahabburhan
    @Abdiwahabburhan Před měsícem

    Allah yaraxma 🤲🏼

  • @axmedjaamaccabdullahi282
    @axmedjaamaccabdullahi282 Před 2 měsíci

    Ilaahy how naxariisto

  • @abdirizakhaji5323
    @abdirizakhaji5323 Před 7 lety +3

    Sheikh Alaha kuugargara

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 Před 3 lety

    Aw jaamac cumar ciise alle qabriga ha u nuuriyo wuxuu ahaa halgamaa taariikh badan usoo gudbiyey jiilkii danbe ee aan wararka badan hayn

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před 2 lety

    Allaha u naxariisto adeerkay Aw Jaamac Cumar Ciise.

  • @ahmedbarre2627
    @ahmedbarre2627 Před 5 lety +1

    Allow kunaxariiso aw jaamac cumar ciise

  • @salahomar3883
    @salahomar3883 Před 5 lety +1

    Naxariistii jannaad allaha kugu waariyo. Aamiin

  • @wadanisoomaali7730
    @wadanisoomaali7730 Před 2 lety

    Rabbi godka ha u nuuro ❤🤲

  • @deqacabdicabdi4973
    @deqacabdicabdi4973 Před 3 lety

    Alayaa ramu raaximiin

  • @maxamedcandi31
    @maxamedcandi31 Před 8 lety +2

    allaha u naxariisto

  • @salmanjama2840
    @salmanjama2840 Před rokem

    Videoga oo dhamaystiran halkee laga helaya?

  • @gellewarfa359
    @gellewarfa359 Před rokem

    Ilaahow unaxariiso sheik aw Jaamac Cumar Ciise wuxuu ahaa aqoon yahay , taariikh yahay, suugaan yahay, wuxuu kudhashay dagmada Qandala oo katirsan gobalka bari qabiilkiisu waa Majeerteen

  • @husseinhilal3520
    @husseinhilal3520 Před 7 lety +6

    magaalada ceelbuur waa magaaladii lagu qoray afka soomaaliga 1920. waxeyna ahayd ahayd magaaladii 3 aad ee ugu dadla badneyd somaaliya .waxaa ka dad badnaa xamar iyo baydhabo. ...ceelbuur waxay ahayd magaalo xoolo iyo beero leh .Waxaana la soo dagay 5000 sano ka hor markii ay jabeen dadkii kushitiga ahaa ee ka talin jiray masar . soomaalida waa dad sooyaal dheer leh oo isku dada .

    • @najiibaxmad5676
      @najiibaxmad5676 Před 5 lety

      hussein hilal x

    • @jamahassan8422
      @jamahassan8422 Před 4 lety

      Waa been ,soomaalid waa dadka yimiday jaziira carabiya iyo yaman, waxan kalae waa been abuur, ilahay beentaa ha inga qabto

    • @munahfarxan3964
      @munahfarxan3964 Před 3 lety

      @@jamahassan8422 carabta DNA class mawadagno carabna manihin ilahey aya nagu maneystey inan dad gaar ah noqono o tarikh iyo dhaqan gaar ah leh alxamdulillah.

    • @munahfarxan3964
      @munahfarxan3964 Před 3 lety

      Baryahan dambey waxan aad iyo aad unoqdey interested inan barto afka somaliga iyo dhaqankena iyo tarikh meshan kudaba lenahay .waxan kayaabey waxa wayo marwalbo o an isdhafo wad fahantey wali waxba igadhiman o waxan gartay in somali tarikhdedu mid dheer tahay o qarada afrika influence weyn kuyelatay mashallah hadan baaritan sameyno o an barano salka wan gaari lahen

  • @allahwithmeneverbedeprived3494

    Alle haw naxariisto abwaanka lkn hadalkiisa yara nin jeclaysi ayaa ka muuqda, sayidka rag ka gabayo badan ayaa jiray

    • @macallinkaxayawaanada9178
      @macallinkaxayawaanada9178 Před 3 lety +1

      Dhaliil iyo cambaarayn
      Soomaalida laga waayi maayo
      Maxaayeelay abwaankaan ilaahay ha u naxariistee wuu dadaalay in aad saluugto oo aad qawado waa Laga fiicanyahay .

  • @fartunq3593
    @fartunq3593 Před 3 lety +2

    NINKII FARTA LATINKA QORAY OO FARTIISA LA QAATAY WUXUU AHAA SHIRE JAMAC AXMED

  • @amalmusse101
    @amalmusse101 Před 8 lety +2

    waa faaiido aad u weeyn aw cumar mahadsanid