HAKABA (Maay) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • HEESTA: HAKABA (MAAY)
    EREYADA: SAHAL MACALLIN CIISE
    LAXANKA: SAHAL MACALLIN CIISE
    LUUQDA: XASAN AADAN SAMATAR __________________________________________________________
    EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
    __________________________________________________________
    1. Qaaci xul ah:
    • QAACI: KABAN XUL AH
    Xasan Aadan : • Video
    Heesaha Maxamed Mooge: • Digarogasho (1972) || ...
    Heesaha Sahra Axmed: • Naf Ku Jecel Adduunyad...
    Heesaha Qalinle: • Haddaad Dhaayo Leedaha...
    __________________________________________________________
    Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
    • LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
    • SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
    • COMMENT
    • SHARE (La wadaag asxaabtaada)
    Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
    qaraamchannel@gmail.com
    _______________________________________________________________
    Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
    Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
    Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
    • Ereyada
    • Laxanka
    • Muusigga
    • Sannadkii la qabtay
    • Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.
    Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
    Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
    In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
    Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
    Mahadsanid.
    __________________________________________________________________
    Hello and welcome.
    If it’s your first time please consider subscribing the channel
    In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
    In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
    • Lyrics,
    • Music.
    • Melody,
    • Year recorded as well. etc
    Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
    I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.
    Thanks.
    QARAAM CHANNEL.

Komentáře • 173

  • @Wayloraac
    @Wayloraac Před 3 měsíci +25

    Lahjada maayga waa lahjad aad u macaan markaa Ku hadleeso kuna raaxesaneso Ku hadalkeeda
    Waxaa ibartay xaaskeyga oo kasoo jeedo beesha raxanwayn gaar ahaan hadamo xiligii aan xiriir wadaaga eheen hadana si fasiix ah aan ugu hadlaa
    Waxay isku darsatay aqlaaq cadeeqid iyo dhamaan sifooyinkii marwo wanaagsan lagu tilmaami jiray abaalna waan uga haaya sidey nolosheyda wax uga badashay ❤😊

  • @user-rr8de9zu2h
    @user-rr8de9zu2h Před 6 měsíci +45

    Inta dhageysaneyso 2024 salan ❤😊 my favourite song ❤🎉

  • @hassanabdi2542
    @hassanabdi2542 Před 5 měsíci +10

    Love maymay inkasto yara fahmayo from BURCO. Yaa Allah nimcoyinkaga naa tuus waayo waa nimco illahay bixiyo inad laba aflahato. Illahow Somali isku soo dhaweeee amiin.

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness Před 8 měsíci +34

    Af maaygu wa lahjad aan jeclahay barashadeda nasiibna uma yeesho sababtuna wa inan ka fogahay degaanada looga hadlo qalbigan idinka jeclahay walalahy rer Koonfur galbeed from galkacyo puntland somalia 🇸🇴 ❤

    • @shariifmedia3307
      @shariifmedia3307 Před 6 měsíci +1

      Waxani lahjad maaha waa luuqad kale sxb malaha lahjad ayaanad garameyn macnheedee

    • @Haykal.fitness
      @Haykal.fitness Před 6 měsíci +2

      @@shariifmedia3307 difference ga u dhexeya lahjad iyo luuqad sabigaa garanaya ee somaligu wa maay iyo maxaa. Maxaagu wakan aan hadda kuwada hadleyno maayguna waa tan aan hada ka hadleyno waxbaro nio

    • @cabdallazubeyr4637
      @cabdallazubeyr4637 Před 6 měsíci +1

      Zxp Sharaf iyo karaamo Guuleyso 🙏🙏🙏

    • @Arch-Abdimajid
      @Arch-Abdimajid Před 4 měsíci +1

      Walaal lahjad waxa la yidhaa ta reer waqooyi iyo koonfur ee Af Somaliga laakiin tani waa Af May May. Aduunka ma jirto luuqad laba u qaybsantaa laakiin lahjad waxa la yidhaa hal luuqad oo ereyada xaraf kamid ah si loogu hadlo tusaale Turkish iyo Azari waa laba luuqadood hadana iyagaa iskaga dhaw Af somaliga iyo Af May-ga.

    • @mujaahidgeesi9514
      @mujaahidgeesi9514 Před 2 měsíci

      Thankz wll lkn maayga waa. Luqad rasmi ah ma ahan acent

  • @Abdisalandeeq
    @Abdisalandeeq Před 4 měsíci +4

    Heesaha mayga aad u jecelahay wlhy wax naflana kama fahmo waxay jeclahay inan barto insha allah waa lahjad aad u macaan waliba marka lagu heesayo ❤❤

  • @abdirizakhassan5182
    @abdirizakhassan5182 Před rokem +33

    Maaygu waa lahjad aad umacaan asxaabteda iyo dariskana xoogaa kabartay, Dadkeduna wa dad Gob ah, daris wanagsan,Somalinimaduna ku wayntahay.❤️from H.G

    • @minxofiican5294
      @minxofiican5294 Před rokem +3

      Sharaf io cizi ,lkn maayga waa luqad ,
      Wanaaga io daris wanaga ilahy Hana siiyo
      Hasan aadan dhulka uu u heesayo wuu ku dhashtay lkn uma dhalan saas ay tahy aad ayaa loogu jeclaaa waxana ladhi jiray ,riwaayad ama hees oo San ku jirin xasanow eething reewayad ma ahan ❤😊

    • @kiarakwake1581
      @kiarakwake1581 Před 7 měsíci

      WLH MA ARAG dad ka daris wanaagsan wakula raacsanahay ❤❤

    • @cabdallazubeyr4637
      @cabdallazubeyr4637 Před 6 měsíci

      Sharaf iyo karaamo zxp Guuleyso 🙏🙏🙏

    • @MohaCaaqil-n4t
      @MohaCaaqil-n4t Před dnem

      ​@@minxofiican5294waa sax xasan waa habargidir cayr ❤

  • @cabdallazubeyr4637
    @cabdallazubeyr4637 Před 6 měsíci +17

    " Qof wayn Ma ooyo waa Been aan ogaaday ilinteydaa socota oo sidi biyaha uburqaneysa
    Inantu waa sidi ubax baxay cudur la,aan koraY oo udug badan qofki arkana ma Dhaafi karo wuu ku leexda quruxdeda Degmada Hakkaba Banaankeeda buur ku Taalo ayan ku Balanay Baabuur ma Raaci kari wu ila Raagaya o wan ka daahayaaye Yaa ila Buuba oo igeeya "
    Yaa Zalaam Alfanaan Qarni Hassanow Eeding Samatar ❤❤❤❤❤

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 Před 6 měsíci +2

      Mahadsanid legendnow sidaa inagu fasirtay 😂❤👍

    • @abdiwelinour855
      @abdiwelinour855 Před 6 měsíci +1

      Dhamaystir sxb

    • @simiranbebbran8046
      @simiranbebbran8046 Před 4 měsíci +1

      @cabdallazubeyr4637 MHDsanid apowe 🥰

    • @cabdallazubeyr4637
      @cabdallazubeyr4637 Před 3 měsíci +2

      Asxb igu Qaliya iga Raali noqda Fariimihina Caawa ayan arkay wa hbn kale an So BooqdaY Heestan miraha mcnle Heesta Dhaman Miraheeda wan idinso Tarjumaya Guuleysta From Baydhabo 🙏🙏🙏

    • @cabdallazubeyr4637
      @cabdallazubeyr4637 Před 3 měsíci

      ​@@abdiwelinour855Hye Zxp sre🙏

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 Před 2 měsíci +4

    Dadka reer magaaalka ah wey fahmi karaaan maayga lkn kuwa kale ma fahmi kraaan❤

  • @yuukaanaofficial9906
    @yuukaanaofficial9906 Před 2 lety +24

    From buur hakaba Somalia 🇸🇴💪🥰

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 6 měsíci +4

    Lang wiing my booraaw 🌺nin wayn ma ooynaayo qof wayn🌺 beengaa ogaaday🌺beentaada waan ogaaday🌺ilengteey barootshe🌺wax badan baan ooyay🌺biyi haang dareertee🌺biyaa haanta dareerayso🌺fiitleey bateey🌺QQoraxdii way baxday🌺 bushy laang korteey dadka daacuun baa ku dhacay🌺isagoow badangaa 🌺dadka badankooda🌺lange baal maraaw🌺gabadheeyda ninkii arko kama leexanaayo🌺ky bery mee🌺waa ku soo leexanaa gabadha🌺balangkaayny haayeey🌺balanteena ahayd🌺hakaba banaangshee🌺buurxakabo banaankeeda🌺buurtoo ky taalo banooda🌺buurtoo ku taalo banaankeeda🌺balangkaayny haayeey🌺 balanteena ahayd 🌺baabuur my raahee 🌺 baabuur ma raacee🌺eey iily buubee🌺yaa ila duulaayo🌺

    • @QARDHAAS
      @QARDHAAS Před 6 měsíci

      80% waa nasoo gaarsiisay thanks. Maxa waye Lakin gabadheyda leen baal maraaw maxoo kawadaa daacuunkana maxaa keenay? Qisada ma fahansani

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 Před 6 měsíci

      Bushy laang korteey. Noo soo qora reer baydhabo micnaheeda

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 Před 6 měsíci

      Qof baa igu sheegay dadka daacuun baa ku dhacay bal aan soo baaro

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Před rokem +8

    Fiitleey bateey Bushy laang korteey isgoow baadangaa ❤Waa heesta kali xasan adam ka jaceylahay

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 Před rokem +7

    Seydiyaalkey reer Beydhabo xushmad ayaan idiin hayaa❤

  • @selmaandhubadb8368
    @selmaandhubadb8368 Před 7 měsíci +7

    From : Sool, I like this song ❤

  • @Cabdisalaanfaaraxqaarey
    @Cabdisalaanfaaraxqaarey Před 7 měsíci +3

    Abwaan Sahal Macalin Cajiib buu ahaa Dhammaan heesaha Banaadiriga intooda ugu badan macalinkiii Hassan U samayn Jiray ayuu ahaa Rabbi haw naxariisto.

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Před 2 lety +10

    From hargaysa 🥰wanjecelahay maymayga ❤️👍18-4-2022.

  • @muftiweyn9481
    @muftiweyn9481 Před 2 měsíci +1

    Hakaba io hawaaal may huraw ayay dhahaan reer buuur❤

  • @Abdirisak7
    @Abdirisak7 Před rokem +4

    Ma fahmayyo heeskaan mana deyn karo hassan aaden samater goat

  • @HibaXilwa-wn6hm
    @HibaXilwa-wn6hm Před 6 měsíci +5

    My lovely song❤😊

  • @mujaahidgeesi9514
    @mujaahidgeesi9514 Před 2 měsíci +1

    From kgs lower shabeele waan jeclahy reeer buur hakaba ❤

  • @zuperyaxye2040
    @zuperyaxye2040 Před 4 měsíci +6

    2024. Halka hees oo may iska jeclhy istell. Wan dhagestaa 😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AhmadAbdinasir
    @AhmadAbdinasir Před 6 měsíci +2

    ❤❤ af may waa luuqad qrx badan

  • @SamiirSirad
    @SamiirSirad Před měsícem +1

    From Gedo I like you guys ❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +3

    Mid ka mid ah Heesaha aan jeclahay ❤❤❤❤❤
    Hasanow aadan samatar

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 Před 6 měsíci +1

    Heesta aan ugu jcyl heesaha may may ga ee samatar ❤

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ Allaaa Cimriga Iyo Caafimaadka Hakuu Barakeeyo Sxbky X A ♥️ Samatar

  • @xasanbariis6447
    @xasanbariis6447 Před 5 měsíci +5

    Malinta ciidul fidriga ayn daawanayaa
    Hadad iga dambeyso like ii saar
    From SH.Hoose especially Marka cadey
    10/04/2024

  • @omarazhari7948
    @omarazhari7948 Před 4 měsíci +1

    Wow Yaa salaama axlaa song ❤❤

  • @SilentBoy669
    @SilentBoy669 Před 3 lety +64

    From baidoa 🇦🇿🇦🇿🖐

  • @xamiidali7615
    @xamiidali7615 Před 6 měsíci +1

    Heestan Waa Cajiib Wlhi Music 🎶 Laxanka Top
    IYADOOO Raaaap Ah 2025 Coming ❤🎉🎉🎉

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 Před rokem +1

    Erayadii abwaan Sahal Macalin Ciise
    Ilaahay naxriistii jano hasiiyo

  • @ismailmohamoudhassan313
    @ismailmohamoudhassan313 Před 3 lety +5

    Legend xasan aadan.
    Mahadsanidiin qaraam channel

  • @DhowDhul
    @DhowDhul Před 5 měsíci +1

    hakaba banaanshe reeer buur haakba allha inoooma wayo from baydhaba jinaay ❤😊

  • @maahiraadan119
    @maahiraadan119 Před 7 měsíci +3

    Wlly waan ka helay afmayga from isaaq

  • @user-ht5cf8sf4d
    @user-ht5cf8sf4d Před rokem +3

    Banooda balanty aahayee❤❤

  • @Arcoste17
    @Arcoste17 Před 3 lety +3

    Fanan Sare Hassan Aadan,
    Qof Imacneya ma Helaya 😫

  • @ceebla82
    @ceebla82 Před 2 lety +13

    Beenteey ma eh
    Bedensheey dayoow
    Nuurshey bila✋

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 Před 3 lety +27

    For those does not understand Raxanweyn Language😅
    "Nin weyn ma ooyo beena u maleeyay illinteyda socoto ee biyaha raacday"

    • @boldgamer6509
      @boldgamer6509 Před 3 lety +2

      sxb ma somaligi baa noo fasiri? Mida kale 'maleeyay' muu dhihin 'ogaaday' ayuu yidhi

    • @guulwade989
      @guulwade989 Před 2 lety +2

      Biyi haang dareetee mahan biyaha raacday ee wa illintyda tiro badnideeda sida biyo oo kale u qulqushay

    • @jogtodhayow1556
      @jogtodhayow1556 Před rokem +1

      ​@@boldgamer6509 nin ween ma ooyo bena umalen jiray lkn ilintryda wabiga ayey buxisay sas baa ufahamay😂😂😂ani xata wxs rer xamara ka ahay😂😂lkn hal sano oo raxaeeen laso jogay baa yara bartay😂😂😂

  • @deeqadeeqa8014
    @deeqadeeqa8014 Před 11 měsíci +3

    Waxan jeclaanlahaa madaxda reer ssc khaatumo in ay ku casuumaan xarunta gobolka sool ee laascaanood fanaankeena weyn ee xasan aadan samatar🇸🇴🇩🇪❤❤

  • @imanjama7858
    @imanjama7858 Před 2 lety +8

    I am embarrassed, not a word I understand, I have to learn my language 💔💔🙈

  • @user-ru6bl1kx2w
    @user-ru6bl1kx2w Před 4 měsíci +2

    Hestan ma fahmin lakiin waan ka helay 2024😮

  • @yaasiincabdi-yp8hb
    @yaasiincabdi-yp8hb Před 7 měsíci +3

    Heestan waxa Badan waan Raadiyey From TikTok😂Ugu Danbeeyn wan Helay Lkn mxay kugu taal inyar uun Baan Ka Fahmay😢

  • @faisalali9739
    @faisalali9739 Před měsícem

    Al ustaad hassan Eden arladii

  • @AbdulaahiMohamed-kw8dl
    @AbdulaahiMohamed-kw8dl Před 4 měsíci +2

    AFMAAY WAAN JECLAHAY LAAKIN JAANIS IYO MEEL AAN KU BARTO AYAAN LA AHAY

  • @mahamudahmed5591
    @mahamudahmed5591 Před 8 měsíci +3

    Blissful 🙌🙌

  • @banooda_official9089
    @banooda_official9089 Před rokem +3

    From hakaba bananshe ❤

  • @zeachalpha9040
    @zeachalpha9040 Před 7 měsíci +3

    Inta tiktok ka soo raacday👋

  • @user-gv9mi2pd1f
    @user-gv9mi2pd1f Před 4 měsíci +3

    22/4/2024hada soxasusto hada igadambeyso love isar❤😂😂

  • @shariifmedia3307
    @shariifmedia3307 Před 6 měsíci +2

    Taani waa luuqad kale maaha somali

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 Před 6 měsíci +2

    *Lan wiin ma booraaw* = Nin weyn ma barooro/ooyo
    *Beenaa ogaadee* = Been tahay ogaaday
    *Ilinteey baroorshee* = Ilinteyda baroorteeda
    *Biya haan dareertee* =Biyo ahaan u dareertee/socotay
    Waayo waayo.

  • @mahdixamud8364
    @mahdixamud8364 Před 2 lety +3

    wll lulumaha xasan aadan samater soo sameee waxoga erayada macnahooda u baahanahay

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 Před rokem +2

    Hakaba jinay 😢

  • @muniirfarahhussein4193
    @muniirfarahhussein4193 Před rokem +1

    From beledweyn aad ban utageeraa hassan aadan

  • @abaadircabdile7296
    @abaadircabdile7296 Před rokem +2

    Heestaan wax ii fasira ayaan raadinaa waa iska jeclahay heesta lkn ma fahmayo heesta

  • @user-yn6gb8sf9o
    @user-yn6gb8sf9o Před 5 měsíci +2

    Wax la yiri reer baydhabo qofka may may ku hadlin wey iskal weyan yihin

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Před rokem +1

    ❤Ishacalaa hees ❤
    Legend Hassan adan Samatar❤😢he become old👏legendary❤
    ❤buur hakabo❤
    codka+Laxan+Kabanka+Ereyada❤💯💯
    ❤❤
    21:40Am habeenimo 2023/06/13
    Maalin Lamatakor ah "Talaado" Inshacalaa hees😊💯❤

  • @caaliyoclaahi6764
    @caaliyoclaahi6764 Před 7 měsíci +1

    Heestsan wan maqli jiray lkn cawadan si sax usoo radiyay 15/1/2024

  • @zainabhajjimohaa624
    @zainabhajjimohaa624 Před 7 měsíci +3

    Heesta wn jclhy lkn ma fahmyo yaa ila mida ah from🇸🇱🇸🇱😂😂

  • @HibaXilwa-wn6hm
    @HibaXilwa-wn6hm Před 6 měsíci +1

    Jah qalbiga dhuk dhuk😅

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 7 měsíci

    Legendary 👍

  • @zuperyaxye2040
    @zuperyaxye2040 Před 4 měsíci +1

    29/4/ 2024 hadaa iga danbeyso. 5:19 Jillka naga danbeyso halkan bn kasalmayaa 😂😂

  • @shilista4907
    @shilista4907 Před 3 lety +1

    Second comment
    From muqdisho

  • @Kabtan_Xoog
    @Kabtan_Xoog Před 6 měsíci +1

    Waa hees shidan lkn ma wada fahmo

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Před 6 měsíci +1

    doqon xaguuku danbeeyey waa ninkiiaan is lahaa somaliya madaxwayne haw noqdo intuu u qaado beledwayn

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 Před rokem +3

    Lang wiing my booraaw
    Beengaa ogaadeey
    Ilingteey baroodshee
    Biyi haang dareertee
    Fiitleey bateey
    Bushy laang korteey
    Isgoow baadangaa
    Lang baal maraaw
    Ky bery mee
    My badbaadiyaaw
    😌💔🥺

  • @abdirizaksheikh9699
    @abdirizaksheikh9699 Před 9 měsíci +2

    I think this was sang 1972 1was 14yrs.

  • @KhalidXuseen-ly5bg
    @KhalidXuseen-ly5bg Před 7 měsíci +1

    Waar heesta soo macneeya

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 Před 3 lety +2

    Xasanow Edan❤️#Qaaraam Kula socdaa zxp Hore usoco🥰

  • @user-gs6yn8jc4j
    @user-gs6yn8jc4j Před 3 měsíci +1

    2024

  • @salmomaxamedsaalx8834
    @salmomaxamedsaalx8834 Před 11 měsíci

    Hasanow edan❤

  • @abdullahifaarax5140
    @abdullahifaarax5140 Před rokem +3

    Lahjada maayga 100% waan fahmaa lkn kuma hadli karo asxaabteyda reer beydhabo dhamaandtood nolol farxad leh idiin rajeynaa

  • @SUPERGLADSUPER
    @SUPERGLADSUPER Před 8 měsíci +1

    2024 ❤dawanaya

  • @farhiaosmandirie8594
    @farhiaosmandirie8594 Před 7 měsíci +1

    2024❤

  • @redback043
    @redback043 Před rokem

    Hxasan aaden samatar 🙏🌹🌹🌹🌹🌹💯💯💯💯💐💐💐💐🙏 respect haga maneey sheed buur hakaba waxaa iska leh 🤠 hawiye

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele Před rokem

      Qabiil baa meel xun kaa galay kansar ka alle haka dawweeyo wll

  • @Akchannel6678
    @Akchannel6678 Před měsícem

    14/07/2024
    9:45am india time
    Hadaan daawanyaa

  • @AHH677
    @AHH677 Před 3 měsíci

    Magaalada Buur hakabo waa la dayacay
    Fasax aan u aadi jiray markaan yaraa
    Roobka markuu ka da’o
    ILAAHAY qurux waa siiyay
    Aaway hee
    Soomaali maal gelin ma taqaano

  • @SaadaqAadan-sf3gg
    @SaadaqAadan-sf3gg Před rokem

    Hakaba my home❤❤❤

  • @IsmailAdan-tu4pl
    @IsmailAdan-tu4pl Před 6 měsíci +1

    500 dollar ban ku gursan donan rabaaa inshllah😂🎉

  • @mustaferays73
    @mustaferays73 Před rokem +1

    May maygu waa luuqadaha ugu macaan markaad afka garanayso

  • @ahmeddauud6118
    @ahmeddauud6118 Před 4 měsíci +1

    Hesta wax micnaynayaba mesha manay joogin

  • @kaabasharaf5091
    @kaabasharaf5091 Před 7 měsíci

    Absulutly hees😢

  • @mohamedabdukadir3631
    @mohamedabdukadir3631 Před 3 měsíci

    Canada Toronto ayn ku dhagysanayaa caawa o ay tariqda thy 07-june-2024

  • @user-nv1dn5qn9i
    @user-nv1dn5qn9i Před 7 měsíci

    My fv song

  • @user-lk7yc5hp2b
    @user-lk7yc5hp2b Před 15 dny

    ❤😂🎉😢hhh

  • @sacdioabdulahi8057
    @sacdioabdulahi8057 Před 10 měsíci

    Heesta ❤️🫶🏻

  • @user-yn6gb8sf9o
    @user-yn6gb8sf9o Před 5 měsíci +1

    Inta 2023 maqsho hhh

  • @faaraxcade9727
    @faaraxcade9727 Před rokem

    From Baydhabo janaay

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 Před rokem +1

    👍🇸🇴❤️

  • @cimranyare3261
    @cimranyare3261 Před 7 měsíci +2

    From miliqo to bacad😂

  • @SaadaqAadan-sf3gg
    @SaadaqAadan-sf3gg Před rokem

    ❤❤

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 Před 9 měsíci

    HESANOW EDAN SI FEYLAN YA KY SALAME

  • @abdulkarar2885
    @abdulkarar2885 Před 3 lety +1

    Fri 3/9/2021. From UK

  • @abnurnuab3475
    @abnurnuab3475 Před 3 lety +1

    Mayaga markii lagu heesayo waa macan inkasto aan fahmin

  • @abdiazizaydarus1641
    @abdiazizaydarus1641 Před 7 měsíci +1

    hal eray kamaan fahmin

  • @ILIK-MADOOWE-6
    @ILIK-MADOOWE-6 Před 7 měsíci

    22/1/024❤

  • @halimamahat2866
    @halimamahat2866 Před 7 měsíci +1

    🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje Před 7 měsíci

    Qoraalka maxaad English ka ugu ekaysiiseen. "Ky" balangkaayny" maxay yihiin shibbanayaasha bilaa shaqalka ah?

  • @cabdiqanizulaman1457
    @cabdiqanizulaman1457 Před 9 měsíci

    Hees aan jecalahay lakin mafahmo lakin wn baranaya af mayga i.all 2023/11/28

  • @husseinmohamud4187
    @husseinmohamud4187 Před 3 lety +2

    Wanku wataa sxb

  • @cabdinaasirmuusaa6421
    @cabdinaasirmuusaa6421 Před 11 měsíci

    waxaa dhagesanooya 21.9.2023

  • @oubahwarda4286
    @oubahwarda4286 Před 3 lety +1

    Wa need translate wleyaal