XAYIR CALI ROOBLE | HAKABA BINAANSHEE | XUSUUSTII XASAN ADAN SAMATAR 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 01. 2024
  • Fadlan ha ilaabin inaad saarto ✔ #Subscribe ✔ #Share ✔ #Like ✔
    Thanks for watching! Don't forget to SUBCRIBE, Like & Share my video if you enjoy it! Have a nice day!
    Gulled Marso
    Let’s connect ⤵️
    📲 Facebook / guliedadam009
    📲 IG / maarso01
    📲 TikTok / maarso01
    📲 Twitter / guliedadam
    📲 / @maarsoshow
  • Zábava

Komentáře • 39

  • @DhowDhul
    @DhowDhul Před 3 měsíci +8

    heetaan waxy jirtaaa inta ay somaali jirto ❤😊lagama xiiso dhaco hadaad daanayso 2024 likte ha ila dhafin😊

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Před 6 měsíci +4

    Haddiyad Cayr idinkaga Timid weeye walaaheen Raxanweyneey, Samtar iyo Xayir waa laba ninoo Tolka aad u jecel ❤❤🎉

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 Před 5 měsíci +3

      Waryaa heesta ninki mireheeda codka iyo luuqda iska leh waa waa Sahal Macalin Ciise oo Raxanweyn ah ee ogoow, Ceyr heesta shaqaale ayaa ka tihiin ee asluub oo aadaab

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 Před 5 měsíci +2

      @@mahammedsiad5563 Abwaanka sameeyay yaa ogaan lahaa haddii aan codkaas yaabka leh Dunida aysan raggaan ku gaarsii lahayn!!
      Allow nimaan wax ogayn ha cadaabin !!😂🙈

    • @thesouthsidegirl9463
      @thesouthsidegirl9463 Před 5 měsíci

      Sahal macalin ciise waa nin shiikhaal ah lo boge eh wase ku dhashaay Bakool soo baro taariqda ninki afmaay ku hadlaba mahan Raxsnwayn.​@@mahammedsiad5563

    • @DhowDhul
      @DhowDhul Před 3 měsíci

      qabiil maxa meesha keenay zxp ❤😢

    • @dayax11
      @dayax11 Před 3 měsíci

      @@mahammedsiad5563 loool waad ku qarxisasy odaga...loool heestaan waa hees raxanweyn sameeyeen,,,,,xasan aniga personal ayaan isku naqaanaa....waa sax ninka heesta sameeyay waa raxanweyn......xasan hooyadiis waa raxan weyn lakin asaga luqada maayga si fiican ma u yaqaano.

  • @abdiwelihassanahmed1233
    @abdiwelihassanahmed1233 Před 5 měsíci +1

    Hees iyo badh

  • @najiibsaska2474
    @najiibsaska2474 Před měsícem +1

    Walalehena raxaweyn hadiyad u qata hassan aadan samatar io xayir ali rooble ceyr hadiyadas buu so dhibay from ayaanle😂😂💪🏾💪🏾💪🏾

  • @baliwaran3473
    @baliwaran3473 Před 6 měsíci +2

    Allah yacazak ilinba iga keney

  • @Aadanboshal
    @Aadanboshal Před 6 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 Před 6 měsíci +6

    What the hees & what the kaban waa wareeeeeeey

    • @Farhanindho
      @Farhanindho Před měsícem

      Tanis hees way dhaaftee magac kale haloo bixiyo

  • @abdiazizkhalif4846
    @abdiazizkhalif4846 Před měsícem

    Legendary

  • @CabdiCabdi-qb5cc
    @CabdiCabdi-qb5cc Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-wx1hw4fg9f
    @user-wx1hw4fg9f Před 6 měsíci +1

    Libaax

  • @SaabiriinCawil
    @SaabiriinCawil Před 5 měsíci +1

    💔💔💔💔💔❤

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 Před 5 měsíci +1

    Waa hers wacan, matka laga eego laxanka iyo mastaxiyadda, laakiin waxaan ka fahmay “hakaba banaankeed buuraha ku yaal” kkkk

  • @updiqafarayanloez8789
    @updiqafarayanloez8789 Před 3 měsíci

    🎉🎉🎉🎉

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před 5 měsíci

    Waa hees cajaa’ib leh Af Soomaaligu waa hodon

  • @user-gv2ms9tp2v
    @user-gv2ms9tp2v Před 6 měsíci +2

    Hesteydiii ❤🎉

  • @AhmadAbdinasir
    @AhmadAbdinasir Před 5 měsíci

    Maxaan raadinayay heestan ❤

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Před 5 měsíci

    Sad 😓

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před 4 měsíci

    Waa fanaan wayn ninkaan .

  • @ibrahimhassan7669
    @ibrahimhassan7669 Před 5 měsíci

    Xaarka xajista..
    Wadan baaba ay o dadkoogu wale boodboodayaan

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Před 3 měsíci

    Waraa taliyahaane caadi maaha kaxab 👋👋👋👋🌺🌸💙🌸🌺🫶🥰👋👋

  • @user-ro5ou8wz7c
    @user-ro5ou8wz7c Před 6 měsíci +3

    Heesta kaliye fahmi wayay somalina ah yaab 😢❤

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před měsícem

    Odagaanu toxobkaa Toloow ma Reer Mareer guraa mise waa Reer Matabaan

  • @mohamedapdalla7043
    @mohamedapdalla7043 Před 2 měsíci

    Who is still here 👀

  • @weliyowweliyow2764
    @weliyowweliyow2764 Před 6 měsíci +2

    Raag raag dalaay xasus ayuu igiliyey wlh

  • @ubxmohamed1570
    @ubxmohamed1570 Před 4 měsíci

    Cod cajiba

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před 5 měsíci

    CIIDANKII XIGMAFII IYO ABWAANADII BAA KA DJAMAADEY HEESIHII WADSNIGA EE QIIRADA LAHAA MALEH

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel Před 4 měsíci +5

    Nice song but joining EAC was stupid and even worse illegal since parliament didn't vote on it.

  • @user-wx1hw4fg9f
    @user-wx1hw4fg9f Před 6 měsíci +1

    Landheere landheere dhalay

  • @ahmedkarshe7445
    @ahmedkarshe7445 Před 5 měsíci

    Lanwayn ma boorow waxaan u fahmay nin wayn ma oyaayo sow sidaad lagama wado reer Mayland