BARNAAMIJKA INDHAHA BULSHADA PART 1 Sanka aboola oo ah shaqsi heybad leh daawo adigaa qosli doonee

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 06. 2019
  • waa barnaamij cusub ay soya ugu talagashay in ay kaga hadasho arimaha bulshada iyo sida ay u nool yihiin ba waa barnaamij la magac baxay isha bulshada.
    daawo oo share dheh si aad ula wadaagto asxaabtaada
    mahadsanid

Komentáře • 152

  • @qarasta_show
    @qarasta_show Před 5 lety +3

    inta quranka jecel like isara

  • @atiiqmediasbitubeofficel1340

    Inta nabiga xasuusan
    lik saar

  • @ousmanedahir4983
    @ousmanedahir4983 Před 5 lety +143

    Inta nabiga jecl like sar

  • @HassanAhmed-nn6bv
    @HassanAhmed-nn6bv Před 5 lety +13

    Inta beero falow lagu koriyay iyo tacab ilke isaara

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle. Před 5 lety +12

    Wariyaha codkiisa wa codka Majajiliste nuur cusmaan ( jeyte )
    Lama kala garanayo wlhi
    Ila so dawo Nuur cusman jeyte allah u naxariisto iyo codka wariyahan

    • @xamarbile3184
      @xamarbile3184 Před 5 lety +1

      Wlh waruntaa wa codkii jeeyte allaha u naxariisto

    • @yaasirtikle.
      @yaasirtikle. Před 5 lety

      Xamar Bile maxa so xasuusatay aniga
      Schooladka kle iyo iskolkan isku mid mahan 😂asaga iyo Aw kuuku
      Glass ke gartay fom wan😂 fom lax fariid fom dibi 😂😂😂😂

  • @hassansaxnuuniproduction5620

    Reer jowharoow An Soo wada dhaweeyno
    Soya 💘💘💘 so keep going soya

    • @SoyafilmsStudio
      @SoyafilmsStudio  Před 5 lety +3

      Hassan Sàxñúúni production thnks wllkeen waan kaa qabnaa waana nala soo dhaweeyay masha allah

  • @zuheylaahmed8296
    @zuheylaahmed8296 Před 5 lety +5

    Hassan soya wa nin horumar wlh masha allah keep soya films

  • @mohamanka5420
    @mohamanka5420 Před 5 lety +15

    sanka aboolo muxuu qoorty ijuciyay wlhi waan uxiisy

  • @hassansaxnuuniproduction5620

    Sanka Aboolo waaku salaamay

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 Před 5 lety +3

    Sanka aboole waxa halooqabdo waa nin qibrat badan wallhi masha allah

  • @fariixaxaaji1155
    @fariixaxaaji1155 Před 5 lety +14

    Allh nnka shaaitga cas filmaantuu codeeyo ad bn u jclahy codkiisa

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 5 lety +7

    Masha allah Sanka apoola waa nin shactaro bdn

  • @yuusufmohamed9425
    @yuusufmohamed9425 Před 5 lety +3

    sanka aboola maanta soomaaliland ayuu ku kacsan yahay sababtoo ah inuu sheegay ma u maleeyo soomaaliland mukulaasha xataaa soomaliland maka imaanin aaaa alla beerka inta ila aragtay like igu booba

  • @colaadaxmadjaqow461
    @colaadaxmadjaqow461 Před 5 lety

    Sanka aboola runtii thanks in bdn waa waya arag mash allah qosol lee ma dhah da waan furay

  • @aishacuud9223
    @aishacuud9223 Před 5 lety +11

    16 far iyi4suul wa normal😂😂😂😂

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 Před 5 lety +15

    ninkan qibrat ayauu leyahay meel ufura massage kuficanyahay

  • @samaanstudio6544
    @samaanstudio6544 Před 5 lety +13

    Ar sanka aboola nin an uxiisay plhi maxan kun ka shaxaday Soya Films keep going

    • @chlungo5672
      @chlungo5672 Před 5 lety

      samaan studio maskiinkan ma shaxaadi jirday

    • @DhuugaalRk
      @DhuugaalRk Před 4 lety

      Walal subscribe aan is dhaafsano

  • @qoraalcusub9146
    @qoraalcusub9146 Před 5 lety +13

    m a keep going sxpayaal

    • @DhuugaalRk
      @DhuugaalRk Před 4 lety

      Walal subscribe aan is dhaafsano

    • @qoraalcusub9146
      @qoraalcusub9146 Před 4 lety +1

      @@DhuugaalRk ok sxp

    • @DhuugaalRk
      @DhuugaalRk Před 4 lety

      @@qoraalcusub9146 waan kuu saaray walaal ee adiguna iinsaar pls.

  • @AliAli-tb9do
    @AliAli-tb9do Před 5 lety +1

    Masha allha sanka abooka allho ku dhura

  • @iam_iprah
    @iam_iprah Před 4 lety +1

    Inta muslim eh like saar

  • @husseinmaggaleofficial4909
    @husseinmaggaleofficial4909 Před 5 lety +13

    Qofka ugu horeeyay commentiga waa anigee subscribe ka ii saara

  • @maslaxcrashiidmuxudiin1098

    Sanka aboola barasho wanaagsan

  • @suleenaqaali7295
    @suleenaqaali7295 Před 5 lety +4

    Hhhhh
    Xasan soya cadi matihid fulaysanidaa
    Wanku salama xasan soya

  • @colaadaxmadjaqow461
    @colaadaxmadjaqow461 Před 5 lety

    Mash allah bro keep going super star soya

  • @abdallapalill7669
    @abdallapalill7669 Před 5 lety +10

    Sanka aboola😂😂

  • @atun669
    @atun669 Před 5 lety +5

    Msh alH axlaa cod xasan zoyaa 💫😍

  • @farxiyafaarax9256
    @farxiyafaarax9256 Před 5 lety +4

    Mansha allaah

    • @DhuugaalRk
      @DhuugaalRk Před 4 lety

      Walal subscribe aan is dhaafsano

  • @qoraalcusub9146
    @qoraalcusub9146 Před 5 lety +5

    hhhh nin inbadan reer jowhar kaqosliyo

  • @sompubg9158
    @sompubg9158 Před 5 lety +5

    Sanka aboolo nin adag

  • @ruunbikiloofficail9976
    @ruunbikiloofficail9976 Před 5 lety +5

    Anoo so jeedan kaadiyaa sanka aboola caadi ma ahn

  • @mohamedhappy492
    @mohamedhappy492 Před 5 lety

    Aad baa ugu faraxsanahy in wllkey hassan soya & asxaabtiisa mar kle arko indhaha bulshada waa aragti cusub oo isoo jiitay keep going brother 🙏

  • @ismaacillove6873
    @ismaacillove6873 Před 5 lety +2

    Mashallah

  • @mowliidfacebookoffical1930

    Bashqad haraagaag kuku ma filna ahaa u soo dhacday markaa suu dhahayaa hello ar sanka abaalaa reer jowhar keep going

    • @Nuur3939
      @Nuur3939 Před 5 lety

      Hhhh aad iyo aad cadi ma ahan

  • @kheyrtuse9535
    @kheyrtuse9535 Před 5 lety +2

    Wariyaha codkiisa igu ma cusba
    Keep going soya

  • @mohamedosman2247
    @mohamedosman2247 Před 5 lety

    Waryaha codkiisa best waa
    Allah ku daayo bro

  • @garyaqaanmediashow9964
    @garyaqaanmediashow9964 Před 5 lety +7

    Wariyahan yaa ila arkay inuu kamidyahay qolada filimanta hindiga fasiro

    • @tebiyenews639
      @tebiyenews639 Před 5 lety

      Aniga sooya guruup ayu kamidyhy soya films waxey turjumta filmada

  • @iqriishabshirdiamond9641

    wow m.a waa cilib qosol cml ciltire and pro hassan sooya frxd ku wara wllyaal

  • @sadiaibraahim1230
    @sadiaibraahim1230 Před 4 lety

    Hh xasan suu n inka ufiirinaayo ayaan ku qoslay sooya filimis hore u socda

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 Před 5 lety +3

    Sanka Aboola magaca cadi mahan

  • @sharmahassan2466
    @sharmahassan2466 Před 5 lety

    Toban iyo lix farood afar suul waa run labo suul gacanta iyo labo lugaha afar kuwa kale toban iyo lix

  • @shankaroncaliali9201
    @shankaroncaliali9201 Před 3 lety

    .ilhy.hakuu.fududeeyo.walalky.

  • @dicalogaucho7543
    @dicalogaucho7543 Před 5 lety

    Sanka aboola wa nin ad u farfuran oo qosol badan

  • @atiiqmediasbitubeofficel1340

    Bismilaah

  • @fuadianoofficial4094
    @fuadianoofficial4094 Před 4 lety

    Ilahy haku badbadiyo

  • @aishacudoonothman9714
    @aishacudoonothman9714 Před 3 lety +1

    Salaman sanka

  • @cabdinaasirburhaacabdi2395

    Ilahay haku fududeeyo

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf Před 5 lety +8

    Wilkan wareysiga qadaya filmanta sow maturjumo codkan iguma cusba aniga runti

  • @atiiqmediasbitubeofficel1340

    Hhhh aktar ka caan ka ee
    Xitiga fanproj

  • @doctorjeyyyyy
    @doctorjeyyyyy Před 5 lety

    Wxad tahy nin Cod kar ah Brader Horay usoco👏🏻👏🏻

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon Před 5 lety +4

    Wareesikale oo eedo baa dhashay kujirtobaan arkay

  • @omarisak882
    @omarisak882 Před 4 lety

    Allhy hku fududeyo hasan soya🤣

  • @ahmedqadarcabdijaamac5209

    Soya filims waxan kuriyondonaa in an Idiin shaqeeyo mahad sanidiin

    • @SoyafilmsStudio
      @SoyafilmsStudio  Před 5 lety

      Ahmed qadar cabdi Jaamac masha allah bro waana kusoo dhaweyn doona ee igala soo xiriir fb hassan soya

    • @khaalidoficeal3974
      @khaalidoficeal3974 Před 5 lety

      Waa ubaahnaa lkn waxaan jogaa induneysia insha allah gordhow imaanayaa mugadishu

  • @subermohamed9146
    @subermohamed9146 Před 5 lety

    Good

  • @mohamedjeylaniabdi2077

    Nin wax tar u leh umada somaliyeed sanka nin wax bdn qibrad leh allaha dhoro

  • @abdallahassan3575
    @abdallahassan3575 Před 5 lety

    asalki reer johor ahaa masul waaye ninkan

  • @axmedweyrax6556
    @axmedweyrax6556 Před 5 lety

    sanka apoolo hormar wcn

  • @amd1365
    @amd1365 Před 5 lety +4

    Sxbka midka wareesiga wado ayn kawadaa camera da iskadaa aad fiirineyso reer baadiyo ha iska dhigin nin wax garad ah aya u egtahy

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 Před 5 lety

      Reer baadiye maa caay noqday?yaab

    • @amd1365
      @amd1365 Před 5 lety

      Macnaha fahan mrka hore ugaas

  • @mohamedabdulkadir381
    @mohamedabdulkadir381 Před 5 lety

    M.a thanks sanka aboola

  • @shankaroncaliali9201
    @shankaroncaliali9201 Před 3 lety

    Sanka.aboola.waan.salaamau

  • @cabdirahmaansiciid7723

    Sanka aboowla🤣🤣😘

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 Před 5 lety +1

    16farood+4suul=20
    Waa intii caadiga ahayd.

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 Před 5 lety +8

    🤣🤣Ninkan caadi mahaan🤣
    Magiiciis ninkan somaaliya.
    Xagee ayuu ka jooga ma Muqdisho.
    Baraawe, Galkacyo, mise Jowhar.🤣

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 Před 5 lety

    Ninkaan runtii dadka somalia jooga ma fahamsano lkn sida uu wax u qabanaayo haduu si casri ah oo cilmiyeeysan u baran lahaa waa taajiri lahaa sida chris leon oo chinesse ah dad bdn oo gacantiisa ku caafimaaday

  • @iammohamedabukarosman1692

    Jeeego waali ah u saaran yasir alla

  • @colaadaxmadjaqow461
    @colaadaxmadjaqow461 Před 5 lety

    Wlhi qosol kal iyo laap qoriga

  • @Nuur3939
    @Nuur3939 Před 5 lety +2

    Soya films wxn mar waliba Ku hami eeyna in an mar uun kamid noqdo shaqalaha soya films madama aan tagero u ahaaa weligey

    • @SoyafilmsStudio
      @SoyafilmsStudio  Před 5 lety

      Nuurinho de zaza wolcome bro soya waa meel umada oo dhan u siman

    • @banadirhey3011
      @banadirhey3011 Před 5 lety

      Soya films Studio wll waxad u cod egtahay nuur cisman jeyete alaha u naxariste salaan sare

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128

    😂😂😂 ilahada qosloya wlhi Ninkaan xamar hadu imado wlhi Magalka uuqabsana shactaroole waye wlhi Hasan soya ika qoslisay kkkkkkkkk

  • @ayandahir7343
    @ayandahir7343 Před 5 lety +4

    Kkkkkk

  • @aliomar8340
    @aliomar8340 Před 4 lety

    Gol sideda eey Aya lagu sahmiya ereygas waa qalad xalmari bixi sxb

  • @omarhwy4969
    @omarhwy4969 Před 5 lety +4

    Xaxaxaxaxxaxaaa 16 iyoo 4 sooll 😂😂😂😪 i count my fingers that how it suppose beee

    • @hilarioushive5
      @hilarioushive5 Před 5 lety

      Farahaaga dhan tiri lugahaaga ku dar sulashaada dhanna tiri hehe😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 Před 5 lety

    just wanin iska happy ah waxkle majiran walhi wankahelay

  • @hary0102
    @hary0102 Před 5 lety

    Anigaa Reer Buray Ah Dariskeyga Xalaasha ahaa waaye wlhy reer buulo makiino haduu yahay Mukulaasha yaa saqiir suujunaayo

  • @asaldhaladadnaloveasaldhal5904

    sanka aboolo i xiis,you nin weyn

  • @hary0102
    @hary0102 Před 5 lety

    Sanka Abolo amarkiisa waan qaatay reer jowharnimo like iyo subscribers waan ku qabtay Soya Films

  • @wallkaweynpubgmobilelite685

    Yassir haw

  • @kaskeykamitoz5393
    @kaskeykamitoz5393 Před 5 lety

    Hhhhh wlh waaan qoslay 🤣🤣🤣🤣

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe7905 Před 5 lety

    Sanka aboole hhhhh ahaaa waxkale

  • @djzakiboy1438
    @djzakiboy1438 Před 5 lety

    Wariyahaa waxx jiroo maa aah. Waxaa loo baahinyahey wariyee qoslayee

  • @mowmaal
    @mowmaal Před 5 lety +1

    #SANKA ABOOLA🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇸🇴🇸🇴

  • @mkkayaara7506
    @mkkayaara7506 Před 5 lety +1

    Sanka

  • @xamdixilkas883
    @xamdixilkas883 Před 5 lety +4

    Hhhhh wlee odaga wu iga qosliyay soya films hormar wcn garbaheygi

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 Před 5 lety +1

    War magulaasha naga erya

  • @crisaaqkhaliif6072
    @crisaaqkhaliif6072 Před 5 lety

    Sifwan halac

  • @abshirofficialchannel8968

    Kkkk

  • @fatimaabdi3791
    @fatimaabdi3791 Před 5 lety +1

    Hhhhh kulligeen 16 farood 4 suul lenahaay.

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 Před 5 lety

    galkacyo waligey matgin thuuuu kulahaaa wallhi wanqoslay anareregalkcyodo walhi wanqodly

  • @ismaciilamadichannel6884
    @ismaciilamadichannel6884 Před 5 lety +2

    Kkkkkkk

  • @kulane8042
    @kulane8042 Před 5 lety

    sanka aboolla reer jowhar asal ah

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf Před 5 lety

    Ninkan meel massage ah mow furto

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe7905 Před 5 lety

    Yaxyow

  • @karamaaddullahi8208
    @karamaaddullahi8208 Před 5 lety

    Bisada kakac wad ku istaagtee

  • @nuurmhachennal9499
    @nuurmhachennal9499 Před 5 lety +1

    😂

  • @malimansamir9846
    @malimansamir9846 Před 5 lety

    😂😂😂😂❤️❤️❤️

  • @saeedaabdulazeez6555
    @saeedaabdulazeez6555 Před 3 lety

    M❤️❤️✌️🇸🇴

  • @abdisalanahmed9718
    @abdisalanahmed9718 Před 5 lety

    Kkkkkkkkkk

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 8 měsíci

    Seefta jidkaalamariweysay ushaa kuufududatay inaa jidka lamarto ileen waayelka kusocda usha seefta mid iibah mid xolo kuqaleysid mid geed kugoyneysid seftan shagligisa maxaway shaqo uukuheysta ilaa eey dadki aadkafahmto dalka waligood kabixin yirahdan wax walan waxa fiyoow waxa badan waxa walan sooaan eey isweydin waxa walan seefaha yeey naguqalin waayo qof socod deymo si hadana dhar cag qariyay boor sefihisarsan eey qofki boodo islatagneden wax socodkis wax walan iilaekaday saa daruf shaqo armeey tahay haduba wax kudhihin maxa oogabaqee kuwii imadeen maqlay guriga darjinkisa fadhiya iney sisax loowalay filin lagudhigay kalagaran weysid anaa idiin aqaano

  • @hibocilmi8163
    @hibocilmi8163 Před 3 lety

    Kkkkk🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👸👸👸😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹💚

  • @nasriinaweys2608
    @nasriinaweys2608 Před 5 lety

    😂😂😂😥😂😂

  • @abdirahmanabdi9889
    @abdirahmanabdi9889 Před 5 lety +1

    Dabaalo

  • @abdifitahaarka5466
    @abdifitahaarka5466 Před 5 lety

    Asxbey 2o like wali ma gaarin hala ii codeeyo