Taariku Salaad By Ismadhaanto Ent

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 1,2K

  • @Zack57875
    @Zack57875 Před 5 lety +932

    Tariku Salaad Ma Liibaano🙏🏻♥️
    Bil Barekesan Wayeh Halaka Fa'ideysto🙏🏻♥️

  • @kaafiabdifaataale8236
    @kaafiabdifaataale8236 Před 5 lety +843

    Salad Hala Tukato
    Bil cibado wayeh🙏🏻♥️

  • @najmaawmusse2304
    @najmaawmusse2304 Před 5 lety +744

    codka quranke ee kaafi inta ka heshay like saar qoralkan🤣🤣🤣

  • @sawadmohamed
    @sawadmohamed Před 5 lety +79

    maash allaah kafi abdi quran sido u aqarinyo qofkii ka helle like isar he hhhh

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 Před 5 lety +94

    Alle inagama yeelo kuwa salaada dayaca, soonka iyo salaadana alle haynaga aqbalo.🌙💙💓

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 Před 5 lety +297

    Dad Culus iidle iyo kaafi + Big bro🙌Gacanta midig hadaa mopilka kuheeso tan bidix like iigu saar wll😂😂

  • @naciimoquube1680
    @naciimoquube1680 Před 5 lety +261

    Salada hadaa jeceshahay alx dheh

  • @ebroz2917
    @ebroz2917 Před 4 lety +4

    Inta jacel nabigeena mohamed naxriis iyo nabad galiyo kor kiisa ha ahaatey like saar 🥰💗❤💟

  • @nadiiranayruusofficial4927
    @nadiiranayruusofficial4927 Před 5 lety +137

    (من ترك الصلاة فقد كفر) salada Hala ilaaliyo Somali Weyn Bil Cibado wyeh ♥️🙏🏻

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 Před 5 lety +61

    😂😂😂🖐🏻😢😢markaaa mobolka isticmalayo sida idle camal usexdaa hadaa ilamid tahey like isaar😂😹❤️🤴

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial Před 5 lety +95

    1) Big bro
    1) Kaafi
    1) Edle
    Keep going dhamantiin
    Team ismadhaanto ent😊😋🤗

    • @lapl6566
      @lapl6566 Před 5 lety

      camaar yare heena meelkasta kugu arkàa nio

    • @faraxcalasow573
      @faraxcalasow573 Před 5 lety

      Camaar yare Heena kadaji sawirka Gabadha

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 Před 5 lety +5

    قل الله من ترك الصلاة فقد كفره" اكيد والله جزاك الله خيرا يا احبابي" اسمظانته" تقبل الله منا ومنكم صوم وسلاة

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 Před 5 lety +26

    Kaafi cabdi ilaahow kuxafid cod aad uqurux badan ku aqrisay quraanka aad baan ujcleystay runtii masha allh Allah yaxfiduk wll qaali🤲🙏

  • @mohamedamiin1061
    @mohamedamiin1061 Před 5 lety +25

    Al fanaan idle Yare,big bro, iyo kafi wan nisalamey keep going my brothers 💗💖💓👏

  • @faizaabdirahman5686
    @faizaabdirahman5686 Před 5 lety +3

    Sax waye bini aadan harali galin hana utukan istustus wll intanan lugu xisaabin is xisaabi 🤲🤲🤲🤲 Allahuma taqabal saladtanaa

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 Před 5 lety +2

    Wara tabarak wey dheetahay qulhuwLe 😂😁😂Ar iidla funny weyn 😁😂

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 Před 5 lety +64

    Kan Qur'an ka aqrinaya waxan umaleynaya ino yahay kaafi plz wll ilaah baa cod qurxan kusiyay nogu so aqri suradba allaha ka dhige video u gaar ah plz
    قلوماشأءالله أحبابي

  • @mohamuniir
    @mohamuniir Před 5 lety +75

    Wll illah dartiis igu caawi sonka illah haka aqbale subscribe isaaar

    • @mohamedafrah4749
      @mohamedafrah4749 Před 5 lety

      Wa ku zary wll

    • @zaamqueen9253
      @zaamqueen9253 Před 5 lety

      Intee laga sara heee subscrribe

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 5 lety

      Adeer maanagaad na danbaajinaysaa soonlkaa falaqfalaq iyo futo ordaysa ish war naga xishood waxaa subscribe uma quurnee wax fiican soo dhig walaalkayow☹😒

    • @mohamuniir
      @mohamuniir Před 5 lety

      @@mohamedshakaal1545 insha allah wll wax ku xiiso galiyo wan kuso gudbin donaa an falaq falaq ahen😂😂

    • @mohamuniir
      @mohamuniir Před 5 lety

      @@zaamqueen9253 wll gudaha gal hade dacad ka thy ku dhufu kadib subscribe wu kuso sara insha allah

  • @dextercade4896
    @dextercade4896 Před 5 lety +12

    Salah is de pillar of Islam
    Very Good team Isma dhanto u did a great job wlhi🙏🙏

  • @safiya32
    @safiya32 Před 5 lety +2

    Mashaalaah jazaakalaahu kheyr isma dhaanto waa wacyi galin wanaagsan horey u socda walaaleheeyga qaaliga ah

  • @maariyaismaildhashisomalil5417

    Kaafi codkiisa mansh alllah mar walba ku akhri quranka pro alllah haku xfido ❤

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 Před 5 lety +77

    iidle dhib badnaa kulahaa brother tabaarag waa eey dheertahay Ee qul_wale nagu tuji😂😂😂

    • @mahameddahir7214
      @mahameddahir7214 Před 5 lety +1

      DJ Moohan official TuBe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      Labadan Iidla wada

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 Před 5 lety +132

    War ninkan cusub hadalkiisa
    Ayaan ku qoslaaba
    Abdi Kaafi cod wanaagsan buu quranka ku akhriyay
    Mnchllah

    • @cabdilahiali117
      @cabdilahiali117 Před 5 lety

      Riwayadaan waxay ka turjumisa sida dhalinyaro manta sida ay udhaqmaan

  • @eliasmaska7969
    @eliasmaska7969 Před 5 lety +16

    🤣🤣🤣🤣🤣 TabaraK Wey DertahaY
    Ee QuL HuwaleH Iidle Funny 😄 Wlhi
    Hdii Hda Salada Darteed Uso KacdaY illaH Haka AqbaLo Like SaaR 🙏🏻👍🏻

    • @zakiyafarhan2895
      @zakiyafarhan2895 Před 3 lety +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohaabdulahi9814
    @mohaabdulahi9814 Před 5 lety +14

    Ismo dhaanto team hormar wacan idiin rajeynaaa
    Dur dur media idiimo soo gareyso qarniyaalo soo socdo xitaaa

  • @heybecaano3274
    @heybecaano3274 Před 5 lety +1

    Maasha Allah walaalayaal waa mawduuc aaad u fiican. Allaha ajarr idiinka siiyo waan ka helay runtii isxilqaalka aad isku xilqaanteen in aad riwaayad baraarujin ah dadkeena usoo samaysaan. Noolaada Ismadhaanto Group..

  • @soocelmi3246
    @soocelmi3246 Před 5 lety +8

    Tabaarak wey dheertahay aboo😁😂😂iidle waa iga qosliyaa.

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 Před 5 lety +10

    Tabarak way dheertay kulahaa iidle 🤣😂😂😂 istaqfurula

  • @ceebla145
    @ceebla145 Před 5 lety +99

    Waxaa jira dad sooma oo aan Salaada dugan yaa ila Arkay Aniga waan Arkee
    ☝️☝️

    • @liiboy0
      @liiboy0 Před 5 lety +2

      Aniga kula arkay

    • @elhanabdifitah5662
      @elhanabdifitah5662 Před 5 lety +2

      Haduuba salaad tukan soonkiisa waxba kama jiro midkaas dameer afka kaxeran waaye

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 Před 5 lety +4

      Anigaa ka mida ale hayna hanuunsheee

    • @mohamedzawaaj8953
      @mohamedzawaaj8953 Před 5 lety +3

      @@cabdiqaniwardi5743 wall sidaas ha dhihin salada duko sheydaanka iska naaar alahana kuhanunsho

    • @sunaliitabbe3865
      @sunaliitabbe3865 Před 5 lety +1

      Kula arkay allah hanuunsho umadas
      Anagana allah naga aqbalo

  • @saadaqkaraama7458
    @saadaqkaraama7458 Před 5 lety +73

    Soonka dartiis like

  • @Gn_171
    @Gn_171 Před 5 lety +18

    Wlhi wan qoslaay keep going isma dhanto wan idin tagera wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mariaa.a4215
    @mariaa.a4215 Před 5 lety +7

    Kaafi wll masha Allah codkaaga wuu qurux bdn yhy wll imaam noqo m.a

  • @omarismail1123
    @omarismail1123 Před 5 lety +21

    Kkkkk big bro walahi wa iga qusul siisa rageedi 🙏🙏

  • @mohaaade17
    @mohaaade17 Před 5 lety +36

    Big bro walal dhaarta badan iska daa dhaarta ayaa kaa soo horeysa ma weliba intaas waa iga waano.
    Sidaad kale waad fcnthy jilaa qatar ah ayaad tahaye intaa iska hagaaji bro

  • @hodanmohamud5377
    @hodanmohamud5377 Před 5 lety +13

    Alla marka yar yaren hoyadey sana salada nogu kicin jirtay wlhi xasus hadalada xita qaar badan oo ay na dhihi jirta ku jira😥😁😁😭 miss u hoyo alle igama ka qado
    😅😅😅😅 gelisa jug siya umalena kulaha iidle

  • @abdifatah5862
    @abdifatah5862 Před 5 lety +1

    Salaada waa sheyga idindhaxeyo adiga iyo alle inti salada jecel like isaar

  • @maska1977
    @maska1977 Před 5 lety +4

    Big bro kaafi cade ragii Kenya igu SOO dhaweeyay thanks guys❤👀

    • @adelali4210
      @adelali4210 Před 5 lety

      NADIIRA NAYRUUS OFFICIAL Aar gabadhii aan jeclaa babe

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 Před 5 lety +15

    Kaafi love u wll mcn nolow nin xushmad mudn thy wlhi wlhi😍😍😍😍😍♥😍♥😍😍♥😍♥😍♥😍♥❤♥❤♥❤♥❤❤🙂❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤❤🇸🇴❤🇸🇴

  • @hibocadey492
    @hibocadey492 Před 5 lety +6

    kaafi cod macn buuku leeyhy qur aanka masha allaaah ❤❤❤👍👍👏

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 Před 5 lety +12

    Nice film kkkkk film shidan weye walhi intaan dhalinyarada ahayn ayaan sii soco waan soo baxaynaaye ayaan hooyo ku dhihi jirnay,
    Kadib waan seexan jirnay kkkkk
    Biyaha nalaga buuxin jiray.
    Kkkkkkkkkkkk iyagoo hurday akhrinayaan walhi waan qoslay

  • @heifowofficial1059
    @heifowofficial1059 Před 5 lety +6

    my bro qulhuwale kulahaa tabarak wee dhertahee iidle 😂😂

  • @iqrahabdi3799
    @iqrahabdi3799 Před 5 lety

    Salad laa an ilahow hana dhigin warka cafi codkesa quranka kumacana masha Allah tajwid waye

  • @abdinasiralifarah6526
    @abdinasiralifarah6526 Před 5 lety +6

    Asxaabta ugu taalantiga sareeyo
    Alfanaan iidle yare
    Big bro iyo
    Abdi kaafi
    Madaxdeyda gadaaal usocda yaaaq
    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @amoorechannel9439
    @amoorechannel9439 Před 5 lety +1

    Tabaaràk way dheer thy ee qulwale aqri kulahaa😜😜😜😜😜😜 intii ka heshay like iisaar

  • @mohaloveofficial4248
    @mohaloveofficial4248 Před 5 lety +77

    big bro hdoo.kaa.qosliyey like me

  • @maviomedia1799
    @maviomedia1799 Před 5 lety +2

    Ismadhaanto iyo salaada riyada lagu dukanaa wlhi waad iga qosliseen hakiina kasiiwada

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 Před 5 lety +9

    Big bro haduuu jiifo xitaa Koofida 90 uu wataa astaqfurullah

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 Před 4 lety

    masha allah tabaarakalah
    qofkii dayaca salaada waa khasaaray
    salaada haloo dagdago qofkii
    doonayoow inaad liibaanto

  • @ahmedii3833
    @ahmedii3833 Před 5 lety +67

    Wlal Hadaa Hadda Afurtay Like Iisaar Waa Soone Intaad Ilaahy Ka Baqdaan 😑😑😑

  • @lovelyboy4188
    @lovelyboy4188 Před 5 lety +1

    Wallahi manshallah codka waa cod macan ha manshallah

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 Před 5 lety +5

    Kaafi cod wangsn bu leyhy masha'llh❤

  • @dulmidiid7855
    @dulmidiid7855 Před 5 lety +1

    m.a allah wllaha samaha jecel kuwii niigu waana qaata allaha naga dhigo

  • @rukiahussein5348
    @rukiahussein5348 Před 5 lety +3

    Kkkkkk alla hooyadey inee salaad ii kicisay intaan bananka biya ku daadshay maxaan jikada dhex seexday 😅😂😂😂
    I miss u maama mcn
    Old is gold 💎❤
    Alxamdulilah

  • @somfishchannel3218
    @somfishchannel3218 Před 5 lety

    Horta camera manka waa fan saraaxa waa the best camera men mida kale jilaa yaasha igana waa ok zamanka waay la socdaan guul iyo hor mar isma dhaanto guul camera manka guul wangsan aan ku rajeeynaa

  • @sumayosharif5739
    @sumayosharif5739 Před 5 lety +6

    yes cawa ana 1 ah like iga dhisa

  • @bureeqoabtidoon1514
    @bureeqoabtidoon1514 Před 5 lety

    kaafi Abdi codkaada quraanka qurux waaye Allah kuu daayo masha Allah

  • @alhaajifitt4419
    @alhaajifitt4419 Před 5 lety +3

    Wlhi wa iga qoslisen masha alla taariku Salaad maliibano wlhi

  • @husseinkaskeeyofficial4316

    Msha allah salada halaga faa'ideysto salada wa bil barakeyesan walalahena

  • @mariabaydaani8230
    @mariabaydaani8230 Před 5 lety +6

    Idle kulaha guluwalah akhriy kkkkkk istafural🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 Před 5 lety

    Masha allha wad kabaxsateen runtii sadax mar Ayaan juceshtay Aadban idinku xiranahay wad igaqosolsisin runtii

  • @sirmedi9378
    @sirmedi9378 Před 5 lety +9

    Big bro sxb koofiyada hawenki xita ma ku saaxata😂😂😂.

  • @hassanahmedmohamed3377

    Isma dhaanto hor mar wcn
    Kaafi masha allah codkada wuu mcn yahay quranka u badi aqriska
    Iidle arkay mana qoslin ben dheh

  • @daanotv3844
    @daanotv3844 Před 5 lety +10

    Internet Yaa la tusin odayga haddii kle wuu naga jarayaa wax kle 🤣🤣🤣 liketa igu qabo Ramadan Mubarak asxaabta

  • @AaAa-mg7rg
    @AaAa-mg7rg Před 5 lety +1

    Kkkkkk Iidle yare tabaarak wey dheer tahay qulhuwalaah

  • @Kobcis
    @Kobcis Před 5 lety +12

    Maasha Allh Asxaabt a Ismadhaanto Ramadaan kariim
    Aad baan idiin salaamayaa

  • @hashi9977
    @hashi9977 Před 5 lety +1

    Inta qoralkeyga aragto soonka iyo salaadda alle ha inaga aqbalo waalidiinteena alle ha u danbi dhaafo 👍

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail Před 5 lety

      HORDHIG MEDIA
      ASC wll subscribe isar

    • @hashi9977
      @hashi9977 Před 5 lety

      @@fardowsaIsmail wll wan saaray subscribe adiga subscribe dheh 🙏👍👌

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail Před 5 lety

      HORDHIG MEDIA
      Haye wll

    • @hashi9977
      @hashi9977 Před 5 lety

      @@fardowsaIsmail wad mhdsan tahay wll keep going

  • @bustankaquruxdachannel1081

    Kkkkk walhi waxan so xasuustay wilal aan qaraabo ahayn oo abohood salada ku qasbi jiray. Oo jiifka ku tukanjiray isdhaanto keep going runtii aad ayaan u jeclahay riwayadihiina ❤️❤️❤️❤️👌👌👌

    • @nimcoyuusuf13
      @nimcoyuusuf13 Před 5 lety

      👌👌🤘🖒🖒🖒👍👍👏👏👏👊👊👊 jibax

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 Před 5 lety

    Hormarwacan dhaman ismadhanto🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌👍👍👍

  • @zakiyanozaki9043
    @zakiyanozaki9043 Před 5 lety +3

    This video deserves 100k likes realy

  • @sacdiyohasan5872
    @sacdiyohasan5872 Před 5 lety

    Allah naga aqblo sonka salada iyo ducada 👍👍denbigyna allh dhafo
    Halaka faideysto bisha ramdan
    Murad leyhy iso duceya ya jamaca

  • @hodancrahmanhodanbilan8926

    Prother tabaarag waa eey dhertahay qulwalle nagu tuji kulahaa 😂😂😂😂 iidle nin iga qosliya kaafi Abdi codka allaha kudaayo sifcn ayad qur,aan ka u aqrisay m.allh

  • @abdikadirwashington2573
    @abdikadirwashington2573 Před 5 lety +1

    Igu qataa alle darstiis like isasra inta salaada tukato

  • @inaabdiahmed3024
    @inaabdiahmed3024 Před 5 lety +3

    Kkk iidle yare my bro qulhuwale kulaha tabaarak wey dheertahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xiisxilkas4543
    @xiisxilkas4543 Před 5 lety

    Masha (Allaah) kafi cod wanaagsan Ayaad kuledahay Aqrinta qur'aanka baarakal (laahu) laka wallo kudadaal aqrinta qur" Aanka

  • @samiir254
    @samiir254 Před 5 lety +3

    *Niyahow big bro waa yape kofiyada muxu udigeynin wa sual eh*

  • @HoygaXaqiiqda.
    @HoygaXaqiiqda. Před 4 lety

    Walaahi isma dhaanto aad bay iga qosliyeen hore u socda sxbyaalow Abdikarim from hargaysa
    9.march.2020

  • @user-vt4nx8cg8q
    @user-vt4nx8cg8q Před 5 lety +7

    😂😂😂Inta 24 haurs kutukata Qul huwla Ina Caden ,,wal cazr 😂🤣🤣like

    • @zuzuahmed3371
      @zuzuahmed3371 Před 5 lety +1

      ما بدي فكر پإسم اكتب 🤣🤣🤣🤣

  • @nafisonafta6399
    @nafisonafta6399 Před 5 lety +1

    m.a quraanka codkiisa mcn inta ka heshy like plz kafi allaha ku xafido

  • @mohadahir4649
    @mohadahir4649 Před 5 lety +7

    Tabaarik waydheer Tahay Abowe kulahaa 😅😅😅😅😅

    • @AR-gj2ll
      @AR-gj2ll Před 5 lety

      Wara shaadirow haye inta ma jogta wa nagsees 😂😅

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 Před 4 lety +1

    Ramadaantaan ilaahey khyr Ha nagu Gaarsiiyo

  • @Easyenglish4L
    @Easyenglish4L Před 5 lety +5

    Qosol la dhacy wllhi keep going guys

  • @caishoiligay9758
    @caishoiligay9758 Před 3 lety

    Wllky muslinka xirirka adi iyo alle idinka dhaxeya waa salada allow kuwa an tukan soo hanuuni🤲🤲🤲

  • @ramaosman5013
    @ramaosman5013 Před 5 lety +6

    Ar iidla😂😂codka photoshop buu aha kulaha😂

  • @odaybahalcenal1002
    @odaybahalcenal1002 Před 5 lety

    Wlhi wad ika qosliseen my prothers big pro kaafi iidle allaha idin dhoowro slada wa xirika adi iyo allah idin dhaxeeyo intii bacdul ciiid daawantonto waa idin slman dhaman somali weyn nabad iyo nolol

  • @saadaamsahal8079
    @saadaamsahal8079 Před 5 lety +5

    Guul wcn ismadhanto team

  • @saidhashi5875
    @saidhashi5875 Před 5 lety +1

    Mahadsanidiin ismadhaanto ruwaayad wacyi galin ah oo aan ubogay
    Horay usocda👏👏👏

  • @nassererictube5632
    @nassererictube5632 Před 5 lety +17

    Maanta waxan ka imid noqtay 4 qof ee uu horeyey like iyo subscribe igu cawiiya ramadan Karim waa bilahi towfiik

  • @abdiabdullahi5420
    @abdiabdullahi5420 Před 5 lety +1

    manshaAllah I loved it! Abdi kaafi is good imaam!

  • @dayaxgamingdg5531
    @dayaxgamingdg5531 Před 5 lety +3

    Tabrak waa dheer thy ku dhahyay idle so funny 😂

  • @sagaljamali6796
    @sagaljamali6796 Před 5 lety

    Kaafi maansha allah cod qurux badan baaad ku akhrisay quraanka

  • @nastehohilowle9807
    @nastehohilowle9807 Před 5 lety +27

    Istaqfuralah lidle yare qulwale aqri kulah hanug dheren 🤣🤣🤣🤣

  • @ashwaaqmohamed6486
    @ashwaaqmohamed6486 Před 5 lety +2

    Istaqfurallh cadiim kulahaa tabaarak wey dheeratahy qul walle aqri

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 Před 5 lety +8

    Wa qoslay wlhi jiifka ha lagu tukada ka dhacday kkkk salada ma taan oga mise wax baa laga badalay kulaha wlhi kan oday cmal ku bananyahay sidu u jilay cadi mahan alla beerka 😂😂🤣🤣😂😂

  • @xashkasaventeen2177
    @xashkasaventeen2177 Před 5 lety

    Wlhy aad ayan idin jclhy dhamaaan isma dhaanto horuu socda ramadaaaaaaan Kariiiiiiiim

  • @yusufshiine7634
    @yusufshiine7634 Před 5 lety +3

    Hadi aa tahay fans of idle yare hit like

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 Před 4 lety

    Msha alaah rabi ha idin dhowro sxpyaal kaafi big bro iidle yare abwaan geesi runtii waan idin taageeraa aad baan idin jeclahay walalayaal waa Hamza Ali Ahmed joogo barawe somalia❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shoukry_96
    @Shoukry_96 Před 5 lety +5

    Kaafi codkisa masha allh ❤️

  • @haawowaye6324
    @haawowaye6324 Před 5 lety

    Kafiye otkisa Masha alha waye salada ku mantahay imam noqo walal

  • @kingmc82
    @kingmc82 Před 5 lety +5

    video isma dhaanto ah maba idhaafo aad baan ujeclay family isma dhaanto keep going

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 Před 4 lety +1

    Taariku sallad ma liibano aduunyo aakhiroba