SUBXAANA LAAH KUWAAN AAWAY WAALIDKII DHALAY😭😭😭😢

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • DHALINYARADA WEYSII LUMAYAAN🙁🙁🙁
    PLEASE SUBCRIBE AND SHARE FOR MORE VIDEOS THANKS

Komentáře • 426

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Před 4 lety +33

    Uff uff uff yaraabi what's this Subxanallah. 🤐🤐🤐🤐 I can't talk subxanallah.

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 Před 4 lety +16

    SubhanaAllah SubhanaAllah SubhanaAllah SubhanaAllah SubhanaAllah 😭😭😭😭😭💔😭😭😭😭😭

  • @officialyano5659
    @officialyano5659 Před 4 lety +27

    Hadey hoyada kumamusho like isar

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 4 lety +6

    Subxaanka kuwaan Sixun oo qalad ah ayeey ufahmeen Ilbaxnimada🙄💔 runtii Uma eeko kuwaan wax Xalaal kudhashay. Acuudubillah!!!

  • @adanahabdi5760
    @adanahabdi5760 Před 4 lety +1

    Saman akhir waye wllhi ilaahow gafkeena iyo geeridena hakulminin wllhi waxa naga horeyo iyo sida lo dhaqmayo isa malaha wllhi ilaahow nacafi aduunyo iyo aakhiraba marki hore raga markey naga hor imadan wajiga aya marada saran jirnay lkn hada ragii ayaba tagan qaati dumarow ilaahey halaga baqo ciiqabta mayara wllhi lkn cafiska allah wa u badanyahay nin walba o xun qof xun marabo dumarow hala joogo xasanow adigana waxan o kale haka hadlin o qiimeyn hasiinin nolosha kuma xumeyso aboowe

  • @cheifabdulahimohamud286
    @cheifabdulahimohamud286 Před 4 lety +17

    Keep going Hasan soya

  • @fartuuncaalibehea2370
    @fartuuncaalibehea2370 Před 4 lety +15

    😱😱 Subxanallah 😭😭😭😭😭😭 allow 🤲🤲🤲🤲 sohanunii

  • @intawngsanwalashod7371
    @intawngsanwalashod7371 Před 4 lety +11

    Gbdhaan wajigey naga qarstay lkn ma ogo miya in Allah ujeedo

  • @Elsanhuuri
    @Elsanhuuri Před 4 lety +1

    Nacalaa idunku tala wixii reer xamar sheegta oo qarax kubaba amiin

  • @kingAjmedia
    @kingAjmedia Před 4 lety +16

    Subxanallah xamar wuxu qaraxa ugo dhaman LA yahay kuwan ooo kle aya Ku nolo illahow ka qawo umada

  • @abdik87s31
    @abdik87s31 Před 4 lety +1

    Gadhihi horay wiilasha walalahoda ayee ka xishon jireen iyo walidkoda iyo dariska ku waan alle haso hanuuniyo🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐

  • @inaahooyo7996
    @inaahooyo7996 Před 4 lety +1

    Keen gabar Lam dhalanin miya 👩

  • @captainshakra004
    @captainshakra004 Před 4 lety +16

    soyo bro wanku taageeraa
    legend kugu daydaaa🙏🙏🙏

  • @muniirakhadar1484
    @muniirakhadar1484 Před 4 lety +5

    Subxaanallah 😓😓😱😱😱😱😱
    Dhalinyartii Wlhi dintii wey kalumaysag

  • @cookingfatmachannel2287
    @cookingfatmachannel2287 Před 4 lety +9

    Subxanallah ilahey ha so hanuunsho wlhi waa wax laga naxo lkin ilahey ha so hanuunsho

  • @mrlama5087
    @mrlama5087 Před 4 lety +5

    Beautiful Voice sxb keep Going

  • @ashaaxmed4396
    @ashaaxmed4396 Před 4 lety +10

    😭😭😭😭😭 wllhi qalbiga ayaaa ka oyey allow ceebteeena astur 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @faadumosiciid5708
    @faadumosiciid5708 Před 4 lety +1

    Muqdisho qudha maha soomali odhan aya walatay😪😪😪😪

  • @filsanabdi7778
    @filsanabdi7778 Před 4 lety +18

    Subxanaallah 😭

  • @queenasmo9921
    @queenasmo9921 Před 2 lety

    Subxanallha yaasinki ii tabaaraga yaahuu yàkaafi bisinka uf iyo aqas walal sooya keep going abowe

  • @tasuurohappy566
    @tasuurohappy566 Před 4 lety +3

    Aamiin illahay ha so hadeeyo xasanow habla majiran hada

  • @honsakariyejamac1909
    @honsakariyejamac1909 Před 4 lety +4

    Wr adba wx ma dhaantid buuun buuninta aad sii buun buuninayso wxbana uma sheegysid adi dantada ayaad wadataa wxas ayaa kiu camala waxa wanaagsan mxaa kuu diidey inaad wx wnaagsan soo galisd kadipna dhahdid iu dayada
    Inta aad xumaanta leedaahy sii shere gareeya bulshadana la wadaagyso

    • @dalmarxasandhoolcadde2984
      @dalmarxasandhoolcadde2984 Před 4 lety

      Wlhi waa runtaa maxaayelay asagaaba hadda kasii daray oo tusay in kabadan intii horay u aragty Allow dhamaanteeen nasoo wada hanuuni

  • @inaahooyo7996
    @inaahooyo7996 Před 4 lety +3

    Somalia waaya ka so daraysa please walidinta ilmhod inaa tixracn please 💔💔💔💔💔🧕🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🧕🧕🙏🏾🧕🙏🏾

  • @kardeslerim9827
    @kardeslerim9827 Před 4 lety +3

    Aqira saman waxaan maqli jiray dad waxaa soobaxaa wadooyinka isku fuulo oo dhaqan xun manta ayaan indhahena ku aragnay walalayal aan uduceeyna inuu allaah soo banuuniyo yaan lahabarin plz uduceeya 😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏

  • @prettygirl8612
    @prettygirl8612 Před 4 lety +1

    wllhi dunidaan iyadaba 2bari iska ah nin walbo 2bari uunolanah kadibna aduunyadan walaga tagaah ee alle kabaqa illahigi idin uumay soo xasuusta shaqo xalaal sameesta WLLHI NABIGENA MXMD SCW wuxuu yiri duni waxa lagaari doonaah oodadka fasahaada iney ka badato oowadooyinka leysku fuufuuli doono sidii xoolihii okle eyna caadi latahay kan ugu roon uudhahayo meshan ka kaca ee dhankaan taga SUBXANA ALLH kistan daawaday Allow iga cafi
    ربنا لا تواخذنا إن نسينا او اخطأنا ربنا ولاتحمل علينا إصرا كما حملته على الدين من قبلنا ربنا ولاتحملنا ما لا طاقة لنا به وعف عنا وغفر لنا ورحمنا انت مولانا فنصرنا على القوم الكافرين 🤲

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Před 4 lety +1

    Reer Mogadishu is qabta ceebta caaley ilmaha ka qariya san haddii ku socotiin dhulka niila go.iidonaa sunami ayaa nigu dhici jiiraa American aa niga roon dowlada iney wax ka qabtaan syaad ayaa u joogin ee yac isdhaha uf nacalaa ku taalaa

  • @samiracabdilaahi1895
    @samiracabdilaahi1895 Před 2 lety

    Subxanlaah waar waa akhiro sabaan wale walaalayaal ilaahay usoonoqda Subxanlaah Subxanlaah maanta waa aduunyo birina waa akhiro ale hayna dhawro walaalayaa ale u soo noobad halkan waan ka nagaynaa Allah akbar yaarabi yaa rahman

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před 4 lety +1

    𝙇𝙖𝙖𝙖 𝙭𝙤𝙬𝙡𝙖 𝙡𝙖𝙖𝙦𝙪𝙬𝙖 𝙞𝙡𝙖𝙖 𝙗𝙞𝙡𝙖𝙖𝙝 𝙨𝙪𝙗𝙭𝙖𝙣𝙖𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝 𝙨𝙪𝙗𝙖𝙣𝙖𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝 𝙘𝙖𝙮𝙖𝙖𝙙𝙪 𝙗𝙞𝙡𝙖𝙖𝙝 𝙨𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞 𝙞𝙨𝙡𝙖𝙢 𝙣𝙞𝙢𝙖𝙙𝙞 𝙠𝙖𝙩𝙖𝙜𝙚𝙚𝙣 𝙘𝙖𝙮𝙖𝙖𝙙𝙪 𝙗𝙞𝙡𝙖𝙖𝙖𝙝

  • @dehaabdiaamiin9871
    @dehaabdiaamiin9871 Před 4 lety +6

    xitaa hadi wajiga xerato allah wo kujeda illahey hanasonuniyo

  • @queenaragsanofficial2739

    War ale ka baqa dadka CZcamsrka ah qaarkood fasa haadka wada joji dadka waxaa.la ley yahay lcgba leydinsinayaa.shartiina iyo diintiina.suban sharafta leh ilashada subxanalah

  • @hajirabdisamed4216
    @hajirabdisamed4216 Před 4 lety +3

    Allah ha idin so hanuniyo. Hasan wa runtada diinta daqankaba in inyar aya loga bixi hayaaaa adiga wax waad ino bayamise

  • @maxameddeeqcabdulqaadir6843

    Zunuubta iyo shayaadinta aaya kufar batay Somalia Allow toosi umadan

  • @caashomucalim1234
    @caashomucalim1234 Před 3 lety

    yaa rabi nagaqabo kuwaan gabdhaha ayeey naga fas hadinaayan subxaana allah

  • @danahedataqaano6586
    @danahedataqaano6586 Před 4 lety +11

    Keep going Hasan Soya walalkay ❤❤❤❤❤❤

  • @kajeesacade6487
    @kajeesacade6487 Před 4 lety +1

    Nagacaaybo kuwaan muslimiin maahanee

  • @xafsonuur9592
    @xafsonuur9592 Před 3 lety +1

    Hasan soya kaftanki lagugu barnay xitaa wo dhumy allaha naga qbto

  • @cumarmaxamed-xb9pm
    @cumarmaxamed-xb9pm Před rokem

    soya lajanoow saan maanoo dhin naat awaay waalika somali xajka xitaa waa iku feenay

  • @iqlaascabdi3082
    @iqlaascabdi3082 Před 4 lety +1

    Subxana allha allow so ha nuuni

  • @silentpeace8792
    @silentpeace8792 Před 4 lety +14

    hhhh waa sheegtay ilma amisom waaye

  • @wilkasanadkasanadka9842
    @wilkasanadkasanadka9842 Před 4 lety +1

    Subxanallah ufff I can't look

  • @saidomohamad4325
    @saidomohamad4325 Před 4 lety +1

    Qofan alle kaxishon maxy face kaxiranee dadka cabsi kuguma lha alle cabsi kaga raba 😭😭runti islaminadi tijiabi nasibkaga laga dhigay

  • @naimoabdalla1919
    @naimoabdalla1919 Před 4 lety +1

    Subxanalah xishot wadhamadey

  • @mohamedabuukarmohamed918
    @mohamedabuukarmohamed918 Před 3 lety +1

    Subxaana Allah 😭😭😭😭Yarabi noo Gar Gaar waa shayaadiin😱😱😱😱

  • @ardoolow2482
    @ardoolow2482 Před 4 lety +3

    Subxanallah ilahayow ceeb astur

  • @roodoabdo9126
    @roodoabdo9126 Před 4 lety

    Wllhi ben ma han horay uso wll xasan soya hdane wax wlpo wey imanayan challengi le wye aya lagu dhaha balayo hana igu dhacdo

  • @nasrinmohamed4064
    @nasrinmohamed4064 Před 4 lety +2

    Waa ruunta

  • @cheestawipoi9894
    @cheestawipoi9894 Před 4 lety +1

    Subxannallah war aawey Dadkii dhalay
    Alle waxan uga baryeynaa inuu dadkan soo hadeeyo😱😱

  • @faizaabdiqafaarhaajimuhume3219

    Subxanallah Yaa Rabbi So Hanuuni Dhalinyaradan 😭😓😪😢

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin3305 Před 4 lety +1

    Reer muqdisho iyo nabad haysan ayey saan yihiin kuwan oo nabad haysta maxaay samanahayeen of reer xamar

  • @ifiyahanolosha1468
    @ifiyahanolosha1468 Před 4 lety +3

    Hada adiga vedio soo qadan lehen ani manan arkeen balse adaba ka drn oo Sii fafinayo

    • @munosharaf21
      @munosharaf21 Před 4 lety

      Sahal Maxamud xasan sax waa kugu raacsanahay aniga xataa ma arkin mana doona laheen lkn asaaba dad ka dhahayo baxa soo fiiriya oo faraaya lkn ma fahmaayo

    • @ifiyahanolosha1468
      @ifiyahanolosha1468 Před 4 lety

      Muna Sharaf wlh ilahey Haso tosiyo

  • @cabdiqaadirciise2808
    @cabdiqaadirciise2808 Před 3 lety +1

    Waween

  • @munirmoha4039
    @munirmoha4039 Před 3 lety +1

    I lyke it✊💯

  • @fhmohamedofficial4954
    @fhmohamedofficial4954 Před 4 lety

    Galanimo wax ayaa uga dhiman ilaahay kuwaan camal yoo maga dhigin alx amiin dhaha

  • @sucdifunny6442
    @sucdifunny6442 Před 4 lety +1

    allhu akbar

  • @cabdioffacial4798
    @cabdioffacial4798 Před 4 lety +2

    Alle hasoo hanuuniyo ee asxbta subiscarib iisaara mahadsanidin

  • @ifraaxcabdi1538
    @ifraaxcabdi1538 Před 4 lety

    Wallahi waa markii iigu horee sey aan arkey ma aqaan xaalkeyga sidoo noqdey kuwaa hala dilo waliwa dadka hortooda nafta halaku dhaafiyo see dhalinta kaleeto uwaano qaataan

  • @souldrag2416
    @souldrag2416 Před 4 lety +1

    Subaxannalh

  • @danahedataqaano6586
    @danahedataqaano6586 Před 4 lety +1

    Subxanalahaa wlhi waa wax laga naxo ilahay hasoo Hanuuniyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @licatocadimahamunirsonkaal7032

    subxanalahi waxan lenahay maxan masibadan ey no heysata elle wu no nastexeyay din qimo badan o xalasha iyo xumaha no Kala sarto ayan heysana gur xalala aya nola baneyay lkn hada talo faraha wey Ka baxday waxan Ka cabsana saqirada iney Ku daysadan allow Naga qabo masibada

  • @salaadomuuseaxmadsalaadomu7477

    Subxanalah.allah.soo
    Hanuuniyo.jirkenana.alle
    Kama.soo
    Goyo.ku.waan
    Oo
    Kale

  • @zuhraahmed2870
    @zuhraahmed2870 Před 4 lety

    Subxaanallaah indhaha waba xiratee ma allaaha raxmanka ah ee ku qalqay aa moodaa in ad ka qarsan tahay allaha ku so hadeeyo

  • @roodoabdo9126
    @roodoabdo9126 Před 4 lety

    Wllhi wa xanuun gabr somliyed wye illhey haso hanuuniyo galada aya wxn matalaan qaab seuxullal wxn wxi ka doopay ya iigeeyo

  • @daahirkhadar7441
    @daahirkhadar7441 Před 4 lety +1

    sbxaanalah. advvnyada non noolow maxaa aragti kvvlaabanbaaladhahay. Waa aakhirosaban walahi

  • @cabdiqaadir9827
    @cabdiqaadir9827 Před 3 lety +1

    Inaali lahii sanadkan majiiran ilmoo 😂😁😂kabaqo walidkisa waa waceel iyo wacel guwan oo kalee noloosha lugu guwaa e sidii qoolada e kalaada ah hindida oo kalee wallahi

  • @ubxacabdigg7626
    @ubxacabdigg7626 Před 4 lety +1

    wan ku farasanahy in laga hadlo waxyalah Qalatka ah waxan idin leyahy horay uh soco 😍🇸🇴👈

  • @saidoabdulahi4156
    @saidoabdulahi4156 Před 4 lety +1

    Wll xasan soya allaha soo hanuuniyo

  • @nastamohamed3844
    @nastamohamed3844 Před 4 lety +1

    Subxaana laah ilaah haso hanuuniyo kuwani. Waalidkoda wa hubaal in ay san raali ka ahen qaladka walid yan lasaarin kuwan aya dukiysan

  • @maryanmohammed6055
    @maryanmohammed6055 Před 4 lety

    مايستحو ولد كبير وبنت صغيره وكمان صمالين يسون سيكده مايخافو من ربهم سبحانالله الله يهديهم ويصلحهم
    😔😔😔😔🖓🖓🖓🖓👏👏👏👏👏👏الله يعينكم 😠

  • @usaamausaama9810
    @usaamausaama9810 Před 3 lety

    Wala halmar rasulka muxamad kusali

  • @alexnk3806
    @alexnk3806 Před 4 lety +1

    *Yaa yaqano video ga youtube channel kiisa?*

  • @abdinasirabdalla6057
    @abdinasirabdalla6057 Před 4 lety +1

    S.a

  • @salahsharif1957
    @salahsharif1957 Před 4 lety +3

    You are really right 👌🏼

  • @asmaaamahaaat6170
    @asmaaamahaaat6170 Před 4 lety

    Ilahow Soo hanunihh ya rabii

  • @zeynabsheekh28
    @zeynabsheekh28 Před 4 lety +1

    Subhana allah allah ha soo hanuuniyo

  • @khadiijomaxamuud4693
    @khadiijomaxamuud4693 Před 4 lety +2

    Wiligy commnti kama bixin balse 4bil waxd so dhigty ayn hada ark muqalks aaaaaad ayuuu uxunyahy dadka sameyayna kuwxs narta kama baqaaan balse wala xataaaaa xasan soya ooo jogo maxey waxs iskaga so duuubeeeen ilkn ilhey hadalkisa iyo adkaartisa ayey ilobeeen shaydankey kuws uhogansnyihin umaleynaaa marka kuwn sfcn u cay oo diiinta islaamka kabxy

  • @cabdiqaasimmuuseofficial9089

    Walal xasan halke ka baxde sxb

  • @ashaabukar3841
    @ashaabukar3841 Před 4 lety +1

    Muqdisho miya waxan away askarti cidanki may Xian qashinkan

  • @fathimasom1038
    @fathimasom1038 Před 4 lety +2

    😂😂😂😂😅😅😅😁😁😃😃😃😀😀😀

  • @naciimoidirisytr3340
    @naciimoidirisytr3340 Před 4 lety +7

    😂 😂 😂 😂 😂 😂 Kkkkkkkkkkk inkar alle hakurido waxi xun

  • @laylaali6980
    @laylaali6980 Před 4 lety

    Bismilaah wax kalena iska fisha aloow cebta astur

  • @ilhanshide1144
    @ilhanshide1144 Před 4 lety

    Supxanalah allow na ceeb astur

  • @IbrahimIbrahim-pj5te
    @IbrahimIbrahim-pj5te Před 4 lety +1

    سبحان الله أَسْتَغْفِرُ اللّٰه

  • @faadumosiciid5708
    @faadumosiciid5708 Před 4 lety +2

    سبحان الله الله أكبر الله أكبر 😪😪😪😪😪😪😪😪😭😭😭😭😭

  • @farhiaahmed8381
    @farhiaahmed8381 Před 3 lety

    Subxaanalaah gabadhaas hooyadayda aaway bismilaah😭😥😓😫

  • @fadumoguure3989
    @fadumoguure3989 Před 4 lety

    Subxanalhi ilhow so hanuni yarabig awladenana ino badbadi

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 Před 4 lety +1

    ILLAHAY MAA LAGA DHUUMAN KAARA

  • @hanimohamed2584
    @hanimohamed2584 Před 4 lety +1

    Waaaa fiyuus radis kkkkk

  • @mobilesoftwaresolutionunlo5593

    Akha akha lailahha yaa rabi

  • @ilhaanmohamed8210
    @ilhaanmohamed8210 Před 4 lety +1

    Walhi walayaban yahy alaha nagaqabto

  • @nimcokowsar4537
    @nimcokowsar4537 Před 4 lety

    Waa sababta wadanka lo qarxinyo noocan iny Ku dhantanbay qarxii malinti dhaway saqajamin

  • @caliduqoocali6867
    @caliduqoocali6867 Před 3 lety

    Ilmaha tarbiyeey zooya

  • @aishamayow2026
    @aishamayow2026 Před 3 lety +1

    Alle haso hanuniyo kuwan fasahad socdo waaye

  • @nasropea9639
    @nasropea9639 Před 3 lety +1

    Apti xassan alle hasoo hanuusho 🤲🤲aamiin yaa rabi 🤲🤲🙏🙏

  • @somalibestdrivers
    @somalibestdrivers Před 4 lety +2

    Mahad sanid

  • @xaaji1985
    @xaaji1985 Před 4 lety

    Allah soo hanuuniyo salaansare xasan zoya

  • @amarpoiapdyasiiz2215
    @amarpoiapdyasiiz2215 Před 4 lety +3

    Ina lilaahi ilaahow soomaali ugar gaar kuwaana waan uduceeneynaa si oo ilaahay ugu gar gaaro

  • @barisresmii1021
    @barisresmii1021 Před 2 lety +1

    Subxanlaah

  • @maazisiwomaayi8753
    @maazisiwomaayi8753 Před 4 lety

    Subhanalah waa lacnad kuwaan ilamha hanaga fasaxadina shadamin lacnatulah

  • @fathimasom1038
    @fathimasom1038 Před 4 lety +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😃😃😃😃

  • @ibrahimshahmadmabukar6233

    Aaway waliku ilhaan wahaabiya iska dhalen ilmihi soos lagu bar bsariye waa diin ne cebe qabaan ilmahan imaaraad alaa duleyo diin ka ca rar sPx nlh hun guriyaa idin waalay