#Ciidamada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024
  • #Ciidamada dowladda ayaa #rasaas u adeegsanaya darawalada gaadiidka Bajaajta ee ka shaqeeya magaalada Gaalkacyo,
    #kuwaas oo sheegay inay ka cabanayaan lacago ka #baxsan canshuur oo dowladda hoose ku soo rogtay, kadib heshiis ay la gashay shirkad gaar loo leeyahay.
    Alma Media Services

Komentáře • 2

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Před 19 dny +1

    Najib alma

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 11 dny

    Bajaajta waa in lajoojiyaa oo laga mab nuucaa somaaliya waa in dawlada hoose wa in ay soosaaraan baabuurtii waa in lasoo celiyaa basaska bajaajka waa in lamamnuucaa bajaaj waadhusuqle waa baabuur ciyaalsuuq