Eng. Cabdirisaq M Farax - Nidaamka waxbarasho ee

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 08. 2022
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 56

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před rokem +27

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 Před rokem +4

    Masha allah wax kasta oo macalinku ku hadlay waa run waayo aniga way igu dhacday even hadii aad ilmahaaga soo dhisto oo aad wax barashadiisa stage by stage la socoto caqabado badan baa kula kulmaya iyo inaad ilaa year seven ilaa sixth form aad dagaal ku jirto becouse your child is somali school has diffrent expectations already than every body else laakiin 90% somali parent didn't aware this.

  • @rmagaal21
    @rmagaal21 Před rokem +6

    Hanoolaato is the best
    here we go✅

  • @safisheikhali205
    @safisheikhali205 Před rokem +4

    Caruurta soomaalida waakuwa ugu wanaagsan luuqada englishka wadankaan dhibka jira ayaa ah markeey secondary bilaabaan ayeey ineey waynaadeen xoriyad teenage iska dhigaam matkaas beey hoos u dhacaan iyo tuition la aan way jirtaa maadaama waalidkii aanu eheeyn mid caawinkara iyo I lmihii oo hal waalid kaliya lanool caruurta Ugu madkaxda badan ayaa Ilaaheey nasiiyay lakiin waalid aan masuuliyadoodii Ilaaheey saaray gudaneeynn ayaa dhalay

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 Před rokem +1

    Hanoolaato waa taariiq noohareyso inta nool daawan doondo ,, ayaanle hanolato tv isku day oo sameey insha alaah

  • @abdullahiyusuf3562
    @abdullahiyusuf3562 Před rokem +3

    Wow what a video really digs deep into reality and how somali parents are unaware of the systematic schools designed to separate the parents and children.

  • @Hashi9910
    @Hashi9910 Před rokem +1

    Waa barnaamij muhiim ah aana u wadabaahneyn waa in aan isbedel muujinaa mahadsanidiim kooxda Hanoolaato iyo Eng ka

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 Před rokem

    Mahadsanid Hanoolato iyo eng.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před rokem +1

    Subxanalla allow rahmaanow somali u gargar iyo inti dhibataysan ba🤲🤲😘

  • @ZakariaAbdirahman457
    @ZakariaAbdirahman457 Před rokem

    Masha allah wan ka fa I day wax badan khyar badan illahay ha ku siyo

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 Před rokem +1

    Subxana Allah walaal Maraykanka sidaasi kama jirto. Ardaydu way ku tukan Karaan iskuulka wayna tukadaan haday rabaan

  • @abdulrahmanbaarebaare5902

    Mashalah

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad Před rokem

    Nidaamka waxbarasho somaaliyo keen ugaas...waziirka waxbarashada noo Soo qabo boss

  • @farasomalison3011
    @farasomalison3011 Před rokem +2

    Xaqiqda waxa waaye caruurta kale waxay heestaan tv ama cortoon ku hadlaayo luqadooda kuwa somalidana waxay fiirsadaan barnaamijyo ku baxa luqado kale

  • @omarnur561
    @omarnur561 Před rokem

    Wax kasta uu walaalka sherbay waa sax . Waa wax aan aniga indhahayga ku arkay

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 Před rokem

    Waalidka Somali waaa dhi baatada

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 Před rokem

    Waa xaqiiiq

  • @itistrueitisafact5432

    Codka wuu hooseeyaa. mahadsanid

  • @xidig25
    @xidig25 Před rokem

    Ayaanle waxa aan kaaga mahad celinayaa sida aad mar Waliba inoogu so diyaariso barnaamiyada sidaan oo kale ah.
    Engineer AbdiRisaaq Maxamed Alle Haku xafido

  • @shiikhmustafa8139
    @shiikhmustafa8139 Před rokem +1

    Waa musiibo wayn balse waalidka waa in ay ilmahoodo caawiyaan

  • @cabdirisaaqmaxamuud9452
    @cabdirisaaqmaxamuud9452 Před rokem +1

    Wlhi wax badan ayaa ka faa'iiday inkasto oo aan joogin Uk hadane waxaan joogaa finland waane arkay arinkaan

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed4084 Před rokem +2

    Ninkani ma tuyuushan ayuu samaystay waa kan caruurti somlida dhulka ladhacee?🥱

  • @abdinasirshariif2734
    @abdinasirshariif2734 Před rokem

    Burburk Somalia 🇸🇴 kudhacay saamayntiisa meelwalbo ayay taawatay.
    Wadani halanoqdo cawaad wax mataraayo.

  • @sahaljabar8927
    @sahaljabar8927 Před rokem +2

    Arinkaan wa arin ka fikir xoogan u bahan.
    mida kale oo xigta ayaanle dhaqaatir nogu so casum oo iyaga consult fican na siiyo maadaama ay dad caafimad barta ay kugu xiranyihin

  • @amiindaacad4706
    @amiindaacad4706 Před rokem +1

    Ubadku inay diintooda ka fogaadan , waxa edaa leh cidii meelha gaysay . Waayo intay bad ku rideen bay Leeyihiin ha qoyin.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před rokem

    Soomaalida ilmahooda luuqada hooyo kulama sheekaystaan haday ku lahadlaana carabla aan ayay kulahadlaan taas ilmaha ayay ka dhumisay luqadoodii dumarka soomaalidu waryaa orod halkaa ku cayaar idhaaf waa ayaan daro war ilmaha intay bilaha jiraan kula sheekaysta si sax ah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +2

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 Před rokem

    Ya u shekeeynsyo maleh

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 Před rokem

    ASC dhibkaas soomaaliya was Ku badan yahay

  • @abdullahiibrahimshabeele8235

    lkn Ayaanle hadaan wllky su'aal kadhaxweydiiyo halkaa
    miyeynan dadka soomaaliyeed kaga fiicnayn Aadamaha kale barashada luuqadaha kale waliba luuqadaha Arabiga iyo Englishka

  • @Max-tn6nr
    @Max-tn6nr Před rokem

    🌹 p̶r̶o̶m̶o̶s̶m̶

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Před rokem

    Haddaad la keentay, macalimiin badan soo casuum, iyo education consultant gaba 🙏

  • @magaclaay496
    @magaclaay496 Před rokem +1

    Maya wallal ke ilmaha somalida wax oga fiican mathematis ka malahan

  • @shiikhmustafa8139
    @shiikhmustafa8139 Před rokem

    Hadii an satisfy kufashilmay adabka mabarankari miyaa

  • @HadithiAbdulle
    @HadithiAbdulle Před rokem +3

    Waalidiinta Somaliyeed baa been ku wada nool.

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 Před rokem

    Waan kaala laabtay subscribkii dayuus ayaad tahay munaafaq ah.

  • @Jamac1573
    @Jamac1573 Před rokem

    AYAANLE 5 sano FARMAAJO U HEYSTAY MUCAARAD HADA NA ADEER KIS XASAN XAABSADE PROGRAM MA SUBIN DOONA HANTIDA QARANKA LA DHACAYO WA SUAL MUDAN?

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy Před rokem +1

      Uff siyaasada inaka daa aynu ka faaiideysano programka waa muhiim runtii

  • @inawarei
    @inawarei Před rokem +2

    You never wear a t-shirt under a shirt and then wear a blazer over it, you just don't my brother, no no big no!

    • @HadithiAbdulle
      @HadithiAbdulle Před rokem

      You are so OCD about clothes.

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 Před rokem +1

      intii aad wax faaideysan laheyd dharkiisa hoose maa ku mashquushy

    • @inawarei
      @inawarei Před rokem

      @@deeqomohamed2035 That was just my opinion duqda, tartiib! It's much more stylish without the t-shirt, which you probably didn't think about at all.

    • @inawarei
      @inawarei Před rokem

      @@HadithiAbdulle I happen to know what I'm talking about.

    • @mohamedamin491
      @mohamedamin491 Před rokem

      War inta aa dhar fiirineesid maa war bixinta muhiimka ah uu sheegaayo ka faideesatid