Heesihii Riwayadii Bad Jacayl Badanaa | Curintii Abwaan Maxamed Aden Dacar 1977

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 22. 06. 2020
  • #caweyskadalmar #srtv #dhaanto
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    â–șMAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    â–șSUBSCRIBE
    â–șSHARE WITH FRIENDS
    â–șLIKE
    â–șCOMMENT
    â–șMAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
    somali music
  • ZĂĄbava

Komentáƙe • 32

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 Pƙed 11 měsĂ­ci +4

    Dadkaanaa fan iyo fanaanimo u sugnaatay. Maxaa aduunyo sharafteed lasoo maray, aduunyooy xaalka ba'.

  • @maxamed9440
    @maxamed9440 Pƙed 2 měsĂ­ci

    Wah waah waxaasa hees ah Abdi Ali bacalwan

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA Pƙed 3 lety +1

    Qaansee Huryo iyo Sulub cumar .thanks sxb heestaasan ugu jeclahay

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 Pƙed 3 lety +1

    Erayadii maxamed adan dacar alle ha xfido

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 Pƙed 4 měsĂ­ci

    Eraydii abwaan maxamed aadan dacar

  • @buruscarab1432
    @buruscarab1432 Pƙed 2 lety +1

    Ereyadii maxamed aadan dacar iyo laxankii jaangoo codadki UN sahara axmed iyo cabdi cali bacalwaan

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 Pƙed 4 lety +2

    Allaa hayaay 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
    Allaa Berigii asn soomaslidii layaqaanay bay ahayd‌
    Kooxdii waaberi markii aan arko wllhi waan jidhidhicoodaađŸ˜„â€Œ
    Allow Uwada naxariiso intii dhimatay
    Iminka show wxaaba ka nool
    *xasan aaden samatar*
    *Axmed cali Cigaal*
    *Cabdi xasan dige*
    *Axmed naaji sacad*
    *Saalax Qaasim*
    *Rooraaye*
    *Salaad darbi*
    *Cabdi cali bacalwaan*
    *Cabdil qaadir Jubba*
    *Cabdalle Yuusuf Hanuuniye*
    Ragga intaasaan ka xasuustaa ✌
    Dumarkana
    *Khadra daahir cige*
    *Seynab xaaji Baxsan*
    *Nakruumo*
    *Qalanjo*
    *Aamina Cabdullaahi*
    *Maryan Mursal*
    *Hibo Nuura*
    *xabiibo xasan tooxow*
    Dumarkana intaas baan ka xasuustaa ✌‌
    Wixii aan illaaway ila soo wadaaga 🙏❣
    Mhdsnid cawayska dalmar

  • @xasanganey1386
    @xasanganey1386 Pƙed 8 měsĂ­ci

    Good

  • @naasirali8902
    @naasirali8902 Pƙed 9 měsĂ­ci

    ❀❀❀❀❀

  • @muusehabaysane3945
    @muusehabaysane3945 Pƙed 9 měsĂ­ci

    ❀❀❀❀❀❀❀❀❀

  • @user-dw8jl7ms1
    @user-dw8jl7ms1 Pƙed 10 měsĂ­ci +2

    bro heestaan sirmaqabe oo original ah noogu soo saar heesaha ruwaayadaan thanks waa fasiix

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Pƙed 10 měsĂ­ci

      Heesta yaa qaada walaal, waanad ku mahadsan tahay subscribe ka

    • @user-dw8jl7ms1
      @user-dw8jl7ms1 Pƙed 8 měsĂ­ci +1

      waxaa qaaday aun sahro ahmed sirmaabe waana heesta ugu danbeysa ruwaayadaan heesaheeda waxay ka bilaabanee 42;18 minute thanks bro@@caweyskadalmar

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 Pƙed rokem +1

    Hestani waxey ku jirtey Riwayadi Bad jacayl badan waxan Alif Abwan kii weyne ee maxed Aadan dacar waxan wada Qadaya AHUN cabdi cali bacalwaan iyo sahra Axmad laxanka waxan sameya AHUN Axmed Nuura gango waxan ku dawaday National theater hargeysa

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 Pƙed 4 lety +1

    Riwaayad xusuus mudan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Pƙed rokem +1

    AUN INTII DHIMATAY DADKAN

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 Pƙed 2 lety

    Heesaha riwaayada ku jiray yaa
    Hal abuuray ama sameeyey?

  • @farxaansaraafi7108
    @farxaansaraafi7108 Pƙed 3 lety

    Heestii mood ayaa kujitay riwaayadn

    • @keenoosman3991
      @keenoosman3991 Pƙed měsĂ­cem

      Heesta mood waa riwaayadii Xasan Ganey ee kuma jirto riwaayadan

  • @cabdirashiidgeele3968
    @cabdirashiidgeele3968 Pƙed 11 měsĂ­ci

    Hadmaad nasiibkayga iga neefishee
    Waamaxay?
    Eraygaasaan fahmiwaayay
    Oo heestaba dhadhan xumaynaya.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Pƙed 11 měsĂ­ci +1

      Macanaha aad ii ogaalato ama jaceylkayga ogaalataa

    • @mahamuudmahamed
      @mahamuudmahamed Pƙed 8 měsĂ­ci

      Adna nasiibkayga iga neefisee weeye sxb qli
      Oo macnaheedu noqonayo hadaan kuu sheegay sidaan rabo adna
      Aad iisheegtay meeshaan kaa joogo waa dhan thy

  • @gkul1507
    @gkul1507 Pƙed 8 měsĂ­ci

    riwaadaan sanadka ahsoobaxday jslasaxo

  • @Balayo12-hv4jm
    @Balayo12-hv4jm Pƙed 9 měsĂ­ci

    ❀❀❀❀❀❀❀❀❀

  • @Balayo12-hv4jm
    @Balayo12-hv4jm Pƙed 9 měsĂ­ci

    ❀❀❀❀❀❀❀❀❀