Wararkii u Danbeeyey Somaliya Oo Ka Noqotay Heshiiskii Itoobiya & Somaliland ee ay ka hor heesatay

Sdílet
Vložit

Komentáře • 52

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 Před 2 dny +3

    Somaliland guul iyo gobonimo
    cadaw geedana way ka guulaysanaysah inshalaH💚🤍❤️

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 2 dny +2

    Nacaas xasan shiekh

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 dny +2

    Somalilnd guul insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 2 dny +3

    Masha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 2 dny +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂xabalii ama qabriyadu faganayey miyaa deeqi wayey xasan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-Axmed
    @user-Axmed Před 2 dny +2

    Guul guul guul S land

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 dny

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 2 dny +2

    Guuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 2 dny +4

    BAAL WAXAN DOWLDAN SOMALIA IMAANKI KAAGA QAADYE DHUUL AANYE LAAHEYN KAA TAALYN

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 dny +3

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Před 2 dny +3

    Warkaa jir taarow

  • @SurprisedAirboat-cs3vz
    @SurprisedAirboat-cs3vz Před 2 dny +1

    Shugran
    Laka

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před 2 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirr546
    @samirr546 Před 2 dny +1

    In la muujiyo oo dunida inta aan ogayn la tuso sida somalidu isu necebtahay in dan ku wada socota oo Mar uun kala hadha moo yaane aanay jirinn in dar Allah ku wada socota uun baa la ogaanayey!!!!!!

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 Před 2 dny +1

    Sidan waxaa dhaanta iyadoo shabab qabsato waayo dadkiiba waa is dhameeyey oo dawlad kala celisaaba ma jirto
    Acuudubilaah
    Shaydaan baa isku diray 😢

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Před 2 dny +1

    Afsoomaaliga noocan ah xaggeed ka keentay sida kuwan soo socda
    1.u dibinjaaqay.
    2.isla soo galuubay
    3.carro edeg
    4.la malaqboodhinayo
    5.in la waddi jireyba
    6.biyo maanyo
    7.bugaanbugta reer yurub
    8.ka ceel haya meel hebla
    9.ka olkamaya ama ka olkamayey.
    10.ka adurdhabaeysey
    11.dabada ka turbaadhinayo.
    12.lagu dhuundhabey,gawracooda iyo gammaaddoodaba.
    13.corro sawaaxil ,iyo bidoodka kiiniya.
    14.laysaga carro qaaday
    15.gaaraayucuunta shiinaha.
    16.duqa aan seedi u dhanaaneyn ee ina beydan.
    17.madaxweyne dhoohan traamp.
    18.meesha la yiraahdo "suryo cururuqo."
    Yaa ii fasiri kara ereyadaan kor ku qoran iyo kuwa kaleeto oo farabadan oo uu isticmaalo weriyaha taartv.?

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Před 2 dny +1

    Ala ilahay hanaga rebo

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Před 2 dny +1

    Saa kuma hadhayaan iyadoo logar gacan haadinayo xisbi kusheega aad taageerto

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw Před 2 dny +1

    Xassan Sheekhow Ruunta ma isku sheegna Heeshiska ay wada galayn ITOBIA iyo SOMALILAND Geed dheer iyo mid gaban wad uu fushay sidad ka hortagi lahayd lakin waa laga badiyay halki diplomatiga ahayd Inkasto cadho hunguri ku qaday oo dadna jaar kaga bodeen ay hadana GARI LABA NIN KAMA QOSLISO LA YIRADO waxa manta ku daana marka ruunta lagu hadlo Adigo ku raaca heeshika sidi ad garab adeeg uga heeli lahayd ABI AHMED iyo MUSE BIXI CABDI siday dawladdadi ay uu cago dhigato wayo wakuwa ku dhow ee wax kula qaban kara oo ad siyaasadan guracan ee ad ku socoto ad badashid oo ad uso labatid Eraygi ad doroshada ku gashay ee ah SOMALI HEESHISA ADUUNYADA LA HEESSHISA taso ahan karta inaanay dadka ku nool Somalia iyo Somaliland ay yihin laba dawladood oo wallala ah oo jaar ah oo xuumanti iyo xaqiradi kala ilowbay wayo waa dad wadadashay oo isku bahan in cadowga iska kashaystan Itobiana ad tahay dawladda kaliya eheelkay an lakala marmi karen Hadafkagu waa inu sida ahada sida ayad dawlad dhisan oo adeeg ku noqoon karta lakin durbankan ad qadatay mid meel ku garsinaya maha Somaliland wax Somali ka jecel ma jirto waxan ku oran laha ka tanasuul Aqirada ku hayso Somaliland Markay heesho Aqoonsiga waa inad noqotid kuwa ugu horaya Xassan Sheekhow lataliyashada siyaasadin ruugcada maha wakuwa kala fogeynaya Umada Somaliyed iyo Jaarkooda waxa ku habon inad isbadal ku sameysid oo ad raadsatid dad siyaasada yaqana ugu dambayn waa inad Rali galisid ABI AHMED iyo MUSE BIXI CABDI aya ku habon wayo Jaarkaga lama colaysto ee waa laso dhaweysta Somalidu waxay tirada WAXA LA EGGA NIN BA INTU KU JIRO wayo Somaliland iyo ITOBIA iyo KENYA wakuwa ku dhow ee daantu iniga dheexayso
    MAKA RUUN BA INAD HEESHISKI ITOBIA IYO SOMALILAND WADA GALAYN AD KA HADHAY ? HADAY HADALKISU RUUN NOQDO WAXA CADAYSAY ERAYGI SOMALI HEESHISA ADUUNYADA LA HEESHISA HADI KALEH AD DURBANKI SI WADO " SOMALI KALA FOGATAY ADUUNYADA KA CARARTAY "
    XASSAN SHEKHOW XAQIRA ILLAHAY MA JECLA SOMALILAND WAA WALLAHA AQOONSIGA UU OGOLOW WAKUWA BEERI AD GARABSANAYSO SIDA AYA KU DARDARANA

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Před 2 dny +1

    TAARTV SXB SAREYSII CALANKA TAWXIIDKA LE
    HOOS U DHIG MARADA SOOMAALIYA

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 2 dny +1

    Waxan siineynaa dakeda berbera 50 sano lacag la aan in ay wax kala degsato iyo 7000 ciidan saldhiga berbera soo dhaweya walalihiin xabashi warkayga tomorrow wad maqli doontaan

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 2 dny +1

    Somali waa is dhameysey

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h Před 2 dny +1

    Dif & shiikhaal dagaalkii manta tawfiiq & afbarwaaqo waa maalintii uu ugu khasaaro badnaa
    Dir dhimashada ilaa 17 weyaan halka mahamed caagane & samatar caagane na ay tahay
    6 + 8 = 12 dhimashadu Dhanba waa 6 & 6
    Amaa dhaawacu waa 6 mid uu yahay taliyihii ciidanka oo qudub ah rear sh Adaan.
    Amaa dirta 37 ayaa la gaarsiin dhaawacooda

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c Před 2 dny +1

    Oo sidee wax looga siiya😂😂 kow xasan waa dawarsade xoog wax ku raba
    Hadad afka galiso dheh ragbanan ahayn

  • @NaGiipApdirahmaan
    @NaGiipApdirahmaan Před dnem

    WA😅😅 8:17 😊😊 5:30 SA

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 2 dny +1

    Ethiopia hala geeyo berbera halkaasaa dhankasta u fiican

  • @cabdiqadirCisman
    @cabdiqadirCisman Před 2 dny +1

    Halgankii snmdibumilicso waxaanhubaa inaad kaxishoonhadalkaaga!!!!!!

  • @user-ic8mu7xb6u
    @user-ic8mu7xb6u Před dnem

    ❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 dny

    Gurguurte iyo geele haday waashaan muuse hala waydiiyo 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s Před 2 dny +1

    Daad kan waa dan beyn logo wada 33 riyo ku nol ronta ma jacelo

  • @abdullahiothman4592

    Taar tv wllo horta maxad uga warami la,dahay dagalka somalida iyo canfarta ee ka socdo galbedka gobolka sitti.

  • @user-dl3ny3bl8u
    @user-dl3ny3bl8u Před 2 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h Před 2 dny +1

    😂😂😂😂😂😂😂 iimaan laawe makaraan daad ku haqaado wax dhaama eebe haku bedrlo idamka ale 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Před 2 dny +1

    Waa beentaa Ina dirow Wali hargeesa waa gobal😂

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 2 dny +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 2 dny +1

    waar anaga waxna nagama qadayeen xasan iiyo geele soomalilnd waxas kama baqdo ee soosocda 😂😂😂😂😂😂

    • @hayatlove-zp4rw
      @hayatlove-zp4rw Před 2 dny +1

      Dulbahanta naa?????
      Warka kan???????

    • @hayatlove-zp4rw
      @hayatlove-zp4rw Před 2 dny +1

      Qabil dulbahanta aya qaran babiyay markaba dowlado isku donaysa !!!!!
      From awdal stat

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 2 dny +1

      ​@@hayatlove-zp4rw adoon aan leeyahay dhusadisu wax ka so qaad maelh. Anoo Hbr XABUUSH ah aya leh Dhulamahante shegayso. Sida XABASHI u leedahay Cagdherta Ogaden. Siil bilaashka iigu roonow from HJ

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 2 dny

    MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland cidna wa ishortaagi kariwaday wlee

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 2 dny +1

    Waar ma uunsadaan kuwaasi. Uunsiba ma yaqaanaan

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Před 2 dny

    Suuree waa raag dagal yahahmiina sikasto darood fiidno ukala dheexdhiigo,daabna ugudhiibo sheeqaal suree ka guulaysan maayo,
    Dagaalka daroodwad wado wuxuku daanbaayan jaab iyo gacmo madhaan,kenya,ethopia,jabutii iyo mudugna waa lagaga aadkaan,

  • @aasiyoaasiyodaahir5401
    @aasiyoaasiyodaahir5401 Před 2 dny +3

    Hhhhhhhhhh😅😅😅😅😅😅😅😅 war wuxu been badna war marka xishood benta

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před 2 dny +1

    Beenaale beenaale dhalay

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před 2 dny +1

    𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐠𝐞𝐞𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐚 𝐮𝐪𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐠𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před 2 dny +1

    𝐑𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐬 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐦𝐞𝐞 𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐪𝐨𝐨𝐬𝐥𝐚𝐲𝐞

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před 2 dny +1

    𝐭𝐚𝐚𝐫𝐭𝐯 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐧𝐚𝐲𝐞 𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐰 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥

  • @SurprisedAirboat-cs3vz
    @SurprisedAirboat-cs3vz Před 2 dny +1

    Shugran
    Laka