SUMAYA FAATNA & CIMRAN MAXAY KALA KULMEEN SAFARKA IYO WAXYAABIHI UGU QOSOLKA BADNA || SHEEKO TIME ||

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 440

  • @Ifrah89
    @Ifrah89 Před 2 lety +31

    Masha Allah hooyo way iska kiina dhagaysanysa waxay so xasusatay koritankina kuli idinku iswada leeg u hor yacyacaya funny tihin wlhi mantana waa kaa kur sheekaynaysin idiinko waweyn alx hooyo cimri dheer iyo caafimad Allah swt ha siyo Aamin ❤️❤️❤️

    • @cabdifarah3463
      @cabdifarah3463 Před rokem

      GREATER Y6T5561PEWWWW131W22EP15T545TT5555q1Xwgr3Ptrrrtrr344re3rrr3fr11wewwee455

  • @faizamohammed3997
    @faizamohammed3997 Před 2 lety +45

    Mashaa alllah family qurux badan alllah nii xafido dhamaantiina Allah cimraan funny wlhi 🤣🤣🤣 🤣🤣 fatima iyo sumaya il fur ku noqdeen cimranoow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @samirasaidmohamett3504
    @samirasaidmohamett3504 Před 2 lety +8

    Cimraan funny weye kalyihi san uqoslayey 🤣🤣🤣🤣 mnshalh family wada xaraabo ah aatihin adnoy Cimraan noso celi funny weye🤣🥰

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Před rokem +2

    Adnah iyo walahed oo ishelay khosol eykuh dilayan
    Markah walalihih waa iswatan dhigodah leskuh dhakhah dhalashoh dheh dhal mahan walalih waa iswatan
    Markah adnah iyo hooyo doh mamah calwiyah iyo walalahed ilahaay haxafidoh kuligod gurigodanah gurih bar wakhah ilahaay hakadhigoh amiin

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 Před 2 lety +24

    Fadna xishod io qurx isku darstay wlh m.a 😇🥰😍

  • @SadioA
    @SadioA Před 2 lety +4

    Sweet Mom MashaAllah tabarakalah. Alah hooyo macaan cimdheer caafimad qab sii yaa raxman......Ameeen.

  • @quruxcdy1643
    @quruxcdy1643 Před 2 lety +8

    Yariista faatma codkeda qurux waye mashs allah

  • @qaalidumar2433
    @qaalidumar2433 Před 2 lety +11

    Cimraan funny waye qosolka iga dhameyey 😂😂😂 mar kle noso celi adnoy

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Před 2 lety +17

    Masha Allah family qurux badan farxada Allah haidin ziyadiyo waad idin jclhay wana idin tagyeraaa guleysa🥰🥰

  • @umaddachannel6146
    @umaddachannel6146 Před 2 lety +12

    Keliya somaliduuu waxay is cawiyaan markay caan noqdaan somalida caanka ah maha dad fican anigu qisooyin soo godbiyaaa cidna ima dawato wayna ii wada dideen kuwo caanka ah🥺💔 hadeer Mar short video ah soo dhiga oon tiktok kasoo qaado iyo qisooyinkaygiina waan ku dhex wata Ala dadkeenu maha dad wanaagsan💔😭

    • @sucdihussein7427
      @sucdihussein7427 Před 2 lety

      Waxba hakawalwalin aniga walasha somaliyed ah kujigo kumanankale ilamidna wekusosocdan niyada kher usheg 😊🥰

    • @UmuyaxyeChannel
      @UmuyaxyeChannel Před 2 lety +1

      Walaal waan ku soo booqdee adna isoobooqo anagaa isu baahane aan isi saacidno dadka caankaa xitaa dadka uma soo jawaaban dadaal mar ayaan caan noqondoonaa aniga adiga iyo inti nalamida inshaallah

  • @xiisinahasanxiisinahasan990

    Cawa qosol nagu dishen wallhi Masha Allah my family qurux badan

  • @aaminahaajir7388
    @aaminahaajir7388 Před 2 lety +7

    2da gabdhood oo hada imaaday mid baa isha aziiz u eg 🥰😘

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Před 2 lety +10

    MashaAllaah mantoo dhan waa ni sugayay familgan waxan siinlaha koob dahab walhi❤️❤️❤️

  • @samiralastwaascwanidinsala1932

    Masha Allaah gabdha xishoot illahy aidin xafito

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 Před 2 lety +2

    Maasha Allah. Qeebtaan aad iyo aad aan oga helay. Thanks 😘

  • @amunkhalif8200
    @amunkhalif8200 Před 2 lety +6

    Sumayo ma anaa mooda mise si ugu soo egtahy izha aziiz cosolka 😇😇😇😇

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Před rokem +1

    Mashah alaah famil khuruh badan bad tihin adnah kuwarah cafimaad wanagsan iyo ciimrih dheer
    Cayiladan is jecal amiin
    Markah adnah awey maxamed yarankih rer kinah mabah inlajogeh

  • @maryamaabdi2242
    @maryamaabdi2242 Před 2 lety +5

    عائلة بتجنن وربي متتتتتت من الضحكةة الله يخليكم لبعض ويحفظلكمممم ل أمكم ⁦❤️⁩

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 Před 2 lety +2

    Mashalah adna hoyaded farxad bay ka qaaday❤️❤️❤️🥹

  • @falastinmohamed6966
    @falastinmohamed6966 Před 2 lety +2

    Maamo calwiyo wlh waad nasiib badan thy ale hakuu dhaafo caruur taada siqaas ah na waan kuu salaamy

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 2 lety +4

    Masha allaa hooyo calwiyo iyo gab dhaheda iyo wilasheda il xun idin ma arak to insha allaa sumaya iyo fatma xabiibti bararasho wacan kuso dhawada maleysia🥰🥰🥰😍🌹🌹🌹❤️❤️❤️😍😍😍👍👍

  • @maryn.humble
    @maryn.humble Před 2 lety +21

    MashaAllah family too funny aya tihiin ii nolada intay nololi jirto 🌼

  • @samiralastwaascwanidinsala1932

    Masha Allaah sacudiyaan ayaa u ekdihiin

  • @umuhamza730
    @umuhamza730 Před 2 lety +2

    Www family qurux bdn markale soo sameya inta igu raacasan is muujiya

  • @qaalidciise1807
    @qaalidciise1807 Před 2 lety +2

    Amiiro ka waalida aad ayaa ugu fiicantahey qosolka ayaad iga dhameesey keep going ♥my sister ♥💖

  • @user-yi1hu2en7f
    @user-yi1hu2en7f Před 2 lety +41

    Masha Allah family funny 😂😂😂😂❤️🥰

  • @YazzerVlogs
    @YazzerVlogs Před 2 lety +2

    ee adna gabdhahan dhan maa kula dhasheen - ee ani maleysia imaan rabaa commingsoon
    mid aa idinka soo doona mcha allh

  • @Aminaaa222
    @Aminaaa222 Před 2 lety +5

    Maasha allaah wiilka siduu aabihiis ugu egyahay

  • @naciimasaciid3886
    @naciimasaciid3886 Před 2 lety +9

    Masha allah family qurux badan allah isha bini adamka haniga qabto ❤️

  • @husseinabdullahiahmedafrah1000

    #Fatma aad ayaan ugu helay dabcigeeda waa qof xishiod iyo qurux badan masha allah 🥰

    • @cabdiraxmanxasan2810
      @cabdiraxmanxasan2810 Před 2 lety +1

      Walalow xishodku isaga dhanba waa qurux wlhy iyadana qurux bay kidarsty masha alla ilahy xishodka nagama qado

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 Před 2 lety +4

    Masha alah family qurux badan hadi ay qurux waxtahay idinka lidin goglay masha alah alaha idin barakeeyo

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 Před 2 lety +16

    Mshllh tabarakallah ❤️❤️

  • @هنادي-12
    @هنادي-12 Před 2 lety +14

    Masha Allah family qurux badan Allaha ha idin xafido ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 Před 2 lety +14

    yes caway anaa ugu horeyo ❤

    • @yasminadenmowled8073
      @yasminadenmowled8073 Před 2 lety

      Adna Abayo macan Noloshyd kugu fana Abayo Family igu Salam hooyo macan allh igu Salam hooyo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @fowziyoosman3086
    @fowziyoosman3086 Před 2 lety +2

    Amiira quruxdii oo qof ah mansh Allah wejiga kukusha ayaa kanoqothy mansh Allah 😘😘😘

  • @xamdinaasir9647
    @xamdinaasir9647 Před 2 lety +7

    Masha allah family nasiib badan baa tihiin mamada wiilkeda muxrim u ahaa gabdhahana walalkoda muxrim u noqday masha allah allaha idin barakeyo

  • @fahiimafilsan2837
    @fahiimafilsan2837 Před 2 lety +2

    Gabadha amira ueg baa ugu qrxbadan wow gabdhaho dhan waa qrx lkn inantasa ila si qrxbdn mnzha allh

  • @iamafyare
    @iamafyare Před 2 lety +6

    Masha allh beautiful famly wan idin ku xiranhy wana idin jeclhy dhamntin ❤️ suuusu Haley diyariyooooooo😭😭😭🫂😂❤️

  • @ikramabdi8645
    @ikramabdi8645 Před 2 lety +22

    Masha Allah beautiful family my Allah protect us from evil eyes

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 Před 2 lety +14

    Masha allah markale cimran ha no waramo wanaga qosliyee😂😂😂😂

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 2 lety +3

    Reer hooyadeey, Allaha idiin dhooro . MashAAllah

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  Před 2 lety +8

    Soo daawo vedio gan 😔 czcams.com/video/vE7BnJt2lVA/video.html

  • @boqoradainaaxmed9220
    @boqoradainaaxmed9220 Před 2 lety +4

    M.a waxa tihin family 👪 wada fanny ah m.a wllhi inti wax ka so dhigeso wan dharara m.a adno waxa thy familka kaliya aan dawado CZcamska maamo calwiyo waan ku salami adi ilmahaaga salan qaali ayan hawada idin so mariyay iga gadoma adi iyo ilmahaaga 💯💋❤😘💋💋🌹⚘🥰💞

  • @najmoqueen5252
    @najmoqueen5252 Před 2 lety +2

    M.a video qurux badan wajiyo qurux badan waxan umaleynaye ina idiin ak fadhiyo m.a family

  • @somaalidhalad3829
    @somaalidhalad3829 Před 2 lety +4

    Mashallah maama calwiyo qosolkeeda aa iska jeclahay wlhi🥰🥰🥰🥰

  • @maryamoali4761
    @maryamoali4761 Před 2 lety +2

    M.a alaha idin xafido family quruxbadan waligiin l..a farxad idiin rajayna

  • @happygirl539
    @happygirl539 Před 2 lety +8

    Jirkooda marke biyaha cawayan wala arka kulaha 💔😭😂😂😂😂😂

  • @yasminadenmowled8073
    @yasminadenmowled8073 Před 2 lety +6

    Adna Abayo macan Noloshyd kugu fana Abayo Family igu Salam hooyo macan kawaran macanto

  • @amiizhcnuur79
    @amiizhcnuur79 Před 2 lety +2

    Family funies 🤣🤣 eh waaye kulligood m.a ayagaaba nuurinaayo video ga video qurux badan waaye m.a ❤️

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 Před 2 lety +6

    Wllhy family buuxa thn abyo illhy ha isku kiin o wllo isjecel ahaada aniga nasiibka ma yeelan 😰 il iyo xuman ba ale ha iniga duwo guuri buuxa wa amal aduun ya rab illhy ha ini xifdiyo Abyo mashllh mashllh tabarakallah isku duubmaada ebid ❤️❤️

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Před 2 lety +1

      Subscribe isar please wllo

    • @Fadumobilan790
      @Fadumobilan790 Před 2 lety

      @@hudachanel2495 wn ku saaray wll illhy hku barakeeyo chanelkga inshllh

  • @iqraahmed4469
    @iqraahmed4469 Před 2 lety +2

    Mamo agteeda waxaas agteeda lagu sheekyzanaayo mamo fiican waaye m,a

  • @newlife6410
    @newlife6410 Před 2 lety +2

    Mashalh famili qurux badan illahow nii xifdi

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 Před 2 lety +6

    Illahy dambigaga hadhafo plz iga farxi shurudaha waxyar iga dhiman plz🤣😅

  • @anzalali7148
    @anzalali7148 Před 2 lety +6

    M.a beatiful family ❤adna qurux i.o amiira mamo dhaman familyga idin salamey aniga cimran halaigu dro🙈

  • @raqeyleofficial1146
    @raqeyleofficial1146 Před 2 lety +2

    masha alaah walahi wa iidiinku farxay makintiin sodha weytii walalaheyn masha alaah abayadaan amiro ayeey uu ok tahay eehadhihina magaca ad ubixiseen masha alaah ilaah ha idin xafido amiin hoyana ilaah hacafiyo amin

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking Před 2 lety +6

    Masha allah xbbti allah idin xafido beautiful family

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 Před 2 lety +2

    M,a funny family qurux badan wanaagsan hore usoco

  • @phaizaqueen7388
    @phaizaqueen7388 Před 2 lety +4

    fatuma quruxleyyy❤️🥺😘masha allah😘

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 2 lety +4

    🤣🤣🤣🤣masha allha tabarikllha hor usocoda my familykega qurux badan wan idin salamey ❤❤❤

  • @samuu7275
    @samuu7275 Před 2 lety +2

    Gabdhaha mida isha aziz u eg🥰🥰🥰 😅😅😅😅😅😅 kucelis waa mamada shiblee ka soo hare masha allah beautiful family

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 2 lety +3

    Manshallaha beautiful family……Shan Gabdhood Oo walaal ah oo Mamo Calwiyo u wadato……Yaa la xanaqin….Igu qaata yah adna cadey Iyo Amiira qurux oo matanahooda♥️♥️♥️👌👌👌🌹🌹🌹💕💕💕💕❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏xun idin ma aragto🤲👋👋😂😂😂😂 Xariif yar baa idin soo baxay Manshallaha

  • @mariaothmaanupdy5544
    @mariaothmaanupdy5544 Před 2 lety +4

    Aan lakaftame gabdha faatmo ladhahayo mexe no haruufosa😂😂😂👸🏼❤

  • @muminakelifa9576
    @muminakelifa9576 Před 2 lety +10

    Mashallah tabarkallah beautiful family

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 Před 2 lety +2

    ‏الله ‏أي فرحكم دائما يا رب🙃🙃

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 Před 2 lety +4

    Maamada camerada badan ka daaya
    Maamada social media ha ka daaya intii hore ugu ekeeya
    Maamada views haka dayina raali ahaada hadaad khalad ufahantaan

  • @bisharomohamedweli9676
    @bisharomohamedweli9676 Před 2 lety +10

    Manshallah beautiful family 😍🥰

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k Před 6 měsíci

    Mansha alahu wanijeclo ee hori usocdo walahey iyo hoyo macn

  • @sacdajirde5138
    @sacdajirde5138 Před 2 lety +6

    masha ❤allah family qurux badan ilaahay haydin xafido

  • @zakiahmed5360
    @zakiahmed5360 Před 2 lety +2

    Mnsh Allah family qurux badan ❤❤

  • @aminomohamedibrahim5410
    @aminomohamedibrahim5410 Před 2 lety +6

    Cimran funny wlhi🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hafsamohd4594
    @hafsamohd4594 Před 2 lety +8

    mashaAllah 😍 Happy family ❤️

  • @asmasaleban2050
    @asmasaleban2050 Před 2 lety +8

    Maansha Allah MaanshaAllah il iyo cawriba la adaa adnay waxas oo dhan baad ka weynte maxaad uga xanaqda dada ❤❤❤

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 Před 2 lety +7

    Mansha Allaaha beautiful family congratulations congratulations

  • @boqoradainaaxmed9220
    @boqoradainaaxmed9220 Před 2 lety +11

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣cimran fanny aya thy allh ku dhowro adi iyo familkaga cimri dheer iyo cafimad taam ah idin rajenaa 🥰🌹🥰⚘🥰😘💯❤

  • @fatmaabdi3556
    @fatmaabdi3556 Před 2 lety +2

    Masha Allah full house 😘 families time♥️♥️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥😊😍🥰🥰

  • @sahrujahassansahrujahassan4849

    Maansha allaha xifdullaha wiil fantastic ayaa imaaday

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 Před 2 lety +4

    MashaAlah tabarkahlah farxat kunolada 🤩👌❤🥰🤲

  • @simanaliali335
    @simanaliali335 Před 2 lety +5

    Mash allah family qurux badan

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 2 lety +4

    cimraan waan ku haystaa he so hilarious🤣🤣🤣

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 Před 2 lety +2

    Masha allaah xabiibti family qurux badan allah ha idin xifdiyo

  • @caishaxashi1232
    @caishaxashi1232 Před 2 lety +2

    mansha Allha family qurux bdn 😮

  • @hadiyamohamoudhussein5837

    Masha allaah famali quruxbadan alle ha idin dasto 🥰🥰🥰

  • @deeqsanmoha9006
    @deeqsanmoha9006 Před 2 lety +2

    Masha allh family funny gawda gabdhow adna io amiira ayeey u kala ehyiin fadma adna ayeey u egthy waaw

  • @safiyoali9570
    @safiyoali9570 Před 2 lety +2

    Masha allah quruxbadan 🥰👑🦋🩸

  • @axlaamofficiall7116
    @axlaamofficiall7116 Před 2 lety +4

    Mashaa Allah

  • @nuurisamohaa2718
    @nuurisamohaa2718 Před 2 lety +6

    anaa ku soo xigo family 👪 😍 ❤ 😭 💖

  • @rukiaabdukadir9301
    @rukiaabdukadir9301 Před 2 lety +2

    Walhi adna walaladeed se u imaden wasi jecladey❤️🥰

  • @nacimaabdullhinoor8058
    @nacimaabdullhinoor8058 Před 2 lety +4

    Wcz masha aallh family qurux badan aya tihin
    Wlhi funny tihiin masha allh Beautiful my family
    Cimran Wa saaid iga qasliyay wlhi m:a keep going sisters and .y pro ❤❤❤❤❤❤

  • @marwaqani3254
    @marwaqani3254 Před 2 lety +10

    Mnsha allah ❤full family allah yaxfidak 💕

  • @munocumaryusuf8107
    @munocumaryusuf8107 Před 2 lety +3

    Mashaalaah caciilo wanagsan alahaidiin xafiido

  • @faaisoomar9740
    @faaisoomar9740 Před 2 lety +2

    Masha Allah walaahi waa Naga qosliseen family funny

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 Před 2 lety +2

    Gabdhaha imadeen mida dheer qurux atariisho Ee uu egtahay oo hindi Ah manshaallah so cute gabadha dhaxda mamada ku xigto neh cood qurx Ee qabta manshaallah

  • @naniii7566
    @naniii7566 Před 2 lety

    Masha allah hooyo say u eegayso farxad baa daremaysa

  • @ardoahmed5427
    @ardoahmed5427 Před 2 lety +2

    Masha Allah masha Allah ❤ 🙏 💖

  • @aim585
    @aim585 Před 2 lety +2

    fatima quruxleey mashallah💖

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Před 2 lety +2

    Maasha Allaah family funny 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @amlas7763
    @amlas7763 Před 2 lety +2

    Masha Allah beautiful family 💛💛 videos yada nosoo badi funny wye 😂👋

  • @shukrishankaron3190
    @shukrishankaron3190 Před 2 lety +2

    Masha allah family funn ah allah idin xafido

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 Před 2 lety

    Maashaa alaah tabaaraka laaah ilaahey ha idin xafido dhamaantiin

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 Před 2 lety +4

    Funny waye wlhi diyaarada Malaysia maba nuuraayo, waa quruxloshin 🤣🤣🤣🤣🤣,
    SALAMAN #Hooyo 🙏🙏🙏.