MUDO DHEER KADIB WALALAHEY DIB U KULANAY / FARXADEYDA LAMA KOOBI KARO🥺

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 419

  • @jihanali6956
    @jihanali6956 Před 2 lety +61

    مشاء الله واني ادعولي االله يجمعني معه اخواتي والله العظيم سنين طويلة مشوفتهم 😭😭😭😭😭

    • @ayanxarago1571
      @ayanxarago1571 Před 2 lety +1

      ان شاء الله ستكونون معا 😢😢

    • @hudosh8978
      @hudosh8978 Před 2 lety +1

      ربي يرجعكم و يديمكم لبعض

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p Před 2 lety +1

      وينهم وانتي وينك

    • @jihanali6956
      @jihanali6956 Před 2 lety

      @@hudosh8978 امين يارب العالمين

    • @jihanali6956
      @jihanali6956 Před 2 lety

      @proud to be a Muslimah امين يارب العالمين

  • @asmomohamed6920
    @asmomohamed6920 Před 2 lety +31

    Familykn sanadkni wa sanaDkoodiii mash alah wda joogoo wda jira wyo badn❤🤲

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 Před 2 lety +31

    mashallah Isku wada eekaa🥺♥️wlhi Hal qof lee la wada Moodaa❤️ilaahy haysku Kiin daayo,isha bani aadamkana haydinka hayo

  • @amiiraqurux1589
    @amiiraqurux1589 Před 2 lety +18

    Ka meyro wixii ku soo marey familygaaga la farax cml miyaa 🥰

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 Před 2 lety +21

    Mashallah family qurux badan ad aya ogufarxaxay Amira gabdaha dan wey kuegyihin mid aa ad kugu eg mida darjalaha afka ee kaga egtahy Mashallah 🥰🥰🥰🥰

  • @qaasim.moh.2015
    @qaasim.moh.2015 Před 2 lety +21

    Beautiful Family 👪 Masha Allah Mama Cawliya iyo Carur Teda Masha Allah Salan Sare

  • @bilan9379
    @bilan9379 Před 2 lety +33

    Saxaaf family giisana guurmey imaanayaan haha 😂😂 Masha Allah

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan8213 Před 2 lety +5

    MashaAllah TabarakAllah Raxmaan Abayo
    Family Qurax badan ❤❤ Hooy Macaan ❤👍

  • @hanadaauud7259
    @hanadaauud7259 Před 2 lety +3

    Amiira okiyaalaha waad ku qurux badan tahay markasta xiro tayari marada wadata huruuda afka ayey kaaga eegtahay qurux mash llaah💛💛❤❤👌👌

  • @ridwaanhaashi3174
    @ridwaanhaashi3174 Před 2 lety +6

    vidioga adna hada so dhameystay wan sugaaye ina so dhigto Amiiroy horay u soco

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 Před 2 lety +19

    Mashaalah Mashaalah alaha isku kiin daayo wlh waa farxad ana waan rajeeynaya Inshaalah inta kala maqan alaha isku keeno ayago nabad ah ❤ 😍

  • @deeqoali4252
    @deeqoali4252 Před 2 lety +3

    Wan rajayna malin uun inaa wala lahy sidaan u kulmi doono 6wiil 2 gawar ayaa 2 somali ka joogna allow itus anogoo sidaan ukulany ohinaa iqawaty wlhi😥😥

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 lety +16

    Manshallah 😍 waa ducaysaten mama calwiyo hooyo adag ilmaheda waa isu kendatey 🥰❤✌

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 2 lety +5

    Mashaa Allah Amira, waa farxad madama ay yimadeen walalihiin, ilaahay ha isu kiin daayo in badan, Aamiin Aamiin❤️❤️

  • @shamsimaxamed116
    @shamsimaxamed116 Před 2 lety +3

    masha allh marakn family quurx badan naqaten farxda allh xid ziydyo ku weyga qasta sister amiira faraxdeda lama so kobi karo wlhi jah

  • @asmamo1134
    @asmamo1134 Před 2 lety +5

    Waa isku wada eegtihiin
    Marka Adna laga reebo
    Masha Allah

  • @fooziyoismaan6669
    @fooziyoismaan6669 Před 2 lety +1

    Masha allah wallhi amiiro gabdho matanah ilahey kuukenahy m.a waaisku egtihin ilahey hani xafido🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Před 2 lety +3

    Mashalh hanbalyo ilahay haydin barakeyo tankale ROUTEN quruxbadan ban so dhige so dawada boqortoyo

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 Před 2 lety +4

    Masha allah tabarakalah hambalyo Allaha iskukiin xiftiyo amiiiiiin yaa rabbi 🌹 💖 ❤

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 Před 2 lety +3

    MashaAllh Walalnimo waa Qani' Ana walaalkay iigu soo fuceeya inuu nabad qab noogu imaado idam Alle.

  • @queen-vs9ol
    @queen-vs9ol Před 2 lety +9

    Adna pro max prank halagu sameeyo nooh😅😅

  • @aminahassan5738
    @aminahassan5738 Před 2 lety +1

    Masham ALLAH REET DHAN ISKU EG ALLAH IDIIN DEYSTO

  • @xusnixadad9465
    @xusnixadad9465 Před 2 lety +1

    Walaalnimada ma ahan shay raqiis ah wllkaga wa wehelkaga wa garabkaga allow wlaalahena inoo dhaaf wlhi wan la qiiroday masha Allah

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 Před 2 lety +1

    Mashaa Allaah ilaaheey ha idin barakeyo inshaa Allaah yaarabi xafudulaah maama Calwiya salaan sare

  • @bintanwar1770
    @bintanwar1770 Před 2 lety +11

    Amira farxadeeeda wllhi qofkii wllalahiisa ka maqan dareemi karo aabahey wuu dhintay 12 sano uu duugan yhy anoo 10 jir uu dhinthy alxm hada rer ayaan leyahay gabr 3 jir haastaa hoyadee iyo wllaalahey 2 sano kala maqanhy 💔😭

  • @safiyoahmed1959
    @safiyoahmed1959 Před 2 lety +2

    Masha allah tabraklah farxada Allah idin siyadiyo aad baad isuku ektihiin qasatan kabadha dhar cadeeska watado amiira mantano matihin 🥰💕

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 Před 2 lety +5

    Masha allah walalah waa kulmeen Amiir abaayo ku eg aa heshay Adnan sidoo kale

  • @ubaxmaxamed7137
    @ubaxmaxamed7137 Před 2 lety +1

    Masha allah alle ha iskukiin dhawro Aaammmiiinn yaarabi

  • @aasiyojaamac7311
    @aasiyojaamac7311 Před 2 lety +1

    Mashallh Abyo illahy ha noo xifdiyo hooyooyinka aamiin 😭

  • @shukrishome4246
    @shukrishome4246 Před 2 lety +1

    MashAllah Adilen Umaleyay 3 Sawir Kusaran Adey Kuegyahin Walaha Beautiful Sister

  • @munacabdi5871
    @munacabdi5871 Před 2 lety +3

    Walaley familkiina dhan social media ayd keenten kadaa familka camirada badan

  • @xamdinaasir9647
    @xamdinaasir9647 Před 2 lety +5

    Gabadha dharka jalaha wadato iyo maxamed ka mamada la socday isku eg in lakala jeexay la mooda masha allah farxada allaha idin siyaadiyo

  • @muhiimmoha6087
    @muhiimmoha6087 Před 2 lety +1

    Maasha allaah mcney allaha idin xafido wllhi anaa farxad la ooye😰😰😭😭

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Před 2 lety +9

    Maaaash alllh tabaraka alllh hanbalyo family qurux badn alh idin barakeyo 🥰😍🥰🥰🥰🥰

  • @munocumar1111
    @munocumar1111 Před 2 lety +15

    ما شاء الله تبارك الله الف مبروك الله يحفظكم لبعض🎊😍😘🌷

    • @samirogacalo1943
      @samirogacalo1943 Před 2 lety

      Masha allaah wa famil qurux allaah idin xafido 💞💕💞💕💞💕💞💞💞💕💚👌👍

  • @fardowsayusuf2976
    @fardowsayusuf2976 Před 2 lety +18

    Dharcada waa mamada oo halkan tagan ❤️

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 Před 2 lety +1

    Mashaa allaah tabarakallaah,hooyo xalaal Meerato ah baa idin dhashay waad isu wada egtihiin , barakoooba oo Bad noqda walaalayaal

    • @Iman-321
      @Iman-321 Před 2 lety

      Oo Yaa xaran qutado dhashey 😃😃

    • @Iman-321
      @Iman-321 Před 2 lety

      Oo Yaa xaran qutado dhashey 😃😃

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 Před 2 lety

      @@Iman-321 ujeedkayga Ma fahantay ,wllo ?

  • @hafsamohd4594
    @hafsamohd4594 Před 2 lety +21

    mashaAllah 😍 beautiful family ❤️

  • @saafihaji7383
    @saafihaji7383 Před 2 lety +3

    Saxaaf wuxuu kuwaashay da’ iyo weynin madaxa ayey kagashay madhasfi karo nin rag ah waa kii weyninka qaato nin yaraan ku ordaayo ceeb waye waxaas is ska daa

  • @queen7831
    @queen7831 Před 2 lety +6

    Mashallh My family qurxbadan Allah niixafido🤲🤲❤️❤️❤️

  • @suuraaleydakaaraan2034
    @suuraaleydakaaraan2034 Před 2 lety +2

    Maa sha Allaah familk faraxsan oo qurux badan🥰 farxada Allaah ha idin siyaadsho

  • @a-zakofficiel3102
    @a-zakofficiel3102 Před 2 lety +2

    Masha Allah Amira iyo Adna waa laydinka badiyay xaga quruxda 🤣🤣

  • @hafsahassan5147
    @hafsahassan5147 Před 2 lety +3

    adna iyo amiiraa ana mama calwiyo ane i egthy ane ii egthy doodaas ku celis waa maama calwiya pro max ujeeda 😂 zumaya u eg mAMA CALWIYA AMIIIRA 2

  • @munaalahmed3664
    @munaalahmed3664 Před 2 lety +3

    Ayyyyy M.a Walaalo isjecel Alle Ha isku kiin Daayo ❤🥰

  • @hani8826
    @hani8826 Před 2 lety +4

    Mashaa Allaah family rabbi ha idin dhowro aamin.🤲🏾🌹♥️♥️🌹🇸🇴

  • @queenyasmiin6580
    @queenyasmiin6580 Před 2 lety +13

    Mashallah beautiful family🤩💖
    may allah protect your family🤲🤲🤲🤲

  • @amaalahmed7902
    @amaalahmed7902 Před rokem +2

    Waa ilmeeyey wlhi😭😭

  • @munabarre4410
    @munabarre4410 Před 2 lety +2

    m.a abyo farxad buxda Ayan idin rajeyna adiga Io adna💯🤲💫

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před 2 lety +1

    Woooow 💯💯👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ady426
    @ady426 Před 2 lety +5

    Adna Kaso arki wlhi waku frxi ❤️ lkn amiroy Baba gele ya loga sotagi 😂

  • @sahracismaan9129
    @sahracismaan9129 Před 2 lety +4

    Saxaaf walalihii haloo keeno ama hooyadii

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 Před 2 lety +3

    Masha Allah famil qurux badan Allaha idin xifdiyo

  • @malabey197
    @malabey197 Před 2 lety +2

    Masha'ALLAH TabaarakALLAH ❤️
    Amiira wey kuu egyihiin Masha'ALLAH TabaarakALLAH ❤️

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 Před 2 lety +1

    Amiira iyo asma matano maa tihiin Manshalaa🥰🥰🥰❤️🥺

  • @user-ll9pl3lh2l
    @user-ll9pl3lh2l Před 2 lety +5

    ما شاء الله تبارك 😍♥️

  • @omarabdirisaq2991
    @omarabdirisaq2991 Před 2 lety +1

    masha alaah famil quruxba dan alaah ha idindhowro amiiro matantada ayadheshay adnana sidokale alaah ha idinxifdiyo

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 Před 2 lety +4

    masha Allah family qurux bdn farxad igu nolow 🙏🥰

  • @nopeimusa7678
    @nopeimusa7678 Před 2 lety +3

    Masha Allah congratulations ☺️❤️

  • @ruunmohammed9637
    @ruunmohammed9637 Před 2 lety +1

    Masha Allah lkn Aabo Nokena .Masha Allah 😍😍😍❤️❤️❤️

  • @hannaabdirhmaan4621
    @hannaabdirhmaan4621 Před 2 lety +2

    Masha alh ❤️

  • @halimasacid8621
    @halimasacid8621 Před 2 lety +1

    Masha allah

  • @mkuu4191
    @mkuu4191 Před 2 lety +1

    m,a walalaha way qurux badan yihiin🥰

  • @hanyy155
    @hanyy155 Před 2 lety +1

    Maasha allah ilaahey farxada hanii siyaadiyo farxada family ka agtooda taala wlhi😭♥️❤️

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Před 2 lety +1

    MashaAllaah ilahey hadin xafido wan jeclahay walalah markay isku meel joogan❤️❤️❤️

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 Před 2 lety +6

    Mnsha Allah dareenka walaanimo wax ka qaalisan ma jiro Dunida alle ha idin barakeeyo amiira mcnto🥰
    Waxaan soo xasuustay walaalkay aan kuu xigay wax anaan is arag 7 years illahayow mar uun nakulan sii 🥰🥰

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs Před 3 měsíci

    Walalo. Isjecele. Ilahaye. Hanigadhigo❤❤❤❤❤

  • @queenteexo7449
    @queenteexo7449 Před 2 lety +1

    Masha allh waad isku egyhiin gabahda okiyalaha wadato Masha Allah idin xifdiyi 🥺❤️❤️🙏

  • @munaAxmed7736
    @munaAxmed7736 Před 2 lety +2

    Masha allah family 👪qurux badan ❤😪

  • @marwodumar
    @marwodumar Před 2 lety +7

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💕💕

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 Před 2 lety +1

    reeruhu waysoo guuren markaasa maalinba laba la soo dhawaynaya noolada manshalah

  • @fawsiyoaweys6847
    @fawsiyoaweys6847 Před 2 lety +1

    Mashaa Allah muqaal qurx badan

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před 2 lety

    Masha alah meshas ani bes aya kamqana ilahow ida rerkega amiiradeyda o faraxsan anah wa farxadeyda waye masha alah

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 Před 2 lety +2

    Walahi wan idinlafaxy family qurxbadn m a🥰💋💋

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Před 2 lety +2

    Masha allaha ma beautiful family adna and amira qurux woow amazing jir joga ma family history 🥰👌♥️❤❤❤💯💯💯

  • @leylonuur4376
    @leylonuur4376 Před 2 lety +1

    Ayyyy masha allah

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 Před 2 lety

    Inta amiira ku xiran wan idiin barya iso boqda oo isaara sabskarabka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯😇😇❤❤🖐🖐🖐🥰🥰

  • @Maryama190
    @Maryama190 Před 2 lety +1

    masha Allah farxad ku noolada❤❤

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 Před 2 lety

    Mansha allh alle faraxada haidin siyadiyo anakana walidken iyo walalheen hana kulansiiyo 😔😔

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před 2 lety

    Wow m.a amiira too hooyo saa'id ugu eg baa keenteen iyo wiilka dhamaantiin good wlhi♥️♥️♥️family 👑😍👍

  • @leylolove7655
    @leylolove7655 Před 2 lety +1

    Masha Allah waafarxad

  • @hafsoonline1621
    @hafsoonline1621 Před 2 lety +1

    Mashalaah familiy qurux kudhamesta noloshina inshalaah 🤍💜💯👏👌

  • @umulkhayrsaed684
    @umulkhayrsaed684 Před 2 lety +1

    Amiray qofkii ugu horeeyey ee commont kaazoo pixiyah

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před 2 lety

    Mnsha AllaaH Dhamaan Xaafadii Malleysia miyey wada JoogaaN pllse Sallaantii Seeddigiin Ayd ilowdeen idinka uun isku Dhagdhagey kaftaN

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 Před 2 lety

    M,a family qurux badan ILAHAY ha ku xafido abyo qali hora usoco walash MCN iyo walakey Mcn

  • @farxiyabintuomar8075
    @farxiyabintuomar8075 Před 2 lety +2

    Mnsha allah illahay ha,idin xifdiyo 😍🥰

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před 2 lety

    مشا ء الله
    Amiira mataan miyad ledahay saaid ayay kugu egtahaygabadha taraxada cadanka wadato m.a Allaha idin xafido walalnimadu waa wehel

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Alah iyaaaah aah haweendumaaaar waan uwataaaa minyaro bahyareey yarta iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho tii laga doooqay haweendumaar badnaaaa iyaaaah +Familyyyyyy system Familyyyy

  • @nimcoaden4727
    @nimcoaden4727 Před 2 lety +1

    Masha Allah Allaha kuxafidoh wllha wllhi wan oyey aniga wllhy 4 sano marag

  • @ifraaxabuukar6110
    @ifraaxabuukar6110 Před 2 lety +1

    Masha Allah ❤

  • @maanii416.
    @maanii416. Před 2 lety

    Maa shaa Allah 🤍🖤😘 Allah idin xafido dhamaantiinba

  • @mariaothmaanupdy5544
    @mariaothmaanupdy5544 Před 2 lety +2

    M.a family aad uqurux badan😍🤩🤩🤩

  • @monabeautychannel2931
    @monabeautychannel2931 Před 2 lety +2

    Msha allaah tabarakallaah may so gureen family gu

  • @fardowzkaize2950
    @fardowzkaize2950 Před 2 lety +2

    Mazha allah family qurux badan

  • @faidochannel7486
    @faidochannel7486 Před 2 lety +1

    Baba gele aaa dhiman masha Allah

  • @hawahasan498
    @hawahasan498 Před 2 lety

    Masha Allah Allah hacidin xafido

  • @amishaashkaa.a1118
    @amishaashkaa.a1118 Před 2 lety

    Masha allah Allah idin xafido sister

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 Před 2 lety

    Mash allaah 🥰 hambalyo hambalyo qoyskii isku wada imaday aabe Le idiga dhiman calol hurka naga dhafa

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Před 2 lety

    Maashaa alaaah maashaa alaaah amiira dad kuu ek hadeey kuu imaadeen wlhi gawadhaan cabaayada cadaanka labisan siibo aad kuku ek maashaa alaaah 😍😍😍😍😍😍😍

  • @nimraahmed6367
    @nimraahmed6367 Před 2 lety +4

    Wwwww masha allah family aad uqurxbdn wlhi xalile kufirkiraayi sidaa isku imaadi laheeden cawane wakaana waislajogtiin OMG 😲 💖 allha idin xafido xabbti

  • @KINGPOOJO
    @KINGPOOJO Před 2 lety +1

    Baba iyo amir sayid le ka maqan 🥺❤️🙏