HOOYO IYO KOKO UGU DAMBEEN KULMEEN..?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

Komentáře • 1,3K

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 Před 7 měsíci +348

    Koko & CEYDA mansha Allah sida layskukiin xanto baryahan Wad kala dhacdan Waxas Haw Bixina ASXATA inta illa Aragtey like 👍 😂❤❤❤❤❤❤

  • @LajecleyDunida
    @LajecleyDunida Před 7 měsíci +310

    Inta sugesay koko iyo maamad ine kulman like sara😂❤

  • @sumayaaliabdi4583
    @sumayaaliabdi4583 Před 7 měsíci +54

    Team koko gacana idin tagay Farintini si dhakhse eh aya loga so jawabay Cimamadiina ma haysan kari Team koko is not easy wlhi 😂 Koko waa nag wax baratay oo shaqaysata busy ay mar wlba ku jirtaa Ceyda hadi qof ku dar la idhihi laha koko bulle ayn ku dari laha Team koko ayn kuso biray

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 Před 7 měsíci +231

    Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 7 měsíci +381

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @farahahmedessa
    @farahahmedessa Před 7 měsíci +171

    Koko waa ilbax sweet’s bay Hore ugasii qaaday family ka caydo ❤😊 team Koko is muujiya ❤❤😅

    • @F-pg3ky
      @F-pg3ky Před 7 měsíci +18

      Beautiful 😻 marba hadaa boqasho u socoto waligaa adoo gacan maran ha tagin that’s my philosophy ❤

    • @Hdiamond118
      @Hdiamond118 Před 7 měsíci +5

      😂😂Yaa ku dhahay koko ayaa soo qaaday isaga uunba alaab soo iibiyee

    • @shukriabdiahmed-wx2zj
      @shukriabdiahmed-wx2zj Před 7 měsíci +5

      Koko qofta teamka kala wado waaye❤

    • @qalishire8119
      @qalishire8119 Před 7 měsíci

      Ushegbo asa lahay alab lisodire😂😊

    • @farahahmedessa
      @farahahmedessa Před 7 měsíci

      @@Hdiamond118 😂😂 waa macquul inaad team amira tahay! Waliga Ha cararin adoo faro madhan mrkad reer booqanyso sidii saaxibada amira 🤪

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 7 měsíci +235

    Kusaliya rasuulkeena scw ❤🕋☝🏼

    • @iqruushiqrocali5982
      @iqruushiqrocali5982 Před 7 měsíci +3

      Scw scw scw ❤ scw

    • @user-qh3yg9vv7j
      @user-qh3yg9vv7j Před 7 měsíci

      SCWSCW SCW SCW SCW SCW SCWSCW SCW SCW SCW SCW SCWSCW SCW SCW SCW SCW SCWSCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤

    • @user-pg9te6mt9d
      @user-pg9te6mt9d Před 7 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw ❤😢❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 7 měsíci +56

    wll ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Před 7 měsíci +29

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @user-yv7hh1ts7j
    @user-yv7hh1ts7j Před 7 měsíci +44

    Koko gabadh xishood iyo qurux iyo dhoolacadayn isku darsatay m.a❤❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Před 7 měsíci +87

    Finally m.a🔥 Allah is One propHett Mohamed scw 😊❤️😘

  • @saraakeyf
    @saraakeyf Před 7 měsíci +178

    Finally ceyko family wey kulmeen iam very happy runtii❤😂😂😂

    • @kiyoka_bl
      @kiyoka_bl Před 7 měsíci +8

      😂 cayko beel gabadha awala sas kurideen ee kadhamaada qaraaxada amiira le hano ahaato qoftas qof ree commented land af fahmayso wye caymir ❤

    • @shukriabdiahmed-wx2zj
      @shukriabdiahmed-wx2zj Před 7 měsíci +3

      Cayko❤

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 Před 7 měsíci +69

    Ceyda waxan kula jecladay gabadhan koko layirahdo sababto ah xishodka iyo asturnanta iyo heerarka ay ku hamineyso qeybta waxbarashada masha allah

    • @LuulLuulAli
      @LuulLuulAli Před 7 měsíci +4

      Xisoodku waa wax lobahanyahay wallahi

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před 7 měsíci +13

      Gabdhihii Aduunka joogay ma koko iyo Amiira kasoo hadhay wiilku sow dooq ma laha 😅 maxa waaye dadkiiba laba saf bay noqdeene teeam Amiira la raba iyo team koko la raba Ani waxan dhihi lahaa dadkan saxibtinimadooda ku ixtiraama

    • @quruxbilan2708
      @quruxbilan2708 Před 7 měsíci +3

      isku level maaha isaga wuu ka yaryahay degree buu wada qoftana master ayeey sii dhamenaysa soo dadka walalha faraha ka qaada maskaxda ka qooqdeen somaliyeey laba qof oo isku fiican ma arki kartaan ileen dad aan jacayl gurigooda ku soo arkin baad tihiin yaahu

    • @ruqiyomohamed9954
      @ruqiyomohamed9954 Před 7 měsíci

      @@quruxbilan2708 naa waa qaldantahay mxaa kaa galay waxa qalad ah comments keyga inaa kaso hadasho dan xigta ma anaa isku daray wn kula jecladay bey mare dooqisa iyadana dooqeyda haday isku dooq noqdan maxay dhibi naa orod somali qooqan adaa kow ka eh sodaa kadhalatay mxd ka shegi caadi iska dhig

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 Před 7 měsíci

      @quruxbilan2708 ma amira isku level yihin marka🤣 asaga wuu kayarihay kute ma amira isku faax yihin😅 and let me tell you something age is just a number

  • @Kingzayon112
    @Kingzayon112 Před 7 měsíci +18

    Ceyda marku Amira laa socdo ayu aad u faraxsan yahay siifican u soo firsada team Amiira qurux❤❤❤

  • @QadarmuuseXasan-fm5sl
    @QadarmuuseXasan-fm5sl Před 7 měsíci +21

    Inta quraan ka jecel ha isoo raacdo plz😢😢

  • @Queenfaatim2
    @Queenfaatim2 Před 7 měsíci +65

    waan sukaayi inay Mar,un kulmaan kooko iyo hooyo suldaano ugu tanbeen❤

  • @Nadarey
    @Nadarey Před 7 měsíci +19

    Amiira lee rabaa ani wixii kasoo haro by ❤😂 jecelaa amiiro u qabo vediogii hore
    Ku ceshtay😫❤️🫶

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Před 7 měsíci +6

      Team amira isn't easy ❤

  • @cumarkumaandoyare7453
    @cumarkumaandoyare7453 Před 7 měsíci +121

    😂😂😂 Beelo Next Aayaaniita Hakaa qiimeeso Gabdhaha Hooyo Suldaano😂😂😂

  • @maxameddhaqane1515
    @maxameddhaqane1515 Před 7 měsíci +11

    Dunidan Ma So Marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed Ku Sali Wll Qali ❤️❤️ﷺ ❤️ ❤️

  • @asc5398
    @asc5398 Před 7 měsíci +14

    Koko iyo ceyda wey isku so baxayaan yaa ila arko

  • @harunmohamedmuse792
    @harunmohamedmuse792 Před 7 měsíci +8

    inta ila fahantay ceyda inow videoga ku qancinaayo Koko videoga Amira ka shidna 100💯

  • @manaalmohamed9558
    @manaalmohamed9558 Před 7 měsíci +39

    Koko aqligada mashalah sida dadka ween lola dhaqma way aqantaa hadana gacan maran meysa imaan markaa gabar wax baratay tahy waa iska sidaan finally wku farxsansy +labadina sida isku fahanten baryahan ❤️

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Před 7 měsíci +215

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

    • @qadanjaamac355
      @qadanjaamac355 Před 7 měsíci +1

      Finally ❤😂

    • @yaxyexasanxasan7285
      @yaxyexasanxasan7285 Před 7 měsíci +3

      Scw Scw Scw Scw Scw

    • @haawomohamed4943
      @haawomohamed4943 Před 7 měsíci +1

      Sallalaahu calayhi wasallam ❤🎉😊

    • @user-it9wf1kh7z
      @user-it9wf1kh7z Před 7 měsíci +1

      Salalahu calehi wasalam

    • @user-jr7hi6vz4t
      @user-jr7hi6vz4t Před 7 měsíci

      Kuma dhalin hooyadey mc sidoo kale aaba hey Ga Laakiin wanaaga iyo naxariis taada bini aadin nimo awgeed niyada ayaan kuu aqoon satey wll iyo saxiib Intaba iyo Abti mcn nolowa ruun

  • @almaaspea8333
    @almaaspea8333 Před 7 měsíci +26

    Runtaa ficane farxadee amiira lagu sodhaweyay koko lakuma soo dhaweyn amiira qalbiyad dadka sifudud ayee ku dagtaa 😂😂😂 anywy team ceyda horey usocda❤

  • @marwasafari8366
    @marwasafari8366 Před 7 měsíci +171

    Finally😢❤❤

    • @HiboAnhaf-eq2kk
      @HiboAnhaf-eq2kk Před 7 měsíci +3

      Walahi yutubatkan wa xu uqal ma 1m inlagarsiyo

  • @XamdaDeeq-yt7ms
    @XamdaDeeq-yt7ms Před 7 měsíci +118

    Caydow dadkoo dhan amiira kula jecelyihiin palse anuu kooko kula jecelahay ❤😂😂

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 7 měsíci +73

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤎

  • @mariahaajisulaimon8535
    @mariahaajisulaimon8535 Před 7 měsíci +56

    Walahi saa ugu farxay 😂😂 koko iyo caydo hooyadii😂😂😂❤

  • @Ikraanupdala
    @Ikraanupdala Před 7 měsíci +10

    Koko iyo hoyo mar kale kulmi hadana way is kugu baxaysa shekadoodee😂❤

  • @hafsacaydiid6235
    @hafsacaydiid6235 Před 7 měsíci +18

    Soo dhaweyntii amiira AA macaan eheed 😂 wllhi jah

  • @Naruura4
    @Naruura4 Před 7 měsíci +32

    Koko waa ilbax Masha allah welcome hooyo cake usamayse iyo macmacan u racsiisay amiira gacma qaleel ugu tagtay 😂

    • @ynwa____queen7636
      @ynwa____queen7636 Před 7 měsíci +9

      Amiro bariis iyo chicken iyo juice iyo fruits ayaba lo diyariye orod so dib ugu labo muqalka amiro iyo hooyo ay kulmayen

    • @shukriabdiahmed-wx2zj
      @shukriabdiahmed-wx2zj Před 7 měsíci +1

      Koko may gaaree hee😂

    • @Naruura4
      @Naruura4 Před 7 měsíci +1

      @@shukriabdiahmed-wx2zj isku dirka jooji naya😂

    • @Naruura4
      @Naruura4 Před 7 měsíci

      @@ynwa____queen7636 waxa lodiyariyay lagama hadal wax fahan😂😂

    • @farahahmedessa
      @farahahmedessa Před 7 měsíci +1

      Koko laga yaab ❤😊
      Amira reerki markay ka yaabenbay cunto u kariyeen 😂😂

  • @mariaisshinegirl
    @mariaisshinegirl Před 7 měsíci +21

    Team amira iyo team koko heshiiya naga dhaafa foodada inkastoon ahay team amira😂😂😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Před 7 měsíci +19

    Tem amira nahay lkn wa iska firsana😂

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i Před 7 měsíci +6

      Farqiyaaa u dhaxeeeyo kii amiira iyo kan ma ila dareeemoysa 😂😂😂

  • @user-dt5nz6se5y
    @user-dt5nz6se5y Před 7 měsíci +76

    Finally koko family we did it❤🎉

  • @user-il2of7tq6l
    @user-il2of7tq6l Před 7 měsíci +7

    Amiira sida lo soo dhaweyay xitaa loma soo dhaween

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin Před 7 měsíci +25

    Jah arag markay wada socden ee slow motion ka waxa is dhahy mataqanin ? 😂😂😂
    Alla maxa ka qurx badnan lahyd inay ahan lahayen lammane 💞
    Inta lajecel inay is calmadan labadan nasiblayasha eh 🙋‍♂️ 😂😂

  • @user-zu8un1fr5j
    @user-zu8un1fr5j Před 7 měsíci +30

    Koko marka maqle sa u so cararey lee😂😂

  • @hanaancosoble2423
    @hanaancosoble2423 Před 7 měsíci +13

    Koko reer magaal waaye wax yar horay ugu sii qaaday mashlh😂❤

    • @Kiii629
      @Kiii629 Před 7 měsíci

      Asaaa sooo gaday 😂😂

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Před 7 měsíci +74

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy😂😂😂

    • @user-vq4dt7pj8t
      @user-vq4dt7pj8t Před 7 měsíci

      Walaga qadey😮😅

    • @sumayadahir1518
      @sumayadahir1518 Před 7 měsíci

      Oocaada 😂😂😂😊

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 Před 7 měsíci

      Ilaa 2023 kaliygaaa maa tahay 😂😂😂

    • @cabdikariim1077
      @cabdikariim1077 Před 7 měsíci +1

      Sorry sxb😂😂

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 Před 7 měsíci

      Dhibke cidlada kugu heso maxa waye ilee marka dhalate ilaa hada tahe 😂 lacala hada mar sigal ka baxde qila ledaha

  • @user-ek4dh2qu6p
    @user-ek4dh2qu6p Před 7 měsíci +19

    Waar ani team qabqab wataa yaa ila wata😂😂😂

  • @safadradenasayr4019
    @safadradenasayr4019 Před 7 měsíci +16

    Anih amarka ilhy ma jecli inay koko is arkaan but wxa jeclhy inay amiiro isla jogaan because I love Amiiro qurux❤

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 Před 7 měsíci +7

      Amira ❤❤❤

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 Před 7 měsíci +7

      wllhi kula mida ahy maseer aan dareemooya anyway team amiira is not easy❤❤😊

    • @Nadarey
      @Nadarey Před 7 měsíci +7

      Amiira quruuma jecel nagu jiro😂❤❤

    • @safadradenasayr4019
      @safadradenasayr4019 Před 7 měsíci +4

      @@xamdidaauud5754 Haa team amiiro isn't easy I love her wlhi❤

    • @safadradenasayr4019
      @safadradenasayr4019 Před 7 měsíci +4

      @@Nadarey Haa wlhi amiiro xageeda laygama maro❤

  • @Musam377
    @Musam377 Před 7 měsíci +33

    Oldman is here for watching
    Adina wll ku sali nabiga scw ❤

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 Před 7 měsíci +59

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Před 7 měsíci +152

    Finally 😂❤❤❤❤keep going legend 🎉😂

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 Před 7 měsíci +4

    Koko waa gabar qalbi xab xab ah oo wanagsan si sharafleh hooyo uso salantay koko bule thanks sister

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 Před 7 měsíci +4

    Ugu danben ceyda gabadhisa mustaqbalka ayu hoyadi ukeenay ❤😂❤

  • @user-ut2nl6rk7e
    @user-ut2nl6rk7e Před 7 měsíci +8

    Wllhi koko waa gabar qalbi wanaag san 💖 maan sha alaah koko bulle thanks my brother king ceyda iyo koko❤❤❤❤❤

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd Před 7 měsíci +12

    Amiira Malin tedii Ayaa Shid Ned wlhy Koko Na waa Masha allh ❤❤

  • @M_LuckYy123
    @M_LuckYy123 Před 7 měsíci +36

    CZcams 600k on the way😂
    Tiktok 1m on the way❤
    Congratulations 🎊 hormaris ah😂😂

  • @Mujaahid.Mohaan
    @Mujaahid.Mohaan Před 7 měsíci +6

    Team ceyko bilaashaaa ufaraxsantihiin amiiro kursiga horro saaarnaa jirtee waa maxay cunugtaan gadaal ka buuqeee😊😎🤣🤣🤣

  • @user-bg1wi4ip2r
    @user-bg1wi4ip2r Před 7 měsíci +138

    𝐐𝐨𝐟𝐤𝐢 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐚𝐲𝐚𝐲😂❤

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 Před 7 měsíci +83

    Finally team Koko ❤

  • @daganugbaad1486
    @daganugbaad1486 Před 7 měsíci +12

    Maamada siday amiira ugu faraxady ugumay farxin koko

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 Před 7 měsíci +6

      xitta gabadha qabkay amiira ugu faraxday markıı hore uguma farxin wlhi

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q Před 7 měsíci +1

      😂😂😂😂

    • @user-ld6jn7wn2g
      @user-ld6jn7wn2g Před 7 měsíci +1

      Koko hita ree comment so qasben 😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q Před 7 měsíci +1

      @@user-ld6jn7wn2g haa way wareeriyeen🤣🤣

    • @daganugbaad1486
      @daganugbaad1486 Před 7 měsíci +1

      @@xamdidaauud5754 Haa wlhi

  • @Qu681
    @Qu681 Před 7 měsíci +11

    M.a finally koko wa imaday team27 wa dad wada qalbi wanagsan masha Allah keep going wllkey King ceyda❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xc4vs9ef7q
    @user-xc4vs9ef7q Před 7 měsíci +61

    Koko always fanny 😂😂

  • @almaaspea8333
    @almaaspea8333 Před 7 měsíci +46

    Runtaa ficane farxade amiira lagu sodhaweyay koko lakuma soo dhaweyn 😂😂😂 ceyda macalaa hooyo io xanan anyway hore usoco

    • @juweriyibnuahmed4922
      @juweriyibnuahmed4922 Před 7 měsíci +2

      Wllhye waa runta😂😂

    • @cuud4726
      @cuud4726 Před 7 měsíci +5

      Qofta kiliya ila caqliga tehe wankuladaremaya 😂😂😂 iyaaaah 🤣😂 ar Anagaa 🤣😂

    • @hanuuznuur1211
      @hanuuznuur1211 Před 7 měsíci +8

      Mamada qolkaaba laga soo bixinaaye maloo sheegin miyaa micnaha 😂😂😂😂

    • @almaaspea8333
      @almaaspea8333 Před 7 měsíci +1

      ​@@cuud4726 kiligii baa modoyay ileyn dad ilamidaa jira

    • @LuulLuulAli
      @LuulLuulAli Před 7 měsíci +1

      Haa walaahi 😂😂😂

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 Před 7 měsíci +7

    Ceyda indhaha iskaga jedinaa mhnee wxn so dhawyn mhn sirta amiro wye jah malints xita vidoega si lo so dhereyy 😂😂

    • @HiboMahamed-gr1zh
      @HiboMahamed-gr1zh Před 7 měsíci +6

      Dadkan buu karahsaday mooyee uma jeedo soo dhawayn amiira ma gaadho 😅😅😅

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 7 měsíci +33

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 Před 7 měsíci +34

    King ceyda 600k coming soon asxaabey caawadan kafarxiya wiilka🥺❤😘

  • @aliizaosman7889
    @aliizaosman7889 Před 7 měsíci +21

    wlh runtaa fiicanee koko sifiican looma sodhaween😂

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm Před 7 měsíci +3

    M.a koko waa gabar qalbi wanaagsan hooyana wallahi waa hoyo naxriisbadan ilheey hakuudeeysto wallaahi hooyo waahadiyad lahelo hadiyada ugu fiican i love you hooyo mcnto❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤰🤰🤰🤰🤰❤❤❤💯💯

  • @NafisoAxmed-wh5zf
    @NafisoAxmed-wh5zf Před 7 měsíci +2

    Ceyda Siduu hooyadiisa ujecel yhy waxaa hubaal ah xaaskiisa inuu sidaan ujeclaan doono m.a king ceyda my legend kugu faana🎉❤

  • @user-rr3id9kr8e
    @user-rr3id9kr8e Před 7 měsíci +26

    Hooyoyinkeena alle nagama qaadoH😭🤲

  • @user-zh1rd3ev9c
    @user-zh1rd3ev9c Před 7 měsíci +7

    Afartan qof ducadooda waala aqbalaa somaliyee iso duceya shaqo la aan 😢cidlo adunka dhan iga so xirmay please walalaha muslimiinta ahow😢❤❤❤❤

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 Před 7 měsíci +1

      Allah hakusahlo shaqoo fcn wlal istaqfarta badhii iyo saliga Nabiga culeska badha. Wuu kayaranaa Inshallah

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 Před 7 měsíci

      Ilahy haku Sahlo shaqo xalla ah

  • @-ll3gx
    @-ll3gx Před 7 měsíci +32

    Inta ku farxaday😂

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh Před 7 měsíci +44

    KOKO is so funny😂😂😂😂😂😂😂

  • @kadra9957
    @kadra9957 Před 7 měsíci +10

    Masha Allah Masha Allah ❤❤❤
    Keep going 👏 king Ceyda 🤴 and Queen 👸 KoKo ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Před 7 měsíci +14

    maamada update waaye🤣wiil iyo gabar hab ee siiine wiilasha dhan ceyda cml ee umalesq

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 Před 7 měsíci +9

      Ma aragtay horto ani maalmahan oo dhan waan yaabanaa😂😂😂😂

    • @Abdiab486
      @Abdiab486 Před 7 měsíci +2

      Hooyo lee waye wax fahan ❤️✨

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 Před 7 měsíci

      Cayda hoyadii xge ka timi somaalia ​@@Abdiab486

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 7 měsíci +10

    farxda baan dreemyaa wlhi koko iyo maamo in ay is arkaan🎉🎉❤❤

  • @zainabmoha1420
    @zainabmoha1420 Před 7 měsíci +22

    Ilahey amarkis inaa Amira iyo ceyda inaa iskudawa arka lee jecleh…Cawa maseer ba ihayaa 😂😂

  • @aminaelmi5401
    @aminaelmi5401 Před 7 měsíci +31

    Allah is one ❤❤

  • @cawomuumin7228
    @cawomuumin7228 Před 7 měsíci +3

    Koko bulle 4ever❤❤❤🎉🎉and king ceyda ❤❤❤❤❤❤labada teamka ugu jeclahay❤❤❤❤❤

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 Před 7 měsíci +8

    Ugu danbay Koko Wala kenay lkn amiiro inay special thy ban daremaya yacni khaas 😂😂😂 maxa igaliyey kokayey xbbti wanku wadana ❤

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 Před 7 měsíci +9

    Waw koko iyo cayda waan idin wataa waa iku so baxaysa❤❤❤😂😂 guuul labadina😂😂😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Před 7 měsíci +10

    Ilahey amarkis ceyda iyo amira ina isku arko jeclahay ma qan sababta❤😂

    • @ashwaan125
      @ashwaan125 Před 7 měsíci +1

      ana ku sheegayo sababta waa wa riifnimada aniga aan kujiro😂😂

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 Před 7 měsíci +5

      Ana koko inaa ku arka jeclha runti

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 Před 7 měsíci

      @@ashwaan125 walahi qosol ba igu dishay😂😂

    • @ashwaan125
      @ashwaan125 Před 7 měsíci

      @@mimi-ahmed55 😂😂😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 Před 7 měsíci

      Kula mid Ayan ahay

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl Před 7 měsíci +41

    Finally koko way imate thanks ceyda and mi family plz tell us the surprise ❤❤❤😅😅anyway keep going brother 😊😊❤

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha2749 Před 7 měsíci +8

    koko bulle iyo hooyo suldaano way isbarten ugu dambayb masha allah barasho wanaagsan mamo iyo koko bulle kingceyda m.a wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 Před 7 měsíci +6

    Ceyda io Amira Qabqab to qalbi❤❤❤❤❤

  • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
    @MaxamedCabdulahi-fn6yz Před 7 měsíci +44

    team kooko cawa wa faraxsan yihiin 😂

  • @juweriyamohamed1433
    @juweriyamohamed1433 Před 7 měsíci +52

    600k coming soon 😊king ceyda isn't easy 😊

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i Před 7 měsíci +6

    Asxabey kingcayda..Aan garsino 1M ...Plez inta aan lagarin Ramadaan ka..Go❤❤❤

  • @hamdaali9731
    @hamdaali9731 Před 7 měsíci +18

    Coming soon 600k iyo 1M tiktok 🎉❤ horeyyy usocoo abwee noloww intayy noLoL jirto ❤❤❤

  • @aadanmaxamed498
    @aadanmaxamed498 Před 7 měsíci +2

    War asxaabey suppreseka Kin ceyda oo noo hayo waa qabqab in ay iskuursan rabaan Hambalyo king ceyda

  • @masbal9180
    @masbal9180 Před 7 měsíci +16

    Inta ila fahantay supprise ka uu sheegayo in u aroskisa sodhawyahay isaga io Amira hambalyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @shukriabdiahmed-wx2zj
    @shukriabdiahmed-wx2zj Před 7 měsíci +4

    Ayyyy❤m.a koko gabar waxbaratay
    No faro barnaan😅
    Teeda kale ceyda vedioga waa nagu yarayse all ready mahadsanidiin❤

  • @saharaqueensaharaqueen
    @saharaqueensaharaqueen Před 7 měsíci +3

    Finally waykulmen koko iyo cayda hoyadis wa kufrxsanhy runti🎉❤❤

  • @RahmaAlonge-wp4pi
    @RahmaAlonge-wp4pi Před 7 měsíci +11

    Finally 🎉❤congratulations wallky Ceyda ❤🎉

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 Před 7 měsíci +16

    Kooko iyo sodohdeed dad baa soo qori doono😂😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Před 7 měsíci +13

    Mashaallah team king ceyda is not easy ❤ 600k coming soon 🎉❤ iinashaallah 🥰🥰🥰👍

  • @makaamir250
    @makaamir250 Před 7 měsíci +8

    Amira Hoya deda iyo Hoyadada isken Hal MeL 🙏🙏🙏❤️

  • @ayanmaxamed9631
    @ayanmaxamed9631 Před 7 měsíci +36

    600k🎉keep going ❤❤❤

  • @user-us2ud9es6b
    @user-us2ud9es6b Před 7 měsíci +4

    Ceyko no marnaba hoos😢😢😢😢❤❤❤

  • @ZakiyaMohamed-xb1wc
    @ZakiyaMohamed-xb1wc Před 7 měsíci +17

    Cayda waxa ku harty hooyo iyo adna isla kulansii taasa kaa sugeena insha allah

    • @user-uk5qq6rr2x
      @user-uk5qq6rr2x Před 7 měsíci +1

      Naa waa walateen beeh😅

    • @zmzmcardp
      @zmzmcardp Před 7 měsíci

      😂😂😂😂😂😂​@@user-uk5qq6rr2x

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Před 7 měsíci +1

      😂😂😂Na see wax u wadaa marka

    • @manaalmohamed9558
      @manaalmohamed9558 Před 7 měsíci +1

      Dadkan maxa ka qaldan ma walaty😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 7 měsíci +9

    Big legend always king ceyda 600k coming soon insha allah 😍💯❤👍👍⌛

  • @user-cc2rk1bd2k
    @user-cc2rk1bd2k Před 7 měsíci +6

    Mash alle ❤❤ Koko walahi waaa qof qalbi wanagsan lee waye ❤❤❤❤ caydo 🎉my brother keeping going ❤❤❤❤

  • @abaayxabiibo1775
    @abaayxabiibo1775 Před 7 měsíci +28

    Koko is not easy ❤❤

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f Před 7 měsíci +18

    Finally koko is here 🙌😍

  • @nasraabdi3471
    @nasraabdi3471 Před 7 měsíci +15

    Ugu danbeyn waxan sugaye kooko iney la kulanto familyga 😂❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 7 měsíci +10

    Manshaallah😍koko buule iyo cayda rer tik tok kamarada idin diyarsaden iyo amiira qurux 🤣🤣

  • @maryanxuseenfaarax5930
    @maryanxuseenfaarax5930 Před 7 měsíci +4

    Ceyko is no't esey qofki ugu horayay ❤ 😂