DAGALKII SAGAL SOMALI I IYO SUCDI OO CIRKA SII GALAY KENAY YOUTUBERS CEEB BA KA DHACDAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 80

  • @ismaailibrahim4165
    @ismaailibrahim4165 Před měsícem +4

    Well done

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 Před měsícem +6

    ASC runtii lacagtaas bixinteedu waxay Ku xiran tahay shuruudi la dhigtay, ee wiilkaas iyo gabadhaas ALLAH dhexdoda heshiis wanaagsan ha dhigo Aamin Allah aqbalo ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 Před 9 dny

    Maasha allaah sucdi ayay kamaserty jili taanki ay lajilayasay ayay ka xunthy Sagal waa maserty

  • @Hafsabilanqis
    @Hafsabilanqis Před měsícem +2

    Cay un bay la so fariisteen waliba meshi ugu xumayd acudubilallah

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud Před měsícem +2

    Asc it's verry verry true

  • @AyaanJamac-rd3bh
    @AyaanJamac-rd3bh Před měsícem +5

    Sagàl waxa ay u reebataya ma jirto afxumo iska dhaf xitaa qabiil culump & caamo leh ayeya caysay

    • @fatxiya8881
      @fatxiya8881 Před měsícem +1

      Sagal waa dulmiley wllhi hg dhan maxey ka sameyen isir naceeb aya ka muqud

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 Před měsícem +1

      @@fatxiya8881isir naceyb maxey ku qadeysa jahilada masersan

    • @fatxiya8881
      @fatxiya8881 Před měsícem

      @@sahroxassan6814 waa naag masersan

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 Před měsícem

    Fidmo bad si bumbunineysaye illahey kabaq subxanallah

  • @ismaailibrahim4165
    @ismaailibrahim4165 Před měsícem +1

    Gaat goed

  • @user-ld3iv9bs8j
    @user-ld3iv9bs8j Před měsícem +1

    Bahasheen afka ween oo gusto leftaah oo sacad cayesah marexaanaa iqabah kutah uxu maqadbasirey ahaanjidheey qabitenku la qalisanaa

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před měsícem +2

    Haye noocaas maa thy wax dhexdhexaad ladhahaayo majirto sagal in ay qaldanthy waaba ujeedaa maxaa isku indho tiree sucdi wey dulmanthy

  • @Ramla22
    @Ramla22 Před měsícem +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @user-gw2ms1bp2q
    @user-gw2ms1bp2q Před měsícem

    Machallah habo macaan is true wallahi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saarokiin
    @saarokiin Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl Před měsícem +1

    Subxanallah

  • @FtimaCbdiqadir
    @FtimaCbdiqadir Před měsícem +1

    Aad iyo aad bay ukhaldnthy tan la leeyhy sucdi naagba awal lma. Aamini jirin 😮🤬😅😅😅

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před měsícem +1

    Sagal waxa ku dhacday depression xun oo meel xun gaartay. Qofki ka naxayow cilaaj geeya qofta. Sucdi haday tiri kulama shaqaynayo oo ana gooni u shaqaysanaya dambi miya. Free waaye dadku sagaleey yan laga dareemin qararka

  • @user-bm1mg6vq1u
    @user-bm1mg6vq1u Před měsícem

    Sagal sada qadada aqiro mahelaysid fanka jooji

  • @user-up4kl6ur2v
    @user-up4kl6ur2v Před měsícem

    Mashallah ☝️☝️☝️☝️☝🏻☝🏻☝🏻☝️☝🏻✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️🌷🪻💚💛🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤞🤲🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪💝💝🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪✌️✌️✌️☝️☝️☝🏻✌️

  • @Wilo.Y
    @Wilo.Y Před měsícem +1

    Sagal iyo Sucdi ba hada igu horeeso waligeyba ma arag

  • @user-zo7uj9je1t
    @user-zo7uj9je1t Před měsícem

    Asc saxiba yaxar walayaqan ee afkaga urayo ❤❤❤❤❤❤

  • @FartunAbdirahman-yx8nj
    @FartunAbdirahman-yx8nj Před měsícem

    Ilaaa hasa heelaad tahay sagal ayaaa salad 100% make ilaahey ka baq

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Před měsícem

    Subaxalaahay waa naaga washay ilaaheey ha soo hanisho😅😅😅😅😅😅😅

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 Před měsícem +1

    Qabiilasato adaa ah sucdi reer maba caynin saqjaamada celi

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před měsícem

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso ya Rabi

  • @XalimoAbdiqadir-gx2ku
    @XalimoAbdiqadir-gx2ku Před měsícem

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j Před měsícem

    Allaah ha.heshiisiyo dumarkq❤

  • @AsmaMaxamud-un2td
    @AsmaMaxamud-un2td Před měsícem

    Subxanallah 2labada waa khaldanyihine allaha hanuuniyo

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 Před měsícem

      Waa sax walal labaduba wey qaldan yihiin ilaahey hasoo hadeeyo

  • @fatmayahya1603
    @fatmayahya1603 Před měsícem

    السلام عليكم كلامك صح لكن صقل أكيد مريضه او فيها غيرة تسبب كثير وهذا عيب مهمًا كان هذا حرمه

  • @MiiinAdam
    @MiiinAdam Před měsícem +1

    Sxb naaged liis weyn maqli jiry naagaha qaar sxb magalan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před měsícem

    Liktii baa lagala noqonaya sagal hg sagal iska ilaaliya diray sucudi iska ilaalya waa wareeey wuuuuuw istuma is cuna is calaaluya waaaawhhhhhhh shaydaakoda rer keenya

  • @ismaailibrahim4165
    @ismaailibrahim4165 Před měsícem

    Mahasanid abaayo

  • @AsdAwtar-gx5bl
    @AsdAwtar-gx5bl Před měsícem

    ❤❤❤🎉🎉🎉❤

  • @SuadoMahamud
    @SuadoMahamud Před měsícem

    ilaahow cebtena astur hooyoyinka sidan isku ceynayo ilmohoda side u tarbiyeynayan subxaanallaah Somali ilaahey xaqa ha tuso

  • @user-xw1uh3wx7k
    @user-xw1uh3wx7k Před měsícem

    😂😂😂

  • @YurubGeenyo-mq3ew
    @YurubGeenyo-mq3ew Před měsícem

    Naaga aamus bakhtiyhy

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před měsícem

    Saxib naged still weyn u danbayso ruumi chanal 😅

  • @FartunAbdirahman-yx8nj
    @FartunAbdirahman-yx8nj Před měsícem

    Sucdina ma dhihin waan kaa tagay sagal iyadaaa jooojisay rubaayada okay make sucdi dib uga dan

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před měsícem

    Pilotnimada USA. Qof kasta oo doonaya wuu baran Kara school lagu Barto wiilal Somali barto

  • @Abdikanifarahali
    @Abdikanifarahali Před měsícem

    السلام عليكم ورحمة اللة وبركاته

  • @unknown..642
    @unknown..642 Před měsícem

    Dir ya kataahay ruumi

  • @SafiyoCabdi-nv3zq
    @SafiyoCabdi-nv3zq Před 13 dny

    Salga waali ku sugantahaye😂

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 Před měsícem

    Inta CZcams isticmaasho oo dami baa tugsato😂😂😂
    Walibo dawarsi lacasriyey😅😅

  • @FartunAbdirahman-yx8nj
    @FartunAbdirahman-yx8nj Před měsícem

    Nin baad kadleeysaaa ood keesahay yaaan la caaayin iyadana hooyeey caaayeeeysaaaa waji muufo waa la garaacaaa u sheeeg daba hasooo duration ninkeeda dabuuuu ku waaashay

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 Před měsícem

    Hhhhhhh anagaaba tuugsanaynee

  • @hooyoxabiibo7058
    @hooyoxabiibo7058 Před měsícem

    Naasagal horteedbey shaqeyjirtay cabdi shugri ayaankubaranay sagal surre hadaanabaranay sucdi anagaa wadana sxby sagal hanagusoodhisin byby

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem

    Sagal waa laangaab ciilan

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 Před měsícem

    Gar eexeed iila eg tahey naag tiri 5 nin baa ku kufsanaya

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Před měsícem

    Nagaha somlida saas waaye kaga daran SHala qabiiil bay caynaysa sagal maantana marexankiii ay Hoos jiiftay oo caynysay bay ledaha dad bay ii xigaan aduunyo 😂

  • @bogaadismail7324
    @bogaadismail7324 Před měsícem

    Naago kibray weeye

  • @sahra4091
    @sahra4091 Před měsícem +1

    Yahuu dir was daad xuun.

  • @MileySuheyr
    @MileySuheyr Před měsícem

    Filinka masayr markay bilaaben ayaa arky mel xun iny ku dambaynyan sagna waa gabar ninka cabuda waa laga dareema sucdina waa shaxariyad oi dalaqdalq badan 😂

  • @hooyocooking
    @hooyocooking Před měsícem +1

    Allaaha kala qaboojiyo gabdhaheena

  • @kayfqalif5214
    @kayfqalif5214 Před měsícem

    Ina adeer naagta sagala way naga waalatay qabiil walbo qof waalan ayuu leeyahay

  • @FartunAbdirahman-yx8nj
    @FartunAbdirahman-yx8nj Před měsícem

    Iyada afkeeda ma ducaaa kasocotay

  • @user-oe7on7ss4b
    @user-oe7on7ss4b Před měsícem

    walal sided jalan bodayay baranski lkn tan abyo si kasto hanti low help tan wa ceeb walahi in laka ronada roon

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz Před měsícem

    Waa shaqeyseyas sucdi

  • @faadumozahra94
    @faadumozahra94 Před měsícem

    Sorry

  • @rafiqajecelnalka4091
    @rafiqajecelnalka4091 Před měsícem

    Sucdi waxaku bartay cabdishugri 😅😅sagal hada dhaw ayey ruwayad isla bilabeen allaha kala qabojiyo wa gabdho wallo ah

  • @FartunAbdirahman-yx8nj
    @FartunAbdirahman-yx8nj Před měsícem

    Hadan fahmay inkeee dir ayaad aheeyd okay thanks

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 Před měsícem

    Abaayo dad maogalo in aad wad qabsatit waa cudur soomalida heysato

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem

    Hadaad qabiil fiican ka dhalatay
    Maxaa kugu kalifey nin mareexaan ah ayaa I qaba

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 Před měsícem +1

    Allaha kala qaboojin hadisa ay is rabaan labadooda ha ku ekaato qabiilka yaan lagu marmarsiyoonin sagal qabiil ma matasho balse waxa ay sameynaso waa aqlaaq daro iyo waali cad away dadkii dhalay may gabadha qabtaan sharaftiibay magaceena ayay ku ciyaartay dirna ma matasho waa naag waalan xaqa allaha tusiyo.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +1

    Waar taasi soomali maaha miyay walantahay

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj Před měsícem

    Adun micnihi ka dhamaday weye oo manta saciida aan araknay waxeey ku hadashay iyo shirqolka eey u geystay gabadhii iyo nimankii😂lodiyariyey waxba mahan😂miyaa mise shaqadii waxey isku badashay😂aan😂ku adonsado hadiiba cid aad wani neyso😂cida mudan waa in aad garata lakin qofkii dulmana ban dhahaya adiga sidan ma fiicnen yaan laga daremin huuno biyo kudar cida hadalka cayda ku horeysay ba mudan in lawaniyo dulmanihi baba digasho ugu dartay

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před měsícem

      Alaha ku caafiyo kkkkk sidad u afxuntahay uma hadliy karo ha i qasbin marka

    • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
      @wanaagsaninmacalin-pb8zj Před měsícem

      @@ruumichannel aad ba laga daremaya ee dib isku dawo o sida qof weyn u hadal 🫣xanuunka adiga ku hayo kaas ba u bahan cafimaad

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 Před měsícem

    Sagalba way caaytantay wali suxun walid xitaa wey gaartay

  • @queenfatima7231
    @queenfatima7231 Před měsícem

    Cay ma ficna lkn hadi saldiga bagani laga dac weyo see no qon lahayad hada ka hor aan gabar saa camala oo sacad cabdala aan soo dhaway nay xabsi na gaysay isla bangani marka ani sagal la yabi mayo nanigana mj baan ahay dir baa ii reer awoowe ah marka calool jileec dir baa na xiray nagahan cawinay nay nagu so jestay

  • @user-bm1mg6vq1u
    @user-bm1mg6vq1u Před měsícem

    Ee sucdi hory ma isoco nayso miya

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq Před měsícem

    Nayahee ruumiyey wad isbaceysay

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Před měsícem

    HAYEE FALOW RAADIS IGA DHEH 🤣🤣🤣 MAXA KA SHEEGIN SOMALIDA OO DHAN WEEY OGTAHAY 👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻