sucdi oo sheegtay in eey xushmo kadhamatay oo sheegtay in loo hanjabe lkn maxaa laiska qadaa hee

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 568

  • @RaaqiyaHasan-ep6gd
    @RaaqiyaHasan-ep6gd Před 2 měsíci +122

    Wlhi filimka sucdi ku dawan jiray by by sagal

    • @bassflix5982
      @bassflix5982 Před 2 měsíci +10

      Me too sucdi iyo ak ayaa shidi jireen oo aan u daawan jiray ee bye bye cajuuso dheh😂😂😂

    • @SmilingFireflies-lq3qe
      @SmilingFireflies-lq3qe Před 2 měsíci +1

      Allah haku xafido eska elow nagtan walan din ma tqano

  • @user-op5wz4of1k
    @user-op5wz4of1k Před 2 měsíci +24

    Labo fikradood ayaan kusiinayaa waan hubaa hadad qaadato waad horumaraysaa soomaalida dhana garabkaaga ayay noqonayaan dadka manta modayo inay kaakoreyaana waad kakormaraysaa. 1 waxaad samaysaa waligaa qabiil soomaaliyeed hakahadlin xumaana hakutilmamin somalinimada karaac tan 2aadna filimaan soojil garabkaaga nahay from mareexaan

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo Před 2 měsíci +14

    Naag looma shaqeeyo weliba kuwa soomaalida wey ka xag jiran marka how joojin adugu mid samayso sudeedana ha yeelin waxa hada socdana hore uga soco keep going ❤❤❤❤❤❤ kuma aqaano laakiin gabadh degan ayaad u egyahy

  • @rass898
    @rass898 Před 2 měsíci +27

    Keep going Sucdi you’re the STAR OF HER MOVIES!.. NO ONE WILL BE WATCHING HER VIDEOS WITHOUT YOU❤ KEEPING SHINING 🌟

  • @suadoahmed977
    @suadoahmed977 Před 2 měsíci +109

    Sagal oo walataty film waali ah so jishay yaa so arakay like isaar inta film ka xanta so dawaty

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 2 měsíci +10

      Kkkkkk uf dheh waxay soo duubtay iney xishod lahayn waa isku xishoiday waxay duubtay been iyo waali isku dartay

    • @nashaadalihashi2386
      @nashaadalihashi2386 Před 2 měsíci +6

      Wa soo arkay wlh wa ceeb waxas Sagal sidan uma maleyneen😢

    • @nimojama-xp4rc
      @nimojama-xp4rc Před 2 měsíci

      @@nashaadalihashi2386sagal waa naag xun

    • @riyaanhennabeautychannel2656
      @riyaanhennabeautychannel2656 Před 2 měsíci +4

      Iyada is cebesay sagal dhagahadal bey ka thy lkin bah dil bey ku thy

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 Před 2 měsíci +1

      Walahi wa naxay markan dawaday filimka

  • @faatimoislaan1071
    @faatimoislaan1071 Před 2 měsíci +25

    Sucdiyey Abaayo si walbo oo laguu xumeeyo ha ilaawin cayshkii iyo wanaagii idin dhex maray ceeb weeye walaasha ceebeheeda haka sheekeen qof walba ceeb waa leeyahay😢

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 2 měsíci +3

      Waxay sagal caawa soo duubtay ma fiirsata y adaa yaabi doone soo fiirso

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Před 2 měsíci +25

    Naag sxb magasho waayo saan baa u dambeyso in waxbo la is ku reeban Sucdi wlshy wanaaga ka raac sheydaanka is ka naara gabdho ❤❤❤

    • @MaryanHussein-oe8ci
      @MaryanHussein-oe8ci Před 2 měsíci +6

      Goaana kagaaray nag oodhan wlhi faiido malahan hoyadey iyo ninkeyga igufilan

    • @balinbaalis2011
      @balinbaalis2011 Před 2 měsíci +3

      Runtaa

    • @user-dn9bj9tz8x
      @user-dn9bj9tz8x Před 2 měsíci +2

      Haa wa sax magash naag saxib wxn dhihilaha ha lasaxibn naag ❤❤❤❤❤❤

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před 2 měsíci +26

    Horay u soco CZcams-ka noo shid Sucdi🥰

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 Před 2 měsíci +14

    You’re right sister keep going sucdi ha u Jawaabin Gupta iyo gunifgafta xabbati💪💪💪

  • @UmalkhairQueen
    @UmalkhairQueen Před 2 měsíci +47

    Hooyo Mcne hore. Usoco ciid wax qadaysa mlaha 😢😢

  • @SaynabMaxamed-ce6hw
    @SaynabMaxamed-ce6hw Před 2 měsíci +24

    Waan ku wataa sucdi naag adag💪

  • @MariamHassanomar-ql8ho
    @MariamHassanomar-ql8ho Před 2 měsíci +12

    masha allh ha ujojinin wax magaratatd waa cadawo qalbi madow waye naagtaas ween ee 50 jirka eh ee isga dhigda

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m Před 2 měsíci +14

    Shaydanka ilaahay ha idinka qabto arimahana hoos u xaliya

  • @canabcanab4447
    @canabcanab4447 Před 2 měsíci +14

    Alla gabadhan u jecelaa filimki imtaxan aduun sucdi maxa lo xumeeyay

  • @MariamHassanomar-ql8ho
    @MariamHassanomar-ql8ho Před 2 měsíci +22

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ sucdi cadawgaag unoloow aamin

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo Před 2 měsíci +3

    Kuma aqaani laakin gabadh baa tahaye hore u soco keep going naag Malaysian bey ahayd waan daawaday ee damtaada raac hadslka badan iska daa dantada raac

  • @nawaalabdi9296
    @nawaalabdi9296 Před 2 měsíci +10

    Masha allah wllshy adi time samayso waxaas ha u joojin horay uga soco waan ku wataa ❤

  • @munafarahisman2166
    @munafarahisman2166 Před 2 měsíci +4

    Mashaa.allah.abayo.iska.dhaaf.waxay.rabto.ha.sheegto.waxadan.aheen.afkeeda.kuma.noqoneysid.ee.team.sameeso.adiga.keep.going.sucdi.❤❤❤❤❤❤

  • @user-tv6ei3bg3s
    @user-tv6ei3bg3s Před 2 měsíci +3

    Taas ayadoo nin u ooyaydo waa iga tagay leh so taaay youtube dhex taalay yaab cawralana ma naaga maqli jiray😂 hore u soco sister hg Nairobi waa buuxan cid ku dhawaa karto maleh

  • @user-rj7cn8dc3r
    @user-rj7cn8dc3r Před 2 měsíci +12

    Walashayi sucdi waxan kuleyahiy wllo waxa tahaiy gabadh horumarle mansha aallha bankudrayaa

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Před 2 měsíci +3

    msh allaah sucdi habaryar soodhawoow shirqoolkiina allaa kaa badbaadiyey hada kadibna iska ilaali xuma wadayaasha fadlan masejarkaaga iisoo sheeg war fcn ayaan kuu hayaaye

  • @AhmedAli-zc8or
    @AhmedAli-zc8or Před 2 měsíci +3

    sucdi waxaa tahay qof wanaagsan haku dayan qoftaas horo u soco qaali

  • @XaajiyadaCabdiziyaad
    @XaajiyadaCabdiziyaad Před 2 měsíci +7

    Keep going sucdi Haa ujoojin xaasidkaga anaga kujogna hora usoco

  • @user-yi9tw2xd1l
    @user-yi9tw2xd1l Před 2 měsíci +6

    Hore u soco baaye, gabadhaas hadii ay ku duluntay waxba uma hagaagayaan runtii dulmi ma fiicna

  • @FadxiyaCilmi-y6w
    @FadxiyaCilmi-y6w Před 2 měsíci +2

    Abayo keep going koley qofka haduuu hanti yar isku arko sidaan ayuu noqdaa ilahay inta ay haysato in ka badan ha ku siiyo ilahay xaqaga ha ku siiyo

  • @FathaBisas-xv5zv
    @FathaBisas-xv5zv Před 2 měsíci +10

    guuul guul wall qali dhaqaaji ohin danbe iga ilali❤

  • @ruhaymashire1390
    @ruhaymashire1390 Před 2 měsíci +10

    Adiga xata abaayo ilhy kabaq haku fogaan akhiradada ucabso

  • @leylafarah3404
    @leylafarah3404 Před 2 měsíci +2

    Subxaanallah war warkiina malaaigaa qoraa illahey kacabsda adinkoo iscaayin dhibkiina sheegta

  • @nimcocaafi3624
    @nimcocaafi3624 Před 2 měsíci +16

    Adaa ku taageersannhy sxp

  • @bushroshuuriye9707
    @bushroshuuriye9707 Před 2 měsíci +4

    Horta alx ilaheygi somali kaa dhaliyay xly 14k aheyd hdana 18k🎉❤

  • @MuslimaMahad
    @MuslimaMahad Před 2 měsíci +9

    Wlshy sucdi iyo abdikaafi guuleysts

  • @simraanahmed4304
    @simraanahmed4304 Před 2 měsíci +2

    Oo saas mey u xuntahay sagal subxana allah waxey xumaanta ay dumarka la dooneyso ay rag u adeegseeso

  • @user-bh8ml5xi9w
    @user-bh8ml5xi9w Před 2 měsíci +8

    Ceeeb caleeg cayda jooji please 🙏

  • @rodaali169
    @rodaali169 Před 2 měsíci +2

    Hi sucdi and AK markan dawanayn idinka u bay ahay la aantina no movie ❤😂

  • @user-re2iv3pz6b
    @user-re2iv3pz6b Před 2 měsíci +1

    sucdi abayo soomaali ayaa kadhalatay Aya kaana ku garabtaagan horay u soco hormar wacan❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ladanhaaji-no1zr
    @Ladanhaaji-no1zr Před 2 měsíci +12

    Abaayo waxaa tahay walashay
    Waxaan kacodsanaa siwalaltinimo ah arinta sagal inaan iska xirto bless

  • @AbdifatahMohamed-hu5nu
    @AbdifatahMohamed-hu5nu Před 2 měsíci +2

    Horay u soco wlshy qli❤❤❤❤❤

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Před 2 měsíci

    Wan runta waxan tahay qof sharaf badan Allaaha ku qeneyay amiiiiiiiin🥰🥰🥰 somaliyo dhanab ku jecleln abaayo hanalahadlin sagal dhman wan dhimatay sagale😂

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 Před 2 měsíci +1

    Ha habarin abaayo owlad an danbi laheen ayay haysataye waliga qof walalka lama cayo inta xun wanagi hore ku hilmam

  • @suadoahmed977
    @suadoahmed977 Před 2 měsíci +5

    Kanaalka sagal walaahi sucdi darteet ayaan u daawan jiray baay baay sagal aniga sucdi iyo ekey ku haaysataa

  • @user-iu7yv3yu5b
    @user-iu7yv3yu5b Před 2 měsíci +5

    Gesiyad baa tahay ee horo usoco Masha adigaa mesh ka nuresey

  • @AmiishAbdi-qm8mz
    @AmiishAbdi-qm8mz Před 2 měsíci +5

    Abaya hore u Soco macnto allha ku sharfo ❤❤❤❤❤❤

  • @hafso-qm6yp
    @hafso-qm6yp Před 2 měsíci +9

    Masha allah guuleyso suucdi

  • @user-qs7wt8ux4u
    @user-qs7wt8ux4u Před 2 měsíci +2

    Angaa kuu joogna huno Korna ku gaynayna hore u soco❤

  • @xayaatsiciid697
    @xayaatsiciid697 Před 2 měsíci +6

    Ilaahay ka xishood ceebta qof hadaad asturto ceebtaada ilaahay asturayaa ceeb wax la hadh walaal 😮

  • @UmalkhairQueen
    @UmalkhairQueen Před 2 měsíci +13

    Isku waraa abiidkin. Sucdii cadey ilhy hadin kadhigo kuwi ubad kheyr qaboo. Wankujeclhy runtii 😢😢

  • @CanabXirsi
    @CanabXirsi Před 2 měsíci +11

    Abaayo guuleyso

  • @kawsarfaniofficial6355
    @kawsarfaniofficial6355 Před 2 měsíci +1

    Waaa ku wata gesiyaad sucdi waliga bahdil ha yelin

  • @HaniQueena
    @HaniQueena Před 2 měsíci +1

    Filimka adi leba cusbo uyelayay sucdiyey keep going ruwayada imtixaan adi no sii wad dadkale keense

  • @kamilamoha6262
    @kamilamoha6262 Před 2 měsíci +1

    How joojin qaali adan awelba kugu dawanjirney flimka imtixan hada ka baxdey waka baxey ana ❤❤

  • @QadroBarre-o7b
    @QadroBarre-o7b Před 2 měsíci +1

    Asc sucdi waa kusalaamay adiga iyo ek iyo sacdiyo ayu fiilka oo dhan idiinkusoday ee wax fiican alaah kudhiibo

  • @user-nh5hd5pf6c
    @user-nh5hd5pf6c Před 2 měsíci +6

    Queen always queen❤❤🎉

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 2 měsíci +10

    Hawiye waynoo gabadha milyan gaarsiiya aaway ciyaal Xamar ill mudug kor uqaada reer galmudug kor uqaada gabadhiina

    • @AyaanAbdi-pc8hn
      @AyaanAbdi-pc8hn Před 2 měsíci +3

      Iney reer galmudug tahay waan gartay tollow waayo sucdi🤔

    • @duniyoragecohniijk753
      @duniyoragecohniijk753 Před 2 měsíci +3

      S​@@AyaanAbdi-pc8hnsucdi waa hawiye hg sacad siciid ❤❤❤

  • @falissalaad8760
    @falissalaad8760 Před 2 měsíci +4

    Abaayo waan baahanhy baqdi looma cuno quruxey horey usoco Hooyo samaaliyed badahy😊😊

  • @user-ps3pn1kn2t
    @user-ps3pn1kn2t Před 2 měsíci +2

    Welcome Wan idisoodhawaynaynaah my filmy❤

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z Před 2 měsíci +1

    Subxaanallah shalay waxii la aysku qarinaayo maanta la isku qarxinaayaa

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Před 2 měsíci +2

    Wallaal Sucdi waxad aheed Qofka Flimka Waday 😍 Sucdi Qofka waxa lagu Dillaa Amuska 🤫 oo Qiima lagu yeesha ha la Wadan hadel iyo Ceey 👍🏻Quruxey Flimka adiga ayaa Waday💞👏🏻

  • @XayatOsmanciid
    @XayatOsmanciid Před 2 měsíci +5

    Abaayo guul insha alah ❤

  • @ikranjimaale6923
    @ikranjimaale6923 Před 2 měsíci +1

    Abayo anaga garabkada eh ha jogin hore u soco ❤❤❤❤

  • @QalpiKapa
    @QalpiKapa Před 2 měsíci +2

    Keep going sister ❤

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Před 2 měsíci +8

    Waa hadasheen waxna ma xeerinin gabhayahow shaydaanka iska rajiimiya Ilahey ka cabsada. Waa talo wll. Wabillahi towfiiq

  • @SuadoAbdullahi-m3u
    @SuadoAbdullahi-m3u Před 2 měsíci

    Keep going abyo nulashu kuma cisho xabibti kuley iney kugu sa santahay wan u jednaa

  • @SuadoAbdullahi-m3u
    @SuadoAbdullahi-m3u Před 2 měsíci

    Keep going abyo nulashu kuma cisho xabibti kuley iney kugu sa santahay wan u jednaa ❤

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 2 měsíci +1

    Horey usoco ellahay hakuu xifdiyo walaashay

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn Před 2 měsíci +1

    Asc. Abaayo hore u soco iskana cafi wlaasha cesh aad wada cuntey.

  • @fadumomahmoud804
    @fadumomahmoud804 Před 2 měsíci +4

    Walaley caydaiska daa waa gabar walashaye

  • @fatumahaji7346
    @fatumahaji7346 Před 2 měsíci +6

    Asc Abayo karonow adiga Allaa dartis wa islaaa cesheteen
    Ceebtetha. Uqariii illahay baa cebtatha kuqarinayaaa Sucdi

  • @leyloxusen3809
    @leyloxusen3809 Před 2 měsíci +2

    Hormrwacn wallshy garbkaaganahy lkn iskuday marwalbo inaad is asturto mararkaqaar Adoo qoortaada qaawan soomuuqajirty adunyadaan wa2malin carurtaada korso Hana lacaaytamin qofbili aadam ah wall❤❤❤

  • @NawaalNalka-lp3vi
    @NawaalNalka-lp3vi Před 2 měsíci +1

    Horay u soco abyoh anaga ku taaagan

  • @mounagouled7984
    @mounagouled7984 Před 2 měsíci

    Tan sagal laleyahay ee cunug kayar haysata dofarad waye lacag maku fantay keep going my sister anu waly kuma arkin lakin imika an dawaday video ga wahan ku arkay hooyo wanagsan lakin nagta hata filimkega madawan waligay doqon Bay uu ektahay

  • @user-mr8by3hs5g
    @user-mr8by3hs5g Před 2 měsíci

    hore usoco walla qali sucdi geesi yadii hablaa 😮😮

  • @foosiyamuhaned3772
    @foosiyamuhaned3772 Před 2 měsíci +11

    Inta imika daawanaysa 😅

  • @nimogedi6242
    @nimogedi6242 Před 2 měsíci +1

    Strong women 👌🏻😘

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Před 2 měsíci

    Abaayo ceeb ma lihid curadkii sacad saciid maxamed ayaa tahay oo boqortoyo ka dhalatey 🩸❤️👑🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @user-ev3jt6cb9t
    @user-ev3jt6cb9t Před 2 měsíci

    Team sucdi intaaa imadi mantaa filimka nosowad abayo❤

  • @dahabocabdule
    @dahabocabdule Před 2 měsíci +10

    Shaxdaan wa fahanay ee naga daya kala kacsiga 😂😂 ee filimka noso daya pls 🙏

    • @inaahmed3734
      @inaahmed3734 Před 2 měsíci +4

      Xtaa haday prank thy waa bahdilaad waxaasi

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 2 měsíci

      Uma filaayi iney kala kicis tahay dumarku wax isuma quraan janalka gaarka sucdi sameysatay ayaa isku dhaca keenay Ak na waa isla shaysan rabaan jacayl ma jiro

    • @inaahmed3734
      @inaahmed3734 Před 2 měsíci

      @@hawohosh9198 sucdi marhore channelka samysaty iyadoo xtaa filimkan hada lajoojiyaya uunan bilabminba

  • @RiyahMahamed
    @RiyahMahamed Před 2 měsíci +4

    Asc masha Allah keep going abayo

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 Před 2 měsíci +1

    Mashaalah horo usoco ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Msa_girly
    @Msa_girly Před 2 měsíci

    Sagal naag waaji xuun wale 😂😂😂 hore u soco qurux

  • @Amsiya600
    @Amsiya600 Před 2 měsíci +2

    My Queen❤😍👏👏👏👏

  • @kamilamoha6262
    @kamilamoha6262 Před 2 měsíci +1

    Fliman cusub so dhig qaliyey ❤

  • @nimcoqaliif836
    @nimcoqaliif836 Před 2 měsíci

    Cucdi hafu fogani kaka ilahey haku barajeyo abyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimacabdiisakFatush
    @FatimacabdiisakFatush Před 2 měsíci

    Mcny waxani hadey run niga tahay iyo hadii eey bentahaybo manta idinka iska keydhaw ina nikala xigsadane wa igu qalad 2 qofo tageera aheydeen balse maanta markaan arkey qaabkey sagal uceytamesey eey hadane qabiil dhan ugaartey walahi waankala labte tagera nimadeyda anigoon kuxigsanen ee wll horey usoco aktarad qurux badana tahaye adaaba aftahan ah m.a xppty horey usoco waxaan sugaba waa hormarkaaga❤😊

  • @farhiaabdi47
    @farhiaabdi47 Před 2 měsíci +12

    Asc Sucdi keep going abaayo ha u joojin dadka nolasha u cusub sulwaalka ilbaxaninad ku cusub Sucdi keep going 🫶🏼🫶🏼🫶🏼🌹❤️🌹❤️

  • @canabcabdi1014
    @canabcabdi1014 Před 2 dny

    Cudur wareejinaysa nabarkaasiye😂😂
    Meesha kaa tabato ciid ku maydh waa nijaase
    sucdiyeey wallee cimamada lama sidan karo❤
    HG UTAHAY INAAD SANKA TAAGTO ❤
    LAGA BARI LAGA BADI 😂
    Naagtii meel halkan jaqaaq leedahay sida dawaco sumaysan 😮😂😂

  • @ZamzamYuusuf-re3pz
    @ZamzamYuusuf-re3pz Před 2 měsíci +1

    Waaw🎉 mansha allaah tabarakallaah habalyo Habalyo wlshay 🎉🎉💪

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 Před 2 měsíci +1

    Masha.Allah. eedo. Mcn. Guuleyso ❤❤❤🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁

  • @UmulkalsuumUmulkalsuum-bu6vi

    ❤❤❤❤❤CZcams ka anakaa kor uqadeyna insha Allah shaqeyso abayo❤❤❤❤

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Před 2 měsíci

    Waar gabar Tani waa masking fraha ha lagaa qaado please you have to be patient. Thanks

  • @halimaabdirahman1013
    @halimaabdirahman1013 Před 2 měsíci +4

    Queen always Queen ❤❤❤

  • @ramasabdirahim966
    @ramasabdirahim966 Před 2 měsíci

    Keep going my siz . Sorry ❤ .you are good actor .

  • @RaaqiyaHasan-ep6gd
    @RaaqiyaHasan-ep6gd Před 2 měsíci +5

    Horay u soco abyo

  • @SaynabAbokor-ek6zy
    @SaynabAbokor-ek6zy Před 2 měsíci +1

    Soo dhawoow sucdiyeey by by sagaleey

  • @user-sl4er4ke3q
    @user-sl4er4ke3q Před 2 měsíci

    Wa waxa aan ku necbahay naag in isla shaqeyno ama an lasaxibo😂😂😂 subxanllah

  • @aichahassandjama4869
    @aichahassandjama4869 Před 2 měsíci +1

    Abayo hore soco

  • @faadumomoha5797
    @faadumomoha5797 Před 2 měsíci +1

    Abaayo mcn hori usoco ❤❤❤

  • @user-rr6ve3ng7c
    @user-rr6ve3ng7c Před 2 měsíci

    Sagal waa tageri jiray lkn bes Mar haday waxa bilowday
    Garabkagan ahay abayo horay usoco cadowgagu cagta hoosteda

  • @user-bn1fj2xu8t
    @user-bn1fj2xu8t Před 2 měsíci +1

    Hoorayi isooco wll mca🎉

  • @sahrosha1500
    @sahrosha1500 Před 2 měsíci +1

    Keep going my sister ❤❤❤❤

  • @ifrahmohamed2244
    @ifrahmohamed2244 Před 2 měsíci +5

    Masha keep going