ABDIRISAQ ANSHAX SIDANI KAA DHAQAN MIYAA NEW OFFICIAL VIDEO 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 12. 2020
  • abdirisaq anshax
    sidani kaa dhaqan miyaa
    ereyada amiin samadoon
    laxanka cumar dabjcayl
    music henok
  • Hudba

Komentáře • 633

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax  Před 2 lety +154

    Waxaad tihiin ifiyaha guushayda
    Waxaan lahadlayaa waa idinka
    Ilove❤💯 DADKAYGA

  • @ayaanmawliidcayush1233
    @ayaanmawliidcayush1233 Před 3 lety +75

    Dumar hadaynu nahay rageena inagaa guusha iyo horumarkisa gacantena ku jirtaa ee aynu dhawrano oo buuqa aynu ku furno aynu ka dyno oo xaas wngsn noqda😊inkasto dumarki iskumid anaay ahayn🥰

  • @nasronasib
    @nasronasib Před 3 lety +30

    Xusuus qaasa walhi Qof illaahay iiga gargaaray oon ka xoroobay baan soo xasuustay

  • @abdiraaxoismac3980
    @abdiraaxoismac3980 Před 3 lety +21

    Quranka ilahay swt ayaa heestaha ka mcn inta ilaqabta 🤎🤎🤎like

  • @ducowaalidwaadahab4217
    @ducowaalidwaadahab4217 Před 3 lety +123

    5 Millionen markay gaadho hayno ahaato Somaliyay 🤣
    Legend Anshax is back. Qisada Heestan Waa miid dhab ah

    • @queenlove8120
      @queenlove8120 Před 3 lety +3

      War naag saan majirtee is adkeya adinka xilkii gabaye😁😂

    • @umuzainchannel5950
      @umuzainchannel5950 Před 3 lety +1

      @@queenlove8120 PLZ subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn

    • @umuzainchannel5950
      @umuzainchannel5950 Před 3 lety

      @@queenlove8120 PLZ subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn

    • @umuzainchannel5950
      @umuzainchannel5950 Před 3 lety

      @@queenlove8120 PLZ subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn

    • @hodansiciid2663
      @hodansiciid2663 Před 3 lety

      @@umuzainchannel5950 jjsmhhgg

  • @omaararabsio5385
    @omaararabsio5385 Před 3 lety +7

    Heeetani waa qiso ani igu dhacday
    Runtii qoftaan jeclaa iyadaan I jecelayd ayaan wakhtiyadii dambe sidaa igu noqotay
    Mar walba waan dhagaysan jirey
    sidani kaa dhaqan miyaa 7th ❣

  • @HibiCabdi-w9g
    @HibiCabdi-w9g Před 10 dny +1

    Xasuus sxpkey mahamuud cali shiine wllkey deepaa sxp ku nolow faraxd sxp qali wll waa sxpkaa mahamed apdi qalinle ku magcdheeraa gaagaab xasus mudan❤❤❤❤❤❤❤

  • @foos7330
    @foos7330 Před 3 lety +18

    Kkkk Istaafuralaahi asc asxaabta walahi sheekadan qurbaha lee lagu ogaa soomaaliyana maka soctaa💔🤲💯👍

    • @RamloRamlo-kw4wf
      @RamloRamlo-kw4wf Před 3 lety +2

      Dadka qisadaan quseyso wa qurbo joog wa jaceyl bilaa kalsoni ah

  • @asadibrahin3851
    @asadibrahin3851 Před 3 lety +5

    Wlhi heestani wa hees xaqiiq qoyska somaliyed ku dhax jirta oo laga sameeyay weyan
    Runti markan heestan dhageeystay wan qiroday 😭😭😭

  • @ayannour3062
    @ayannour3062 Před 3 lety +11

    anshax legend wallhy waxuu ku heesaa mid nlosha taabata❤😥

  • @ubaxtiirow144
    @ubaxtiirow144 Před 3 lety +5

    Xaqiiqdi heysatn anig inad isow sartay filaya adey igu socotaa wlhi Abdirazaq ansha fanankeena gul wan kugu fana had i jeer

  • @saciidoyusufkulane140
    @saciidoyusufkulane140 Před rokem +4

    Walaal keyga wad cod mcn tahy wlhi allah ku xafido wali gaga farxad ku nolow waligaga ❤️❤️❤️❤️

  • @bashiirmurzalapdirahman2571

    Halkaad iga dhiirin layd
    Dibaad ii sii dhigtaa
    Kun goorna i dhaawacdaa
    Kolkaan dhulka gaadhayee
    Dhoobada soo taabtaana
    Dhanbaad iga waanisaa
    Mar waad ii dhaarataa
    Kol waad iga dhaarataa
    Anoo kuu dhololayaa
    Kol kale iga dheel mataa
    Niyada erey ii dhisoo
    Ku dhaafsada kaama helo
    Dhambaalada aan ku dhaho
    Adoo iska dhego tiraad
    Dad kale ii dhegaysataa
    Dharaaro kolkaan tashado
    Xidhiidhkana aan dhanbalo
    Ka dheerow aan idhaa
    Dibaad isu dhalan rogtaa
    Allaan kugu dhaariyee
    Sidani kaa dhaqan miyaa

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 Před 3 lety +15

    Apdirazaq AnshaX legend 🔥🦋

  • @hhhhhh6818
    @hhhhhh6818 Před 3 lety +94

    Wlhi wa wxa nakala haysta aniga iyo xaaskayga si ay ogoshahy markan garan waayo ayan iskaga taga hadana way iso sasabta kkkkk barigi hore wxn is odhan jiry mala way is yeelyelaysaye iskaga tag hadana wxn ogaday inay dabecada dumarku sidan tahy RAGOOW udul qaata inta yare is fahan waaga ah mooyane xaasaskeenu waa nimco uu ilahay inagu galady abaalkodana ma gudi karno marka halo dulqaato oo halo caqli celiyo uuun

    • @sacdaxassan9831
      @sacdaxassan9831 Před 3 lety +7

      Daraasada ayaa qora cilmi nafsi ah inay gabadha marakay ninka u xiisto ama u baahato Inay mashaakil samayso oo aany sheegan marka adiga markay dhib keento ka aamu dhunko waan ku jecl lahay dheh 😂😂😂😂

    • @sahraali679
      @sahraali679 Před 3 lety +3

      qoof qoof ka tagay uba siidan u duul qadan kara walahi wll

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 Před 3 lety +3

      M.a wil fcna thy udulqado qalidada

    • @rahmamahamoud9257
      @rahmamahamoud9257 Před 3 lety +1

      Bro alle ha ku sahlo Sidan nolol la haysan karo maha

    • @hiboismael1197
      @hiboismael1197 Před 3 lety +2

      wll uu dulqadoo macaan tadah mashaallah

  • @kipirley5478
    @kipirley5478 Před 3 lety +2

    anshax waa fananka.kaliyaate heesihisu ay marwalpapa xaqiiqada kahadla bilow ilaa dhamaad dhamaanba heesihisu waxa ay katurjumayaan dhibta iyo xaqiiqada kajirta gayigeena siba ahaan kuwa kala haystaa lamanayaasha 🥺 keep going legend qaar badano kalena wan.kasugaynaaa 🙏❤

  • @clraxmaangaasofficial2589

    Clrisaaq anshax boqorka codka 2021 taageera buuxa kuu ahay
    Full respect brother hore usoco

  • @abubakarbilabuuq7055
    @abubakarbilabuuq7055 Před 3 lety +10

    Muu dhiman fànkeenii
    Calankiisii muu dhicin
    Dhaqankeenii muu lumin
    Mana uu dhamaanine
    Inkastoo la dhaawacay
    Weli dhowr ayaa nool
    BY::Abokar Bilaabuuq
    C/Kariim Faarax Qaarey Jiir

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 Před 3 lety +33

    Anshax Hablaha Quruxda Badan Halkuu Kasoo Hela Horta Waar Inader waanu Xiiqne Nagu Caawi😂
    Nice Song brother Anshax 👑

  • @abdirisaksaid
    @abdirisaksaid Před 3 lety +4

    Heesta sanadka waaye legend anshax🤷‍♂️🔥❤️👍

  • @khalifeyfilmsvlogs6088
    @khalifeyfilmsvlogs6088 Před 3 lety +5

    Legend Anshax 🔥

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 3 lety +4

    Waawa Eesh Cala Hees❤❤❤❤

  • @habiboali5317
    @habiboali5317 Před 3 lety +2

    maashaaa alaaah anshax iyo ayaaan isku waara walaale aadbaan inii taageera 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 Před 3 lety +10

    Ilahow naag nuucana baan kaa magan galay wlhi nolosha heesta lagu jilaya xanuun waye , waa lagu waashaaa .

    • @farxiyoaadam6977
      @farxiyoaadam6977 Před 3 lety

      Waa sida lamaanaha Somalidu unool yihiin yaaaap

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 Před 3 lety

      Wlhi wilshena wayno dulqatan allw no dhaf inagana dhaqankan an iska dhafno adinka kun jer mhdsanidin

  • @somtik-tok4731
    @somtik-tok4731 Před 3 lety +13

    Great message to Somali people 🙏🙏

  • @rasmiruun1593
    @rasmiruun1593 Před 3 lety +1

    Legend anshax 💉🥰hesa murti leh ugu imaw ninkan

  • @libaaxcaano4894
    @libaaxcaano4894 Před 3 lety

    ninka fanka somali kor u qaaday hore u soco papa anshax👑🙏

  • @djbaahozqulleh570
    @djbaahozqulleh570 Před 3 lety +2

    Keep going bro anshax

  • @sahroruun2600
    @sahroruun2600 Před 3 lety +12

    Jclkyga wa kala dhamanay saas ey thyna qalbiga ayaa igocdo markan so xasusto 2021 sanadkyga farxaded inuu allah swt iiga dhigo ii so duce wll 😭

  • @sabiry6537
    @sabiry6537 Před 2 lety +2

    Abti ilove you to nolow abti xuriyadada rabow kuu kamil yeel abti anshax aqlaaqada aabe iyo hooyo mcnto kugu barbarshay afkaga eray xuman kama yeedho abti mcn guul iyo goba nimo adiga iyo habar yarteda waa hooyada Qarniga nolashada alle Odin xafid xafida hullahu yaa kariim yaa caziiz yaa jabaarull yaa qawiyun allheena umahad noqeenaa ,🤲🤲😭😭😭😭🙏

  • @sakariyeabdilahi8931
    @sakariyeabdilahi8931 Před 3 lety +2

    Heestani walahi
    Waa top

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 Před 3 lety +5

    Heestu waa dabeecadaha dumarka😂🤣
    Anshax wanku wataa🥰❤💃

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739

    Maasha'allaah tabaaraka allaha idin xafido aamiin aamiin aamiin 😘😘😘😍

  • @mohamedosmanmohamed2721
    @mohamedosmanmohamed2721 Před 3 lety +8

    I like this song, the way the saxophone is hit so amazing and action too.
    Keep Bro #Anshax

  • @ixsaan9294
    @ixsaan9294 Před 3 lety +2

    Waaaw WA laaabay anshaxoow😍

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 Před 3 lety +5

    WOW Hees aad u dareen bdn weeyaan heestani 🙂

  • @cabdinasiraxmed6737
    @cabdinasiraxmed6737 Před 2 lety

    Fanaan igu qliya anshax heesahaaga waan ubogay pro keep going

  • @xuseenabdirisaaqxuseen4143

    Keep goin an shaxow

  • @smarthdstudio8256
    @smarthdstudio8256 Před 3 lety +7

    Best director anshax❤

  • @kaltomodheyma9652
    @kaltomodheyma9652 Před 3 lety +2

    Abdiqadir anshax keep going Brother

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye Před 3 lety +6

    Subscribeta iisaara walalayaal❤
    Amiin samadoon abwaaan dhamaystirran
    Andhaxna heesaha wuxuu kusoo baxaa heesaga calaacalka ah yaa ila qaba🙆‍♂️😂😂

  • @Giftgiver511
    @Giftgiver511 Před 3 lety

    Anshax waxaan kaga helaa waa jilaa aan cadi ahayan keep going pro

  • @saalaaliahmed3440
    @saalaaliahmed3440 Před 3 lety

    Anshax iyo ayan ♥️♥️♥️👈from muqdisho

  • @munoadan9952
    @munoadan9952 Před 3 lety +2

    keep going walaal

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 Před 3 lety +4

    Waaw caadi mahan taagero buuxdo baan idin hayaa anshax iyo ayaan dad lagu dayan karo❤️💋💋💋

  • @bluroyaal4493
    @bluroyaal4493 Před 3 lety +1

    ❤ mashallah nice song.

  • @ckarincalishaah3209
    @ckarincalishaah3209 Před 3 lety +2

    Anshax keep going pro

  • @abdikafiabukar3142
    @abdikafiabukar3142 Před 3 lety +4

    i'm from murusade ilove somali🇸🇴❤️

  • @maxamadtimadheere1186
    @maxamadtimadheere1186 Před 2 lety +1

    M.a lgan hory usoco

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 Před 3 lety +34

    waxan aminsanahay heestan hadi ay kuso bixi lahayd waqal inay 1 week 1m noqon lahayd lkn dhib malaha chanelkena o ino kala kaca ka muhimsan good luck legend anshax

  • @farxanmukhtarnuur5317
    @farxanmukhtarnuur5317 Před 3 lety

    Wwwww inawa caadi ma ahan ishcalaaa fanaaan guul wacan

  • @aamiral-hussein9651
    @aamiral-hussein9651 Před 3 lety

    Codkaaga baad fanka ku joogtaa lph waan heestii sanadka 2020

  • @shariifabokor9720
    @shariifabokor9720 Před 3 lety

    Alla yaa gabadha ciwankeda isiiya qurux iyo jiniyada macn masha allah

  • @xamdasagal5447
    @xamdasagal5447 Před 3 lety +6

    Mar wad igu dharta marna wad iga dharta 😥💔
    Alle kugu dharshe sidan ka dhaqan miya 😥
    Hees nolsha wx ka tabatay💔

  • @ugbaaddhaqtar1103
    @ugbaaddhaqtar1103 Před 3 lety

    Anshax fanaankeena qali ah horey soco

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 Před 3 lety +2

    Great singer, and master of beutiful video the best in all Somalis singer, keep on bro, we love you.

  • @kamilkayf4474
    @kamilkayf4474 Před rokem +1

    Aad baad u jishay anshaxoow ❤️❤️🤝👊

  • @user-jf5st9sj4f
    @user-jf5st9sj4f Před 4 měsíci

    Xasuus walaahi❤

  • @abdiboosiisofficial5208
    @abdiboosiisofficial5208 Před 3 lety +2

    Abdirizaaan anzhax fanan aad u qiimo badan hees dareen dhaba xanbaarsan ax way itabatay heestan

  • @sharmakeabdirahman3039
    @sharmakeabdirahman3039 Před 3 lety +3

    Fanaan iyo badh abdirizaq anshax

  • @NasserAhmedIlwad-jb7vq
    @NasserAhmedIlwad-jb7vq Před 4 měsíci

    Love u best singer

  • @musicchannel2537
    @musicchannel2537 Před 3 lety

    Ansha waa fanaan ka aan taageero heesaha uu qaadana waa kuwa dareen iku leh heestan qisadeeda oo kale si dhab ayeey iku soo martay allow dumar keena noo qabooji

  • @iimaanabdi3807
    @iimaanabdi3807 Před 3 lety +7

    Heestan wlhy saacadan anay iitaal ina sheegay 😭

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim Před 3 lety +6

    keep going anshax anigu maalintii koobaad ee ay soo baxdey ayaan chanelkan soo booqdey 1day and 4.1k views ayn ku arkay markas ayn iskaga tagay inta aan idhi heestani anshax wey ka qasaartey lkin manta waxaan filayn ayaan arkay 1Week an 217k views another level wll anshax keep going intas iyo in kabadan waan kula jecelahay

  • @hornchannelofficial1927
    @hornchannelofficial1927 Před 3 lety +1

    Anshax Alfanaan aan tageeroh ❤❤❤❤

  • @Macowlyrics
    @Macowlyrics Před 2 lety +3

    We are family 👪 Anshax ❤❤❤

  • @maxamedanshax1702
    @maxamedanshax1702 Před 3 lety +2

    Waawo çabdi risaaq anshax

  • @akritmaxamedcm6350
    @akritmaxamedcm6350 Před 3 lety

    Walahi waa waxa jira waana xaqiiq

  • @xasanhaykal2736
    @xasanhaykal2736 Před 3 lety +3

    Sxp tageeran ku ahay hore usoco waa nacab gaaladu

  • @DIJAMVLOGS
    @DIJAMVLOGS Před 3 lety +2

    Dirisle dhagax sxb kusoco waad haysaa heestaane good reaction

  • @xanadatktok4442
    @xanadatktok4442 Před 3 lety +2

    Legend anshax

  • @zahraali8161
    @zahraali8161 Před 3 lety +42

    😁😁😁 Walee Dumarka Somalida dhaqan kooda oo aan biyo ismarin weeye anshax 2 heesood ayaan ka saxay heestan Iyo heestii uu lahaa ka Ilbaxay fanaan iga dheh
    Dhamaan inaan Nahay Dhalaan
    Caruurta aan Wax dhamiinoo
    Dhana dhana aan raacsanayn
    Miyaad ragoow ragoow ka dhoohan tihiin
    Wanaagu Waa noo Dhaliil
    Farxadu Waa noo dhiboo
    Macaanka Qadhaadh dhaloo
    Dhankii aan jirnaba
    Shaki baa dhar noo ahoo
    Dhirifkaan weheshanaa
    Hadii aad dhaaratan
    Ama Diamond aad Sidaaan
    Qulubta aan dhegasanyn miyey miyey
    Dhaqan doonaysaa.😁😁😁. ❤❤🎩👈🏽.

    • @ayannour3062
      @ayannour3062 Před 3 lety

      😥

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 Před 3 lety

      nio raga maad nagu diri 🙄🤣🤣

    • @zahraali8161
      @zahraali8161 Před 3 lety +1

      @@nimcoayaan6197 Wll Malaha imaad fahmin ee qoraalka dib ugu noqo Raga maxaan inagu diraa iyagaba Ina akhriyey oo inoo heesay ba horena dumarka gabayo badan ayaa dabeecadahooda laga sameyey lkn Malaha feedhii aadan ee qaloocday ayaan ka wadana Sidan 😁😁😁..

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 Před 3 lety +2

      @@zahraali8161 hhhhh masaakin ayaa nahey hdii aanu dumarka nahey🤣🤣

    • @ifraaxapdilaahi6951
      @ifraaxapdilaahi6951 Před 3 lety +1

      Xaqiiiiiiq wll sahra

  • @siciidjaylanionlock8393

    Saree abidkaa pro

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 Před 3 lety +3

    Inta anshax jecel liket imuujiya

  • @haybeyare13
    @haybeyare13 Před 3 lety

    Fanaanka sanadka Anshax
    Inaad Channel kuu gaarana samaysatay waa guul.

  • @bisharmuhumed7809
    @bisharmuhumed7809 Před 3 lety +2

    Hees aniga iqusaysa wllhi billhi anshax fanankayga ❤

  • @cabdimaalik9070
    @cabdimaalik9070 Před 3 lety

    Wa hees cajiib ah runtii

  • @yahyehassan9777
    @yahyehassan9777 Před 3 lety

    Keep going pro

  • @abdisalamyousuf5399
    @abdisalamyousuf5399 Před 3 lety

    keep going noolow

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 Před 3 lety +3

    Keep going

    • @tubemixed2413
      @tubemixed2413 Před 3 lety

      War ilmadeerayal 1 million hadaa Awoodo wa idiin saari laha ilahaybaan ku dhaarte kamaan xaasidene subscribe iisar wll qli

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +13

    Halkaad iga dhirin layd dubad iisi dhigta kun gorbaad idhawacdaa😪💔

  • @enghufaneqoslaye2466
    @enghufaneqoslaye2466 Před 3 lety

    Eng hufane qoslaaye

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 Před 3 lety

    Cabdirisaaq anshax legend fanaan

  • @guulredmaxamef5189
    @guulredmaxamef5189 Před 3 lety

    Añshax anaa ii wadaa

  • @iidmuuse9730
    @iidmuuse9730 Před 3 lety +1

    Hore u soco

  • @ayaanxassan3858
    @ayaanxassan3858 Před 3 lety

    Alle haku xafido Wllky cabdi

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137

    Erayadii abwaan amiin samadoon abwaan weyn respect forever legend abdirisaaq anshar Darren lugo leh wye ninkaan❣❣🙏🙏♥️❣❣❣❣

  • @qaalixuseen6543
    @qaalixuseen6543 Před 3 lety

    Fanaan sare 😍😍

    • @tubemixed2413
      @tubemixed2413 Před 3 lety

      War ilmadeerayal 1 million hadaa Awoodo wa idiin saari laha ilahaybaan ku dhaarte kamaan xaasidene subscribe iisar wll qli

  • @yasinxashi2150
    @yasinxashi2150 Před 3 lety +8

    Waa ta aniga I haysata
    heestaan waxay ka hadlayso
    Walaahay😓🙏

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Před 3 lety +2

    Anshax 🎤👏

  • @ahmedabdisakdaahir5370
    @ahmedabdisakdaahir5370 Před 2 lety +1

    Anshax the best song 🎵

  • @bashirmohamed5660
    @bashirmohamed5660 Před 3 lety +3

    From king ck

  • @kalsonilyrics8694
    @kalsonilyrics8694 Před 3 lety

    ___hore usoco prother___

  • @kamaalfeysalsayidofficial1009

    Really aniga I haysta

  • @abdilahiismail9150
    @abdilahiismail9150 Před 3 lety

    anaa uhoreeya like

  • @abdiazizsiisey4209
    @abdiazizsiisey4209 Před 3 lety

    Anshax waan ku watah

  • @user-bt5rv5wr4f
    @user-bt5rv5wr4f Před 4 měsíci

    Axxx dumarko waa Mila waji walahi waa.nasib humaya

  • @garadkaofficial1395
    @garadkaofficial1395 Před 3 lety +3

    From ck family

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739

    Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Intaa wada Tihiin Aamiin Aamiin Aamiin Oo Ha Idiin Da'do Mar Waliba Zakan kasto Aamiin Aamiin Aamiin 😘😘😘😂😂😂

  • @queennajal6747
    @queennajal6747 Před 3 lety +5

    Allan kugu dhaariyee Sidani Kaa Dhaqan MiYaaa😥💔