ABDIRISAQ ANSHAX FT SHABCAN DAUS YAA KUSOO DIRAY OFFICIAL VIDEO 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 02. 2021
  • ABDIRISAQ ANSHAX FT SHABCAN DAUS
    EREYADA CABDIQADIR QALINLE
    LAXANKA CABAAS HIRAD
    MUSIC AYOUB HAROUN
    DIRECTING ANSHAX
    VIDEO PRODUCTION DJ CATOSH JIGJIGA
    COPYRIGHT ANSHAX TIME
  • Hudba

Komentáře • 518

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax  Před 3 lety +47

    Waxaad tihiin ifiyaha guushayda
    Waxaan lahadlayaa waa idinka
    Ilove❤💯 DADKAYGA

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi Před 3 lety +163

    Anshax Fanka meel sare buu u wada libaax sare

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 Před 3 lety +262

    Durba meelaan damqan jirnbaa damqaneysee
    Yaa ku soo direy hhh wax kale hala yaa Anshax
    Yaa ku soo direy Adiga

  • @abdirahmanawilhusen740
    @abdirahmanawilhusen740 Před 3 lety +163

    Heesta wn ka helay inta ila aragtay like dhac igu siya niyow 🤔

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Před 3 lety +31

    Inta buufiska qabta heestoodiii ba so baxday qof ba intu lanbarkaga si dhib ah ku so helo waxa iska oronaysa yaa ku so diray inta buufiska qabta ☝️ taaga sidayda

  • @ahmetfadhidiid759
    @ahmetfadhidiid759 Před 3 lety +144

    Yaaku soo diray adigaagan message kaygan akhriyaaya😂😂😂😂😂

  • @Warya-woow
    @Warya-woow Před 3 lety +39

    ANOTHER ONE - Yaa Kuso Direy
    Team Anshax One Love ✌

  • @gobpro3576
    @gobpro3576 Před 3 lety +15

    Yaa ilaahal caalam hees iyo badh iga dheh shabcaan iyo anshaxba waxba lagama qaban karo fanaanka qudha ee suugaanta soomaalida iyo muuqaladaba wax weyn ka badalay anshax wllhi fanaan qudha maaha maca waa actar ,gar iyo gardaraba waan kuwataa actarkeena fanaan keena cabdirisaaq ansha hhh anshaxoow adaa fanka soomaalida lagu soo diray hhh legend ha socoto hawshu

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad Před 3 lety +47

    Hees iyo Bar Anshax iyo Shacban

  • @dheeglid9618
    @dheeglid9618 Před 3 lety +23

    Hestani toloow qablabad inay leedahay ma idinla eegtay ani ha wan iska sugayna qaibta 2 bad kolay sasay kuficantahaye kunoqo anshaxoow heesta qaybteda labad 🥰👑 kolay way kuhabontahay ee wan iska sugayna uun ✌️✌️✌️

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq Před 3 lety +36

    Inta ila fahantay in faadumo shuban loojeedo liketa isku muujiya😂

  • @fatimafariido6527
    @fatimafariido6527 Před 3 lety +3

    Heestani waxay ka turjamaysaa
    Gabadhii yareed ee islanta lahayd
    yaa ikaa soo diray wad i sumaysaye
    gabadha yarna lahayd eedo maya
    Cid ima soo dirin walee iyo bilee
    Abdirisaq Anshax nin tagay weye
    Bulshadiisa la shaqeyn dareenkoda🙏

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO Před 3 lety +47

    Akhyaareey Waxaan idinka codsanayaa inaad 100K Subscribe igaarsiisaan tanks my Family 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 Před 3 lety +5

    Nio anshax iyo inta lamidka ah baa fanka looga bahan yahay, inta kale istaga walalyaal😁

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 Před 3 lety +6

    Esh calaa hees keep going al fanaan c/rizaq anshax and shabcaan 💯💯💯💯💯👏👏👏👌👌

  • @munasar10001
    @munasar10001 Před 3 lety +4

    FANAANKA KALIYA EE HEESKA IYO MUUQAALKA SI DHABA ISU WAAFAJIYA BIG RIESPECT

  • @CleaningAfricalife
    @CleaningAfricalife Před 3 lety +2

    Wow,ilaahay ayaan ka magan galnay waswaas/shiiki

  • @deeqdarajolyrics
    @deeqdarajolyrics Před 3 lety +9

    Abdirisaaq Anshax The only one Legend ☝️

  • @fatimah25
    @fatimah25 Před 3 lety +15

    2:19 halkaa istaag 😂😂

  • @apdiwaliapdillahi3461
    @apdiwaliapdillahi3461 Před 3 lety +1

    Anshax ayaan yar waad u hiilisay

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Před 3 lety +2

    Oh yeah nice song Anshax and shabcaan Adaan Daa uus🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maftuuxacumar3797
    @maftuuxacumar3797 Před 3 lety +53

    Qofkii koowad inan ahaY waan ogee like hayga ilabin

  • @mukhtaarcabdilaahi9530

    Anshax waaa fanaan xaga jilinka kuwaca runtiii.

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 Před 3 lety +42

    Reer somalind wan idin jecelhy wllheyga caawa igu sharfa #subscrb from jigjiga

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 Před 3 lety

    Anshax fanaanka qisada jclka iyo mida hidaha iyo dhaqanka inooow aaad u jili yaqaan inta aragtay

  • @hoodo6989
    @hoodo6989 Před 3 lety +26

    Waliyo bile la ima so dirin gbdhi yared so xasustay🤣😂😂

    • @farxiyoahmed5613
      @farxiyoahmed5613 Před 3 lety

      😂😂😂😂😂 haa wlhi ax tii yarayd EEE naagtu u bac bac lahayd

    • @rahaabdi4051
      @rahaabdi4051 Před 3 lety

      "Waliyo bile la ima so dirin " waan soo wadaa heesta yeey ku dhaafin hhhhhhhhh

  • @vipmhdbarre6098
    @vipmhdbarre6098 Před 3 lety +3

    Adigaagan fariintayda akhrisanaya yaa kusoo diray 😂😂

  • @ucoqabe568
    @ucoqabe568 Před 3 lety +1

    Meel aana damqi jirin baa damqaneese yaa ku so diray anshaxa wwwwww👏👏👏

  • @saynabmaxamed3764
    @saynabmaxamed3764 Před 2 lety

    Niin antagero anshax ezh cala yaa ku soo diray

  • @ilwadugas2403
    @ilwadugas2403 Před 3 lety +1

    Hestan inanti yared jariyada ehed laga sameye cidi og like 👍

  • @libaaxcaano4894
    @libaaxcaano4894 Před 3 lety +1

    anshax fanka isaga kor u sida anaguna waan lagarab galayna inshallah👑🙏🏿

  • @ifrahhassan642
    @ifrahhassan642 Před 3 lety

    Libaax fanka ashanax dumaashii fankaad nuurisaaa

  • @najmaahmed1867
    @najmaahmed1867 Před 3 lety +1

    yaa ku so diray wa lagu so dire anshax my fanankena keep going 🥰

  • @cookingwithluulchannel7023

    Daymdadiyo dabuubtada nafta deeqde leyma soodir laaaa laaa lima soodirin Guuleyso the legends inta iga dambeyso isoo booqda walalayaal

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Před 3 lety

    Horay u soco libax banaankiisa yaala iyo fanaanad tayo leh

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle Před 3 lety +27

    Durba meelan Damqan jirinbaa Damqanaysee
    Hayla Doodine Yaa ku Soo Diray✌️🙄😂

  • @siyadkahin7448
    @siyadkahin7448 Před 3 lety

    Anshax wale wa dhaqn yahan

  • @liina_hasan
    @liina_hasan Před 3 lety +1

    Dabeeb geekiyoow daa in baa o gee dacad baan ahay la imasoo dirin🥰🥰

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 Před 3 lety +14

    RAMADAAN WAXAA KA DHIMAN HAL BIL HADII AD KUFARAXSANTHY WLL MCN ALALAH DARTIISA #SUBSCRB IGU SAAR WLL MCN🙏

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +21

    Naa Yakusoo diray ?
    Layma Soo dirine Waan iska kaa Jeclahay inaader😄😂

  • @abdallesheikhdon6955
    @abdallesheikhdon6955 Před 3 lety

    Direct of the year abdirisaq anshax🥰

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 Před 3 lety +1

    Hands downnnnnnn. Well done.

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 Před 3 lety

    for real wuujiraa waxaan subxaanallaah nacalaaasheydaan kuyaal

  • @ayaansomali262
    @ayaansomali262 Před 3 lety

    Gabartu maaneey eheen shabcaan aadan waxaay daauusku

  • @maadiiichannel8623
    @maadiiichannel8623 Před 3 lety +5

    AnZhaX: yaa kusoo diray 😂🤔
    Shabcaan: cidna layma soodirin😂

  • @hafsasuleiman6620
    @hafsasuleiman6620 Před 3 lety +1

    20sano kadib baa anagoo gaboobnay ka sheekeyn donaa qisada yaa kusoo diray 😀

  • @fatumoahmed1910
    @fatumoahmed1910 Před 3 lety +2

    Anshax legends go forward

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 Před 3 lety +4

    Wf Calyk Legend🔥

  • @kinggoley5189
    @kinggoley5189 Před 3 lety

    yaa ku soo dir hees wali ah kal iyo laab anshax keep giong daus lki

  • @bigboysofficial7309
    @bigboysofficial7309 Před 3 lety +2

    Heestaan waxee ku so cotaa gabadhii jaariyada eheed video laga duubay yaa ku soodiray durba meelbaa idam qaneyso waa fikradeyda weeye

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 Před 3 lety +1

    Fanan qiiraka kahadla

  • @mohamedfaisalfaarah274

    Jiliikan ka helay anshax❤️

  • @gabdhtuulo5922
    @gabdhtuulo5922 Před 3 lety +2

    Cajab na yaa kuso diray 💋🥰👑

  • @furinleofficial7116
    @furinleofficial7116 Před 3 lety

    Wow amazing pro Anshax🙏❤

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 3 lety

    🤝🏼Is waydi oo hays waydiiyo yaakuso diray🙉

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 3 lety

    Keep Going Anshax Fanan Aan Tageero

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak Před 3 lety +1

    Walaahi waxbaa kadhacay

  • @calisaleban9185
    @calisaleban9185 Před 3 lety

    ASHA waxan kusheegaya gadhka dayso hakuubexee

  • @FarhiaMMuse
    @FarhiaMMuse Před 3 lety

    Inaba caadi mahan heesta macala jilitaanka .............. Heesihi klo cusbana wan kasugyna Fanaan an taagero C/risaaq Anshac

  • @amirayar6665
    @amirayar6665 Před 3 lety +1

    dirisle arimahena king ck waa laydiin baqayaa soo dhakhsada maxaa idinka diyaara 🖐🏻🖐🏻🖐🏻

  • @fardowsamuxudiin7010
    @fardowsamuxudiin7010 Před 3 lety

    Durpa meelaa damqan jirinaa damqaneysee yaa kusoo diry
    Halheyska sanadka yaa kusoo diry keep going

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 Před 3 lety +2

    Durba meelan damqan jirin baa damaqanayse ha ila doodine yaa kusoo diray😁✨♥️

  • @abdiases9378
    @abdiases9378 Před 3 lety

    Wooow anshax keep going broh

  • @adanibrahim9184
    @adanibrahim9184 Před rokem

    Kept going my brother ,,,I love all your song am from Kenya wankusalamey

  • @sabiry6537
    @sabiry6537 Před 2 lety

    Guul abti guleeso geesi

  • @axmedbiritiish7441
    @axmedbiritiish7441 Před 3 lety

    Anshax wllky keep going

  • @yaasiinhawle3679
    @yaasiinhawle3679 Před 3 lety +38

    Inta fahansan in heestani ka waramayso qiisadii inaantii yarayd ee ka dibna baanka dhexe somaliland ku hiiliyay

    • @fadhiahmed1123
      @fadhiahmed1123 Před 3 lety

      Inantee wll bal war iga sii inantaad shegyso

    • @aminaali6290
      @aminaali6290 Před 3 lety

      Kula fahmaysaan ahay kkk

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 Před 3 lety

      @@fadhiahmed1123 waaa inanyaroo gabadh kale dambi ka gashey wll

    • @umalabdirahim7577
      @umalabdirahim7577 Před 3 lety

      Aad iyo aad Naa walaguso dire yaakuso diray horta liinti maso dhamaysatay duqdiii

  • @mahadomuhubo7617
    @mahadomuhubo7617 Před 3 lety +2

    First ayaan ahay anshax keep going wllky fanaanka hibada qarniga

  • @craxmanwarsame6101
    @craxmanwarsame6101 Před 2 lety

    Sxb masha allha keeb goyin

  • @bileyassein
    @bileyassein Před 3 lety

    Anshax waan ku wataa bro 🔥

  • @gulledabdi1874
    @gulledabdi1874 Před 3 lety +2

    I love it manshallah.

  • @najiibdeeq5569
    @najiibdeeq5569 Před 2 lety

    Na aya ku so diray cajab cajab 😁👍

  • @amiinmaxamed2863
    @amiinmaxamed2863 Před 3 lety

    waa (1)yaaaa

  • @bouhibrahimmalomrahma3882

    Machallah anshax

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 Před 3 lety +6

    Hayla Doodine yaa ku soo Diray 😂
    Halhayska Sanadka ❤❤

  • @abdirashiidmoxamet2535
    @abdirashiidmoxamet2535 Před 3 lety +5

    Hadii akhrido qiraalkan like saar waad akhride saar 😀

  • @maxamedsuruur4777
    @maxamedsuruur4777 Před 3 lety +1

    Fanaanka sanadka horay usoco sxb

  • @kaskeyninweyn6732
    @kaskeyninweyn6732 Před 3 lety

    Horey usocda

  • @maaizaabdirahman3666
    @maaizaabdirahman3666 Před 3 lety

    Yaa kusoo diray another level

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 Před 3 lety +4

    Part two ayan sugeynaa iyo dulmiga oo la so afjaro

  • @waayoaraagchannel3152
    @waayoaraagchannel3152 Před 3 lety +1

    Somali maxamed Sharaf iyo karamo igu noolada dhamantiin❤

  • @lixlepro6268
    @lixlepro6268 Před 3 lety

    Jaajar mahaysaaa

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Před 3 lety

    Fananka anla holin Karin cod iyo action iyo heeso maxaan👏👏👏👏👏🙏

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 Před 3 lety

    Wow ugu danbeyn waysodhacday

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 Před 3 lety +1

    Kkkkkk rar hargaysa iso diray

  • @maxameddabiibofficial1766

    Masha allah walhi muqaallka heesta caaadi maha hadaynu soomalida nahay
    Meel fog baynu wax ka doonaa hestiyo muqaallkuba besti pro

  • @raageugaaz7880
    @raageugaaz7880 Před 3 lety +1

    Yaaaaa Kuzooo DireY✊😜😜

  • @zagalazli7737
    @zagalazli7737 Před 3 lety

    Waan iska kaa garanayaa in lugu soo diraye yaaa kusoo diray

  • @farahmahamoud6705
    @farahmahamoud6705 Před 3 lety

    Yaa ku soo direy adigaagan qoraalka akhrinaya

  • @fatxi1120
    @fatxi1120 Před 3 lety

    La ima soo dirn 🥰😍

  • @user-oq7si9mz6e
    @user-oq7si9mz6e Před rokem

    Gabadha lamasodirine daa xaalad alhamdulilaah 😭🤲

  • @faaraxcabdi9867
    @faaraxcabdi9867 Před 3 lety

    Heesta yaakusodiray wahees cajiiba

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 3 lety +2

    ADIGAGAN comment'igeygan akhrinEya yaa ku soo direy🤔😅😅😅like sar hadan lagu soo diriN 28

  • @amiinmawliid41
    @amiinmawliid41 Před 3 lety

    Xeriir

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 Před 3 lety

    awodada fanku wax la qarin karo maaha anshax

  • @habayscambe9238
    @habayscambe9238 Před 3 lety +1

    Wwww anshax time

  • @khadarsomali6491
    @khadarsomali6491 Před 3 lety

    Legend anshax wan ku aminsanahay

  • @amiinkaka9257
    @amiinkaka9257 Před 3 lety

    Durba meelaan damqan jirnbaa damqaneysee
    Yaa ku soo direy anshax markasto soyalkena dhaqanka mar walbo wuna so xasuusiya i like sida waxa u jilo
    Yaa ku soo direy Adiga

  • @BihiAli069
    @BihiAli069 Před 3 lety

    Hore usoco wllka wayn ✊🏾👏👏

  • @sukhramohamed473
    @sukhramohamed473 Před 3 lety

    Ki jacyl ahaba so diry anshax fanan antagero keep going wllky