MA SUGAYSAY DV LOTTERY VISA CAAWA || sidaad u baadhan karto muuqalkan ayaa kaa caawinaya guul wacan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 05. 2023
  • #ayan #dhalad #show #like #subscribe #shere #lottery #visa
  • Zábava

Komentáře • 14

  • @samouhab123
    @samouhab123 Před rokem +2

    Mahdsanid qali aadbaan uraadinaayey❤

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Před rokem +2

    Arinta wanaagsanee Naloo abuuray ayaa ah Inaynu iswaydiino talaabo kastoo qaadayno Talow Rabigeen raali maka yahay tusaaale hadad rabto dhoof dhulalka gaalada ah iswaydii rabbi makuu baneeyay Allaah hayna waafajiyo xaqqee aan barano diinteena Wllyaal dadkana uso gudbino wixii rabbi raali ka yahay si aan ajar uga helno iyagana sidokle dhib uga badbaadaan iyo caro (cadho/ xanaaq) rabbi.

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Před rokem

      Walal dhulgaal majiro 😊

  • @user-ws3xm3fc8q
    @user-ws3xm3fc8q Před rokem +1

    Thanks qali nona so duce

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... Před rokem +1

    Mahadsanid walaal

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Před rokem

    Mahdsanid abayo

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před rokem

    Maashaa alaah ayaan

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 Před rokem

    Mahadsanid Ayaan waxan ku rajaynaya cafimad

  • @yusufabdirahmanidiris1233
    @yusufabdirahmanidiris1233 Před 10 měsíci

    Mahasanid wllo 🥰

  • @mohiidiinadan4834
    @mohiidiinadan4834 Před rokem +1

    Mahadsanid walaal ka hadalka waxa markaa jidha innaga iyo channel-ka wey anfacaysaa mahadsanid

  • @hazzanabdi5551
    @hazzanabdi5551 Před rokem

    Mahadsanid wll kun iyo kow jeer

  • @yusufkk7372
    @yusufkk7372 Před rokem

    Asc wll anigu wuu soobaxy lkn baasaborkeyga da.da ku iyo midkan ku xariyey isma laha iyo tàrikhdan ku qoray ma ma xasuusto bal iso jawab wll qli

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před rokem

    0:40 walal May lama xareysto ee October ayaa laxareystaa “May” nasiibka ayaa lafiiriyaa 😊

  • @Ahmedsahay
    @Ahmedsahay Před rokem

    Mahadsanid walaal