GACANTI LACAGTA💵 SO SHAQAYSAY & GACANTI LACAGTA MAKE KU GADATAY😂 | RAGGOW SAN KUMA JIRI KARNO WLHI😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 04. 2024

Komentáře • 365

  • @Nouradin_ahmeth
    @Nouradin_ahmeth Před 3 měsíci +178

    Ninka sharaf badan kana dulqaad badan dunida masoo marin kusali xabiibkeena muhamed scw ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 3 měsíci +141

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 Před 3 měsíci +106

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍

  • @SiciiidApdulaahi
    @SiciiidApdulaahi Před 3 měsíci +45

    TeaM sheikh musttafa xaji one love ❤❤🎉

  • @CumaraxmadA
    @CumaraxmadA Před 3 měsíci +13

    Walaal fadlan kajoog isku dirka umadda iyo fasaadka aad waddo umaddu waxan ubaahantahay diin horusocod cilmi dhiirigalin wax soosaar midnimo ganacsi fikir iyo inlamideeyo islaamka iyo in loogargaaro dadka lacunaya ee falastiin , faldan muqaal damba oo maalayacni eh hanoosoo gudbin

  • @BuuhroobleAfteeb
    @BuuhroobleAfteeb Před 3 měsíci +20

    wasiir saki bini xaaji legend
    tageere number one waakanaa love ii saar
    wasiir

  • @iam_spongeboy
    @iam_spongeboy Před 3 měsíci +16

    Wasiir Sheeko Rufiyaaanimo ayaad bilowdey😂❤

  • @ayaanaxmed7373
    @ayaanaxmed7373 Před 3 měsíci +5

    Wasiirka waa in xilka laga qaadaa waayo marwalba raguu uu dananiyaa waan kugu fahanay hadii aanu nahay dumarlaan 👊

  • @Hussein_Mukhtar_10
    @Hussein_Mukhtar_10 Před 3 měsíci +19

    صلى على النبي ،، صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @user-gj2sh4pg1b
    @user-gj2sh4pg1b Před 3 měsíci +11

    Wllhi ani Lacag aan leeyhy😂waa fiirfiirsanaa le ma iga baxeyso 🤣Lkn midd Dadow wey igu bexe 😂

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa Před 3 měsíci +8

    Wasiir Xariifkii Ramadanka Nasoo Qarxinaaye oo Ragga ayaga oo Jiifo masaajidka comirada lakor Tagaaye HA iloobin 😂

    • @HalimoHali
      @HalimoHali Před 3 měsíci +2

      Soqor ayn lahe wada soo hormatay talyi

  • @nimcomaxmad5191
    @nimcomaxmad5191 Před 3 měsíci +19

    Waziir ninmnka ha ngu drin nin ajnbi ma rabnee😂😂

    • @AbdinaasirOsman
      @AbdinaasirOsman Před 3 měsíci +2

      Idinkaa cadaan aade nin qurxoon rabnaa dhahdeen baxa 50/50 wye maanta wixii ka bilawdo😂😂😂

    • @nimcomaxmad5191
      @nimcomaxmad5191 Před 3 měsíci +1

      @@AbdinaasirOsman mya farxow sas ha dhihin 😂😂😂😂

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 Před 3 měsíci +3

    Walaahi zaki bin xaaji waan ku wadana wayeel iyo dhalin yaro madaxa noo saran tahayi ❤❤❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 3 měsíci +2

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @princesssadia7376
    @princesssadia7376 Před 3 měsíci +4

    Kuwo badan ayaan hadda ka hor ku direy lacag ii soo dir inta iska reebi waayay show khuburo ayaan ahay😊

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 3 měsíci +6

    Wasiir see Wallach waxey aamin San yihiin 50\50

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 3 měsíci +19

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @C.qani.qalinle
    @C.qani.qalinle Před 3 měsíci +3

    Waziir dhaqan gaas ma banaana😂😂❤❤😂😮waa iga daacad.

  • @CabdaleXasan-nd1oz
    @CabdaleXasan-nd1oz Před 3 měsíci +8

    TEAM SARAAKISHA 😮NINKII NASO QARXIYEY RAMADAN TII SOO QABO

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma Před 3 měsíci +4

    Mama is not easy we love you mama♥️

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před 3 měsíci +4

    Keep going my pro zaki bini xaaji 💪❤👍

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp Před 3 měsíci +4

    Wasir calamadahas anaba iskaleh😂😂

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 3 měsíci +6

    Waa idin salamaya dhamaan saraakisha meshan ku xiran❤🖐

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Před 3 měsíci +3

    Waziir inta anaga nawadatid sudan sudan uma ekit😅 legend tilaabsaday oo kalay iska arak ayaa tahay

  • @AlvaroMorata-et8df
    @AlvaroMorata-et8df Před 3 měsíci +1

    Waziiir waziiir dumashiyaa kumaqloso hayeeey 😂😂😂😂

  • @Hodan-273
    @Hodan-273 Před 3 měsíci +7

    Mid wallo nahay walahi itiraah naa lacag waydii marka iraahdo ninkas SE isaga rebaa

  • @maxamedcabdi2484
    @maxamedcabdi2484 Před 3 měsíci +3

    Wasiir nin ki Ramadan video dubay mee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870 Před 3 měsíci +2

    Whi anoo rag gacanty quruxd alllndulihi iniga labdayda walid ilahy qurux udhamystiray waan ku faanaa lknraga waxan kle talin lahaa inay sidaa wax isku dhaaman lacg aad adigu ka bay hoofsanthy inaad qofkle siiso waa aqli la aan ku hayso

  • @user-gj2sh4pg1b
    @user-gj2sh4pg1b Před 3 měsíci +6

    🤣😂🤣🤣🤣hee ani Bil kasto dhintaa marka

  • @user-xq5ib8uu2k
    @user-xq5ib8uu2k Před 3 měsíci +2

    Wasiir adi wifiga adi jooji Anaga Hana baxarayn😂😂

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 Před 3 měsíci +2

    😂😂😂😂😂😂walaahi qosol iguma harin😂😂😂😂

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 Před 3 měsíci +1

    Anaa arkey waan dhintey😂😂😂😂😂

  • @abdirashidmohamed1433
    @abdirashidmohamed1433 Před 3 měsíci

    Thanks wazirka wan sugaye aragtida dadweynaha

  • @badraawilyrics7741
    @badraawilyrics7741 Před 3 měsíci +4

    😂😂😂😂 Love isaaar

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 Před 3 měsíci +3

    We love our Voice our boys and the best❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SacidoCaruusey-pv9sd
    @SacidoCaruusey-pv9sd Před 3 měsíci +2

    Mamada taladeydee dhiibtay😂😊

  • @gaabayabshir5863
    @gaabayabshir5863 Před 3 měsíci +9

    Like 6xad comante 5 hh

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 Před 3 měsíci

    Waziir ii soo Ducee 🦍🇸🇴 Ani Xaliimo incha Allah ta 2aad baan ka dhigayaaye

  • @huddahashim3764
    @huddahashim3764 Před 3 měsíci +2

    😂waa fuuray

  • @YaxyeCabdi-tm6gz
    @YaxyeCabdi-tm6gz Před 3 měsíci

    Beenmaaha wanna arkwy wanna dhintey kulahaa😂😂😂😂😂😂

  • @DhacaayeOfficial
    @DhacaayeOfficial Před 3 měsíci +1

    Wasiire kii ramadaanka nasoo qarxiyey ma ilaawin

  • @dollamadaalle1579
    @dollamadaalle1579 Před 3 měsíci +6

    Waziirka wa kusalaamy

  • @R1Y44
    @R1Y44 Před 3 měsíci +9

    729 views❤😂

  • @MuhsinMohamed-jg7gw
    @MuhsinMohamed-jg7gw Před 3 měsíci +1

    Keeep going broski❤

  • @ahmedabdihakim1250
    @ahmedabdihakim1250 Před 3 měsíci

    wasir ur right mel dhaxa aan iskuimana fifty bixy fifty aya bixina.....but it lowers down our dignity as a muslim man

  • @saynabcabdirashid7742
    @saynabcabdirashid7742 Před 3 měsíci

    Oo faaraxoow awalba intaasaa raga dhaantayee hadaa diido yaaba ku fiirinaya😂😂😂

  • @user-ho8op4sq6h
    @user-ho8op4sq6h Před 3 měsíci +1

    Wasiir. Diinta ayaa ka hadashay in gabadhaada aaad. Masfuufkeeda iyo mariin keedaba aad adigu bixid. Markaa. Gabadhada ka bilow legend now 😂😂😂 dhaqan yahuudeedka. Kow aad ka noqonee 😂😂

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k Před 3 měsíci +1

    Ilahuma najina kulaha 🤣😂
    Allahumma najina ✅️

  • @Fataxo7
    @Fataxo7 Před 3 měsíci +4

    5:45 dumarka we diyarsan yihiin ee ragow isdiyaariya adinka Oky😂

    • @you...252
      @you...252 Před 3 měsíci +1

      Annaga Hortiina isdiyaarinay Halimos😂🐴💔

  • @user-uq4sj3vu9q
    @user-uq4sj3vu9q Před 3 měsíci +1

    Wasiir seed wax uwada ragena somaliyed waa dahabe hanagu dirin

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 Před 2 měsíci +1

    War niyow anu afartanka malmood mafahmiin ee maxa laga wada .
    Marki horee afartan baxa dumarka ayan mudayay😮😂❤❤❤❤❤

    • @Binthlm
      @Binthlm Před 2 měsíci +1

      Waa 40 kii dhimashada

  • @user-oc7yg8ew2j
    @user-oc7yg8ew2j Před 3 měsíci

    Alle ha idin xafido ragga somaliyed we love ❤️

  • @HuseenSheekh
    @HuseenSheekh Před 3 měsíci

    Wasiiir hurdo ka pixi la ahy ispuucane yaa iimaqan 😂😂😂😊😊

  • @ifraaxmuxudin1562
    @ifraaxmuxudin1562 Před 3 měsíci

    Wlhi gacmahaan farqi weyn u dhexeeya

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 Před 3 měsíci

    Sheikh Mustafaa Ilahey Abarakeyo ❤🤲

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 Před 3 měsíci +1

    Walahi ana ka miid aah laba halimo markay lacag i waydiyen igu dambayse miid ban raaba ina soo cesheedo lakin laacag marka.la waydiyo wan naaxa😂😂😂😂😂😂😂

  • @mariancariif
    @mariancariif Před 3 měsíci +2

    Wasiiroow aniga hada marwaan ahay intaan guursan nin haduuw lacag iisheego kir intaan dhoho ayaan katagi jiray waxaan moodijiray inuuw tafaariiq igurabo

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Před 3 měsíci +1

    Hee haye kow iwad sheeekada ana an dhageste

  • @kafiaabdi3012
    @kafiaabdi3012 Před 3 měsíci

    Wiil somaliyeed wa baaqor❤❤ Allow noxafid

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Před 3 měsíci

    Maamada caadi ma ahan hahahhah

  • @aminamadar7025
    @aminamadar7025 Před 3 měsíci

    Zaki dulmi miyaa hee😂

  • @user-px7qo8nm8u
    @user-px7qo8nm8u Před 2 měsíci

    Dumarland oow kan wasiirka Raga waaye wasiirada Dumarland aan sameesano saan nama qabatee maalinkasta anaga lee nala jafaa dumarka meshaan meelan aheen hasameestan😭😭💔

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Před 3 měsíci +1

    Team waziir ayaan kamid ahay aniga hadayba laca ay dhahdaba waana necebtahay ayaan taaganahay😂😂

  • @yamanichannel492
    @yamanichannel492 Před 3 měsíci +1

    Walhi sxb aniga wan ka urda marki lee widoyo 2$😂😂😂😂😂

  • @user-rx7pk1zq8e
    @user-rx7pk1zq8e Před 3 měsíci

    Asc wasir Zaki iwrn mad ficantahay wllo wa réer Djibouti so jawab

  • @SamiaabdiSaamiyacabdi
    @SamiaabdiSaamiyacabdi Před 3 měsíci +3

    Walaalahey iiso duceya in ilhy faraj qeyr qaba oo dag dag ah ii furo ani iyo dhamanteen

  • @havzaHupi.
    @havzaHupi. Před 3 měsíci +2

    Wasiirka faraxyashena hanaku dirin😢😮😅

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Před 3 měsíci +1

    Waziir soon 50/😂 50

  • @user-gj4dl2iu9d
    @user-gj4dl2iu9d Před 3 měsíci +1

    50/50 xta waanku rabaa😊😅

  • @khaliilduran7292
    @khaliilduran7292 Před 3 měsíci +1

    Kuwa lacagta soodira nagama mid ahan😂😂

  • @faizahodan2757
    @faizahodan2757 Před 3 měsíci

    Waraa wasiirka hada ma xaliyad isu badashay dee naga daa waan kuwadan jirnee😂😂

  • @user-oy8ue3bc5d
    @user-oy8ue3bc5d Před 3 měsíci

    Wllhi waa xal in lacag lawaydiiyo ha inaca maahee wiligiis yuu soolaaban 😅😅
    Lkn haduu soo diro😢 illaah unbaa kaa reebi kara😂😂😂

  • @fardowsa9500
    @fardowsa9500 Před 3 měsíci

    asc shiikh beey kamaqashay calaadaha dhimashada

  • @degmoahmed8477
    @degmoahmed8477 Před 3 měsíci +2

    Xagay joogan ragan lacagtabixiyaa anu wali ma arag faarax basusaarad baa kaw kadhitee muxuu waxbixiyaa isagaaba yaabane😂

  • @Mohiyadiin
    @Mohiyadiin Před 3 měsíci +1

    Waziir qoftan wey nawashay iga tag

  • @SenyoritaSalihiya
    @SenyoritaSalihiya Před 3 měsíci

    Wasiir xageed wax ku wadaa naga qalee 😅

  • @user-yq3co1oc4z
    @user-yq3co1oc4z Před 2 měsíci

    adiga iskabilay wllka 😂❤🤴🏻🔪

  • @sayid5352
    @sayid5352 Před 3 měsíci +2

    wasiir timaha hagaji nin akhayara tahe

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 Před 3 měsíci +1

    Istaaqfurlaah War danbiga iska daaya qofna ma oga geeriďisa😢

  • @Cadanishow
    @Cadanishow Před 3 měsíci +1

    Yaa ila raba inta inkadhee taas oo ah inaan Israëliyinta dubano duhur cad oo saloon ah😂

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 Před 3 měsíci +1

    Moalim Xaliye inta uu joogo lacag ha'iga sugin Haliimo aniga ku dhahay 😂😂

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Před 3 měsíci

    Kkk sxwey nin haduu katagiwayay lacag ayaa lawediy wee cararaan

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Před 3 měsíci

    War faraxowo diinta nicelineso mohoo mx yelay hadaa gala ahaan laheda iyaga dhaqakod samelaheda soma ah

  • @DeeqoAxmed-dk3vf
    @DeeqoAxmed-dk3vf Před měsícem +1

    Adeer adaaba cadee

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 3 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂 Ala ma nooli❤🇸🇴

  • @usaameweero
    @usaameweero Před 3 měsíci

    Dumarkan Lacagah Nagu Wareer Shay Ileen Waa La Soo Balamiyay😅😅

  • @SumeyoSiman-fj5qd
    @SumeyoSiman-fj5qd Před 3 měsíci

    Funny boy Zaki bin xaji 😂😂😂

  • @AmranMaxamed-my4kk
    @AmranMaxamed-my4kk Před 3 měsíci +1

    Wda hadalkaa ay ragusa yeelanayaan aniga hala igudaro si aan u ogaado halkay qaaxadu kudhamaato

  • @ROMEO10-10
    @ROMEO10-10 Před 3 měsíci +1

    Waayah waayah waayah waayah waayah 😂😂😂😂

  • @laylaaa959
    @laylaaa959 Před 3 měsíci +1

    Beerkaa ixanunaay😂😂😂😂

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Před 3 měsíci +3

    masakiin adinku maba taqanin waxad tabtaan 100ciyalah kala hoyaa ama cadanku bes 2 sharaf leh 😂😂😂

    • @AbdinaasirOsman
      @AbdinaasirOsman Před 3 měsíci +1

      Aad hee 😂😂 2 sharaf leh iyo waxada aad la baxeso 😂😂

  • @HalimoHali
    @HalimoHali Před 3 měsíci

    Hadee ani halya gawrahayo 😂😂

  • @ruunhaaji3634
    @ruunhaaji3634 Před 2 měsíci

    Hadii ad Lcgta bixi weysiin guriga howshiisa qabsaneysiin sxb

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    Wasiir nagtaas 40casho oo shakiyaan kujiray waba na washay 😂😂

  • @simansulub5317
    @simansulub5317 Před 3 měsíci +1

    Wasiir raga hanagu dirin bal

  • @MaryanCali-xz4kg
    @MaryanCali-xz4kg Před 3 měsíci

    Wasiir mama waa no hadalshy alaha daayh

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli Před 3 měsíci +1

    Wlhi haday Grand Plaza igaso wacday Lacagna waan u diree xaliye ha ii sheegina 😏

  • @sandiirmaxamed5335
    @sandiirmaxamed5335 Před 3 měsíci

    Aniga markey lcg iweydisan ba ugu jeclaha benban u shega wax yar kadib ban kuso turaya xbibti ban dhaha sey ii sugeyso qiyamahaba dhacaya😂

  • @Ciidle
    @Ciidle Před 3 měsíci +1

    Aragtida dadwaynaha nosoobadi wasiir plz

  • @Shamsuuni987
    @Shamsuuni987 Před 3 měsíci +1

    Wasiir dhaxdhaxaad ma tihid inaa wasiirad helno wye🙄