Video není dostupné.
Omlouváme se.

HOYGA TAARIIKHDA SOMALILAND 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 06. 2024
  • Si aad ula socoto bilicda wadanka subscribe dheh channelka

Komentáře • 23

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +1

    Maansha allaha Hassan Habala Qote Qof kasta Somali ah oo Naceb Hormarka Somaliland waa in uu ku xisbaabtama dadkan waa dadkii somali wax ka dhigey

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 11 dny

    Mashallah Tabarikalla madxweynah muuse Bixi cabdi guuleyso ❤

  • @ahmedaadan4624
    @ahmedaadan4624 Před měsícem

    Guul jamuuriyada soomaaliland inshaa Allah

  • @AbdirzakAhmed-np3so
    @AbdirzakAhmed-np3so Před měsícem

    Masha Allah alaah hanoo barakeeyo aamin

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 Před měsícem +2

    Maashalah ILahay Haynoo Barakeeyo Dalkeena Somaliland

  • @user-oj6wg3zt6l
    @user-oj6wg3zt6l Před měsícem +1

    Mnzha allah

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před měsícem

    Maanshalaa madaxwayne muuse biixi kacagtii la laba liqayay wakaa wadankii ku hagaajiyay

  • @farduuscaydiidabdi4653
    @farduuscaydiidabdi4653 Před měsícem

    Mnsha Allah tabarakallah somaliland Allow dhowr

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před měsícem

    Masha allllah❤ ilaaahow somaliland xiftiii❤

  • @mohamedadamabdelaziz8190
    @mohamedadamabdelaziz8190 Před měsícem

    mashallah Landty hanolaato cadawgeeda ilahay hajabiyo ❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před měsícem

    Dhismahan ayaa ka quruxbadan waaheen

  • @caashawallkiis1950
    @caashawallkiis1950 Před měsícem +1

    Horumar sifiicn😂

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před měsícem

    Madaxwaynaha waxaad ayaa lagu dilayaa in lacagtaa la wada cuno

  • @waaanigii8971
    @waaanigii8971 Před měsícem

    Waa wax lagu farxo, beautiful! kaliya Amxaara jacaylka iyo Somali nacaybka naga daaya.

    • @lander2023
      @lander2023 Před měsícem +1

      nacaybka idiinku dayaa somali bantu. amxaaro and oromo are humans with muslims (millions), nacayka bin aadam oo dan wuxu marka dambe noqda nacaybka sokeye. Somali lida koonfur waa fashiite....nacayba mee deer bu lagaday adunka. waa waxay aduunkoo daan uu necebyiheen somali.

    • @waaanigii8971
      @waaanigii8971 Před měsícem

      @@lander2023 Lander kaa somali xun waligay ma arag kkkk, ma dhaqan celis baa tahay, teeda kale Somali bantu waa dad sharaf leh ee ha u isticmaalin inaad cid ku liido. Somali idin neceb ma jidho, waxa intaa amxaro daba yaacaya waa Somalilanders, oo dayuuradihii Siyaad Bare u haysta in Somali oo dhan soo dirtay, Walaal cid ku necebi ma jidho, adaa i neceb oo dadkaagiina nacay, Alle runta ha ku tuso.

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 Před měsícem

      Doofaar amxaar Ayaan ka jecel nahay faqash doofaaro ah oo nijaas ah

    • @waaanigii8971
      @waaanigii8971 Před měsícem

      @@abdulwahidmohamud9408 Hadalkaaga daliil u ah inaad jahli la nooshahay... Alle ha ku shaafiyo.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 28 dny

      ​@@waaanigii8971maya inader nacayn ma jiree dantayadu halkay noogu jirto ayaanu maraynaa

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před měsícem

    Rrrr

  • @ashkiromoxy
    @ashkiromoxy Před měsícem

    Next time don’t be chewing gum while filming, it turns viewers away.
    The building is stunning though and the view of downtown is amazing.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před měsícem

    MASHALLAH