SIRO TV
SIRO TV
  • 18
  • 63 809

Video

Maxaan kuso arakay dekeda berbera || SOMALILAND 2024
zhlédnutí 17KPřed 14 dny
Subscribe dheh channelka si aad ugala socotid bilicda iyo quruxda dalka
Maxa kuso kordhay wadooyinka hargeisa || SOMALILAND 2024
zhlédnutí 1,7KPřed 14 dny
Subscribe dheh channelka si aad ugula socotid bilicda io quruxda wdanka
HALKEE AYAY MARAAN BASASKA SHEEDUHU || SOMALILAND 2024
zhlédnutí 636Před 21 dnem
Subscribe dheh si aad ugala socotid bilicda io quruxda wdanka
Sidee ayay isku badashay hargeisi || Somaliland 2024
zhlédnutí 892Před 21 dnem
Subscribe dheh channka si ad ugala socotid quruxda io bilicda wadanka
HALKEE AYAY MARAAN BASASKA JIGJIGA YAR || SOMALILAND 2024
zhlédnutí 2,8KPřed 28 dny
Subscribe dheh channelka si aad ugala socoto bilicda wadanka
Mayorka ayay ubahantahy wadadani || jidka 150ka hargeisa somaliland 2024
zhlédnutí 1,9KPřed 28 dny
Subscribe dheh si aad bilicda iyo quruxda wadanka ugula socotid
Dib u dhis ayay u bahantahy wadadani hargeisa || somaliland 2024
zhlédnutí 920Před měsícem
Subscribe dheh si aad ula socoto bilicda iyo quruxda wdanka
HALKEE AYUU MARA BASASKA XERO AWR || SOMALILAND 2024
zhlédnutí 1,4KPřed měsícem
Subscribe dheh channelka si aad bilicda iyo horumarka wadanka ugala socotid
MAXAA KUSO KORDHAY KUNA CUSUB HARGEISA || SOMALİLAND 2024
zhlédnutí 2,3KPřed měsícem
Subscribe dheh channelka si aad ula socotid quruxda iyo horumarka wdanka
Quruxda magalada hargeisa iyo subaxa hore || dhismaha wadada halbawlaha labaad
zhlédnutí 1,7KPřed měsícem
Si aad ula socoto bilicda wadanka subscribe dheh channrlka
Quruxda magalda hargeisa iyo hapeenki || jigjiga yar Somaliland 2024
zhlédnutí 3,1KPřed měsícem
Si aad bilicda iyo quruxda magalada hargeisa ula socotid subscribe dheh channelka
HOYGA TAARIIKHDA SOMALILAND 2024
zhlédnutí 5KPřed měsícem
Si aad ula socoto bilicda wadanka subscribe dheh channelka
SUUQA WAAHEEN | HARGEISA SOMALILAND 2024
zhlédnutí 22KPřed měsícem
Si aad uga daawato bilicda wadanka subscribe dheh channelka

Komentáře

  • @caashawallkiis1950
    @caashawallkiis1950 Před 2 hodinami

    Good content

  • @ConfusedHoverboard-wi9ck

    Mnzha Allah wdanku wuu horu maray

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 3 dny

    ODAYGU HADAL BADANAA

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Před 5 dny

    Masha Allah ilaahay amniga iyo horumarka haynoo siyaadiyo ilaahayna aynu ugu mahadnaqno reer somalilandow

  • @SiraajSoomaali
    @SiraajSoomaali Před 6 dny

    Subscribe ino saara saxipayal channelka 1k wax yar inoga dhiman👍

    • @wakawaka3038
      @wakawaka3038 Před 6 dny

      Ka badanba uqalntaa wll aynu gaadhsiino dhalinyaro

  • @user-oj6wg3zt6l
    @user-oj6wg3zt6l Před 6 dny

    Woow first ahy🎉

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato Před 8 dny

    Masha Allah tabaarakallah

  • @popular7493
    @popular7493 Před 10 dny

    berbera 🇸🇴 dhamaan wadanke dakadihiisa waa in la casriyeeyo

    • @user-pb8ms9pk2v
      @user-pb8ms9pk2v Před 10 dny

      Ragii laha ayaa dhistay adna waan ku sugayna inaad taada dhisayo waa inoo meel dhexe

    • @popular7493
      @popular7493 Před 10 dny

      @@user-pb8ms9pk2v Somalia ha noo laato 🇸🇴

    • @farhanshuuriye5060
      @farhanshuuriye5060 Před 3 dny

      Calankaa iyo meesha laga hadlayaa isma lahaa shiikh.

    • @popular7493
      @popular7493 Před 3 dny

      @@farhanshuuriye5060 Berbera waa Somalia wayna ahaatay

  • @user-zi1ot6zy3r
    @user-zi1ot6zy3r Před 11 dny

    Waar cidkasta dekkadda ha usii daynina dadyow qufulani

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 11 dny

    Mashallah Tabarikalla madxweynah muuse Bixi cabdi guuleyso ❤

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 11 dny

    Mashallah Tabarikalla Dekada Bärbara jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤️❤️

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim Před 12 dny

    Macha allah alle ha barakeyo

  • @khaledmohamed1873
    @khaledmohamed1873 Před 12 dny

    Masha allah aad baad ugu Mahadsantihin sharaxaadina waxaanan dareemayna aqoontina iyo wax qabadkina inkaso wariyu aanu magacina xusin hadana labadinaba waan idiin hambalyaynayna.

  • @cumarhusen4214
    @cumarhusen4214 Před 13 dny

    Maansha.allah.hore.usoda.oo.guuleysta.berbera.stafs

  • @user-yt6sg5dz7u
    @user-yt6sg5dz7u Před 13 dny

    Allow noobarakee ishayadaa dahabkaa

  • @jamahassan8669
    @jamahassan8669 Před 14 dny

    CIIDDA IYO BACAADKA HALAGA GURO WADOOYINKA,WAXAY QARIBEEN QURUXDII WADADA OO DHAN...

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Před 14 dny

    MAASHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1n Před 14 dny

    Alxmdulilah🤲

  • @SiraajSoomaali
    @SiraajSoomaali Před 14 dny

    Subscribe inosara saxipayl channelka si aan ugala socono bilicda/horumarka iyo quruxda wadanka 🙏🏽

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf Před 9 dny

      This is wrong .the video is breakage of security and should not allowed.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Před 15 dny

    ❤❤❤masha aallaah somaliland guuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 Před 15 dny

    Eng aqontadu waa 💯 alle haku barakeyo

  • @SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf

    Machaala vive la république du somaliland guul ❤🤍💚

  • @AbdourahmanSaid-ve6sf

    Intay Djibouti port doraleh ay jirto berbera waligeed ma horumarayso

    • @JosephSamiir
      @JosephSamiir Před 10 dny

      Soo habaar dee lakala tag oradna maaha 😂

  • @Waasuge2012
    @Waasuge2012 Před 15 dny

    Berbera International Port is a Somali port occupied by the United Arab Emirates.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 15 dny

    Maansha allaha thanks DP World Millions Times

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před 15 dny

    Mashaallah ilaahayow u siyaadi Nimcadaas,Allah SW ayuun baa bixiya❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Před 15 dny

    ASC, adeer ku dadaal in Erayada Qalaad (Vocabulary Thermology) aad ku sheegto Afsomali lagu garankaro, inta loo Helaayo ERAY bixintooda, iminka warbixin tiinan lama fahmi karo, waayadeed marka aad toban ERAY tidhaahdaanba Lix ERAY baa Afqalaad ah. Adeer dalkan WP World malaha ee inagaa iska leh, islamarkaana shaqaalaha Qalaadi waa Qasab inay bartaan Afka dalkan JBSL. Waa bilaahi towfiiq 🙏✌️♥️

  • @MegaSacad
    @MegaSacad Před 15 dny

    Masha allah Somaliland ❤❤❤

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 Před 15 dny

    MashaAllah..dadaal wangsan shaqaalaha dakedda labad ee Afrikad..taasaa la odhan doonaa Somalia..pull shit..#vivaSLand..

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG Před 15 dny

    MashaAllah wad mahadsantahay inadeer khibradaada dalkaaga u baahna mr Ali Ibraahim Cartan Haytiisuna waa Hj - Muse Abokor, Biciide - Bahsanbuur.❤❤❤🎉🎉

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG Před 15 dny

    MashaAllah Allow noo barakee

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    BISMILLAH MARSADAA BERBERA WAAGII UU MALAGU SOO JEEXAY MIDIGTII DEDKAYGUU KU DHACAY MALABKII DOOCAANEE,ALXAMDULILAH .

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 15 dny

    WAAD MAHAD SANTAHAYE, WAXA SII FIICANAAN LAHAYD, ADIGA OO KOLBA HALKAD, MARAYSO SHEEGA. WAXAY SE KU XIDHAN TAHAY, INAAD GARANAYSO. MAHAD SANID MARKALE.

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 Před 15 dny

    Cirro wuu ka soo horjeeday inay berbara horumarto

    • @mustafeyusuf5024
      @mustafeyusuf5024 Před 13 dny

      Qaabilki ku qatay kuma dhigo hadad xanusanaysid gurigina iska jog

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 Před 13 dny

      @@mustafeyusuf5024 saw kii baashe ku feedhayay miyaad ilowday aduu qabiil kula talax tagay

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 Před 13 dny

      @@mustafeyusuf5024 inaan habar wadaag nahay abu shanab miyaa

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 15 dny

    WAA KU SOO KORDHAY WAXYAABO BADAN OO UU KAMID YAHAY ROAD SIGNALS, ROADS SIGNS, WATER DRAINAGES & MANY OTHER THINGS. WAA HORUMAR WAYNE OO FAIIDO LEH. ILLAHAY BA MAHAD LEH. WAXAAN KALE OO AAN U MAHAD NAQAYAA BALADIYAHA HARGEISA, UGU HORAYN MAYOR ABDIKAREM AHMED IYO GROUP KIISA. ILLAHAY HAKA JASAAI SIIYO DHAMAAN TOOD. AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RAHMAAN AAMIIN YAA RABBI.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 15 dny

    ALXAMDU LILAH RABILCAALAMIIN. WAA WARBIXIN QIIMO LEHE. MAHAD SANIDIN WALAALAYAAL.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 15 dny

    WAAR INANKA SHARAXAAYAY CEMENT IYO ALAABTA LAGU CANEEYO MARAAKIIBTA GUDAHOODA, WAA NIN RUNTII SOMALLANDER SAXA AH. WUXU IDINKU YIDHI ( GAROWGA ) QAAR BA AFKA XAMAR IDINKULA HADLI LAHAA, OO MASANGO IDIN ODHAN LAHAA. HA NOLAADO AAMIIN YAA RABBI.

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562

    ❤❤❤ from erigavo muse ismail

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG Před 15 dny

      Waryaa beenta jooji ninkan waa nin Biciide ah oo Bahsanbuur ah oo reer Saalax ah ALI IBRAHIM CARTAN 40 yrs of experience leh Dekadda Jebbel Ali Port Dubai

    • @abdiali56
      @abdiali56 Před 15 dny

      Warya Abdirasaq beenta joogi, ninkani wa Habarjeclo, muse Abokor, Beide, Bahsanbuur.

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před 13 dny

      ​@@AAR-SANAAG😂😂 Maxad ku keenten marka 2dinuba

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG Před 13 dny

      @@hasansudi9404 just waa sixitaan sxb waxkale maaha, intaa malahayga ceeb maaha

  • @mahamedismail5403
    @mahamedismail5403 Před 15 dny

    Manshall ما شاء الله اللهم زد لنا التطور والإزدهار بلدنا العزيز صوماليلاند. ٱمين يارب.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 15 dny

    SUBHAANALLAH SOMALILAND WAY TAG TAY ALHAMDULILAAH ILAAHAY HA IDIN XAFIDO GUULAYAS TA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 Před 16 dny

    WAXAA INAGA XUN XIRFADA KAMARADA 😮 CIWAANKA IYO VIDEO GU ISLAMA SOCDAAN😮😮 LABA NIN OO HADLAYA AYAAD VIDEO GII KA DHIGTAY. SI KASTA HA AHAATEE WAA MASHA ALLAH ❤ ADNA WAAD MAHADSAN TAHAY

  • @musj21
    @musj21 Před 16 dny

    DEKEDA HOGAMINAYSA AFRICA BERBERA SOMALILAND 💚⚪️❤️

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 Před 16 dny

    DP WORLD 🌎 😍

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 Před 16 dny

    Dekeda berbera waxay jirtaa ilaa 1400 sano

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 Před 16 dny

    MashaAllah

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 16 dny

    Yes customs care

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 16 dny

    HORE AYAA LOO SOCONAYAA ❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 16 dny

    Maansha Alaah waa nin degan awoon iyo waayo aragnimona leh rabow caafimaadka u siyaadi Aamiin

  • @wakawaka3038
    @wakawaka3038 Před 16 dny

    Horumar ficn

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 17 dny

    Masha alllah hargaysa hadh wanaag qurux ilaaahow barakeee wadooyiin fiicanaa u sahal❤❤❤❤woow❤