ilkacase iyo xarir ahmad HAKARAMO SEEGIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • Guri Barwaaqo TV

Komentáře • 955

  • @ismaaciilofficial8585
    @ismaaciilofficial8585 Před 2 lety +330

    Waarka keen asxbta

  • @nimcodareen7505
    @nimcodareen7505 Před 2 lety +113

    Guri barwaaqo reaction kiisa qofkaan daawan wax badan baa dhaafey😁😁😂😂😂

  • @muhiyadinabdi7274
    @muhiyadinabdi7274 Před 2 lety +7

    Waw lajamada codka ilkacase iyo xariir axmad waan ini wataaaa

  • @abdi7972
    @abdi7972 Před 2 lety +1

    Habar jeclo ciilan oo xariir iyo ilkacese ku dhagan kiiyaraaraa ee qalanjoo inanakii in gar adag aamus adeer from morgan

  • @hony1435
    @hony1435 Před 2 lety +23

    Walahay wa funny wa ciidanka ilkacase wa roxaamo🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @muuseseemal7036
    @muuseseemal7036 Před 2 lety +16

    lenegdkii oo qof ah guri barwaaqo❤

  • @zakilove8459
    @zakilove8459 Před 2 lety +5

    Guri burwaqow sxp adaa ilkacase ka daran hadalkaaga karbaaash ka kulul sxp guulayso

  • @NafarQalbi-Wayn_
    @NafarQalbi-Wayn_ Před 2 lety +11

    GURI BARQAAQO , Wallah imtixaan baad tahay😂😂😂 Beerxasaad

  • @hiidhohaaji8892
    @hiidhohaaji8892 Před 2 lety +19

    Legend always legend guri barwaaqo keep going 💪🙏🙌❤

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Před 2 lety +11

    Heesahaba guri barwaqo baa ii maceeya🥰😁

  • @ahmedabi1405
    @ahmedabi1405 Před 2 lety +13

    Ismaaciil cabdalle cali Mr guri 🙏
    Ciiidamada odayga yaa mushahar siiya weeye Godkan aadka ugu qoslay wllhy hhhhhhhhh Big legend go forward

  • @somalicomedianofficialchannel

    waar zxp qali qolkii wada khaamad kadhigtay keep going legend brother 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hon-xalane8334
    @hon-xalane8334 Před 2 lety +19

    guri barwaqo nimaan reactionkisi dawan wax weyn ba dhafay😂😂😂😂

  • @Nature516
    @Nature516 Před 2 lety +26

    "Qori layidha car isug maa jira"🤣
    Guribarwaaqo umadeena maaha

  • @cabdulahiaxmed4987
    @cabdulahiaxmed4987 Před rokem +1

    Guribarwaaqo legend ilkcse waxba lagama qabnkaro

  • @maxamedmaxamud223
    @maxamedmaxamud223 Před 2 lety +3

    Legend guray barwaaqo Alle ha ku sharfo zhp

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Před 2 lety +14

    Waar MaanTa Beercasaad Guri Barwaaqo Legend 😅😅😅

  • @abwaanjackasii8478
    @abwaanjackasii8478 Před 2 lety +31

    The Beast Youtupr of world 🌎 guri barwaaq0 💪👊

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 Před 2 lety +1

      👍🏽…. 🤣🤣🤣🤣

  • @Nature516
    @Nature516 Před 2 lety +16

    19:46 afarta dhakhdaadi iyo badhadhakh daadi weeye guroow 😂😂😂

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 Před 2 lety +36

    Boxing kaagii ku noqo, fight feedh maaha 😄 🤣

  • @ahmedgeeleable
    @ahmedgeeleable Před 2 lety +43

    🤣🤣🤣 inadeer your reactions are the best Walahii 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @zaiszaza6253
    @zaiszaza6253 Před 2 lety +50

    🤣🤣🙆‍♂️ reaction waaaaali ah 😂

  • @ahmedahir
    @ahmedahir Před 2 lety +45

    Reaction waaliya wallee. nio mnta aad bd u faraxsanayd.
    Backgroundku waa asal zhp, lkn talo iftiin yar u same oo dhawr lambadood oo kala rinjiya gali. Quraarad sawirkaaga oo yarna dhig oo ay la socoto GB tv.
    Dee kii horena inko hay oo videoyada qr noogu soo duub.
    Guul guul guribarwaaqo.
    Hit 1 million subscribers soon, In Shaa Allah

  • @mohameddeeqxadaari4850
    @mohameddeeqxadaari4850 Před 2 lety +5

    ilkacase legend libaax libaax dhalay

  • @nuuraxmednuur3609
    @nuuraxmednuur3609 Před 2 lety +8

    Xariir axmed welcome to rap🔥👬 two legends keep going

  • @updirizakmoh2722
    @updirizakmoh2722 Před 2 lety +5

    Qofkii ugu horeeyey score guribarwaaqo lagend😘🥰

  • @AbdiMoha-uu7is
    @AbdiMoha-uu7is Před rokem +1

    Haye🎉❤❤ xariir axmed

  • @sakariyemohamed4726
    @sakariyemohamed4726 Před 2 lety +4

    Guri barwaaqo wlhi waa ku wataa ani🤣😅😅🤣🤣🤣

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna Před 2 lety +16

    Peace of allaah be up on you ASC ayaa laga wadaa guroow mrka how are you iyo inta kale dhan ayadaa ka sharaf badan

  • @KhaLeDhaykal47
    @KhaLeDhaykal47 Před 2 lety +17

    Gurow adaaba another level ahee waxay luaqadan aad ku heesayso 11:00😂😂😂😂

    • @cqanibiixi7924
      @cqanibiixi7924 Před 2 lety +2

      Waar ma Ila aragta waaban fahmi la Aaye😂😂

  • @fatimaaxmad6889
    @fatimaaxmad6889 Před 2 lety

    Guri barwaaqo wad igaqoslisaa xaraabaathy brtaa kahy

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 Před 2 lety +6

    King Of reaction Is back IsmaaciiL Cabdillahi Cali Guri Barwaaqo Abaaga weyn👑💚✅

  • @mahamudgambool8066
    @mahamudgambool8066 Před 2 lety +7

    The legend guri barwaaqo❤🤛 madaxa reactionka

  • @safwaanhassan4610
    @safwaanhassan4610 Před 2 lety +14

    Legend always Legend ❤

  • @XamdaMuxumed-up4ic
    @XamdaMuxumed-up4ic Před 2 měsíci

    Guray barwaaqo dad Keena maaha

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 Před 2 lety +3

    Waxan leyahay sida guri barwaaqo oo kale baa reaction ka loobixeya ama waa la uskadayah libaax libaax dhaley keep going team lenged guri barwaaqo

  • @munaosman6261
    @munaosman6261 Před 2 lety +4

    mashallah I am glad to see u back Habo, missed ur show. Great episode u can be a rapper from Burco 🥰 keep shining

  • @hamdouchguidance1217
    @hamdouchguidance1217 Před 2 lety +7

    Hhhhh Aakhiro iyo Aduunmba wll gulayso qosol soconaya tahy😂😂Meshadan Bila stress weeyi

  • @suhassan937
    @suhassan937 Před 2 lety +4

    Kkkkkkkkkkkkk hesta maba dawan lakin reaction kaga wan dhamaysata kulaha gutadaada ya lacagta siya lol....... Guri barwaqo number 1 bad tahe so badi reaction

  • @ciisemuuse1678
    @ciisemuuse1678 Před 2 lety +4

    Guri barawaaqo legends from hargeisa

  • @user-ig7ky6vc9u
    @user-ig7ky6vc9u Před 2 lety +4

    Hhhh anoo xanaaqsan hadaan daawado xataa waan iska qoslaa hhhh viva guri barwaaqo 🤣🤣

  • @maxamedbakaal2799
    @maxamedbakaal2799 Před 2 lety +5

    Maanta reaction kii ugu qaraxda badnaa
    Ayaa ka hayaa gureyow nolow bro

  • @aydrusabdirahman7718
    @aydrusabdirahman7718 Před 2 lety +2

    Ilkacase Waa Messi

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan Před 2 lety +7

    😀😀😀😀legend aniguna gurigaan ......
    Qosolkii oo qof ah

  • @xaaji5261
    @xaaji5261 Před 2 lety +3

    Guri barwaaqo one of favorite CZcamsrs

  • @ahmedmohamedmuse8766
    @ahmedmohamedmuse8766 Před 2 lety +9

    Reaction kii uqosolka badnaa an dawaday wyeh gurey wa beer casaad wlhi😂😂😂

  • @cllaahifaarax9122
    @cllaahifaarax9122 Před 2 lety

    Madaxa shactirada iyo qosolka guri barwaaqo legend of the legend

  • @maliboy7467
    @maliboy7467 Před rokem +1

    Legend wallahi noosoo Badi Reaction-yada Bro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂CIIDANKA TEAM KAZOW ee GUUTADA 15 waaku soo salaantay😂😂🫡🫡🫡🫡

  • @Yaso12346
    @Yaso12346 Před 2 lety +4

    Guri barwaaqo legend Funny 😄

  • @daauudabdidalmar9783
    @daauudabdidalmar9783 Před 2 lety +4

    War nio wlhy best yutuper aya tahay guri barwaqo hhhhhh 🤣🤣🤣

  • @AhmednaajiD5
    @AhmednaajiD5 Před rokem +1

    Guri barwaqoy nio raabka uun reaction ka pixi indhahad icaaeysay walaahi😊

  • @aichamedali2508
    @aichamedali2508 Před 2 lety

    Way way guri barwaqo no gal rabku adigu kubahanyahy

  • @farhangomez
    @farhangomez Před 2 lety +6

    Best reaction Mr Gurayyyy🔥🔥

  • @farhanabukar908
    @farhanabukar908 Před 2 lety +15

    Best reaction ever😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayuulaosman9836
    @ayuulaosman9836 Před 2 lety

    Markuu guri rapka ciyaray yasoo xasustay heestiisi jooogi kari waayo jiifsan kari waaaye

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 2 lety +6

    Best reaction walaahi 😅😅😅😅😅 qosol iguma hadhin

  • @Burco.
    @Burco. Před 2 lety +5

    Anigoi bariis Cunayaa ayaan daawaday Reyakshinkan(reaction) marku yidhi shan xidigle kin kong ma danyeerba walaahay waan qoslay oo waa ku saxday bariiskii kkkkk

    • @haboonabdi5218
      @haboonabdi5218 Před 2 lety +1

      🤣😂🤣😂 ha dhiman kuna oge wll qli

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Guri Barwaqo legendkeygi❤🤴🥰

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Před 2 lety +3

    Legend reaction good 👍🏾 is the best

  • @joonaadan4936
    @joonaadan4936 Před 2 lety +3

    The best CZcamsr + Reaction man IsmaciL apdiLaHi CaLi 🖐♥️

  • @hamdouchguidance1217
    @hamdouchguidance1217 Před 2 lety +4

    Peace of Allah 😂😂😂😂I very well😂😂😂Ha ii calacalin istakhfurullah

  • @Cabdimajiid-Maax.
    @Cabdimajiid-Maax. Před 2 lety +7

    Guri-barwaaqooy, nacalaa kugu yaal hadaad maalin walba sidaa reaction qosol ah noo soo galin waydid, waa kaa xaasidnimo. Kkkkk🤣❤

  • @ahmethawalejama3559
    @ahmethawalejama3559 Před rokem +1

    Guri barwaaqo is not easy

  • @ayaanlexandulle7705
    @ayaanlexandulle7705 Před 2 lety +1

    Guri barwaaqo legebkayg wan ku salaamy zxp

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 Před 2 lety +11

    😂😂😂😂 wxn reaction maaha waa short riwaaYad wlhida kkkkkk

  • @indian____songs5619
    @indian____songs5619 Před 2 lety +6

    Your reaction another level🤣

  • @siciidcabdicumar4495
    @siciidcabdicumar4495 Před 2 lety

    Wllhi Hadii mikirifoon Lay dhiibi lahaa oo lay waydin lahaa Yaa Cumamadiisan haysan wllhi waa Guray barwaaqo Ninka Sida uu ii gaadho Alle ha sharfo waa lenged

  • @shabkamediaproduction9104

    walaahi GURİ BARWAAQOOW sxb Englishkaaga waa another level 😂😂😂😂😂saan uqoslayaaan raftay wlhi sxb keep going sidaa noo kuurtayna waaba another one ayadana😂😂

  • @ZACK__JM
    @ZACK__JM Před 2 lety +12

    gurayoow heestii joogi kari waayey reactn kasoosamee 😆😆😆

  • @wiilwaal9416
    @wiilwaal9416 Před 2 lety +7

    😂😂😂😂 guri barwaaqoow waxas english ma ahaynee macalinkii lacagtadii udoone imika fine bay maraysaaye

  • @apdishakourapdilaahi6932
    @apdishakourapdilaahi6932 Před 2 lety +2

    Guribari barwaaqo keep goin pro 💪

  • @abdinaasirxasan35
    @abdinaasirxasan35 Před 2 lety +1

    Nio guribarwaaqaw waxaan iskaga shakisanay in gaabiso laygu xidhee saan isku daweeyaaa

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 Před 2 lety +6

    Guri barwaaqo iyo Englishka mxaa kala haysta😅

  • @hamsehalazi9766
    @hamsehalazi9766 Před 2 lety +4

    Guri barwaaqo legend of the legend Big fun

  • @sacadmaxamed6521
    @sacadmaxamed6521 Před 2 lety

    Guri waxaad soo badisaa shekooyinka iyo qosolka

  • @ibnufaysalabdul3250
    @ibnufaysalabdul3250 Před 2 lety +2

    Guri barwaaqo legend

  • @nasrabintudhalxash1673
    @nasrabintudhalxash1673 Před 2 lety +4

    Hhhh kagalgalo xalimoy cabdow guribarwaqo inama cadimaha 🤣🤣

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Před 2 lety +4

    the legend #xariir_axmed

  • @mubarigakshey6110
    @mubarigakshey6110 Před 2 lety +1

    Inadeer waad iga qoslisa wllhi guroow allah haka farxiyo legend thy

  • @salebandawlad5400
    @salebandawlad5400 Před 2 lety +1

    Gurey barwaaqo legendry

  • @popcriminal4537
    @popcriminal4537 Před 2 lety +4

    😂😂😂Yo GB say again peace of Allh be upon you 😂😂U make mi f*** day really bro anytime 👍😂😂legendary

  • @ibraahinxasan2760
    @ibraahinxasan2760 Před 2 lety +3

    Guri barwaaqoy hurts ilka case ways Kama hadashid heesihiis ma fahantid miyaa ✋

  • @engramzy7267
    @engramzy7267 Před 2 lety +2

    Guribarwaaqo best reaction somali waan ku qiray

  • @abdirahmanqaazinalcaziizi1725

    #Guri_barwaaqoy_timaha Naga jar adee

  • @carwir7932
    @carwir7932 Před 2 lety +4

    Gugroow kalmadaha daqiiqadaa kaa soo burqaday 11:25 hadii aad dag dag uga sari waydo cadaynteedaa kaa rabnaa xagaan caruurtayada cumaha ku qabano

  • @mokhtarkhaled2848
    @mokhtarkhaled2848 Před 2 lety +4

    Guri barwaaqoow dhawr sano baan kugu taxnaa wallaahi, reactionkaan mid lamid ah wali ma arag. Waa kii ugu cajiibsanaa intii aad reaction bixinaysid, beercasaadkii aad sheegi jirtay baanba toos u arkay. Beerkaa intii uu bararay i casaaday haddana kkkk.
    Sidaan uun reaction usoo bixi ina adeer.

  • @amiirahmedjamac8170
    @amiirahmedjamac8170 Před 2 lety

    Kkkk waan kaheela guri barwaqo

  • @cabdirizaaqmuuze2128
    @cabdirizaaqmuuze2128 Před 2 lety +1

    Walahi guri barwaqo waxkale keep goin

  • @xasanabdalla8613
    @xasanabdalla8613 Před 2 lety +19

    Ciidanka Fahad baa lacag siiya
    Guutada 9aad ka tirsan yihiin 😂

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 Před 2 lety +1

    Guri barwaaqo legend 🙌 🥰

  • @idilnoura4029
    @idilnoura4029 Před 2 lety

    I ma fighter waxan ahay dagaal yahaan waayi legend guri barwaaqo

  • @abdikadirhusseinkizmio1905

    Muryadaha markaad zibatay waa qoslay zhp 😂😂

  • @abdiwahab9989
    @abdiwahab9989 Před 2 lety +11

    Car isug aan cabaystee kulahaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedjeemo9553
    @ahmedjeemo9553 Před 2 lety +1

    Legen Guri

  • @user-yv5hq8wf6s
    @user-yv5hq8wf6s Před 8 měsíci

    ❤❤is macintosh.. oficial.raabar.guray.barwaaqo.abti.noolow

  • @Heesocusub752
    @Heesocusub752 Před 2 lety +12

    Reaction Buuqiisa Wataa Libaax😂😂▪️

  • @shariifadeed2340
    @shariifadeed2340 Před 2 lety +9

    Waaaawareey waar manooli😂😂😂😂😂nio adi qosol igu dishay cwa kahor reaction kaa,a madaawan waad sameysay wlhi

  • @nimcosuldan2018
    @nimcosuldan2018 Před 2 lety

    Wlllhi qosolkibad iga dhameysat gurow indeer

  • @nimcoilyasburlytv615
    @nimcoilyasburlytv615 Před 2 lety +1

    Walahi your the best 😂😂😂😂😂you made my day

  • @cadaanmedia3571
    @cadaanmedia3571 Před 2 lety +3

    Sxp wan ku wataaa😂😂