Guri Barwaaqo Vs Sharmo Boy Heestii Somaliland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 02. 2021
  • Guri Barwaaqo vs Sharmo Boy Heestii Somaliland
  • Komedie

Komentáře • 1,5K

  • @AbdiShaqale
    @AbdiShaqale Před 3 lety +607

    Waaa channel soo qabta Editing heesta sameeyey

    • @guribarwaaqotv9416
      @guribarwaaqotv9416  Před 3 lety +82

      Ha Lugu yacoo channelka Asxaabta subscribers saara eng

    • @hassansantos7924
      @hassansantos7924 Před 3 lety +11

      Guri barwaaqo lenged🙏

    • @afxakamechanell8622
      @afxakamechanell8622 Před 3 lety +6

      @@guribarwaaqotv9416 uuu

    • @Travel_sanaag
      @Travel_sanaag Před 3 lety +8

      Guri Bàrwaaqo Active lengend weYn

    • @jaahiltirechannel9976
      @jaahiltirechannel9976 Před 3 lety +4

      Nio Ilmahan Yar Hanagu Macaanayn Guraw.
      Fankii Dhulkuu Lagalay Kani.
      Teeda Kale Hadal Caadiyaa Loo Laxameeyaa, Maaha Wuxuu Abwaan Sameeyay.
      Markaa Nagakala Yaree Reaction-kiisa

  • @ayaanlemahamed1609
    @ayaanlemahamed1609 Před 3 lety +1043

    Inta nabiga jecle like scw scw❤

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Před 3 lety +596

    Gopolka raga maad hilmaamaysan is muujiya♥️🔥

  • @bashir871
    @bashir871 Před 3 lety +225

    Alle janada haynagu kulmiyo wllha musliminta ahow 💚💗💔

  • @hamseoffcial7840
    @hamseoffcial7840 Před 3 lety +117

    inuu sharmo Hargeisa yimaad inta igu Raacsan Love dhackusiiH♥️

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 Před 3 lety +335

    From burco gobalkiiragga, Sharma Boy lenged wlcme to somliand cimaamadda ku tuura🙏like

    • @rahmoruncookingbeauty9756
      @rahmoruncookingbeauty9756 Před 3 lety

      Asc walal fadlan
      Isoo boqo

    • @Gift606
      @Gift606 Před 3 lety

      Isaar huuno subscribe

    • @jamaalmixile14
      @jamaalmixile14 Před 3 lety

      Ma raga hablahoogii ka dhamaan wayay kufsi iyo dil joogiya taas ragonimo waa sida

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 Před 3 lety

      @@jamaalmixile14 aad iyo aad ayad u aqlaq xuntahay nin wax kufsada waa nin duli ah melkastana wuu joga

  • @muniabdilaahi1807
    @muniabdilaahi1807 Před 3 lety +452

    💚💭❤️ somalilnd is muujiya duriyadiii💋

    • @BulshoSomali
      @BulshoSomali Před 3 lety +1

      Allah Sw wuxuu Yiri "Dukla ama Arlada iskugunaxarista Ana samada inigu naxarisanaa
      Walaal Allah Hakafarxiyo Sidaad igaga farxisaan 🇸🇴Somali waxaa laguyaqanaa in iscawiyaan
      Walalaheyga #subscribe igucawiya fadlan halmar Lee 1k bas igarsiya
      czcams.com/channels/GkMPJ4zQHTpS30qVg3gSJA.html

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety +3

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaallah

    • @caskacismaan5699
      @caskacismaan5699 Před 3 lety

      Arayga duriyada in laii micneeyaa rabaa

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety

      @@caskacismaan5699 durriyad was carabi bro waxaa laga wadaa Farac marka wax Micna leh maaha ee waa faracii

    • @almaasqalbi9350
      @almaasqalbi9350 Před 3 lety

      From xamar I love hargeisa plz qalbiyadina fura❤🤍💚

  • @muusecade3407
    @muusecade3407 Před 3 lety +40

    Ninkaan 100 fanaan oo dhintay baa ka dhex hadlooya 😂🙈

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 3 lety +236

    Var: hadii aad aragto microphone-ka guri barwaaqo ee kusiga ku yaal like saar😂😂

  • @catarcade9400
    @catarcade9400 Před 3 lety +296

    Rer hargeyso is muujiya hee 😂😂😂

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety +3

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaallah

    • @nalkaifah4146
      @nalkaifah4146 Před 3 lety +3

      Ma garanayo sababtan like ta kuugu saaray🥴from burco😂❤️

    • @ismailupdeirazhid153
      @ismailupdeirazhid153 Před 3 lety

      @@nalkaifah4146 gopolka raga

  • @Tusmosame
    @Tusmosame Před 3 lety +65

    Akhira Aynu xasuusano
    Alle Aynu kabaqno

  • @ictechsomali6202
    @ictechsomali6202 Před 3 lety +12

    Wr kuwan mesha heestu kasocoto nabiga like-ta kga raadsanayo ilahy ka baqa

  • @istel3283
    @istel3283 Před 3 lety +11

    Guri batwaaqo waa nin qiimeeyo somalinimada, dhalinyatada, iyo isku xiiririnta umada. Guuleryso guri barwaaqo❤❤👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @wiilmudug7021
    @wiilmudug7021 Před 3 lety +146

    Gurey wlhi wa nin fans kiisa qadariya comments kii horan Nafta kaga qaadnay isla haduu dalabka aqbalay 🔥

  • @xaajiuk78
    @xaajiuk78 Před 3 lety +52

    Sharma caadi maha inankaan yar waa mucjisada fanka horay u soco adeer 🙏❤🖐👍

  • @walalahaifka4847
    @walalahaifka4847 Před 3 lety +51

    Hadad-Qososhy like sar😂

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 Před 3 lety +27

    🤣sharma boY iyo somaliland iyo muuse bihi kasiidaa madaxweyne wiilka 🤣🤣💚🤍♥️🤗🖐

  • @cabdiraxmaanmaxamed3437
    @cabdiraxmaanmaxamed3437 Před 3 lety +70

    Guri inthe bil ding wkuwadanaa gargardarabaa
    KaliYa 50 like gurey drTii

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed Před 3 lety +150

    Hello mudane muuse inaanad i xirayn ma ii saxeexi sharma legend wan kuwadanaa 😁😁🔥

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety +1

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaallah

    • @Gift606
      @Gift606 Před 3 lety +1

      Igu cawi subscribe

    • @Gift606
      @Gift606 Před 3 lety

      Isar huuno subscribe

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 Před 3 lety

      Kkkkkkkk

    • @sakimadar9855
      @sakimadar9855 Před rokem

      😉

  • @luulhusseinlatiish5520
    @luulhusseinlatiish5520 Před 3 lety +22

    War wiilku wuu so socdaaye liinta ka ilaaliya waka afeeftee😂😂

    • @qarawe07
      @qarawe07 Před 3 lety

      Liintii qatar baa laga dalbay way soo socotaa 😂😂

  • @mataanahmed1781
    @mataanahmed1781 Před 3 lety +37

    Sharma boy is legend from xamar cdey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-nl3rk6mu4i
    @user-nl3rk6mu4i Před 3 lety +42

    Sharma kuso dhawow hargaysa io somaliland ba mudane muuse ino so daa ninka wa nin ina tagersan laguma xiraye soo dag dag sharma poy

  • @cabdirisaaqkaabe387
    @cabdirisaaqkaabe387 Před 3 lety +85

    Best reaction GB darama actor😂😂

  • @abdiwaliofficiall3011
    @abdiwaliofficiall3011 Před 3 lety +9

    Legend guri barwaaqo from somalia❤one love sonaliland

  • @nimcoilkacas2688
    @nimcoilkacas2688 Před 3 lety +128

    GoBalka Raga miyaad hilmaamteen Azxpta usmuujiya😍😍😍

  • @iqra1495
    @iqra1495 Před 3 lety +63

    Sharma boy sodhawaw somalilaan ilaa showgaga 💚💭❤

    • @Gift606
      @Gift606 Před 3 lety

      Isar huno subscribe

  • @abdinajiibsaedmohamed1222
    @abdinajiibsaedmohamed1222 Před 3 lety +225

    sharama iyo liinta bal wan eegna

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 Před 3 lety +11

    Legend Welcom Hergeisa Pro
    Cidina kuma xidhyso ee Yaan lagugu sheekeYn Waa.leysku Xidhaa 💚🤍❤

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 Před 3 lety +8

    Kanyar waa nin legend ah runti
    Keep going guri barwaaqo bro
    father of reaction

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 Před 3 lety +91

    inta ila sugaysay reactionkan dhac kusiiya lik

  • @cabdiwaliasad5183
    @cabdiwaliasad5183 Před 3 lety +10

    Sharma isagon hargaysa uso heesin bu hit ahaa abti haka dhigin inu heestan hit ku noqonayo!!

  • @sakariaa.rashid2645
    @sakariaa.rashid2645 Před 3 lety +12

    Ilahay waxaan kabryaaya inuu Somaliland nabad igu keeno inshallah sanado badan aan kamaqnaa gobolka raga Burco❣️❣️❣️❣️❣️

  • @Billionair_dreamers
    @Billionair_dreamers Před 3 lety +155

    horta hadan reer duriyad nahay reer muqdisho si wngsan ayy usoo dhaweyan fananintena iyo youtubers lkn
    inagu wxayn ugu badalnay cay aflagaado iyo liin macaanti sharma boy wellcome man

    • @ahmed_yaresugaal7474
      @ahmed_yaresugaal7474 Před 3 lety +5

      Sax wll 😭

    • @hamdaothman4351
      @hamdaothman4351 Před 3 lety +2

      Abti hadi ay sharciga dalka ilaaliyan cidna wax waydin mayso rer somaliland wax ka fican la waa

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 Před 3 lety +3

      marka hore beenta iska daa duriyada mana tihid umadna dhalane🤨

    • @Billionair_dreamers
      @Billionair_dreamers Před 3 lety +1

      @@dhaladkasomaliland5878 hhh maan gaab wxd la timid waa eber

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 Před 3 lety +1

      @@hamdaothman4351 calanka s/ land xamar ayaan ku wataa anigoo cid ila jadjeyn kan soomaaliya ma wadankartaa mara sariir lagu gogladaad hadja ku maagtaan

  • @wiilmudug7021
    @wiilmudug7021 Před 3 lety +81

    Nio ninka sharma boy markuu xagaa yimaado soo fariisi kabtan gb tv 😂🤣✌️🔥

    • @Gift606
      @Gift606 Před 3 lety

      Isar ina adeer subscribe

    • @khadardimaria7503
      @khadardimaria7503 Před 3 lety

      Goormuu imanyaa mezha muxuu u hayztaa zuuli qazhanku zoo galo

    • @abdihakimhusen9784
      @abdihakimhusen9784 Před 3 lety

      @@khadardimaria7503 kkkk wll fananinta hargeysa ayaba xafladaha hesihiisa ka darta marka xaqirad maficne niyada kaledahay allow keen lkn wakhti un wa iman showna wa ukuqabsan adiga iyo waxa lamida waku rapka ku jafo hhhh

  • @yoomeyare6397
    @yoomeyare6397 Před 3 lety +7

    Ku suliya rasuulka scw🥰 walayal waa haben jimacaye

  • @bulshawiofficials1839
    @bulshawiofficials1839 Před 3 lety +34

    Hhhh waa runtii qofkii Neceb wuu kala dhiman yahay 😅🤣

  • @faraxsan7563
    @faraxsan7563 Před 3 lety +37

    🤣🤣🤣 war qofkani waa 2 qof hal qof ma aha sharmo boy legend

  • @ahmedibrahimshide
    @ahmedibrahimshide Před 3 lety +32

    Welecom hargeisa sharama boy

  • @xadaaritube6415
    @xadaaritube6415 Před 3 lety +18

    𝑾𝒂𝒍𝒂𝒉𝒊 𝒍𝒊𝒊𝒏𝒕𝒂 𝒎𝒖𝒖𝒔𝒆 𝒘𝒂𝒂 𝒍𝒂𝒈𝒂 𝒒𝒂𝒚𝒍𝒊𝒚𝒂𝒚
    𝑲𝒖𝒖𝒓𝒊𝒚𝒂𝒅𝒂 𝒘𝒂𝒒𝒐𝒐𝒚𝒊 𝒊𝒚𝒐 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒍𝒂𝒏𝒅 𝒌𝒂 𝒃𝒂𝒒𝒐

    • @abdialihassan6097
      @abdialihassan6097 Před 3 lety

      caqow liin maha waxaye umada somalida wa hal garashada la is dher yahay

  • @ciyaarahaiyomaanta6361
    @ciyaarahaiyomaanta6361 Před 3 lety +32

    Reer Hargeisa love ❣️ isku muujiya💪💪♥️

  • @abdirahmanahmedali807
    @abdirahmanahmedali807 Před 3 lety +72

    Wiilka noo soo dhaweeya heer hargeysa u balan qaada in aadan xireenina guri parwaaqo adaa ka masuula ninkaas libax❤💉

  • @cukaazhcadeh1834
    @cukaazhcadeh1834 Před 3 lety +37

    Sharma boy ku wataH wlĺh 😅🤣🤣😂🤣😂 REACTION guri barwaaqo wataa wllhi

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před 3 lety +10

    🤣🤣🤣sharma caadi mahn Welcom to haegaisa askarta wa laga lexina Pro

  • @hamzezunil9579
    @hamzezunil9579 Před 3 lety +13

    From hrgyza___Welcome SharMa po¡

  • @hodancabdirihman674
    @hodancabdirihman674 Před 3 lety +35

    Hello mudane muze bixi inad i xidhayn ma ii zaxeexi intaazaba iga gadan wlhi 😂😂😂😂muuze afaafbad u ziidhagatay armad toozhka adigu isku ifizay sharma boyow uuba ku xidhaa😂😂😂😂😂

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 3 lety +147

    GoboLkii Ragga mxd La Tagi 😂🥰
    SHarma boy Vs Burao 🎵

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety +1

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaallah

    • @instgramrepost
      @instgramrepost Před 3 lety

      Waa iga codsi subscribe iii sar wll

    • @Abshir252
      @Abshir252 Před 3 lety +1

      saq dhexe habeen bac bac dee

  • @abdiaziz.r6763
    @abdiaziz.r6763 Před 3 lety +11

    Somaliland peace and love ✌

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 Před 3 lety +10

    Reer Borama maanta way cadhaysan yihiin Sababtoo ah Heestan way iska dhex Waayeen

    • @s.j.3322
      @s.j.3322 Před 3 lety +2

      Anagaa jecel boorame ❤❤❤🇭🇺❤💟💚🌹🌹

    • @khadarkhaan7588
      @khadarkhaan7588 Před 3 lety

      @@s.j.3322 me too huuno

    • @farhiaabdulahi9016
      @farhiaabdulahi9016 Před 3 lety +2

      Kuwaasi maxba lamajoogen yaaba xasuusta inay jiraan io inkale🤣🤣🤣

    • @idilomar7021
      @idilomar7021 Před 3 lety

      War dibjirtu ku waa u ma soo heesto waa waa xajka soomaliliand qof quman uun baa u heesa

  • @jaamacafrica5678
    @jaamacafrica5678 Před 3 lety +30

    Legend sharma and guri keep going

  • @abdisamadmaaro7675
    @abdisamadmaaro7675 Před 3 lety +137

    Hello mudane guri barwaaqo inaad liketa isaari ma isaxeexi 🤣🤣

  • @jecelowlyrics5136
    @jecelowlyrics5136 Před 3 lety +21

    SOOMALILAND TALAABSATAY YAA ISKU HAYSTA INAY TALAABSATAY INTA SOOMAALILAND KU FARAXSAN HORUMARKEEDA LIKE ISKU MUUJIYA NOOH____________🙏🙏👍👍👍👍👍👍

  • @rooblehassan1949
    @rooblehassan1949 Před 3 lety +5

    Kusali naBigeena mohamed scw scw scw

  • @abdiqaniali9003
    @abdiqaniali9003 Před 3 lety +17

    Qof Kii uga horeyey ♥️🇸🇱🇸🇴

  • @mohanke447
    @mohanke447 Před 3 lety +33

    From Gobolka Raga Is Muujiya 🖐

  • @nimcokyf
    @nimcokyf Před 3 lety +5

    Somaliland sharma boy show dag deg haloqabto👍🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @arrowelokhaliif7813
    @arrowelokhaliif7813 Před 3 lety +11

    Nio like mydinka helyh mnta😁😁🙉✌

  • @CR-xr6zk
    @CR-xr6zk Před 3 lety +45

    Somaliland ❤️✨ from island 🏝️

  • @khalidinhoofficial3923
    @khalidinhoofficial3923 Před 3 lety +13

    Wlhi. We waiting. This reaction. Guri_barwaaqo. Legend

  • @daadagamer7926
    @daadagamer7926 Před 3 lety +1

    Woow
    Congratulation
    300k subscribe
    Keep going
    From muqdisho

  • @ifoong4410
    @ifoong4410 Před 3 lety +7

    Kkkkkk waa runtii Asari waalan baa meelwalda joogta yaan laxiri dhalin yarada ee soo dhaweeya

  • @abdiqani198
    @abdiqani198 Před 3 lety +52

    Hargeysa igeeya one love reer somaliland ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka Před 3 lety +71

    wll waxaan wadnaa wacyigalinta diinta islaamka ee nagu taageer subscribr mhdsnid

  • @motivationsounds5323
    @motivationsounds5323 Před 3 lety +1

    Hambalyo guri barwaaqo 300k

  • @ahmedsiciid934
    @ahmedsiciid934 Před 3 lety +4

    M.a sharma poi WelCome to Somaliland 🥰😇✅

  • @caqilyare1670
    @caqilyare1670 Před 3 lety +19

    Inan ugu hordaawaday intiii ila aragtay like igu qapo asxapta 😍😍😍

  • @caytobspbsb9101
    @caytobspbsb9101 Před 3 lety +50

    Welcome 👌Hargeiza 🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @ahmedmuzeyastaawi5552
    @ahmedmuzeyastaawi5552 Před 3 lety +1

    Imtixaan Guray barwaaqo

  • @naturelovers8112
    @naturelovers8112 Před 3 lety +5

    Gobolkii raggana ma hilmaamaysaa 💖oyayooy sharmo boy legend walee😂

  • @nasirabdi4811
    @nasirabdi4811 Před 3 lety +119

    Inta Sugeysay ReactionkaN 😂😂😂😂

  • @deeqdarajo5603
    @deeqdarajo5603 Před 3 lety +23

    Inta sugaysey reaction kan like ku qabo✌

  • @ahmedmohamud62
    @ahmedmohamud62 Před 3 lety

    Congratulation for 300k subs

  • @abdihamiid2041
    @abdihamiid2041 Před 3 lety +3

    297k mansh Allah congratulations sxb #Guri_Barwaaqo

  • @boyofficial3348
    @boyofficial3348 Před 3 lety +20

    Kkk information ayuu idin sinoyaa reer hargeisa😃🤣😂

  • @suhurabdilahi3218
    @suhurabdilahi3218 Před 3 lety +13

    Wlhi waligy anoo live u arag doraad arkay salaan sare guri barwaqe 🖐😅

  • @cabdishakuur7893
    @cabdishakuur7893 Před 3 lety +1

    Sharboy intaa jecel like saar

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar Před 3 lety +13

    welcome home hargeisa and somaliland regions welcome with open arms

  • @mahamedmahmuud5444
    @mahamedmahmuud5444 Před 3 lety +11

    Guri barwaaqo shp aad ban utaageraaaa reactionkga
    Inta ila jecel like 👈

  • @shubechannel3136
    @shubechannel3136 Před 3 lety +12

    First one Love DhaC❤️

  • @qoryaliqe9070
    @qoryaliqe9070 Před 3 lety +2

    Legend walahi

  • @amirapache6405
    @amirapache6405 Před 3 lety +2

    Guri maanta indhaha xanuunaya inta ila aragtay like ha ila dhafina👍😂

  • @dahabside1813
    @dahabside1813 Před 3 lety +8

    inta somaliland jecel like

  • @Engibrosman
    @Engibrosman Před 3 lety +8

    Ismaaciil c/laahi guri barwaaqo maalmahan waad kacsantahay wlhi good 4 U ✌

  • @kawzmoht1955
    @kawzmoht1955 Před 3 lety +3

    Legend sharma boy u welcome to hargaisa ♥️

  • @fadumoabdalle1992
    @fadumoabdalle1992 Před 3 lety +1

    Waaaaaw ❤️❤️❤️👌

  • @mukhtarahmet7768
    @mukhtarahmet7768 Před 3 lety +35

    Sharma boy legend

  • @garsooremedia2534
    @garsooremedia2534 Před 3 lety +31

    Ismail GuraY Geeep Going brother

  • @sumaliagood4833
    @sumaliagood4833 Před 3 lety

    Calankii wakaa Mogadishu babanaya mashqulna ma jiro Rer hargeisay taaa ogada Siyasi warkisa ka baxa❣

  • @yusufidirismediapro2498
    @yusufidirismediapro2498 Před 3 lety +1

    watching from mogadishu

  • @guhaad_g
    @guhaad_g Před 3 lety +5

    Family GB drama maanta aniga u soo horeyey oo Update ah hh

  • @user-nl3rk6mu4i
    @user-nl3rk6mu4i Před 3 lety +10

    Wa comomtigi ugu horeyay 100k igadhsiya

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 Před 3 lety +3

    Sharma boy aqaLka m.tooyada muse kugu qabiLayaa kaley😍
    Liin Laysi siiYo waxazi ma jiraane💚🗯❤👆

  • @amiinilkacazeofficial8148

    Congration 300k

  • @king...3695
    @king...3695 Před 3 lety +15

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey

  • @ahmedsahal3795
    @ahmedsahal3795 Před 3 lety +12

    Ismail Abdillah Ali WaNu Ku WadaNaa Boss😂😂🙏

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 Před 3 lety +2

    Ayy Sharma legend 😍 frm hargesa

  • @somalifilims6806
    @somalifilims6806 Před 3 lety

    Masha allah

  • @maxamedxuseen7273
    @maxamedxuseen7273 Před 3 lety +7

    Thanks zxo waligy maanta comment kuu soo qoray waanad ii fulisay zxp BoqortooYo

  • @mrwakhti7733
    @mrwakhti7733 Před 3 lety +12

    Anaa waa nikii introga Sameeyay🔥🔥

  • @Gabal373
    @Gabal373 Před 3 lety +7

    Kuwa kale way iska iman jiranee afeefbuu sii dhigtay🤣

  • @waaniyemedia9252
    @waaniyemedia9252 Před 3 lety

    Thanks