SHARMO BOY VS MUUSE BIXI | HARGEISA | REACTION QOSOL BADAN 2021.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • SHARMO BOY VS MUUSE BIXI | HARGEISA | REACTION QOSOL BADAN 2021..
    Welcome to Hamse Muhsin official youtube channel and Thanks to all of you guys.
    Waan jeclahay in aan asxaab tayda mar kasta wax faa'iido leh usoo gudbiyo dhamaan tiin aad ayaad u mahad santihiin sida aad Markasta ii garab taagan tihiin.
    Fadlan hadad ku cusub tahay kanaal kayga igu garab istaag #subscribe#like#shere,comment
    Hadaad wax Su,aal ah qabto igala soo xidhiidh....
    Facebook / xamsemuxsin
    Instagram ...
    WhatsApp 0032467627643
    -Artist (Comedian)
    -Vlogger
    -Editor
    -Producer
    -Photo/videography
    ❤Hamigaygu Waa in aan Yeesho Dad i jecel ana aan Jecelahay Fadlan igu Dhiiri gali❤
    Mahadsanidiin ****** THANK YOU
    Shaadiya sharaf , arimaheena , asad hajio 27 ,ibrahim roomiya ,rasmi rays ,fartuun balbalaarka , ogaansho ,xogta daahsoon ,hussen kurdi , wararka dunida ,qaraaxo ,barnaamij ,ila qosol ,heeso 2020 ,waqal studio ,abdi askari tube ,ishaa aziiz ,somli music 2020 ,suldaan seeraar ,nimcaan hilaac ,xariir axmed ,qamar suugaani ,astaan hd 2020 ,hees cusub 2020 ,kinn jaamac ,aragsan ,hodan abdirahman ,mursal muuse ,xidigaha geeska ,gulled simba ,falaq falaq ,dhiirigalin , talooyin ,cunto karis,tartanka ,somalia ,somaliland ,cudurka xun ,caabuqa ,dirisle abdi ,king ck films & vlogs ,ck time tv ,dirisle shaadhcade , dirisle somali ,elmi tv ,xaawo dagan,# Qaraaxo ,wiilkii taajirka ahaa ,taajir ,@abdullahi omar vlogs , @Dirisle Abdi , @Dirisle Somali , @King Ck Films & Vlogs ​

Komentáře • 108

  • @fuadahmed474
    @fuadahmed474 Před 3 lety +20

    Sharma boy wa.the one of millions
    Viva sharma boy. From Canada

  • @amaluk7107
    @amaluk7107 Před 3 lety +31

    Sharma boy ❤️❤️❤️

  • @drazmaasaladali5033
    @drazmaasaladali5033 Před 3 lety +15

    Masha allh waa markii igu horaysay en channelkan arko, ma aqan inaad lamaane tihiin mana aqaan inad walalo tihiin mana aqan in qarabo idinka dhexayso, lakin si kastay ahaataba waxad tihiin dad wanagsan ana idinku qimeyey muqalkan walow an idinku birin lahaa inad iska dhaftan falan'qaynta hesaha☝️allh ha idin barakeeyo🤲 iskuna daya walalahay inad samaysaan hawl xidigaha idin gadhsiisa☝️hana ilaawina in lugihiinu dhulka joogan👏في أمان الله 🤲

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 3 lety +7

    Ma.sha.allah.❤👏sharma.boy.iyo.asxabtada.welcome.habo.mcn.❤soodhowow.to.hargeisa💜🤩👍

  • @abshirchannel456
    @abshirchannel456 Před 3 lety +5

    Sharma boy keep going pr0h Allaha ku xafido wll qali ah Cadowgaya cagta hoos lpx from 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 Před 3 lety +5

    Watching from Dallas Texas MashAllah

  • @marwaabdi5706
    @marwaabdi5706 Před 3 lety +8

    Sharma boy the best song 🎧 of Somaliland 💚🤍❤️

  • @drmariamosman55
    @drmariamosman55 Před 3 lety +3

    Gawadha calanka Somalia ma gacanta ugu jiro masa aniga mooda waan ina wataa dhalin yaro dad qurux badan from muqdisho ❤❤❤👈

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 Před 3 lety +14

    Gabadhaan Quruxleey ciyaalka xaafada, ah kaftanleey, afka reer xamarka waa kase, 👌

    • @rahmoibrahim3047
      @rahmoibrahim3047 Před 3 lety

      Reer xamarka hadal goniya miyay leeyihin

    • @hodanwahbi3328
      @hodanwahbi3328 Před 3 lety +1

      @@rahmoibrahim3047 malahan ee dialekt, kala yar duwan ,beey lee yihiin,

  • @ibrahimroomiya
    @ibrahimroomiya Před 3 lety +7

    War Legend Keep Goin Sxb Waan Kuu Xiisney Xaqiiqdii ❤😎😎🥰

  • @didiye7990
    @didiye7990 Před 3 lety +8

    Somali hanolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💓💓💋🥀🌹 walle mesha

  • @nuuraali5334
    @nuuraali5334 Před 3 lety +10

    Kkk axyaa reaction hhh😍😍😂😂😂

  • @horayusocod3957
    @horayusocod3957 Před 3 lety +3

    Qoftaas ineey rer xmr thy inta ila og like

  • @shaaficihussein986
    @shaaficihussein986 Před 3 lety +5

    Mash alha sxb qali back to hamse

  • @abdirahmanhussein2917
    @abdirahmanhussein2917 Před 3 lety +5

    #FreeeSharmaBoy⛓⛓

  • @mohaakram3241
    @mohaakram3241 Před 3 lety +2

    Nolaw wall qaliya adi iyo walshy From Muqdisho idin ka so salaama Sharma Poy Xiddigena 🔥

  • @abdirahmannor9cali233
    @abdirahmannor9cali233 Před 3 lety +4

    From muqdisho waan idiin jecel'nahay reer hargeysa

  • @BigmaanStudio
    @BigmaanStudio Před 3 lety +5

    From sharma

  • @iqrafuaad1500
    @iqrafuaad1500 Před 3 lety +8

    🥳🥳🥳

  • @boqorgawaafe1399
    @boqorgawaafe1399 Před 3 lety +4

    Sharma boy watagay

  • @hoodoiskufilan9294
    @hoodoiskufilan9294 Před 3 lety +12

    Wilkaan yaan liin nalaga cabsinin

    • @MohamedAli-xq9jo
      @MohamedAli-xq9jo Před 3 lety +1

      Wuu imaanayaa waliba ku dhaqleynayaa yaa la hadli karo. Qolaan khamriga cabta adeer iska caba qamrigiina.. nobody can say shit.

  • @cabdirisaqcabdulahi860
    @cabdirisaqcabdulahi860 Před 3 lety +21

    Somali hadanu nahay waa is jclnhy 💓🇸🇴

  • @sucadcalideek4875
    @sucadcalideek4875 Před 3 lety +7

    Sharmaboy
    Malacafiyey
    asxabeey
    REER
    Soomaalinow

  • @muqaal2328
    @muqaal2328 Před 3 lety +8

    Sharma boy nin wayn

  • @cumarsudaani2189
    @cumarsudaani2189 Před 3 lety +1

    Hargeisa waan idin salaamay anoo 🇸🇴

  • @munaqalbidhaya6312
    @munaqalbidhaya6312 Před 3 lety +2

    Keep going brother

  • @hamdaali9296
    @hamdaali9296 Před 2 lety

    Xamse marki u horeysay an ku arkay ayan ku maleyay inad tahay wiil reer burco ah

  • @asadabdullahi7620
    @asadabdullahi7620 Před 3 lety +2

    Masha allah wa nin tagay sharma wax lagama qabankaro walahi ilka case eyaa cunay werahaha ila socda no nacmac plss kkkk

  • @suldaansare2046
    @suldaansare2046 Před 3 lety +1

    Sharma booy

  • @samsamduale7721
    @samsamduale7721 Před 3 lety +2

    Hay xirin muuse biixi waan Iman hargeysa

  • @fartuundiiiriye2252
    @fartuundiiiriye2252 Před rokem

    Inay hoyga fantastic tahay waxas fan Uma aha waxa Wang ku shegaa

  • @hindiyaissack3952
    @hindiyaissack3952 Před 3 lety +4

    Oo xada fanka miya lagufanayaa

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před 3 lety +1

    Waan Soo dhownaynaa waa dhulkiisii .

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 Před 3 lety +3

    Subscribed

  • @bishaarali4004
    @bishaarali4004 Před 3 lety +2

    Sharma boy

  • @adminmin2328
    @adminmin2328 Před 3 lety +3

    War ilkaha iska cadee sxb wlhi sidane wa folxumo ada...labo fol oo cascas uuf war iska qad marrta??😂😆🤣😅

    • @nimoabdi1872
      @nimoabdi1872 Před 3 lety +2

      Quruxdiisa dhan baad leedahay foolxuma

  • @boqorgawaafe1399
    @boqorgawaafe1399 Před 3 lety +3

    Xamse soonoq wanagsna hore usoco

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 Před 3 lety +5

    Mnsh Allh inta qurxda bdn waxn kaso salmay from burco wd isku so baxysaan

  • @alma123.4.
    @alma123.4. Před 3 lety +1

    asc wlhi sidagan ayaan idin dawaday

  • @umalkhayrmohamed1936
    @umalkhayrmohamed1936 Před 3 lety

    best song sharmo boy

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 Před 3 lety +1

    SHARMA CIYAAL XAMAR❤

  • @samiomar8828
    @samiomar8828 Před 3 lety +1

    Waad kala darantihiin, qofkan haday xaaska tahay yadna way ka daranta hay, somali wax dhintay, god have mercy on us

  • @user-cj9ry6qy7z
    @user-cj9ry6qy7z Před 8 měsíci

    Sharma boy❤❤❤❤

  • @ismailenow3733
    @ismailenow3733 Před 3 lety

    Really waa fanaan soo baxay.

  • @sharmaakeabdisiyaad1014
    @sharmaakeabdisiyaad1014 Před 3 lety +1

    Wlhy 2badan reationkoda waankahelay iyagaba ijecleysiyey heesta

  • @amaalabdullahi4591
    @amaalabdullahi4591 Před 3 lety

    Walasheydi yarayd Ridwaan British baan arkaa xbbti aad baan idin salamayaa❤❤

  • @adnaanhamza4303
    @adnaanhamza4303 Před 3 lety +2

    gabadha iyo wilka wa kala lahjo micnaha raas caseer iyo raas kaamboni miyaa.

  • @farxanweydow5044
    @farxanweydow5044 Před 3 lety +1

    Hargeys hoyga fanka waxey kata hay mala han

  • @shukrimaxmedmaxmed3621
    @shukrimaxmedmaxmed3621 Před 3 lety +1

    Sharma boy soo dhawoow

  • @aaminocalimuxiyadiin1975
    @aaminocalimuxiyadiin1975 Před 3 lety +1

    Maxaad REACTION ooga bixi wayseen markuu niyiri aniga oo kale maloo xiisaa

  • @yaashmoho4445
    @yaashmoho4445 Před 3 lety +3

    Sharma boy qaar ayaa ku cayi hestaaz carada oo carodi haben kaas xalad kale ayuu galay hestaas somalilaan iyo pudlan ayaa ku cayeen rag iyo durmar xuman ayaa laga dhaxli hestaan

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 Před 3 lety +2

    ❤❤❤🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Před 3 lety

    Hhhh saxiib aniga ilkacas baa leeyahay Canada joogaa dhib baan qabaa qosalkiiba waxaan joojiyay 8 sano kahor .gaaladan maba oga inaan ilkaha case ku faano ayaga se weey dhibsadan markan.ma ila araktay saxiib ...siiduu cronavirus ka uyimid ba masks ii xirin hada sifiican baan u qoslaa markuu mask ii xirin yahay marbaaba dhahaa cronavirus noo joog waligaa aan iska qoslee

  • @ruqiyaalifleyruqiyaalifley5955

    Sharma boy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahapdillahiciise8550

    Viva sharma boy👑 welcome to hargeisa 💚💭❤🩸💉

  • @rooplesulup6508
    @rooplesulup6508 Před 3 lety +1

    Horey uzoco brother❤🥰

  • @rashkadiiriye3383
    @rashkadiiriye3383 Před 3 lety +1

    Online kaga soo dhaweya

  • @muktarharoon9735
    @muktarharoon9735 Před 3 lety +1

    Sharmaboywelcometoohargeisa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 3 lety +1

    Viva sharma boy repperka runta ❤❤❤❤❤😘😘😘🖐

  • @faadumoabdiraxman4471
    @faadumoabdiraxman4471 Před 3 lety

    Heesyo badh

  • @nimcoayan1542
    @nimcoayan1542 Před 3 lety +2

    💋💋💋💋

  • @mohamedcarab8030
    @mohamedcarab8030 Před 3 lety +3

    Gopalkii ragga lama ilaawin

  • @maryanaxmed6785
    @maryanaxmed6785 Před 2 lety

    Shpyaal labadinu wad isku so baxaysan ilahay asxaab qaliya ha idinka dhigo imshallah

  • @guuracabdinuur2297
    @guuracabdinuur2297 Před 3 lety

    Saxib waa saxib cusub

  • @salmosalmodheer4829
    @salmosalmodheer4829 Před 2 lety

    M.a cunugayaga reer puntland

  • @user-lh4vs1wk2y
    @user-lh4vs1wk2y Před rokem

    Kkkkkk

  • @osmanmohamed1689
    @osmanmohamed1689 Před 3 lety

    nice songs wlhi

  • @nuryare3135
    @nuryare3135 Před 3 lety

    Gabar qurxan ku la joogto♤♤♤

  • @yuusuffarah3065
    @yuusuffarah3065 Před 3 lety

    Wani wata walal

  • @fathiyaabdulkhadir3862

    💚🤍❤

  • @sharmaakeabdisiyaad1014

    2badaan hadalkooda nadiifta ah ayaa iqanciyey waxkale iskabadaaye

  • @AyaanAli-lh3zp
    @AyaanAli-lh3zp Před 3 lety +1

    Ane isoo daweeya hargeysa uso socda libaxyada geska ku dagaysa

  • @halimamohamed1869
    @halimamohamed1869 Před 3 lety

    Wiilka hanaga sirinina yana lagu yacin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 3 lety +1

    Viva sharma boy dhalinyarada intii dagaal geli lahayeen ha iska bashalaan

  • @rayaansiyaad5104
    @rayaansiyaad5104 Před 3 lety

    ❤💗💓🥰😘

  • @safiyoseeraar7309
    @safiyoseeraar7309 Před 3 lety

    Sharma boy noolow sharma dartiis ayaan aqbalay

  • @maanomohamud2395
    @maanomohamud2395 Před 3 lety

    👍👍❤❤❤❤👋👋👋

  • @hakoo0037
    @hakoo0037 Před 3 lety

    Wllhi wan kaxele runti muqalqan

  • @ArafoIdiras
    @ArafoIdiras Před 7 měsíci

    Dillo hargesa

  • @cilmiilaahey1281
    @cilmiilaahey1281 Před 3 lety

    From ciyaal xmr sharma boy

  • @xamsexassan9048
    @xamsexassan9048 Před 3 lety +1

    No ciyaal

  • @muusexasan4741
    @muusexasan4741 Před 3 lety +1

    O

  • @minaali7454
    @minaali7454 Před 3 lety

    Markuu yidhi anigoo kale malayxiisaa maxaa Reaction oo gabixin wayseen

  • @maxamadaxmedmadar4444
    @maxamadaxmedmadar4444 Před 3 lety

    Muse bixi wa in loo sheega ina laguuhaysto hargaysa hhh

  • @updyrizakbare6175
    @updyrizakbare6175 Před 3 lety +1

    kulaa cunug yaroo aftahan

  • @kalilrage8873
    @kalilrage8873 Před 3 lety +1

    niyow inantu cod qabooba

  • @abdifatahduchtholland5473

    Ik wel niet hergaza nooit gaweest

    • @xasanmistake9829
      @xasanmistake9829 Před 3 lety

      Masham allh Asxabay malaa intake hakim salan to labo isku sobaxa ya ayaa tihin

  • @baashehuseinofficiall1010

    Pro subscribe ka kaqaad hiddenka

  • @abdifatahduchtholland5473

    Ik hou niet van musse pihi hij is niet goed man van somalische echt waar

  • @abdiraxmanbaysiile8639

    Waar nin hagaagsan maad mooday saa

  • @akrampubg7875
    @akrampubg7875 Před 3 lety +1

    Hargeys sa waa ku salaa mey anoo san ah 🇸🇴

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Před 3 lety +2

    Sharma boy ❤❤❤

  • @ksa3094
    @ksa3094 Před 3 lety +5

    Sharma boy ❤❤❤