#AWOODA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 09. 2015
  • Sideed Ugu Kalsoonaaneysaa Nafsadaada?
    Matahay qof kaxishooda in uu kuhadlo saaxiibadiisa ama saaxiibadeeda dhexdooda kuna sheegto ra'iyigiisa?
    Matahay qof leh ujeeddooyin balse aanan kudhiiran karin kadhabeynta ujeeddooyinkaasi? Matahay qof kacabsada hadalka dadka oona wax walba kuqiyaasa sida ay dadku u arkaan?
    Matahay qof marka muraayada isku fiiriya kudhaha nafsadiisa: aah! Aniga waxaan ahay qof fool xun! qof faashil ah! qof aan waxba sameyn karin!
    Haddii ay jawaabtaadu haa tahay..Oggoow haddaba middaasi waxaa lagu magacaabaa: Kalsooni La'aan! Fiidiyowgaana adiga ayaa laguugu talogalay.
  • Jak na to + styl

Komentáře • 152

  • @monaibrahim54
    @monaibrahim54 Před 8 lety +2

    mahadsanid wllo aaad iyoaaad

  • @moktarabdirahman1528
    @moktarabdirahman1528 Před 6 lety +4

    ayuub yuusuf sakiin aad baad u mahadsantahay saaxib, war nin yahow adigu waxad tahay taabare weyn ,waxaad kaloo tahay dhiiri geliyaa aad u muhiim ah, waxaanba ku mooday in aad adigu aniga la i so diray si aad i dhiiri geliso, mar weliba waan kuu xiisnaa mar welibana waan ku jecelnahay ,niyow waxaad tahay qof aan marnaba aan caadi ahayn waxaan ku leeyahay dadaalkaaga sii laba laab.

  • @xidigtasomaliyo5142
    @xidigtasomaliyo5142 Před 7 lety +5

    masha allaah ilaahey haku xiftiyo guul gobanimo

  • @khadarribery7546
    @khadarribery7546 Před 8 lety +1

    Jazaka allhu khyran jazaa fidunyaa wal Aakhira bro yusuf

  • @sareyairad3024
    @sareyairad3024 Před 6 lety +1

    mansha allah wll runtii wankafa ideyste casshiradada jazakillah kheer

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Před 6 lety +2

    somlidan live ka caytanta..
    yaa usheega sida looga faaidaysto youtubeka......
    iam proud of u yusuf

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 Před 7 lety +4

    Maasha Allaah waa talo wanaagsan.

  • @zakariyeali9077
    @zakariyeali9077 Před 8 lety +4

    masha allah wallal ayuub allah hakaa ajir siiyo waxa aad wado.waana ku mahad santahay wax badan ayaan kafaa iiday

  • @hassankhasai9122
    @hassankhasai9122 Před 6 lety +1

    mashaaalaaah waaa topic aad u xiiso badn inbadn aan ka faaaidey mhdsnid akhii

  • @fadumohassan6642
    @fadumohassan6642 Před 8 lety

    Jasaakalah walal saad ugu faidaysay umada afsomaliga kuhadla .runtii waan jeclahy qofka saan ufekera aad bana ugu xirnahy qofkastoo an isleeyahy xaraf baad ka faiidi, marka ilaah aduuniyo aakhiro hakaa ajarsiiyo waxyabahan wax ku oolka leh eed noo soo gudbisay nooguna hurty waqtigaga dahabiga ah, masha allah.

  • @ayanleomar3970
    @ayanleomar3970 Před 7 lety +2

    yusuf sakin sxp runtii Barnajmidada aad ban oga helaa

  • @amatallahm8620
    @amatallahm8620 Před 6 lety +8

    Waan qoslaa markasta oo aan daawado video gaan wlhy siaaidaa uqoslaa ayub markuu dhahaayo qof luudsan oo hoosfiirinaaya oo saas usocsocda waxaas waxiskutoosaaya maahan waxaan dawaday wax ka badan 30jeer kanacaajiso markaan hoos usiidhacaba waan kusooceshtaa Siaan kalsooni ugubeero naftayda thnkz bro allaha kaa abaal mariyo dhiiri galintaada

  • @mohamedcabdulahizaahid969

    Marsha allah walal ayuub yuusuf sakiin

  • @marcomahad7552
    @marcomahad7552 Před 7 lety +3

    mshaa allh adoo kale ad buu kuugu baahan yahay dadku

  • @misamal6695
    @misamal6695 Před 6 lety +1

    Maasha allah jazaakallaahu kheyran walalkey

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 Před 6 lety +2

    Jazakallah illawo caawi adoon iyo aaqiro 🇸🇴❤️💯 mahad sanid 👌

  • @nasradeeqahhh880
    @nasradeeqahhh880 Před 8 lety +7

    Wa run kalsonida cidna kuma sin karto
    si fican bad u sharaxday

  • @ubaxyarismailbintuismail914

    Jazakalaahu khayr ayub ilaahay haka jazaisiiyo

  • @suhaybsinaaria849
    @suhaybsinaaria849 Před 6 lety +2

    Ayub qof bulshadiisa horu
    Markan lajecel
    Mahadsanid wll ayub

  • @abdiqanisultan5929
    @abdiqanisultan5929 Před 8 lety +1

    alfaaa marraH waa mawduuc loo baaHna qofki sameeyana u guulaysanaYo mahadsanid ayuB

  • @maryanabdimohamed5082
    @maryanabdimohamed5082 Před 6 lety +2

    Mashallah wlky

  • @peeesfamous918
    @peeesfamous918 Před 8 lety

    Thanks bro aad ayaan kugu mahad noqaa you are The one and only i support in the youtube

  • @shukrihassan1151
    @shukrihassan1151 Před 8 lety +1

    masha Allah bro,Allah haka ajarsiyo sida ad no gu wacyigalisay,anigana dabecadas ayan leyahay,oo maa hadlo cabsi ama xishood aya nafta iga qaday,

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před 4 lety

    Mahadsanid walaal waa Cashar muhiim ah

  • @cawilyare
    @cawilyare Před 8 lety +1

    masha alla.jazakallahu kheer.

  • @hafsahassanahmed7514
    @hafsahassanahmed7514 Před 8 lety +2

    mahadsanid walaalkey alla yaciza

  • @ahmediidaamo2570
    @ahmediidaamo2570 Před 7 lety +2

    jazakalaH khayr

  • @deeqaali6982
    @deeqaali6982 Před 8 lety +2

    jasaakalaaahu kheyraa

  • @rukiyamohamoud7782
    @rukiyamohamoud7782 Před 6 lety +1

    maashalaah

  • @mahadclaahi3109
    @mahadclaahi3109 Před 8 lety +2

    masha alllah

  • @abdiqadir3015
    @abdiqadir3015 Před 8 lety +8

    masha allah walakey ayuub aad ayaa u mahadsantahay sidaa u jeceshahay inaad dadkaga u socawi

  • @nimcodegan3274
    @nimcodegan3274 Před 2 lety

    Thanks wll ilahay jannada haku galiyo wllhi dhirigalintada wax badan ayay noloshayda ka badashay thanks pro

  • @maryinrahman6048
    @maryinrahman6048 Před 8 lety +2

    mahadsaniid wll ayub yusuf sakiin

  • @abubakarabdurahmanahmed8338

    Walaal Qali Qeyr Allaha ku siiyee waxaan doonaaya ilowshaha waxa u fiican.

  • @fardusmusseseerar7576
    @fardusmusseseerar7576 Před 8 lety +1

    Manshallah mahadsanid bro

  • @farisadan5461
    @farisadan5461 Před 7 lety +1

    Asc ayub walaakiis Runtaa aniga ayay ihey sataa sideen ugu gut bikaraa jisakallah barakahallah adiga iyo ehelkaaga

  • @cabdiqaadirdhiilhayexasan2354

    Ayub jazakalahu khayran

  • @zainabmose6269
    @zainabmose6269 Před 7 lety +1

    mash allah wllo ayuub allah haku xafido waxbadn ayaan kafiiday

  • @abdinormohamed5195
    @abdinormohamed5195 Před 6 lety +1

    Aad iyo aad baa umahadsantahay walal ayuub

  • @kowsermaxamed5452
    @kowsermaxamed5452 Před rokem

    Mahadsanid macalin

  • @umuhudahudaqali9072
    @umuhudahudaqali9072 Před 8 lety

    ayuub wllo jizakalahu khayr

  • @abdiqadir3015
    @abdiqadir3015 Před 8 lety +8

    u cawiso walal nolow ayuub

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin  Před 8 lety

      +Abdi Qadir Mahadsanid walaal qaali..waxaan filayaa in aan su'aashaadii hadda kaaga jawaabey..farxad kunooloow marwalba..

  • @ahmedahmedcr7862
    @ahmedahmedcr7862 Před 8 lety +1

    walalow mahatsanit casharkaga wax badan aya ka fa idey 👍👌🙋

  • @abdimalikabdallaamir5426
    @abdimalikabdallaamir5426 Před 6 lety +1

    شكرا اخي العزيز

  • @samsambeelo2290
    @samsambeelo2290 Před 7 lety +1

    maasha Allah ayuub

  • @zekoman7829
    @zekoman7829 Před 5 lety

    mancha allh aad baad u mahadzanataya ayuub

  • @anisahassan6449
    @anisahassan6449 Před 6 lety

    Thanks bro ayub yusuf sakiin
    Haa wa abaal mariyaa nafsadeyda waana ku faraxsanahay

  • @cabdifataaxmuuse802
    @cabdifataaxmuuse802 Před 6 lety +1

    xaaji ayuuboow waad mahadsantahay wlaal noo sii badi vidyowyadaaada

  • @najmadahir161
    @najmadahir161 Před 5 lety

    Masha Allah Pro

  • @muhyiddinmuhammad2437
    @muhyiddinmuhammad2437 Před 5 lety +1

    بارك الله فيك

  • @ahmedmohamed-qw9yj
    @ahmedmohamed-qw9yj Před 7 lety +1

    Mnshllh my teacher I got happy when I heard u I are my role model

  • @naciimacawaale5284
    @naciimacawaale5284 Před 5 lety

    wll khayr ayaan kuurajaynayaa maashaa allaah

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud2033 Před 5 lety

    Macha allah wllo ayuub Yasuf Sakiir mahadzanid waxad naga haqab tirtaaa waxan u bahanahey oo naga dhiman horey u soco bro wan ku tageeraa walhi waxan ahey qof dar illahey ku jecl

  • @MA-fe8kx
    @MA-fe8kx Před 8 lety +1

    masha allah bro allah hakaa abaal mariyo hadalaad dahabka

  • @mula1067
    @mula1067 Před 7 lety +1

    wow
    waan u baahna
    video gan
    mahadsanid

  • @abdikasim4692
    @abdikasim4692 Před 8 lety +1

    Masha allah.

  • @faysahersi2457
    @faysahersi2457 Před 8 lety +2

    ilaahay hakusharfo

  • @ozmanmohamed6768
    @ozmanmohamed6768 Před 7 lety +4

    tnks teacher ayub

  • @samsamjaamac2530
    @samsamjaamac2530 Před 7 lety

    masha alaah walal ilaah hakuxafidoh

  • @amiraahmed0
    @amiraahmed0 Před 8 lety

    Alaaaaaaaaaaaaaaaah yabarik fiikum

  • @cabdinaasirmanuur6958
    @cabdinaasirmanuur6958 Před 4 lety

    maasha allaah alle ha iikadayo wllkay qli aniga waxa ii tahay bare qaali ah

  • @isseabdi4184
    @isseabdi4184 Před 8 lety +2

    mansha alaah ayuub alle haku siyadiyo caqliga iyo maskaxdaba

  • @farhiyamohamed9875
    @farhiyamohamed9875 Před 7 lety +1

    mahadsanid walala Ayuub

    • @hoodoapdilahi6072
      @hoodoapdilahi6072 Před 5 lety

      Ayub thank you wallahi kalsooni darro ihaysay lkn maanta Wixii kadambeeya macabsanayo😙😙😙😙😙😙

    • @hoodoapdilahi6072
      @hoodoapdilahi6072 Před 5 lety

      Walashi wearingm markaa baby Ahaa maxishoonanin markaa macalinka dugsiga I dhihi jiray waakutumaa Anna wean ooyijirayyyyy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😂😂😉😉

  • @DrrFatma-t2e
    @DrrFatma-t2e Před 8 lety +7

    Maasha Allah waa tallabooyin wacan insha Allah waan qaadan doonaa
    #Ayuub waa ku mahadsantahy
    May Allah bless you

  • @mrarab1871
    @mrarab1871 Před 6 lety +1

    Masha allah

  • @deeqshiinho6584
    @deeqshiinho6584 Před 7 lety +1

    masha allah

  • @abdirizack9169
    @abdirizack9169 Před 8 lety +10

    marwalbo oo an ubahanahy moral suport waxan daawada videogaaka waxaana helaa moral wacan mahadsanid walal ayuub ALLAH kaa ajarsiiyo

  • @sheekeeye5888
    @sheekeeye5888 Před 6 lety

    mashaa allh wllky

  • @ifraahdhiif7684
    @ifraahdhiif7684 Před 4 lety

    Dhiragaliye ugu fican baatahay🥰🥰

  • @cabdirashidali5055
    @cabdirashidali5055 Před 7 lety +1

    mash alla

  • @your2321
    @your2321 Před 4 lety

    Great motivator . Thanks alot

  • @mohaabdidhuh7171
    @mohaabdidhuh7171 Před 5 lety

    Thanks ayub yusuf sakiin

  • @ibros4
    @ibros4 Před 5 lety

    wan ka helay sida ad uga shekeysey kalosinda. waxadna igu abuurtay kalsooni weyn ad ayad u mahadsan tahay walal

  • @salbaawed8396
    @salbaawed8396 Před 6 lety +1

    MzhlWa Tlooyin ad u wngsn alle ha ku ziyadzho

  • @abiibbakar1202
    @abiibbakar1202 Před 6 lety +1

    Ayuub thankyou

  • @muhammadsalal8830
    @muhammadsalal8830 Před 5 lety

    THAN YOU WALAL

  • @aziizadhaqanehalane9942

    Thanks abwan

  • @siadshaban6355
    @siadshaban6355 Před 8 lety +1

    thanks bro

  • @xamdixayaati3085
    @xamdixayaati3085 Před 6 lety +1

    mhdsnd wll allha kga abaal mariyo dadaalkaga iyo waqtiga aad na siisay

  • @syl1318
    @syl1318 Před 8 lety

    mashallah bro thanks

  • @raaxomohamed539
    @raaxomohamed539 Před 3 lety

    مانشا الله تابكلاه

  • @yasinomar8580
    @yasinomar8580 Před 6 lety +1

    good

  • @mudanhaween4624
    @mudanhaween4624 Před 6 lety +1

    LoveYou dar alle hunno

  • @abdibasidduale5560
    @abdibasidduale5560 Před 7 lety +5

    MAsha Allah

  • @mumtihassan4568
    @mumtihassan4568 Před 7 lety +1

    Merci

  • @najmadahir161
    @najmadahir161 Před 5 lety

    thank You so much

  • @ikraamhassaniglan2837
    @ikraamhassaniglan2837 Před 5 lety

    intaa niyada idhiseesid na niyad jawaayi maadsanid

  • @libandayib4372
    @libandayib4372 Před 6 lety +1

    Ayub yusuf sakin
    Geesi geesi dhalay

  • @hamsefoosi8420
    @hamsefoosi8420 Před 7 lety +1

    thank youm

  • @ibrahimyusuf6514
    @ibrahimyusuf6514 Před 6 lety +1

    thanks

  • @shaficiomar3584
    @shaficiomar3584 Před 6 lety +2

    runtii waxaad umalase in aad itilmamaso go,aan aan qatey oo ah nafteyda wax barasho uhuro sxb wax kasta iga mudan tahey ilahey ha ha Ku siiyo cimri dhaar iyo aqoon in taan kabadan umadada wax ugu qabato noo soo gudbi aqoonta

    • @hoodoapdilahi6072
      @hoodoapdilahi6072 Před 5 lety

      Thank you walal👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ahmedahmedcr7862
    @ahmedahmedcr7862 Před 8 lety +1

    ma hatsanit walal

  • @abbemoh2024
    @abbemoh2024 Před 7 lety

    mash allh

  • @qaasimcadde7953
    @qaasimcadde7953 Před 5 lety

    khabiiir Nololeed baad Tahay
    Wll Ayuub Sakiin XaLadahaasad SHeegtayo DHan Waaa XaLado aan anigu isku Arko
    inta aan Dawan Fidiyowgan Ka hor baan kyu DHaqmi jiray FiciLadaanad Hadda So SHeegtay Wax Yar ba iga dhinaa intina Wad iga Cawisay
    JasakalaaH

  • @dekaways1252
    @dekaways1252 Před 4 lety

    Alle ha kaa jasaamariyo waxaad mar walbaa na siisaa motivation fcne
    Ayuub yusuf sıkın

  • @ibros4
    @ibros4 Před 5 lety

    mashallah

  • @fiyoorocabdiqaadir8753
    @fiyoorocabdiqaadir8753 Před 7 lety +2

    asc masha allah mahadsanid allah hakuxafido

  • @nimozagal4231
    @nimozagal4231 Před 3 lety

    Wiilkan Ma arag in mudo ah meel ku sheega

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 Před 4 lety

    Aad iyo aad ayaad umahadsantahy

  • @mohamedsalah3392
    @mohamedsalah3392 Před 6 lety +5

    war anigu waan kaa yaabay waxaanse kasii yaabay sidaad xog ogaal ugu tahay talooyinka loo baahan yahay waxaanse kasii yaabay inta aad kahadasheyba waan ubaahnaa war inaader adiga yaa kusoo tababaray koley hooyo wanaagsan baa ku dhashaye waa iyadaan filayaa

    • @Bekind251
      @Bekind251 Před 6 lety +1

      Mohamed Salah wll wax buubaratay. CZcamskanA iyaagoo Ingiirisa ayee kabooxan. Wax baro wll kaca school aad.

    • @aboodymire4951
      @aboodymire4951 Před 5 lety

      say to mash allaah ninka